ความคิดเห็น •

  • @user-qu5dn2ou1t
    @user-qu5dn2ou1t ปีที่แล้ว +170

    Caruur Aad u qurxon Allha ku siiyo Hadad igula saliso💌Nabi Maxamed Scw 💕✍️m.a" SCW SCW

  • @ceebla82
    @ceebla82 ปีที่แล้ว +141

    Badria❤ da’deeda ma weyno balse garaadkeda ayaa sareeyo, afkeeda hooyana si wanagsan ayay u baratay🇸🇴🥰👌🏿

    • @mohamedaminmoussa6963
      @mohamedaminmoussa6963 ปีที่แล้ว

      Do you have her Ig🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว

      I am proud of you guys beautiful girl’s keep going Mashallhe. ❤️❤️❤️🤴🤴🤴👏👏👏👏

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah ku dar walaal haka iloowin

  • @abdirahman3869
    @abdirahman3869 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allh wllhi horta wa wax lagu faano gbdhahan qur quruxda badan ee rabi inaga dhaliyay markastana wa inan ogana muhimada shacabka dawanaya u uleyahay marka

  • @YusufAli-es4su
    @YusufAli-es4su ปีที่แล้ว +55

    Hibo is very cute & intelligent girl ❤masha alh Abaayo Illahy haku xifdiyo 🤲

  • @amerlafole
    @amerlafole ปีที่แล้ว +55

    Tab BADRIYO la dhaho igu soo orod maaha, waa qof dhisan, dhamaan hablahaan waa kuwo ay kamuuqato akhlaaq iyo tarbiyo wanaagsan sida hadalkooda iyo jawaabahooda ka muuqata. Masha alaah guuleysta. 👏

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 ปีที่แล้ว +2

      Teeda kale weyka afsoomaali badisaa marka taasna wey caawineysaa

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว

      @@profinneupane6883 waa runtaa lkn iyadu dhulkeeda ayay ku kortay kuwan kale kumay korin waa sababtuu ugu adagyay

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 ปีที่แล้ว +27

    Badria is an absolutely gorgeous and talented actress also the way she answer’s is purely talented, this generation have alot of opportunities 🎉❤❤

  • @hamdihassan7095
    @hamdihassan7095 ปีที่แล้ว +78

    Saan maa wariye ku tahay yahuu reer badiyo. Kulahaa ina said oka weyn tahay waalo jeeda. Gabdhaha kale madama af somali sifican u aqoon micnaheeda maa'ha iney ka yar yihiin😳 walo jeda ineysan ka weyneen badria masha allah 🥰🙌

    • @eesy8947
      @eesy8947 ปีที่แล้ว +5

      WA kayar xanaaqay walaahi somaalida hadii aqoon kugu markaan waa wee tahay lagugu dhahaa ❤

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 ปีที่แล้ว +1

      Wa eun kuwan wa cato lkn badria wa naag aqlibadan mashalh

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 ปีที่แล้ว +434

    Badria is smart , talented and amazing girl ❤❤❤❤❤✨🤍

  • @hamdaabdule
    @hamdaabdule ปีที่แล้ว +13

    Badria wa qof codkar ah masha Allah❤️👸🏻❤️ gabdhaha Kama weyno badria e wa qof afka somali ku fican ❤e ma sas ba wariye ku tahay😏

  • @khadiirashow
    @khadiirashow ปีที่แล้ว +44

    Wallhi barnaamijka inta u socday oo dhan anoo dhoola cadeynaya ayuu ii dhamaaday MashaAllah il-xun idin ma aragto wan idin jeclahay horey u socda. Waxaan rajeynaya mustaqbalka mar uun ina idinla kulmo inchaaAllah 🥰🥰😍❤❤❤❤
    Waryaha- na MashaAllah sidookale. Hawl fiican ayad qabatay 👏👏👏

  • @hamzaahmed1451
    @hamzaahmed1451 ปีที่แล้ว +18

    Badria knows how to answer the questions , she’s not even out of the topic Masha Allah maskaxda waa u fadhidaa

  • @abdirasaaqdahir4982
    @abdirasaaqdahir4982 ปีที่แล้ว +100

    I didn't think Somali acting would be like this, I'm actually very happy ❤ badria looke like a real atirisho❤

