Sidee tayada maskaxda loo koriyaa | Dr Daniel Amen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2024
  • Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta, kiristanka, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
    2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
    3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"
    4: muuqaalo documentary ah sida kuwa al jazeera iyo DW
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com
    00:00 - intro
    00:30 - Taariikhda xaaska Dr Daniel Amen
    05:02 - talaabooyin ka 11ka ah ee kobcinta maskaxda
    07:20 - talaabada 1aad
    08:55 - talaabada 2aad
    11:20- talaabada 3aad
    13:42 - talaabada 4aad
    16:41 - talaabada 5aad
    18:54 - talaabada 6aad
    20:51 - talaabada 7aad
    21:28 - talaabada 8aad
    21:58 - talaabada 9aad
    22:34 - talaabada 10aad
    23:03 - talaabada 11aad

ความคิดเห็น • 129

  • @maognahay
    @maognahay  3 ปีที่แล้ว +158

    😁😁😁Baryahan turjumidii waan laqabsaday, Tusaale ahaan
    Muuqaalkan maanta 7 saac oo kaliya aan codayn iyo edit garaynba kudhameeyay, sidoo kale awal hore kolba inyar 5 ilaa 10 sikin dhagaysan jiray oon codayn jiray lkn hada daqiiqad wax kudhaw halmar dhagaystaa kadib aan kuyaaciyaa intuu yidhi iyadoo soomaali ah 😂😂😂.

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 3 ปีที่แล้ว +15

    Habeenkii inla seexdo fiid hore waa sunadii nabiga csw soona kac 2dambe waa salaatu layl xiliga dambe

  • @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847
    @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigaa uugu horeeya asxaabay liketa hala dhaafina😁

  • @deeqomahmudahmed8239
    @deeqomahmudahmed8239 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid walaal ino so badi barnamishyadan oo kale, walaalayaal Saliidaha laga helo loosyada kala duwan wa u ficanyihiin maskaxda iyo quraankoo la aqrusto

  • @MindFuel364
    @MindFuel364 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah wll waad ku mahadsantahay soo jeedintaada wngsn 👏

  • @qadanissa9840
    @qadanissa9840 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo. Aad. Ayaad umahadsanatay. Dadaalkaaga. Adigana. Faaida. Kuugujirta. Dadkana. Waad ufaa idaynaysaa.
    الله يبارك ويجزيك الخير

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks MA OGNAHAY channel. Waa mowduuc muhim ah.

  • @idaomar5967
    @idaomar5967 3 ปีที่แล้ว +2

    We love you aboowe shukran

  • @hamzekhadar295
    @hamzekhadar295 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mawduuc muhiima, aad baad u mahadsantahay.

  • @gabeyreofficail7616
    @gabeyreofficail7616 3 ปีที่แล้ว +5

    .masha allah wa chanal cajiib mahadasanid walalkey

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walal waqtigaaga qaaliga aad galisay waana ka faaiiday inabadan oo caafimadka la xirira alle haku karaameeyo

  • @mohamaddekmaslahabdalla7708
    @mohamaddekmaslahabdalla7708 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Thanks bro

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll hore u soco 🙏

  • @abdinasirhajimohamud9163
    @abdinasirhajimohamud9163 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH ku sharfo walal. Aad baan ugu faaiday

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahey haku xafido wixii an ga ubahanahay ayaat nokenta sida anaga oo ku sheegnay oo kale rabi yaxfidak

  • @idaomar5967
    @idaomar5967 3 ปีที่แล้ว +2

    Magacaa aboowe aad ayaan kuu taageera from sweden❤💯💯

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 ปีที่แล้ว

    Masha Allah war muhiimah ayaad soo turjuntay mahadsanid walal

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha Kaa ajar siiyo inder.. hore usoco ++

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhanalah anaa iga hadleysaa bro 😭😭😭😭😥 waxaa isku khaldee biyaha iyo dadka xataa mararka qaar

    • @maognahay
      @maognahay  3 ปีที่แล้ว +3

      Alle hakucaafiyo Inshaa-allah
      Laakiin waxaa laga yaabaa inaad shakiday wll, niyadana khayr usheeg dhakhtar fiican na utag

    • @bushramaxamed8463
      @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว +4

      wll ilahay haku caafiyo
      fikirka iyo waxtabahas iska ilali qur aankana badso

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb Thanks Keep going really mahadsanid 👍👍👍👍👍👍❤😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤

  • @raxmakiin6877
    @raxmakiin6877 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my brother

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah barnamijkn waa mid waxtarleh jaskalhu khyra

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว

    Thanks MA OGNAHAY.

