Barnaamijka Xoogsatada Dhabta ah - Kuuliga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @abdirahmaanmohamed397
    @abdirahmaanmohamed397 4 ปีที่แล้ว

    Ninkii somaray baa garan hard weye shaqadani wllhi alle wax fican ha ugu bdlo

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว +3

    illaahoow arsaaq yaa rabi dadkayaga dadaalaya i.a...

  • @xasannuur6137
    @xasannuur6137 5 ปีที่แล้ว

    Wariyahuu maha nin aqoon saxafadeed leh macal akhlaag ma laha qof niyaad jabinaya shaqo ceeb maha shaxad ceba guul rajanaya raga xooga xalaasha malaya

  • @lulaliadam83
    @lulaliadam83 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dhidhidkooda maalaya haku mashquulin

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 5 ปีที่แล้ว +1

    Kani maaha wariye ee saab tv Tabar miyuu ka samanaya su.aal xumaa saxaafadu sidaa maaha ee soo baro saxafinimada

  • @fdama
    @fdama 5 ปีที่แล้ว

    Musharka qofgu qaato ha waydiin.

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 7 ปีที่แล้ว +5

    Kano kale aya odhanaya wariye ayan ahay. Dadka Lama niyad jabiyo.

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 7 ปีที่แล้ว +1

    Ninka wariyaha waxan u sheegaya ha ogaado in shaqaalaha aqoonta leh uu lacag badan yahay waayo taqsus.

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 6 ปีที่แล้ว +1

    Form three ayan kga bxy, shahaado Form fore ahna wan samestay shaqadana wa qabyaalad 🤔

  • @waanoofficialchannel8037
    @waanoofficialchannel8037 5 ปีที่แล้ว +1

    midigtaadu waxay xoogsataa maydha gaajada

  • @mehiden
    @mehiden 6 ปีที่แล้ว +3

    This guy asking stupid questions. Instead of asking them to change there jobs he should be asking the companies why they paying employees such low salary when buying house in hargaysa in expensive. Also this is a respectful job, in uk builders is a respectful profession but this guy is looking down on them. These people are electricians, carpenters and engineers which is much more harder than hold a microphone asking people silly questions.

  • @ismaelawale1908
    @ismaelawale1908 4 ปีที่แล้ว

    Apfel sevar sein nette felezieche richtig ah apfel

  • @khmarjiboy9477
    @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว +3

    Walhi kan wariyaha waba Nacas LiiiTa

  • @abdirahmandayib9345
    @abdirahmandayib9345 6 ปีที่แล้ว

    Wariyahani waraysigiisu mid dhiiri galin ku jirto maaha.

  • @khadraibraahim47
    @khadraibraahim47 6 ปีที่แล้ว

    Aar kan wlhi mid maha

  • @lulaliadam83
    @lulaliadam83 6 ปีที่แล้ว +1

    Ka weriyaha isku sheegaya waa ma shaqeyte doonaya dadka shaqeysanaya inuu niyad jebiyo akhas

  • @baylka8619
    @baylka8619 6 ปีที่แล้ว

    Kan naagii muxuu ahaa wariye maahe

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 7 ปีที่แล้ว +1

    Guul somaliland ❤💭💚

  • @amiinwardi9650
    @amiinwardi9650 6 ปีที่แล้ว +1

    250 000 ? In $ !

  • @yazinmaxamed1597
    @yazinmaxamed1597 7 ปีที่แล้ว +3

    Wariyahuu malayacnisaana nin miyaa lacagtiisa la waydiiya jilicsan iga dheh

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 ปีที่แล้ว

    kani wariye maaha niyad jab buuba dadka ku ridayaa war dadkaan xoogooda xalaasha ah ku shaqay sanaya haku dirin shaqadooda iyo camalkooda

  • @IbrahimIbrahim-gq4zn
    @IbrahimIbrahim-gq4zn 7 ปีที่แล้ว

    Waxani wariye maaha
    Inaadeerkii baa keenay meesha
    Waaba sacsac

  • @cawikmohamet4619
    @cawikmohamet4619 6 ปีที่แล้ว

    Waar izka Hagaji warayasiga wllhi kaani maaha wariye

  • @zerkamaal1167
    @zerkamaal1167 6 ปีที่แล้ว

    dadka lama niyajabiyo nio afsomali xumida nin dhanbad wuxu qato waydinysa ayan daro weyi🙏

  • @profhamse5
    @profhamse5 6 ปีที่แล้ว

    Wariye barbarada weeye
    Aniga taa iga qora....