  • @MohamudIbrahim-hv7uo
    @MohamudIbrahim-hv7uo ปีที่แล้ว +52

    Badria (Najmo) is so eloquent she responds to every question with ease m.a

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +14

    Mnsha allah asturnaan lagu daray qurux😊
    si gaara badriya ayaan taageere u ahay waa gabar dagan hadalkeedu miisaaman yahay hibadeeda jiliina banaanka ayey talaa dhamn wxn u rajeynayaa mustaqbalka fcn❤

  • @mohamedosmanawil
    @mohamedosmanawil ปีที่แล้ว +8

    Badriya waa gabadha kaliya igasoo jiidatey filmka jilliin iyo muuqaalba. Balse waxaa sii cajiib ah qaabka ay ukala dhig dhigeyso hadalkeeda she is amazing

  • @djoundourahmanabdourahman7807
    @djoundourahmanabdourahman7807 ปีที่แล้ว +41

    salam aleykum girls, this is the first time I see a film created by Somalians like me, I really appreciate the way you express yourself and the way you play your role, I send you all my greetings from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 ปีที่แล้ว +26

    Masha’lh badria 😊qurux, cod karnimo, qof aqli u rabi ku manasty, woww🎉

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 ปีที่แล้ว +144

    I love how badria is talking MashaAllah

  • @abdirasaaqdahir4982
    @abdirasaaqdahir4982 ปีที่แล้ว +98

    Badria is smart and talented every question she answers is easy masha alah keep hoing

    • @cg2xj
      @cg2xj ปีที่แล้ว

      Te ladaha badriya sxpo

    • @cg2xj
      @cg2xj ปีที่แล้ว

      Te ladaha badriya sxpo

    • @bushratayasiir5424
      @bushratayasiir5424 ปีที่แล้ว

      @@cg2xj musalsalka arday gabadha najmo ladhaho waaye

  • @halimakulane1041
    @halimakulane1041 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah film wanaag oo waaqica iyo waxyaabiihii Soomaliya kadhacay amaba weli kadhacaaya ayuu cadeynaa halkaas kawada cidna ha ujoojinina wax xumaan ah kuma jiraan gabdho wada asturan oo quruxbada ayaad tihiin❤

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 ปีที่แล้ว +15

    Gabadhan naagta waraysanayso ayadaa ka aqoon iyo ilbixnimo badan Masha allah🎉

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 ปีที่แล้ว +59

    Great interview and conversation MashaAllah. I really enjoyed watching it, the girls are not only beautiful but also have lovely personalities. Towards the ending was so funny. Shukri looks like someone I know, i miss you Abby. I cant wait for rest of the show. Btw the host is such cheerful person MashaAllah.

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 ปีที่แล้ว +8

    Saan miyad Wariye kutahay gabdhan Badriya kama weyno gabdhaha ee MashaAllah caqliga waa loodhashaa, waxas cml neh qofka lamaweydiiyo yahuu Badriya yar wlshey mcn🔥🔥

  • @aishaabdi4904
    @aishaabdi4904 ปีที่แล้ว +37

    Najma wa gabadha ugu jeclhy filmka iyo xabadkeda bajajlaha

  • @user-eq1cp3fc4q
    @user-eq1cp3fc4q ปีที่แล้ว +44

    Badria her confidence is amazing😊

  • @ayaanfaysal707
    @ayaanfaysal707 ปีที่แล้ว +46

    Wariyaha maxaa kaqaldan badriya see ulahadashay kama helin ilmahaan waakawenthy maxa waye qof dhan oowariye ah ayaatahe

  • @khadarisaak5896
    @khadarisaak5896 ปีที่แล้ว +30

    I never thought I'll watch a somali show but this one i did it in just 1½ hours ... manshallah. It just need little polish, the movie cams to go fast and be unpredictable atleast.... Keep going. 💯

  • @sandheerediini-xr4rj
    @sandheerediini-xr4rj ปีที่แล้ว +5

    Filimkaan arday waxuu matalaa macaa ardayda qurbaha ani aabaa ahay gabdhahayga bay le egyahiin wax lagu dhalilo oo anshax xumaa kuma arag dhalintuna waa qica jiray matalayaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuradinofficial2179
    @nuradinofficial2179 ปีที่แล้ว +23

