Lafoole BEST SONG RUUN PPL LOVE this

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 621

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 6 ปีที่แล้ว +81

    Xusuus 04 September 2018
    Habeen Khamiis Soo Galyso
    Saacada 10:04 Habenimo
    Ciyaar Championleaga Baa Socota
    Liverpool Vs Napoli
    Barcelona Vs Totaham
    Goobtaan Ku Suganahay
    Magalada Mogadishu
    Degmada Hodan Safarbaan Ku ahyn Mogadishu
    Khayrbadan Asxbay Idin Rajynyaa Isoo Duceeya
    I'm Somalilander One Umada Somaliyeed Dhamantood 🤝

    • @magichashi
      @magichashi 5 ปีที่แล้ว +1

      You are somali 💥

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 5 ปีที่แล้ว +2

      safar salama walaal

    • @kunkun822
      @kunkun822 5 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan tagay hargaisa gabileey iyo borama kuna soo dalxiis ay muddo 2 bil soomaali xalaal ah baa lasoo kulmay . Waxaana ka imid xamar. Soomaali waa dad is jecel lkn hogaanka ka dhintay. One love soomaali oo idil

    • @muztaphea7327
      @muztaphea7327 ปีที่แล้ว +1

      Shan sanno kadib weeji hadii Noshahay Cimri dherer Caafimaad badni iyo camal wanagsan RABBI kugu manaysto Walaalkayow, hadii Se kalena ALLE naxiirtiisa korkaaga ahaatay.
      From Somaliland Hargeisa kaso salamaya hadii farintayda arkaysid Somalinimo

    • @Abdihakim.Ali_10
      @Abdihakim.Ali_10 ปีที่แล้ว

      @@muztaphea7327 Waan Ku Salamay bro Anigana Wxaan Joogaa Nairobi
      Waadna Mahdsantahy
      Karamo Korkaga ha ahaato ❤️🙏

  • @abiishabdi9776
    @abiishabdi9776 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 xasuus 2009ki at Nairobi qof an ogahay iyo ani allaaaa waqtigu wanaagsanaa ALHM 💯💯 feel positive and energatic 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AA-ny6gf
    @AA-ny6gf 4 ปีที่แล้ว +3

    Maryan Ruun m Igal .allahayoow xusuus weynaa..🇸🇴❤❤❤

  • @normalisebeenbusy
    @normalisebeenbusy 4 ปีที่แล้ว +13

    2020-10 - may aan dawana wana ramdhan ilahow danbigeyga dhaaf inkastoo aan xaasuusaha iska reebi karin hdane waa dadala😢😢😢hda igadambeysid like isaar😑

  • @xamdixanaano4424
    @xamdixanaano4424 5 ปีที่แล้ว +43

    Jecliyaa heestan yarantaydiih maqli jiray hadeerna wa helay ya ila dhagaysanaya 2019 liketa hayla dhaagina

  • @KOKO-BULLE_8p5r
    @KOKO-BULLE_8p5r 6 ปีที่แล้ว +90

    Alla heestan anoo yar maqli jiray waagi cajaladaha ladhagaysan jiray 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 6 ปีที่แล้ว +1

      codkii.laafoole.waantagera
      🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
      maxamudxaareed.waxanjomagaladajigjiga.waantagera

    • @nazlahenna3988
      @nazlahenna3988 6 ปีที่แล้ว +1

      Hawo Abdirahman xilikaas ma jogtay adg

    • @amore5583
      @amore5583 5 ปีที่แล้ว +4

      I listened this song when I was very little boy and it's remind me many things about my childhood