  • @daganaansho1279
    @daganaansho1279 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalaah wll

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 3 ปีที่แล้ว +8

    Sxb facebook sameyso somalida app ka ugu badan ey isticmaasho facebook marka halkaaz dad badan kasoo wado

  • @LEK918
    @LEK918 ปีที่แล้ว

    Thanks wll ariin muhiimad ka hadashay

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaqa wacan sxb sare 🙏👋👌👍

  • @mustafeabdinasir6404
    @mustafeabdinasir6404 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going

  • @mahamedmahad889
    @mahamedmahad889 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah wll

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 3 ปีที่แล้ว +5

    Omage 3 waa fish oil ama subaga kaluunka caafimaad ahaan aad buu u fiican yahay jir ahaan iyo maskax ahaan qeeybta xasuusta ayuuna xoojiyaa waana medicine/kaniini aad wax gal ugu ah xusuusta

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allah run ahaantii
    waxyaabo aayna bulshadeenu kubararug sanaayn ayaad nosoo tabisaa jasaka allahu khaayr
    maanta drka kaftan midhan ayuu ahaa xaaskisa aad ayuu ujecelyahay waxyabaha inanta laguoo jitana wuu inuu shegay
    maskaxdeena qaabkaan ugawarhaayn lahaayn sidookale
    casfuraayn bixajar waxid
    chanalka ma ognahay ❤❤

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 7 หลายเดือนก่อน

    Soo badi sxb video yada nuucan

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 3 ปีที่แล้ว +1

    anon daawan baan like saaray love you Guys

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @fahiimofaarax5897
    @fahiimofaarax5897 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah usoco 🙏🙏👍👍💯💯💔

  • @sooyaalkamedia5533
    @sooyaalkamedia5533 ปีที่แล้ว

    Zxb waa mahadsanthy

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 3 ปีที่แล้ว +2

    Horay u soco sxb aad baan uga faaiday muqaaladaada ,aniga youtube markasta waan fiiriyaa bal inaad muuqaal soo dhigtay ''"sxb mawduucyada cilmiga psychology la xiriira noo soo badi mahadsanid

  • @deeqsuldaan6091
    @deeqsuldaan6091 3 ปีที่แล้ว +1

    Baryada iskadaaya faaiidaysta ninkana usaaara like qarafada iska
    Daaya

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 8 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @najaax111
    @najaax111 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah Nosobadi wllky dhanka maskaxda waa muhem waaye waxii kuriya maskaxda waxaan kusocnaa maskaxda 🧠

  • @ibrey4578
    @ibrey4578 3 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwais5370
    @abdiwais5370 ปีที่แล้ว

    Haaa wa sax

  • @goodtoread
    @goodtoread 3 ปีที่แล้ว +1

    Habeen kasta markii aan seexanrabo waxaan dhagaystaa fiidiyowyadaada. Jazakkhalah ya ustaad

  • @Daahir-km3ij
    @Daahir-km3ij 7 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaybahan wax laga faa idayo
    Boosoo badi zhp sida
    Technologyga iyo caafimadka

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Da noqdo

  • @abdallajama4832
    @abdallajama4832 ปีที่แล้ว +1

    walhi masha allah in bdn Ayaan radinaye maw ducaan mahadsanid walaal qali❤

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Blood flow

  • @DHIIRIGALIYE681
    @DHIIRIGALIYE681 ปีที่แล้ว

    🎉😊

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof pa hami ayu kaleyahy social media gar ahn youpka Ka hamigay gu wa1k Ada igarsin Kara wlshy or walkay 💙🤩💙

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @somaliislamicchannel8951
    @somaliislamicchannel8951 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaaloyal#aduunka CIsi iyo sharaf Ku noolada akhirona janno Ku noolada walaaloyal kaqaybaata hormarka#channelka#oo#fadlan#subscribe#saara

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 ปีที่แล้ว

    💟😍

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @beerqaad
    @beerqaad 3 ปีที่แล้ว +1

    emaga 3 waa kanii waa dawo u wanaagsan wadnaha inta aan ka warqabo badanaa wadamada qaboobaha aad baa looga istocamalaa si maalinla ahne waa loo qataa koleey saliida kaluunka waa y ku jirtaa qulqulka dhiigane waa ay u wanaagsan tahay, kolkaad isticamaasha jirka nashaad buu helaaaa. aqoon cafimaad ma lihi lakin kaniinkaas waan isticmaalay

  • @qalicutie8773
    @qalicutie8773 3 ปีที่แล้ว +2

    Ani Finland kunolahay omg3 waxay kudaran inta badan dhecanka dofarka sas darted macuno familkena, omg3 wa saliida malayga ama malayga cadiga kanini vitamin laga dhigay. Qofkii malayga fareshka cunana uma bahno kaniinigaas inuu qaato.