    Badriya 👸caqliley tehe m.a yarta Najma ku jileysa 🥰 keep going girls Somali best actress idin siiyey ❤

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 ปีที่แล้ว

      Don’t forget saying maasha Allah

  • @user-me8rd9ib8m
    @user-me8rd9ib8m ปีที่แล้ว +10

    I'm happy and amazed by our beautiful Somali young sisters acting in the new Arday series. Badria is a role model and a real actress. keep the spritz high sisters the sky is the limit.

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 ปีที่แล้ว +152

    Gabdhaha waa gabdho akhlaaq iyo dabci wanaagsan ka muuqato gabadha Badriya waxan ka helay marka ay gabadha wariyaha ku gaftay oo dadeeda waxka sheegtay sida ilbaxnimada iyo reer magaalnimada ee ay ugu jawaabtay.guulaysta gabdhaheena.

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 ปีที่แล้ว +2

      Akhlaaq manocaanbaa subxaana llaah

    • @goushahmed6506
      @goushahmed6506 ปีที่แล้ว +3

      Badria maygeysiinoo 🙈 Well done wey iskacelisey Weriyaha, inay yartahayna weykamuuqataaa gabadhu lkn Hijiin kaweyn baasaaran (Caqli badaraa Rer Burco maa wax ugaleen, Mansha Allah

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 ปีที่แล้ว

      Daqiiqadee wye😅

    • @abdikarimshardi2641
      @abdikarimshardi2641 ปีที่แล้ว +2

      ​@@umuuneysnur7820 daqiiqada 48 waye

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 ปีที่แล้ว

      @@laqlaajisnugal2756 in qol lagu xirnaado maa aqlaaq u taqana nacaska taha cune

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 ปีที่แล้ว +18

    Badriyo aqli iyo aftahamnimo masha allah

  • @rumansheekh6572
    @rumansheekh6572 ปีที่แล้ว +24

    Ma sh alh badriya gabdhahan kama weyno muqaalkeeda weyn maalintee dhalaneysey ana taagna somalida muqalka qofka ee qimeeyan ma sh alh ilah haku deysto aqli xushmad wanag inaa isku darsatey ana marqaati ka ah❤❤ gabdhaha kalena ayagana deganan kamuqato hormar wacan dhamantiin❤

  • @sadiaamir5503
    @sadiaamir5503 ปีที่แล้ว +79

    Masha allah badriya waa very active dhinac walba way ka fahansantahay 😂

    • @mustafaaden736
      @mustafaaden736 ปีที่แล้ว +7

      Agree with you, she is very smart, maansha Allah, she has chosen the words carefully...Well done Badria!

  • @Mariaqueen07
    @Mariaqueen07 ปีที่แล้ว +15

    Badria so cute and talented girl masha allah and safa and shukri they played well on their role❤️👏

  • @user-xp2ts7wy2j
    @user-xp2ts7wy2j ปีที่แล้ว +17

    Safa, Shukri, and Badriya,
    Your performances in "Araday" were exceptional, and your beauty and talent are truly captivating. Your impeccable manners and bright minds are a testament to your upbringing and the values you hold dear. You are shining examples of the potential and promise of Somali youth, and I have no doubt that you will continue to excel in your careers and personal lives.
    Thank you for being such positive role models for young girls everywhere.
    With utmost respect and admiration,

  • @munirasaid799
    @munirasaid799 ปีที่แล้ว +47

    I like badriya gbr dagan oo kafiirsasha badan oo caqli leh ee umuqataa❤

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial9142 ปีที่แล้ว +10

    Badria she’s very brave and talented masha Allah.. keep moving up dia✌️

  • @amiishaa01abdulahi23
    @amiishaa01abdulahi23 ปีที่แล้ว +16

    Walee dd ba ka xun somalia ine heer garan wlhi ilah ddkaz dil qofki neceb somalia jormarkeda😢🤲

  • @TheComedyClips1
    @TheComedyClips1 ปีที่แล้ว +16

    Gabadha wariyaha waa masha Allah waa gabar xirfada saxaafada aad ugu fiican furfuran dabeecad wanagsan.