    • @najlaomar6327
      @najlaomar6327 5 ปีที่แล้ว +1

      saaaaaax beentaa mahan abaayo

    • @mawlidabdirahim1895
      @mawlidabdirahim1895 5 ปีที่แล้ว +1

      Waarunta amba sidoo kle wlhi

  • @shumacaziz1895
    @shumacaziz1895 4 ปีที่แล้ว +68

    Who is watching 2020 january legend lafoole hadaa ila md tahy like isaar 🔥🔥🙏

    • @quickinspiration1636
      @quickinspiration1636 4 ปีที่แล้ว

      Shumaca asis ✌️

    • @diiwaanchannel5462
      @diiwaanchannel5462 4 ปีที่แล้ว

      kamadaalo odyga

    • @kabsaromar6601
      @kabsaromar6601 4 ปีที่แล้ว +2

      Hestan bun’dadaa ku’dhageysan jiray walee meel fcn ma’eheen😂😂

    • @shumacaziz1895
      @shumacaziz1895 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kabsaromar6601 legend waaa KU hyaaaa bundada Jclka dhx waraa hda buundada jcl Wiil Isaga Soo tuurey

    • @hugocristiano928
      @hugocristiano928 3 ปีที่แล้ว

      not sure if you guys gives a shit but if you guys are stoned like me during the covid times then you can watch all of the latest movies and series on InstaFlixxer. Been watching with my gf for the last couple of weeks xD

  • @aesthete7227
    @aesthete7227 7 ปีที่แล้ว +91

    *WHO IS WATCHING IN 2018?? I LOVE THIS SONG*

  • @drabdihakienhussien2994
    @drabdihakienhussien2994 5 ปีที่แล้ว +8

    waxan maqli jiray cimrigaaga oo weynaada geel dhalaya ayuu ku tusaa marna isma laheyn intaas sano kadib heestan waad maqli waa duni iyo aakhir samen best song for ever

  • @sharmarkegaraad9027
    @sharmarkegaraad9027 6 ปีที่แล้ว +32

    Xasuus wallee Aabo ayaa hooyo u qaadi jiray hahahah they are still romantic...proud to have mom and dad

  • @abdikaniabdiabukar5195
    @abdikaniabdiabukar5195 5 ปีที่แล้ว +135

    2019 FEB kadip hadaa dawanesid Like hal ilq dhafin

    • @farxansuldancabdi5719
      @farxansuldancabdi5719 5 ปีที่แล้ว +2

      Zxp ana kula daawanaya2019🎤👈

    • @sadiosureera370
      @sadiosureera370 5 ปีที่แล้ว +1

      mustafa alkhaliiji Aniga 5da Marso dhageysanaaa

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 5 ปีที่แล้ว

      Wan kusiyay hadad wac ku dhefeysid h

  • @khalidmohamed5609
    @khalidmohamed5609 5 ปีที่แล้ว +42

    Still watching 2019 /1/12

  • @halabuurabdiwahiddaanyo5776
    @halabuurabdiwahiddaanyo5776 5 ปีที่แล้ว +31

    Xusuus heestan habeen anoo kaligeed iska dhageysanaya oo mehrad fadhiya baa askar ixirty habeen kii oodhan xabsigaan kalahaa afada dhibta ila martee hhh waqti tgy

    • @hibanuura4815
      @hibanuura4815 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh hh miskin

    • @marwanlyrics8540
      @marwanlyrics8540 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhh xabsiga Ila qeybsatay maxa udhihi wesay sxbow😂😂😂

    • @dhemanluul9840
      @dhemanluul9840 5 ปีที่แล้ว

      Wllhi wad iga qoslisay ilahay ha ka qosliye

  • @umuamiira6434
    @umuamiira6434 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 yaa ila dhagesanoyo oo jcl xun haaya like isaar

  • @sharmaarkenur8251
    @sharmaarkenur8251 6 ปีที่แล้ว +294

    Waqti tagay soma laabto ciyalka xafada hadad ifahanteyn like isara

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 6 ปีที่แล้ว +25

    Cidkale looma ogolaan ..
    cidkale looma ogolaan 💖

  • @alixashi1952
    @alixashi1952 5 ปีที่แล้ว +38

    who watching 2019? love you

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 23 วันที่ผ่านมา

    My bro we bee ee love to the Soomaaliya HANOOLADO Always 🎶🎵🇸🇴💯👀!!.

