لااله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله الحمدلله الله اكبر لا اله الا الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 1:23
Guuruubyada fasa haatka ma laga Hadlo matka kuwa kheerka lagu mashquulayo diinteynu wa diin saban kasto iyo waaqic kasto la jaan qaadeyso xilgi nabiga maloo baahnaay guruub iyo wax lamida wa maya oo nabi muxamad ayaa joogay ilaahay xaq hanagu sug
Arinkaan dadka si fududbay udhahaan lkn marka intarsia qof oo illahay xusaysay aay joojiyan xanunkaas qof immanent leh baa daremikara intaa arinkaa la ilmeyay xisab malahan lkn illahayjortisaa ku xisabtamayna kan wax xukima kan ugu xun wangsan baa inakala xukumaya
لااله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله الحمدلله الله اكبر لا اله الا الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 1:23
Dadka qaar negative kaa batey marka ha u bixin inshaalaah
Wall qali fadlan fadlad mcnto igudar gurub ka wan ubahanahay wall qali ilaahay dar tii iigu dar fadlan wall halken kal xidhidh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Keep going my sister mcn Allah bless you all Jannah amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yarabi kheir bathan anaxureshena walashey mcn
Walal aniga berigee hore faaidada adkaar maan aqoon runti wax badan ayaan ka bartey Jzka Allah kheyr 🎉
Sterio waa qurxisey maashaalaah @
Subxanallah yaarabi xaqanagusugu
Guuruubyada fasa haatka ma laga Hadlo matka kuwa kheerka lagu mashquulayo diinteynu wa diin saban kasto iyo waaqic kasto la jaan qaadeyso xilgi nabiga maloo baahnaay guruub iyo wax lamida wa maya oo nabi muxamad ayaa joogay ilaahay xaq hanagu sug
Keep going abaayo dadka hadalkood hau joojin❤🎉
❤❤
Abayo fadumo adiga io anagaba xaqa allaha nagu sugo
Fadumo wall isoo jawab fadlan
Bayo wxaa ha ujoojin hana noba shegin dadkii wxaas qadanaya oo diintisa marti ka aha asaga iyo ilaaahis
Groupka anigaa rabee xagee ka helaa abbayoy
Waa yaabka kun meloo furan oo malayacniga iyo munkarka ufuran ba cadibay utahaye mxaa khayr udiiday group yo
Alaah kaxishoda oo kharkena nodaya
Group ka igu dar wll
Fadumo xataa waxa jira kuwa dhaha digriga badan waa lagu Waasha hhhhh markas dadka qaarba runmoodaya