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +68

    What an awesome interview MashaAllah 💯
    The way they respond to every question was so amazing indeed, specially Badria.
    It's a start of a new journey for our new generation, I swear this new flowers can make better impact on SOMALI MOVIE INDUSTRY ❤
    This are the people we should be applauding instead of criticising or blocking their dreams. Viva #BileTv

    • @AbdulrizakNasteh
      @AbdulrizakNasteh ปีที่แล้ว +2

      Wan kufarxey musalsal kan wlhi ..horey usocda ❤

    • @lamxlo
      @lamxlo ปีที่แล้ว +2

      I was raised in America and I love this wallahi

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +3

      @@lamxlo Masha Allah, I was raised in Australia too and loving this💯💓 our people are growing mentally and spiritually TabarakaAllah

    • @salmamoalim6656
      @salmamoalim6656 ปีที่แล้ว

      ​@@lamxlo Same. It is nice to see the Somali community notice the problems in our country.

    • @abdirahman3869
      @abdirahman3869 ปีที่แล้ว

      That is true just we can say our peaple is be more amazing for the good work of the peaples so i sm saying forwalk

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +6

    Habluhu degdeganaa oo asturanaa maanshaa'allaah ilaahay ha barakeeyo anigu Safa ayaan la dhacsanahay hadalkeeda.

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 ปีที่แล้ว +36

    Arday, the best show in 2023. 👍 🎉 👍

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 ปีที่แล้ว +73

    Safa quruxdaada waan la dhacay 🎉 guula badan gaar yaan ragu qalbiga kaa jabin is ilaali alle wax ilaaliyee 🎉🎉❤

    • @yuusufaxmed5425
      @yuusufaxmed5425 ปีที่แล้ว +3

      xoolo waxa so qorto ma wayday

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +9

      Waa wiil fcn sida walashiis ayu uga naxayaa maxa kujaban raga ma wada xumo qaar xumaan kual rabo ayaa jiro

    • @yesbossxyzsomaliboy5981
      @yesbossxyzsomaliboy5981 ปีที่แล้ว

      ​@@yuusufaxmed5425 😅😅😅

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      @@yuusufaxmed5425 adigu ma xaad ku caysay? Hadu yiri wey quruxbadantahy uu na la taliyay ma ceeb ba???

    • @abdimidiaproduction665
      @abdimidiaproduction665 ปีที่แล้ว +1

      @@yuusufaxmed5425 is fiiri intaan ku fiirin

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Badriya waa Gbr Cod kar ah Dhammaan Jilaayaasha filimka waan salaamayaa keep going

  • @khadarbanow6451
    @khadarbanow6451 ปีที่แล้ว +27

    Badria should be the main character actor

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 ปีที่แล้ว +7

    MashaAlaah gabdhahena wxa idin Rajena hormar wcn ❤️Meshina kasi wada,
    Jilayaasha aa kufani doona no ahaan doontin❤️❤️😊

  • @Abdi-mk1xc
    @Abdi-mk1xc ปีที่แล้ว +17

    Mashaa Allaha. NAJMA:❤ she's a perfect and complete, actress✅👍.
    We also, don't forget🙏 Hibo and Zeinb, they played an excellent role.💯✅🤞✌️.
    So Love ❤️ you dears

  • @simaneyabdi969
    @simaneyabdi969 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah gabdhaha dhamantood wan u hambalyeynayaa hore usocda hormar wanagsan idin rajeyneyna kuligina wa kala darantihiin mashallah

  • @CabdiDahir-ki9nr
    @CabdiDahir-ki9nr ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin waa bilow fiican,dhalilo way jiri karaan,wàna La sixi karaa,horay ha looga sii socdo,kuwa cusubna ha laga sii fikiro.