  • @khalidzeed2538
    @khalidzeed2538 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhdi iyada is rogrogaysa saacu 1:38 /01/08(2023)habeenku wa axad
    Goobtu hargiasa casimadij hooyada fanka somaliland gar ahaan xafada jigjigah yar ♥ anoo boqoradaydiih la jogah ku riyoodah deednawan so baruurugay ama hurdo salal hadba saad utaqaanid akhirste waxanan kutuurtay midhan heesa ah ♥ waxan filaya inad ila damqatay ee 👍 like iguh cawi ilana faalo wan idin jeclahy wllahaygah somaliyed idilkiinbah qalbigah ka salaamqntihiin iinah duceya alah danbugenah hadhaafo dhamanteene inuh ilahay isiiyo tanku riyoday ilove you marwadaydah mustaqbalka so ifaya insha alh mcn i ❤❤❤❤💥💥💥💥💯💯💯💯💯💋💋🥀🥀

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 5 ปีที่แล้ว +2

    Ogoow hebolow.ogoow adaan ifka ku jeclahay😭😍😍 2019

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 หลายเดือนก่อน

    Good 👍🏾/ kasow knowledge iyo al Xadu./ waa Siyaad ATL/ we bee insha Allah no more wat / good pe bee ok god!!.

  • @saadayacin6402
    @saadayacin6402 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwwwwww
    Heestan waa hees fiican oo xasuus iyo galgacal leh mahadsanid Maxamed Xassan Xuseen lafoole.

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 ปีที่แล้ว +34

    Ala hoyoy xasustaan anigoo madaxa daboolan ayaan xasustaa gabdho deriskeena nasro iyo fardowso ladhoho dhegeysani jirey qiyastii 10 jir melahas ayaan ahaa fardowso iyo nasro idinma ilaawin ilaa hada

    • @shamimfarah2969
      @shamimfarah2969 5 ปีที่แล้ว

      Dhool Ali

    • @libaanhaji.2554
      @libaanhaji.2554 3 ปีที่แล้ว

      Aniga ku aqaano 10 jir waad ka waynayd wakhtiga alle u noqo

  • @kamilamohamud6010
    @kamilamohamud6010 5 ปีที่แล้ว +9

    September 2019 listening to the song xasuus

  • @aminaali7800
    @aminaali7800 6 ปีที่แล้ว +6

    Walahi hestan xasus weeyen ayan uhaay markan yare kow sokacay ayaan dhekeysan jire waxan kusoxasutay saxibaday anu wada dhegesan jireney oo wakhtigu nagala lumiye

  • @munitaabdi2980
    @munitaabdi2980 5 ปีที่แล้ว +73

    Heesta sidan uraadinayay hada lee soo helay asxabey

  • @hadiyahadiya2518
    @hadiyahadiya2518 6 ปีที่แล้ว +84

    Who's watching 2018 28 January 14,:♥️✌💖😘✌😂👌

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Djama me wlh all time 2004 ayan dhageysan jiray anigoo caruur ah 13 jir jcl igu galay

    • @hadiyahadiya2518
      @hadiyahadiya2518 6 ปีที่แล้ว +1

      Moha Osoble 👑 😘😘😘

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 6 ปีที่แล้ว

      warzan abdirahman 👸 ❤️🙏🇸🇴

    • @mohamedabdikheir369
      @mohamedabdikheir369 6 ปีที่แล้ว

      13 /2/2018 on fire

    • @Wayelka1973
      @Wayelka1973 6 ปีที่แล้ว +1

      warzan abdirahman meel aan ka laso xiriiro isheeg hadad madax banantahay hhhhhh

  • @botiyowmohamed1959
    @botiyowmohamed1959 7 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus aan cadi ahayn
    Lafoole. Waan ku Amin sanahay .

