INTAAN QISO MAQLAY TII IGU MURUGADA BADNAYD GABDHAN WAXA KUDHACAY ARIN YABLEH!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Fadlan like isaar Hadad kaheshay videoga waxay itahay dhirigalin mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 80

  • @fadumosaleban7042
    @fadumosaleban7042 ปีที่แล้ว +23

    Sawday walahay hadan qisada hoyaday ku dhacday Kaga shekeyo inta ad qiso so geliso qisada fadhiso dhahaysa weye ilaha aduunka aburay inagana ina dhameyay ayan ku dharte 25 sano ayan jiraye sanadna oo hinta an ooyayo ima dhalin ila so xidhidh xita hoyo ayan ku la xidhidhsin dona in kasta oo ay badiye jogto dhulka somalida Ethiopia degto ee laynaga haysto waxano dhanba ciyar ciyar ayay noqonayan

  • @canabcadaawe8703
    @canabcadaawe8703 ปีที่แล้ว +4

    Waa walashey sowda waan ku salaamay waa ugaaso walaasheed barasha wananaagsan

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +1

      Barasho wacan xappti qaali Sodhawow 🎉🎉

  • @farxiyomaxamuud95
    @farxiyomaxamuud95 ปีที่แล้ว +7

    يا الله saa ucalool xumaaday Lee سبحانك يا عظيم

  • @MahamedAbdirizakHussein-kv6le
    @MahamedAbdirizakHussein-kv6le ปีที่แล้ว +4

    Ala cidu naxariis daranaa xayawaan ayaan laga qaadin caruurtiisa macaadalahi hooyo umul ah oo naaskeedu irmaanyahay 😢😢

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +5

    Sowda dadka inta badan an naxariista laheeyn waa dad kowba Allah abuurty ka cabsaneynin Sababto hadeey Allah ka baqi lahayeen saas umaba dhaqmeeyn aqirana weey ka fakari laheyeen

  • @Tuuneey7011
    @Tuuneey7011 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah sawdah baayo jzkl

  • @Tuuneey7011
    @Tuuneey7011 ปีที่แล้ว +6

    Subxaanallah reerku xaasidsanaa hooyadaas gabdhaheeda waxay rabtaa iney gabdhaheeda nin fiican iyo sodoh wanaagsan iyo weliba dumaashiyaal xabiib u noqdo iney helaan weyna ku soo noqon doontaa wexey ku sameeyeen gabadha yarta ah miskiinta ah😢😢😢

  • @nimcodahir3549
    @nimcodahir3549 ปีที่แล้ว +6

    Subhannah laah hooy soomaalaay waalidiinta yaan la dhaafin oo ha laga ducaysto.

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 ปีที่แล้ว +2

    Subaxanallh intan qiso kula socdy wa qisadi.uxanun badnyd 😢

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +2

    Ax inkaar allahaa ku rido qofkii hooyo dhibo😢😢😢

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah Abaayo qisada ayeeyo kudacday waa xanuun badan

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 ปีที่แล้ว +4

    Ax ax axxxx alla reeku xuma o daamiir xuma haba tagene may ilmahedi udayaan

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว

      الا يظن اولئك انهم مبعوثون ليوم عظيم يوم يقوم الناس لرب العالمين

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +3

    The saddest story wllhi 😭😭😭😭🥺

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 ปีที่แล้ว +2

    m.a ramadaaa mubaaarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko aad u xanuun badan! Rèerka qof caqli leh ma laga waayey? حسبناالله ونعملوكيل ط. Mahadsanid Sowda for nice story. 🌹

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +2

    Walalaheyga somaliyeed 😍♥❤ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey igu qaaliya sowda cadeey allaha kuxifdiyo walaashey mcn

  • @akalhassn617
    @akalhassn617 ปีที่แล้ว +4

    ❤مبروك يا سودا

    • @akalhassn617
      @akalhassn617 ปีที่แล้ว

      ممكن تعطني عنوان حقك لو سمحت يا سوداء العزيزة

  • @zahraudug
    @zahraudug ปีที่แล้ว +3

    Lasoo dhakhso sawdaay shekoyinka fadlan 😢😢

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +2

    الا يظن اولئك انهم مبعوثون ليوم عظيم يوم يقوم الناس لرب العالمين
    Qisooyinkaaga wlaaley wadna go' waaye wllh. Gabadhaas Alle haubogdhayo wllh silac weyba martee Alle haiskukeeno ayada iyo cunugeeda. Dadkaas dulmiyayna haogaadaan Alle caadil ah inuu kahoreeyo ooysan aduunka kuwaareynin. Aduunka Alle hakutuso musiibo dagdag ah cajuusadaas xun ee qalbi dhagaxda ah. Caruurtu kii caqli leh mooyii hooyadood hadalkeeda ayey sax iyo qaladba kuraacaane. 😢

  • @abdialinoor2371
    @abdialinoor2371 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Walashy🙏🙆 Wax badan ayaan ka faidy Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว +1

    Alleh ha unaxariisto 🤲🤲

  • @suleekhaxashi2276
    @suleekhaxashi2276 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan allaah inaalilaahi waa inaalilaahi raajucun😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +1

