ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Asc Axmed xasanow ina aabo aad baan kuu salaamayaa ina aabow rabi haku xifdiyo aduun iyo aakhiroba.Abwaan cali cilmi gabayadiisii inagu waan dayacnay waxna kama hayno anigan ku la hadlayo waa adeerkay ee ina aabo waxaa ka hayso soo kordhi.
Gabay gi ey ku jirtayNimanyohw galbed talada wad guhaguhayseeneGob inanu nahay kuma fekerin gabana oo weyneGurbood iyo caruur mahiriyo duul garaad fududeGeyigoodham aadmiga ku nool gabar yar mootaane Gabaygas hadad hayso so geli wll ala haku sharfo
Waa ku farxay runti gabaygan usago cajlad ah ban dhegeysan jiray wll tariikhda Hala ururiyo
Sxb gabagii uutirin jiray AUN maxamed cali walash Oo ahaa hooyo gacaloy aduun galiba waacayneRaadi oo soogali
Maxamed Cali Walash Inaan Hayo Ma Filayo Ma Magac Aan Walash Ahayn Buu Lahaa?.
Gabayada iyaga oo qoraala xage kahelaya
Adigaa Ka Qoran Kara Afkiisa Mise Waxaad Rabtaa Wax Walba iyagoo Lasoo Bisleeyey In Miiska Laguu Soo Dhigo?.
Asc Axmed xasanow ina aabo aad baan kuu salaamayaa ina aabow rabi haku xifdiyo aduun iyo aakhiroba.
Abwaan cali cilmi gabayadiisii inagu waan dayacnay waxna kama hayno anigan ku la hadlayo waa adeerkay ee ina aabo waxaa ka hayso soo kordhi.
Gabay gi ey ku jirtay
Nimanyohw galbed talada wad guhaguhayseene
Gob inanu nahay kuma fekerin gabana oo weyne
Gurbood iyo caruur mahiriyo duul garaad fudude
Geyigoodham aadmiga ku nool gabar yar mootaane
Gabaygas hadad hayso so geli wll ala haku sharfo
Waa ku farxay runti gabaygan usago cajlad ah ban dhegeysan jiray wll tariikhda Hala ururiyo
Sxb gabagii uutirin jiray AUN maxamed cali walash
Oo ahaa hooyo gacaloy aduun galiba waacayne
Raadi oo soogali
Maxamed Cali Walash Inaan Hayo Ma Filayo Ma Magac Aan Walash Ahayn Buu Lahaa?.
Gabayada iyaga oo qoraala xage kahelaya
Adigaa Ka Qoran Kara Afkiisa Mise Waxaad Rabtaa Wax Walba iyagoo Lasoo Bisleeyey In Miiska Laguu Soo Dhigo?.