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +3

    Amaanada dhowrtaaye
    Balanta ila oofisaay❤lafooole❤

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 5 ปีที่แล้ว +8

    Hada dawaneyso 1july 2019 like saar👈😍runeey gabar la dhoho ayan u qaadi jirey xasus wlhi😭😜

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 4 ปีที่แล้ว +2

    Axsan Hees, Cod iyo Miro macaan, Music iyo Laxan aan innaba caadi aheyn
    Lyrics kiina waan idiin Raaciyay
    From Melbourne Victoria🇦🇺
    Maxamed Xasan Lafoole Noolow😍
    Laf dhabarta adhaxda iyo
    unugyada dhiigiyo jidhka
    laxaadka intiisa kale
    adimadii celinayaay
    Jacalykii waayo arag
    astaantii lagu xusaay
    ubucda beerka iyo wadnaha
    adaaa masalaha dhigtoo
    kaligaa kugu aaminee
    cid kale looma ogolaa
    Afadii dhibta ila martee
    samikra ila qaybsataay
    amaanada dhawrtaa eey
    balanta ila oofisaay
    abaalkaad iga mudnayd
    waligay ma iloobayoo
    qalbigaad ku abuurantee
    ogow ruuney ogow
    adaan ifka kuu jeclahay.
    Aroortii cir onkaday iyo
    udgoonkii gufaacadaay
    xareedii i oon tirtiyo
    raxmadaan ku il doogsadaay
    asaaskii udub dhigiyo
    aqalka tiir isu hayaay
    siday u wiilshu ilmaheeda
    eegmada ugu laxawsataa
    uurkuu nugul seexatoo
    cid kale looma ogolaa
    Ijabadaan ka aflaxaay
    ilayski nuur daalacshaay
    xubnaha jidhka unugiyo
    ruxaad ku aroortayoo
    iridka sababada degtoo
    cid kale looma ogolaa
    Afadii dhibta ila martee
    samikra ila qaybsataay
    amaanada dhawrtaa eey
    balanta ila oofisaay
    abaalkaad iga mudnayd
    waligay ma iloobayoo
    qalbigaad ku abuurantee
    ogow rakasey ogow
    adaan ifka kuu jeclahay.

  • @adensam2109
    @adensam2109 3 ปีที่แล้ว

    Maryan ruun m igal🇸🇴ogoow ruuneey ogoow adaan ifka kuu jeclahay.

  • @najaxnajmo6578
    @najaxnajmo6578 5 ปีที่แล้ว +30

    2019 yaaa dawanaay like
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎵🎶🎶🎶🎶📲

  • @xaashisky7350
    @xaashisky7350 5 ปีที่แล้ว +3

    Zam my Nolashyda apio Wan Ku jclhy Si dhap ah Heestana Waa Heesta Kaliya Ee Xasuusta Jaclkaga Iga Ilmeysiiso Apio mcn Ada Wax Walpo ii ah Adaa Dunida I Baray Mcn Keda Mana Tihid Ruux an Marnaba Ilawayo Intan Nolahy Farxd igula Nollow My Wife ❤❤❤

  • @sumuli.
    @sumuli. 4 ปีที่แล้ว

    EREYO cod iyo laxan cajiib ah isugu tegey musiga dib loogu laabana bes🤩😁👏👏👏 waayo waayo

  • @saidali1607
    @saidali1607 5 ปีที่แล้ว +53

    Calaf doon ahay wax ila qabta plz jeceyl kasta Wnku qasaraaa America single ku ahay Iga so gaara😢 😢🙏

    • @mushtaaqnatasha7080
      @mushtaaqnatasha7080 5 ปีที่แล้ว +4

      Said Ali lol😂😂😂beenta iska dhaaf naag ayaa qabta 🤣🤣🤣🤣

    • @maidamuhudin4743
      @maidamuhudin4743 5 ปีที่แล้ว +2

      Hamdi Warsame kkkkkk

    • @hassankafio1262
      @hassankafio1262 5 ปีที่แล้ว +1

      Said Ali sxb gabdhaha wadankii joogoo single ka ah add dheh qoodhaa iyo xeradaa kkkkkk

    • @saidali1607
      @saidali1607 5 ปีที่แล้ว +1

      America gabdhah America joogo guur ma rabaan sxbow single nimo ku raagay iga so gaara