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah adeerayaal waa filimkii ugu qiimaha badnaa ee soomaali soo saarto , guuleyta gabdhaheygiiyow

  • @aaminasalebaancige1119
    @aaminasalebaancige1119 ปีที่แล้ว +17

    Najma waa gabdha ugu quruxda baddan filinka

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 ปีที่แล้ว +66

    Badriya yahye ahmed ugas
    Codkar ✅
    Karti ✅
    Quruxded oo ay rer ugas utahy✅
    Helida hadalka iyo kalsonideda xad dhafka ah qofta wariyaha cadiyey u msertay kulaha ilmaha kaweyntahy lkn jawab kufilan lasiyey she is my girl❤

    • @malabey197
      @malabey197 ปีที่แล้ว +2

      Wariyada wey khaldaneyd nooh😂😂😂😂

    • @kingkhadar3469
      @kingkhadar3469 ปีที่แล้ว +4

      @@malabey197 she was trying to make her down u know but she is logic😘😁

    • @sundusmohamet4273
      @sundusmohamet4273 ปีที่แล้ว

      hhhhh🤣

    • @mumtaas3905
      @mumtaas3905 ปีที่แล้ว +1

      Ma mareexan ba gabadhu

    • @kingkhadar3469
      @kingkhadar3469 ปีที่แล้ว

      @@mumtaas3905 maya ayeeyaded abehed dhashy marexan ah😁👍

  • @zako9919
    @zako9919 ปีที่แล้ว +17

    ماشاء الله صفة هي شخصية مميز احبك استمري من نجاح إلى نجاح ❤️❤️❤️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah guuleysta waxa tihiin ubaxii dalka ❤❤❤

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah gabadhan waa af tahamad Somalia fiican ayaay taqaan aqoon bakade waa u wahlisaa ayada Aniga Maanta ka dib taageero u ahay

  • @addeboloow1051
    @addeboloow1051 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah gabdhaheena somaliyeed allah noodayo ❤❤❤❤

  • @ayzaryare1046
    @ayzaryare1046 ปีที่แล้ว +5

    M.a Gabdhaha inaba caadi maha aqlaaaqda iyo wanaaga 🥰Waliba Bardia waan ku wataa

  • @qaasimxaashifaarax9752
    @qaasimxaashifaarax9752 ปีที่แล้ว +2

    Najmo waa afatahanad usku kalsoon taas macnaheeda maaha inaa wayntahay,
    Keep going siter.

  • @yusufaden5806
    @yusufaden5806 ปีที่แล้ว +23

    Badria talented,cute and natural lady ❤

  • @lethality6285
    @lethality6285 ปีที่แล้ว +47

    47:27 that shade towards badria was so uncalled for. Why would you assume she’s older than the other 2 girls and make her feel like she’s an old lady. they’re obviously around the same age group so that comment was weird. Even badria was offended by it

    • @drssacdiyazuuzaana7929
      @drssacdiyazuuzaana7929 ปีที่แล้ว +6

      Aniga xitaa gabadha wariyaha ah waan la yaabay wayo waa loo jeedaa inay 3 duba isku da'aad yihiin oo aysan waxba ka weynayn maxay u leedahay 2 da kale wey ka weyn tahay

    • @Theacademichouse
      @Theacademichouse ปีที่แล้ว +4

      That was super rude wallahi

    • @Theacademichouse
      @Theacademichouse ปีที่แล้ว +6

      But badriya waa isdifaacday Mashallah

    • @dreamgirlh9859
      @dreamgirlh9859 ปีที่แล้ว +1

      Badrirta waa Naag wayn maxey isku yareneysa 😅

    • @amruunmohed739
      @amruunmohed739 ปีที่แล้ว +2

      Badria ma kaweyna gabdhahaan kaliya weyka muqal weyntahay dhuubnida wax laguma qiyaaso

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 ปีที่แล้ว +17

    Ma Garan karo Inaad Arki Doontaan Qoraaalkayga Dhamaan Saddexdiina Atariisho Lkn I Hope Inaad Arki Doontaaan Waxaan Rabaa Inaan Adin Dhoho Waxaaa Tihiin Gabdho Hibo Leh Waliba Sadexdiina Inaaad Kala Jiliin Tihiin Oo Idiina Isku Mid Ahayn Waxaadna Leedihiin Soo Jiidasho Waliba Ilaaa Heee Calami Ah Waxaana Idin Leeyahay Keep Up Waan Idin Jeclnahay Waana Idin Taageeraa My Sweethearts 💯🙏🥰

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah waa gabdho aad u qurux badan and they are so sweet😊.