    Subhaallah dadka xuma 😢😢😢😢wallhi wan ilmeyay 😢😢😢😢

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +1

    Waa imtixaanka aduunka iyo fudeeydka galay kaliga iska dhaqaaq waa qalad Bilal waalid xanun badana

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaana alaah tabaarka alaha alaha

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Run tii waa qiso xanuun😢😢😢

  • @ugbaadahmed1182
    @ugbaadahmed1182 ปีที่แล้ว +3

    Inay ilmaha ka ogolato may ahayn inay kolba naska lo keno lkn wa qadar

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +3

    Laalilaaha ilallah sorry ukhti wllh waa dad damiir la'aan ah dadkaas

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 ปีที่แล้ว +2

    Ninka naagta qabay ayaan dad ahayn suu Saaxkiisa uga tagay

  • @ifrahabfirahman3964
    @ifrahabfirahman3964 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka gabadha waxba helay wllhi salamaad qaybta kale kuso dhakhso qali

  • @hawoartan6910
    @hawoartan6910 ปีที่แล้ว +1

    Soo
    Dhamays tir waa la raagtaa hppi la soo dheereee

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid huno mcn

  • @laylomacalinjama2266
    @laylomacalinjama2266 ปีที่แล้ว +3

    Sowdo abaayo kuso dhaqso qaybta dhiman

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlle sawda cadey

  • @sheekom7932
    @sheekom7932 ปีที่แล้ว

    nabiga kusaliya (scw)

  • @abdidahir1155
    @abdidahir1155 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah.

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk ilkihii i dhaa dheeraden baan ku qosley Sawda caadi ma tihid.

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว

    سبحانك.الله

  • @NasteexoBarkhad
    @NasteexoBarkhad 18 วันที่ผ่านมา

    Xanuun padanaaa wllhi waan jidhi dhicooday😭😭

  • @nimcowacan2949
    @nimcowacan2949 ปีที่แล้ว +2

    Qaybta kle goorme sodaynaysa

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso xanuun badan💔😭

  • @anabali1098
    @anabali1098 หลายเดือนก่อน

    Allah caano maxaa ka xanuun badan 😢😢😢😢

  • @FaadumoSaed-en8ve
    @FaadumoSaed-en8ve 5 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin dheh waxad taqano guuri markii lagu dhaha wa sidano kale🥺 walidkaga hada nin ugu tagto wuku rafina wecelka😏

  • @amishaali1095
    @amishaali1095 ปีที่แล้ว

    Subxanallah 😭😭😭😭

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah 🤔 hadhow bay tukan oo soomi oo xajin iyagoo waxaa samaynaya midakale gabdhaha soomaaliyeed qalbi adkaa nin aanay aqoon ayay iskaraaci kawaran haduu qasho oo kalyaa kalabaxo

  • @abdullkadirkuti3031
    @abdullkadirkuti3031 11 หลายเดือนก่อน

    Wayab

  • @abdullahihurre661
    @abdullahihurre661 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

    subxaan allaaah😭😭😪

  • @sundusali9582
    @sundusali9582 5 หลายเดือนก่อน

    Ilmo yar beyguursatay o ciyaal Kubad ah

  • @najmoabdulhi4122
    @najmoabdulhi4122 ปีที่แล้ว +1

    Qisada qeybta 3 xaad noso gali

  • @alijawhar358
    @alijawhar358 ปีที่แล้ว

    Macha Allah ❤❤😢😢

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi edadey ayay koudhacdey😢😢😢

  • @muxamedqanni1788
    @muxamedqanni1788 ปีที่แล้ว

    አመሰግናለሁ ❤❤❤

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe หลายเดือนก่อน

    يا رب مشكل😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zaynababdullaahail2747
    @zaynababdullaahail2747 หลายเดือนก่อน

    Miiskiina waxaba ku dhaacay walidku wa iska cafii wiilka yara baa uu daran

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    wasax okale raga ku jiro anin ladhaha😊

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 ปีที่แล้ว +2

    War gabadha liketa u saara marnaba 1k in la gaarsiiyo way yartahay wlhi waan ka xumaadaa markaan arko dhow boqol kaliya ay u saarta😡

  • @rayaanaxmed9317
    @rayaanaxmed9317 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka dadku xumaa

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢aahx

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y 3 หลายเดือนก่อน

    Lakin way koudhimadey waraabee baa coney😢😢

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    wllhi hoyo mel family ku jogin in lugu umulo mafcn😢

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤ramadhan mubarak

  • @muxamedqanni1788
    @muxamedqanni1788 ปีที่แล้ว

    አዝናለሁ 😢😢😢

  • @LaylaMaxmed-ru1tm
    @LaylaMaxmed-ru1tm 9 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭

  • @fadumosiciid3618
    @fadumosiciid3618 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢

    • @ugbaadahmed1182
      @ugbaadahmed1182 ปีที่แล้ว +1

      Sowda wll halke ka hela ana qisadayda kula wadi lahaye

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +1

    Gun baa heshay gabadha

  • @axmedibraahin7279
    @axmedibraahin7279 ปีที่แล้ว +4

    Liketa inaga dhisade asxabey videoga ladhaca❤❤

  • @jimaleomar9530
    @jimaleomar9530 ปีที่แล้ว

    Ala beerkaa igoay

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 ปีที่แล้ว

    هدامن.الصدق.اومن.الكدب

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mb หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