    • @saidali1607
      @saidali1607 5 ปีที่แล้ว +2

      Hamdi warsame abaayo suuq la,aan Hada I heeysaaa Naag ma qabo Hadaa Adi I rabin suuq la,aanta ha igu fogeeyn

  • @FactryMade
    @FactryMade 4 ปีที่แล้ว

    Jaceylkii waaya arag...waqti xasuus mudhan

  • @biledagoodi1439
    @biledagoodi1439 7 ปีที่แล้ว +1

    waqtigii TAGOOW SALAAMA.
    waa waqti tagay wlee .
    LafooLe ✌👌👍💛👆👏

  • @husseindeeq8357
    @husseindeeq8357 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus anoo kamaqan xaaskeyga idil abdarahmaan ayaan dhageeysanaa caaw 2020 waxaan leeyahay oogoow idileey adaan ifka kuujeclahay

  • @MD-ke8ny
    @MD-ke8ny 6 ปีที่แล้ว +12

    back to 2004 waqti qurux badan aad na u xasuustaaa ciyaal dugsi ayadoo la yahay ayaan qaadi jiray heestaan anigo aad u yar

  • @hmsn6775
    @hmsn6775 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi lafoole waa legend
    Ciyaal baa dhulkii haysta hadda

  • @mohamedabdullahi3623
    @mohamedabdullahi3623 6 ปีที่แล้ว +3

    Digniin digniin heestan looma adeegsan karo loomana diri karo qof is jecel ee anan isqabin heysa soo guursadaan kaliya waxa adegsan kara dadka is qaba ee rerka leh heestan waa hees qaali ah yaanan been been lagu dirin u dir xaasa xalasha ah raga uunbaana adeegsan kara dumarka maya ha dheystaan uun jaceylku hawaaro anigu sidaan jaceylka u taagero dumarka makala soco inan carmali hdey xitaa balwad leedahay waa ii dahab dhamantiin thousands thanks

  • @ahmedabdikariimmohamed3540
    @ahmedabdikariimmohamed3540 5 ปีที่แล้ว +6

    Wakhti tegey iyo xasuusti 2007 canjalad 2019 TH-cam waaka is bedelku inta igu raacsan like

  • @salmahassan4360
    @salmahassan4360 5 ปีที่แล้ว +8

    Who is here in 2019

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka codka Lafoole
    Erayadi Abwaan Barre Maxamed Fiidow ( Leento ) ❤❤

  • @abdiladiifhassan4515
    @abdiladiifhassan4515 5 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole heesihiisu makala dhacaan👏👏

  • @telltale1129
    @telltale1129 8 หลายเดือนก่อน

    This song is actually deep starting to understand more of it now 😍

  • @fatemabdi
    @fatemabdi 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan 2020 hdaa dhgysanayso Like izaar plz

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 5 ปีที่แล้ว +1

    Always hawiye boys
    Nd Girls top somali songs.
    Hore usoco lafoole legend

  • @ahmedmustafe7063
    @ahmedmustafe7063 5 ปีที่แล้ว +14

    heestan iyo #2019👍☝️❤

  • @mofarah5689
    @mofarah5689 5 ปีที่แล้ว +13

    Wixii hawiye ah like isaaraa

  • @ruunruuxi3420
    @ruunruuxi3420 5 ปีที่แล้ว +2

    Magaca Ruun wax kasamir badan majiran wlhi💕👌

  • @ihzaanahmed5943
    @ihzaanahmed5943 5 ปีที่แล้ว +6

    2019 way oo way hees saano kle yaa isamynaay💕💕

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 5 ปีที่แล้ว +1

    Qiiro iyo xasuus wakhti aan yaraa oo aan waayo waxqabso aanan gaadhin wakhti la igu odhan jirin maamo cun oo cab . Maantana wxa la igu yidhi is dabat reer samayso.nin noqo markaa ma haleelo.inaam.heeso.dhagaysto caawa ayaan soo.yara boooqday wxy igu kicisay xiiso.iyo ladh waana music iyo midho macaan like wl.hadaad iga damayso ale ha mu xafidee

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaal lafoole dhamaan
    Beysaan axyaa wadan 🙏🙏

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 23 วันที่ผ่านมา

    Somaliya total music 🎶 🎵!!!!!!!'