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 ปีที่แล้ว +14

    Safo adigana talent ayaa lee dahay keep going abayo ❤🎉😊

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 ปีที่แล้ว +3

    Badiya mnsh allh talenta gaar ah by ledhay🎉🎉🎉 hipo iyo shukri perfect wlhi dagnan iyo jiliin wangsn

  • @bisharoibrahim9512
    @bisharoibrahim9512 ปีที่แล้ว +2

    Waa gabdho firfircoon hormar inay sameyan u diyarsan gaar ahan batria she so smart codkarnimadeda iyo qaabka xigmada leh u jwbeyso keep going

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +73

    TAN WERIYAHA AH WAA UNPROFESSIONAL. DALSAN TV TV CIYAALED BAAA TIHIN. BADRIYA IS AMAZING . SHE'S LIKE A QUALIFIED TALKER. SHE'S SMART LADY. BADRIYA 5 🌟 ⭐ 🌟 ⭐ 🌟 BAAN SIIYE .

    • @Zakari2
      @Zakari2 ปีที่แล้ว +1

      Daqiqada qaladka kujiro isheg

    • @mascudmohamed5674
      @mascudmohamed5674 ปีที่แล้ว

      badriya gabadha la dhoho waa lagu gafay khaladkana waa qasab inad qadatiin

    • @maryamali9880
      @maryamali9880 ปีที่แล้ว

      @@mascudmohamed5674 maxa waye gafatikn

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 ปีที่แล้ว

      @@mascudmohamed5674 gaf nocma wye ma ujedi ye

    • @dabdheere5724
      @dabdheere5724 ปีที่แล้ว +1

      Daqiiqada 48 waxaa lagula kacay gaf cad waxaana saxaafada ka reeban in qofka cirdigiisa iyo da.diisa la mala awaalo

  • @maimunabdinorawaale543
    @maimunabdinorawaale543 ปีที่แล้ว +41

    qofta wariye nuuce weye qoftan ilkah bilah leh✋

  • @farhanabdirashed9187
    @farhanabdirashed9187 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah gabdhaha waxaan leyahay keep going

  • @mohamednokia8476
    @mohamednokia8476 ปีที่แล้ว +2

    Best wishes for the talented amazing girls, Arday movie is good enough looking forward for ur bright future

  • @farhanmaalim5820
    @farhanmaalim5820 ปีที่แล้ว +2

    woow ladies are so smart in their reply and they look so professional for sure keep up ladies 🎉

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw masha allah hablahan yaryar ee filim ka jilayay wan ka helay wlhi
    (Qurux akhlaq wnagn af tahanimo jawab ficn )
    Waxan leyhy gulaysta qof walba oo dhalil idinla imada ha u jojinina keep going
    Gabdha wariyaha ah xooga khibrad badan malaha dadka markay waraysanayso hadalada qaar haiska ilaliso

  • @mohamedibrahim-io1pi
    @mohamedibrahim-io1pi ปีที่แล้ว +1

    Wan jeclan laha in an kaqeybe galo filmkan walahi ruuuntii oo an waliba safar uso galo adis ababa to soomaaliya❤❤❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว +23

    Safiya qurux waaku haystaa Ani 😂
    Maasha alah guuleysta gabdhaheena❤

  • @musedirshe3143
    @musedirshe3143 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah to all of them they be making us proud

  • @maxamedidow6571
    @maxamedidow6571 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah badria allaha xafido so beautiful amazing so keep going

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 ปีที่แล้ว +24

    They are so talented and intellegence❤

  • @adowahmed9447
    @adowahmed9447 ปีที่แล้ว +9

    badriya waa aftahan masha Allah

  • @sabirin-sc4bu
    @sabirin-sc4bu ปีที่แล้ว +22

    Habartan wariyaha aqlaq uyeela wax maso baran miya gabadha najmo sey ula hadleso kama helin🤌😏😏😏

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 ปีที่แล้ว +6

    Badria codkeda kahelay codkeda jecladay Najmo I love you Abayo 😍😍🥰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhaha oo dhan sa fiican ayeey u jileen musalsalka wey noo sheegeen meesha ey ku soo koreen laakinse Badriya arrintaas wey ka gaabsatay anaga oo jecel in aan ogaano meesha ey mu dhalatay iyo meesha ey ku soo barbaartay.❤❤❤❤😊