  • @calicabdi5701
    @calicabdi5701 3 ปีที่แล้ว

    Alsheimers disease and dimentia waawareey illaahow maskaxdeena hagaaji anagane wixii caafimaadkayna ah waan kudadaalaynaa inzhaa allah

  • @abdisalamzalendo4193
    @abdisalamzalendo4193 3 ปีที่แล้ว +1

    Awadkey maarkin wax cafimadkeynau fican sogiliyo walal adaiad maya umahadsantahay Canada allaha kawarawiyo

  • @dalsoorcommercialcompnay5558
    @dalsoorcommercialcompnay5558 2 ปีที่แล้ว +1

    adbnan usugayay waana amhadsan tahy

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayaa umahadsa tahay

  • @bashiirmacalin2006
    @bashiirmacalin2006 3 ปีที่แล้ว

    Waa kumahadsan tahay hosha aa nooheyso oo waqtigaaga kubaxineyso ileyn Anaka xataa faaido ayaa kuqabnaa arimaha wnagsan aaa sow gudbineyso inkastow waay kaaga baxay LKnse Wax ayaa ka faaidnay mahasnid ebow

  • @khaalidbiijo870
    @khaalidbiijo870 3 ปีที่แล้ว

    Mahafsnid

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    SHARE

  • @dahiradam7634
    @dahiradam7634 3 ปีที่แล้ว +1

    Moble qoralka lagama akhryikaro
    Thanks

  • @Omaarofficial
    @Omaarofficial ปีที่แล้ว

    13:18 = Omega-3 Fatty Acids: Waa nafaqooyin lagama maarmaan ah taas oo macnaheedu tahay inaan u baahanahay inaan ku qaadanno cuntada sababtoo ah jidhkeenu ma samayn karo. Intaa waxaa dheer, waxay leeyihiin faa'iidooyin caafimaad oo dhowr ah-
    (Waxeyna ka qeyb qaadataa xusuusta, barashada, caafimaad qabka maskaxda, iyo shaqeynta wanagsan ee maskaxda).
    Waxaana laga helaa kalluunka qaarkood, iyo sidoo kale dhirta qaarkood sida lawska .

  • @gaanishow9650
    @gaanishow9650 3 ปีที่แล้ว +2

    WLLO ILAAHAY DARTII SUBSCRIBE IIGU SAAR

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Livd

  • @abokorabdilahi8520
    @abokorabdilahi8520 3 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay jazaagaga janada ha ka dhigo wlo xata magacaga ma naqanee kkkkk

    • @maognahay
      @maognahay  3 ปีที่แล้ว +4

      😁😁😁 khadar johar

  • @Somali_arts
    @Somali_arts 2 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Kayarado

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Kalloonka aad ucunin

  • @Ayub-mohamud6707
    @Ayub-mohamud6707 ปีที่แล้ว

    Sxp lipiska dumarka mxaa kwdaa micnha 😳

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Cafiladkada kawarheyso dhaqan xun leh mana drensado waxbarashada faideda ayledahay

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar ปีที่แล้ว

    Walxaha lagu sarqaamo nikotiin so sad

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    FACEBOOK

  • @suhaybnasir6643
    @suhaybnasir6643 3 ปีที่แล้ว

    wall codkaaga si fiican loo MA maqlaayo

  • @user-mm2gv8og6z
    @user-mm2gv8og6z 3 ปีที่แล้ว +9

    Runtii chanel aan aad ula socdo koor kasta oon waqti u helo aad baan uga faa'idaystay ALLE waxn kaaga baryayaa Wll inuu alle hamigaaga kuu rumeeyo
    جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Dameshiya maskaxda qabka horo dhan aya burburta

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Sea reactive protein wala ogada

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 ปีที่แล้ว +1

    MHD SAND WLL

  • @cabdilaahi2846
    @cabdilaahi2846 3 ปีที่แล้ว

    Qoraalka lama arkayee isagoowaawayn soodhig soo turjina wadmahadsantay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    FACEBOOKS

  • @maxamedshariifxasan-hx7gr
    @maxamedshariifxasan-hx7gr 4 หลายเดือนก่อน

    mala arko qoraalka

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Omega 3fatyacid

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 ปีที่แล้ว

    Buugaas yaa magaciisa dhamysa ii shega fdln

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 3 ปีที่แล้ว

    Lipstick danbe layguma oga
    Dhibta i heysato hadaa fahmay
    Marka yaraa e school dhiga jiray xifdiskayga aad buu u sareye markan jamacad bilaabay o lipstick marsaday fahamkayga iyo xifdiskayga hoos buu u dhacay

  • @daahircaddaani2318
    @daahircaddaani2318 3 ปีที่แล้ว

    Waan soo qaatay cudurkaas

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    La boodbodayo

  • @sacdiyacabduqaadir5108
    @sacdiyacabduqaadir5108 ปีที่แล้ว

    Jimicsi

  • @hodanabdulle4660
    @hodanabdulle4660 ปีที่แล้ว

    Hhh wlhi waa xaraabo qosolkiba igadhamaysay mucjisaad tahay

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantahay. Markaan u noqono Quraanka Kariimka ah Allaha Wayn sow nama oran
    (" Cudur Kaste Daawo leeyahay" ). Depression waa ku badan yahay Somalida waxay dhahaan Buufis.😂😂

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal bal wir waakaas qof subaxdii markuu soo tooso quranka aqriyay misna hamigiisa sareeyo oo alle jecel iyo aakhiro wlaaahi kuma dhaco 5 Salaad waqtigeeda ku dukado Balse wax walbo ikhlaas in eey yihiin waa muhiim oo camalkaas alle dartii yahay kaidb bal haku dhaco bal qofkaas

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Livd