  • @caadiluk3454
    @caadiluk3454 5 ปีที่แล้ว +2

    Who is watching 2007

  • @abdirizackmohammed8925
    @abdirizackmohammed8925 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma iska ooya whli wa xasuus redio muqdisho aya kadaqeysani jirey anigo jogo lasacanood manta Denmark. Aduunyo whli wala yaab

  • @abdikhayrindhabuur4761
    @abdikhayrindhabuur4761 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend🤜💪🏾

  • @MohamedOmar-sj3vm
    @MohamedOmar-sj3vm 7 ปีที่แล้ว +1

    Xusuus gaara ayay ii leedahay heestani best song #lafoole

  • @jamaal123ahmed2
    @jamaal123ahmed2 5 ปีที่แล้ว

    Waa xasuus aduunyadu ee intaadan dhiman xasuus iska reeb heestan waa hees aan aad ujeclaa ilaaa maalintaa garaadsaday iyo caawaba alla wakhtigu muxuu isbadalay kuma ilaawayo ruun faarax cali inkastoon iswayanay

  • @horiyoningeeyahaguursado2387
    @horiyoningeeyahaguursado2387 6 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waa hees xasuus dheer leh waxa sameyey allah cimrigisa dhereye sangub wxa laxanka saaray xasan adan samtar musikana lafoola tumaya rag baa kudhan cimrigida allah dhereye waxana ku luqenaya fananka weeyn ee idiin muuqda

    • @jamalcade7622
      @jamalcade7622 6 ปีที่แล้ว

      s

    • @mmc130
      @mmc130 6 ปีที่แล้ว

      Heeskan wll waxa sameeyay barre maxamed fiidow laxankan isaga saaray daawo waraysiga abwaanka

    • @juniormega6947
      @juniormega6947 5 ปีที่แล้ว

      Hit, the like wonderful songs

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +2

    9/1/2020 wixi sandka cusup dawaday hestan like zi zara😏😏😏

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa xasuus gaar anigoo aad u yar ayeey u daarnaan jirtay gabar jaariyad inoo aheed iyadaan dhageeysan jirtay mar walib

  • @maymuunabdulle1986
    @maymuunabdulle1986 5 ปีที่แล้ว

    Afadi dhibta ila martee samirka ila qeebsataaay amaanada dhowrta eeee balanka ila oofisaaaay abaalkaad IGA mudneyd waligeey mailoobayoo qalbigaad Ku abuuranteee ogooow ruuneeeey ogow adaaan ifka kuuu jeclahy heees nuxur leh IGA dheh walle

  • @ahmedfiqow9959
    @ahmedfiqow9959 6 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii iyo laxankii Abwaan Bare maxamed fidow Ala yaa cizak wuxuuna utiriyay xaaskiisa

  • @aragsanaragsan5735
    @aragsanaragsan5735 5 ปีที่แล้ว +2

    Still waching 16 december 6:38am
    Ano canjeelo dubaya 😂🤣

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว +1

    Qof kasta wuxuu dhihin xsuus bay igu leedahey inlee wuxu maba ahan wax cusub ma rabno dee wax xasuus soo marey hhhh best son ader lafoole 😍

  • @abshiromohamud4420
    @abshiromohamud4420 5 ปีที่แล้ว +2

    who's watching in 2019? much l0ve this sng😣🔐🌸

    • @Sedof95
      @Sedof95 5 ปีที่แล้ว

      Abshiro mohamud me

  • @sadiosureera370
    @sadiosureera370 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 5ta marso dhageysanaaa