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 ปีที่แล้ว

      Waxay rabto ha ahate wa gaber aqlibadan❤

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 ปีที่แล้ว

      @@nafiso7343 Abaayo gabadha in ey caqli badantahay aniga ayaabo u qiraayo, laakinse su'aasha ayada ey ku socotay, adigana waa iska soo gashay jabaabtaada meel kale ayaa ila aaday 😂

  • @nicima-vv7hp
    @nicima-vv7hp ปีที่แล้ว +2

    Masha allh gabdho aad ufiicn oo wanag badan ka muuqdo weyaan❤hore usocda

  • @abdikarimgebriel3719
    @abdikarimgebriel3719 ปีที่แล้ว +2

    BADRIA ama najmo atariishada flimka waa gabadh haybad u leh qaab jiLiiinkeeda +deganaan iyo emotional conveys / qaab dareenka ay soo gudbinayao👍

  • @Badran_0
    @Badran_0 ปีที่แล้ว +7

    Badriya she is so talented 😍🦋

  • @MuhammadAmin-so7gu
    @MuhammadAmin-so7gu ปีที่แล้ว +24

    Gabdhaha wa gabdho diyaarsan oo hadli og, shaqadodana aad u yaqaan, lkn gabadha wariyaha ah kuma haboonen in ay wareesato gabdhahaan, aqoon badana umalaha filimada iyo qababka loojilo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +25

    علي فكره انا من اشد المعجبين للممثله الفنانه صفه مزيدا من التالق يا نجمه

  • @abdifatahbahsane1312
    @abdifatahbahsane1312 ปีที่แล้ว

    Masha allah runtii waa gabdho aad u caqli badan waan hambalyay Nayaa ❤

  • @YaasmiimMaxamed-yg5nh
    @YaasmiimMaxamed-yg5nh ปีที่แล้ว +1

    Sadexdiina gabdhood mashaallah waad quruxbadanfihiin keep going sisters

  • @cabdalemoosto8516
    @cabdalemoosto8516 ปีที่แล้ว +9

    Hablahan waa stars cusub mashalah ❤ mashalah

  • @WajirLives14
    @WajirLives14 ปีที่แล้ว +9

    I love the confidence of Badria, indeed I can conclude that a Priyanka Chopra of Somalia in waiting keep going.

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 ปีที่แล้ว +8

    Shukri sido kle talent ayaa lee dahay keep going ❤🎉

  • @AdanBishar-bq3sw
    @AdanBishar-bq3sw ปีที่แล้ว +2

    Badria is a smart lady. mashallah may you prosper with your life.

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir ปีที่แล้ว

    Wan ka helay gabdhahan Mashallah very talented and amazing ladies ❤

  • @habifarhanhabifarhan6614
    @habifarhanhabifarhan6614 ปีที่แล้ว +9

    M.a ani pilOwgii filimkapa wxn ka helay padra l like wlhi keep gO¡n 😅😢

  • @farihaheyle7465
    @farihaheyle7465 ปีที่แล้ว +2

    Wow ani kahele safa io shukri io badria dhamaantiin guul nii rijeynayaa🎉

  • @hamdiaralle3273
    @hamdiaralle3273 ปีที่แล้ว +1

    Badria masha alaah she is smart sida suaalaha ugu jawabeyso waa ka baxasatay

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 ปีที่แล้ว +3

    Wow m.a dhamaan jilayaasha flimka waan salaamaa

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 ปีที่แล้ว +5

    Najma aka Badria salute you girl you are gem💪🏼💪🏼💪🏼, Zeinab my hoyo’s name you are blissful and safar is calm cool collected 👩. Salute everyone of you and the producer , directors and everyone involved . Proud of you👏🏻👏🏻👏🏻

  • @mohamedabdisamed9909
    @mohamedabdisamed9909 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Alle habarakeeyo dhamaantood❤❤❤❤❤

  • @maymuuncali2000
    @maymuuncali2000 ปีที่แล้ว +1

    Safa hore u soco gacalo 🥺😍