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 6 ปีที่แล้ว

    Xaalimo ruuney ciimri dheer Allhaku siiyo

  • @omarpkwilmudug1436
    @omarpkwilmudug1436 7 ปีที่แล้ว +14

    2007 😗😗 waqti tagay sooma laabto

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 6 ปีที่แล้ว

      Omarpk wil mudug 2018

  • @peaceandstability9962
    @peaceandstability9962 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 heestan xasuus bay igu leedahy 2019

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 April balanta ila ofiyoow😭❤❤😍😍😍

  • @ahmedkobyar6955
    @ahmedkobyar6955 6 ปีที่แล้ว +2

    Xilligii dugsileyda aan ahaa ayaan annagoo badan isla qaadi jirnay tllhi wax qaaday xataa ma aqaanin xilligaas waan maqli jiray uun iyado radio Ka daaran

  • @naimanura
    @naimanura 6 ปีที่แล้ว +1

    Hestan waa hesti igu horeysay oo an barto iyada iyo bada cas, adigaa dagy qalbiga iyo nagmaaay nagmaay by kiin khaalid. Cajiib . Ciyaal dugsi leey aa ahaa ee radiyaasha ka maqli jirey i think waa 2004 ki melahaas ilaa 2005 ki . Allaaaa!!!

  • @Ismo3211
    @Ismo3211 5 ปีที่แล้ว +1

    Best Song i Eva heard 😍👑

  • @mubarakcayngalabokor7953
    @mubarakcayngalabokor7953 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhagaysan jiray 2004 Anigo fasax ku tagay jigjiga record ayaan ku dhagaysan album dhan oo lafoole ah wakhtigu wuu ordaya alle haynoo barakeeyo cimriga

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 ya dawanaya adunyo😢

  • @almukhtaarihajihussein5626
    @almukhtaarihajihussein5626 5 ปีที่แล้ว

    Heestiii 2016 igu samynta bdanyd wakhtii ku jiry noloshiii jaclkii igu horeyyyyyy.... lkn kuma guuulysan 😭😭😭😭❤❤❤❤❤😭😭 ogow ogow H adan aduunka ku jecalahy

  • @warsamecabdi5613
    @warsamecabdi5613 5 ปีที่แล้ว

    axyaa kallah lafoole qalbigay heestani dharagti u abaaraysaaa

  • @bashkaabdullahi7296
    @bashkaabdullahi7296 5 ปีที่แล้ว +7

    Xassus aye igu abuurtay wlh sacadu waa 5:45 galabnimo maalin talaada ah goobtu waa Garisso gabadh ayn aad ujeclahy na waa qalanjadeyda Aniso

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 7 ปีที่แล้ว +4

    heestan waa la so cusbooneysiiyey qofka heesaya hada ma lafoolaa ruuntii horaa ka shidneyde ee aan baadiye waagaan joogey ku dhageysa jirey

  • @cabduqaadirsocdaal1744
    @cabduqaadirsocdaal1744 4 ปีที่แล้ว

    Lafoole fanaan dhex dhexaad ah maashaa allah

  • @Somalitiktokz
    @Somalitiktokz 5 ปีที่แล้ว +2

    Who's listening my favorite song of all time alle maxaan qeeb jaad dhaaxa heestan ugu marqaamay ❤❤❤

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 6 ปีที่แล้ว +5

    2019👀👀kkk xasuus hore jacaylkeygii mu dhintey talow hadaaa

    • @husseindeeq8357
      @husseindeeq8357 4 ปีที่แล้ว

      Ma uusan dhiman waa uu noolyahay jaceelkaagii hore waagii aaad yareed

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 5 ปีที่แล้ว

    Heestan caawo ayan dhageysaanaya aniigu ah abwaan heesha sameeya xiita heeztan abwaanka sameeyay waa niin abwaan saax ah wlh waana hees dareen dhab ah kaa hadlaysa abaalkaana taqanaa

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 4 ปีที่แล้ว

    Waa xususteydii wakhtigaan jaceylka bilaabayay 2010 wey❤🙏

  • @abdulkadirhajji9646
    @abdulkadirhajji9646 5 ปีที่แล้ว

    heestan xusus waye wlh kabiirka dugsigeena a qadi jiray aniga oo yar qaraxii zoobe in uu ku dhinta maqlay alle ha u naxristo

  • @awilmurtiilemedia1279
    @awilmurtiilemedia1279 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan waan dhagaysan jiray
    Waagaan ciyaal xafadka ahaaa
    At guricel
    Hadda gabar aan jeclahay ayaan
    Ku xasuustaaa
    Markaan sasabaaayo baan u diraaa
    Markasbay Iska xasishaaa
    Allla ha iii calfeeee💯

  • @aadangamuur6353
    @aadangamuur6353 5 ปีที่แล้ว

    xasuus wle jacaylkii wayo arag waaayo waayo anigo jooga mogadisho aad baan uyaraa xada lks majoogi

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole❤🇸🇴💪

  • @karshesheddy8100
    @karshesheddy8100 5 ปีที่แล้ว

    Bst somali song kip it up

  • @shibilcadethegoodnessboy8950
    @shibilcadethegoodnessboy8950 6 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dawanayo maalin arbaco ah 16/5/2018 who's wotching

    • @ma_dhaafe1637
      @ma_dhaafe1637 5 ปีที่แล้ว

      Wxn daawanayaa maalin arbacaa
      16/1/2019
      Isku dhawyiin

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole 💓

  • @ibnuhusniyamani2025
    @ibnuhusniyamani2025 ปีที่แล้ว

    Wlh hees igu qali eeh runti Mar waliba waxan kusoxasusta gawadan jeclhy sanadkane wusidamanaya we heading 28 December 2022 ............sandka cusub iyo noloool cusub I.a 2023 qeer laimaaaw

  • @miski3389
    @miski3389 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 yaa daawanooyn ani ahayn😃😂...

  • @nasiibkaigukadareenafteyda606
    @nasiibkaigukadareenafteyda606 7 ปีที่แล้ว +8

    Xasuuus ano yar heestaan maqlay awowkey arooskiis xasuuuus 😭😭😭😭

  • @hanicadey6947
    @hanicadey6947 6 ปีที่แล้ว +9

    Heestanu wa xasuus anoo sagaal jir ah ban jeclaaa oo studio dariskeena ah ba laga dari jiray 2005ki hdana 2018 bn dhageysanaya

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว

      boqorada gabdhaha hhh hada intee jirtaa anuu waagaas joogaye

    • @hanicadey6947
      @hanicadey6947 6 ปีที่แล้ว +1

      @@caamirfarah6756 dee hda wala duqobay 2005 ki ciyal dugsi bn ahaa hesta wan iska maqli jiray lkn hda wan fahmay micnaha hesta

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว +1

      @@hanicadey6947 hhh haa wlhi waqti wuu ordayaa aniga waagaas ciyaal collage baa ahaa ay soo baxday heestaan lkn waa arki jiray khamiista iyo jimcaha markaa jaaniska leeyahey kuwo ardayda ka mid ah oo heesta qaadaya ana dacwayn jiray 😂😂😂😂😂😂😂

    • @hanicadey6947
      @hanicadey6947 6 ปีที่แล้ว +1

      @@caamirfarah6756 hesaha lagama dhageysan jirin miyaa😂😂 haa wllo waqtiga ayaba sida u ordaayo

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 5 ปีที่แล้ว

      @@hanicadey6947
      Hhh aniga aragsaney huno heestan wxn kuxasuusta
      Macalimadaydi aan jecladay ee ruun ladhihijiray heestan bn udarijiray Markaasey imtaxanka ibaasinjirtay kkkkkk caku ciilbadna ninka macalimadiisa kudayay ee jacyl uqaaday bn ahay illahy rerkeda ha uwanaajiyo hada caruurbey leedahay

  • @abdigesod9192
    @abdigesod9192 6 ปีที่แล้ว

    Xasuus qli ah heestan waa hees macan oo dareen leh👏