Waxaa Muhim in dhamman la soo ururiyo taarikhdi halka ay Somaliland kagagga jirtey dagalkii kuwad iyo kii labad ee duunidda.taarikhdasi waa Muhim oo calaamka oo dhan.wuxuu waa rururiya.hasayeeshe waxaa somaliland siyasiin kuwo u badan lacag raadis.
somaliland weligeed lama gumaysan imisan u sheegayy dadka ogada taas somaliland weligeed gacan gumaysi ma gelin ciidamada aaragtaan marki calanka la tagayay baa la keenay isagoo baryatamaya lakiin markii hore way diideen in ciidmo la keeno somaliland lakiin waxaa la keenay taliyaal keliya somaliland 1884 bay diidaay in ciidamo la keeno inay ku dhalan ama ku aasan maydkoooda odaysha yidhahda xiligii gumaysiga aad bay u khaladan yihiin taiikh beena noo samanayan
HABAR DHILLO AH AYAA MAR WALBA LAGA SHEEKAYNAYAA, WAAR UMADAN SOMALILAND WAXAA KA DHASHAY AXMED GURAY, MAXAMED CADULLE XASSAN, KUWAA KA SHEEKEE INTAA DHILADAA SIILKA WEYN AAD KA SHEEKAYNAYSO
Shirki somaliland iyo Somalia loogu qabtey 2010ki London wuxuu ahaa mid lagu afduubayey somaliland.figradda shirka waxaa laga soo cuties dibouti.hasayeeshe waxaa loo rarerey London. Islamarka wakhti yare ka dib waxaa ambaqaadki shirka loo rarary dhinaca uae.mudo yar ka dib ayaa haddana loo rarerey xagga turkey. Ugu danbeyn ii wuxuu shirki ku soo biyo shuubtey meeshi ay figraddi ka timid ee dibouti.dhammam Shiraka waxaa ka soo baxay in ay somaliland iyo Somalia ay wada hadlaan iyada marwalba dhinac la iskaga dhigaya codki dadweynahaa ee gooni isku tagaa ahaa ee la qaadka 1995ki.sida weli dawladda ay xukuumi jirtey kama muuqato ciid lala. Sida awgeed waxaan la yabanahay subantarctic ay calaamku u hortagaan yihin ictirafaa somaliland oo wax kasta oo ay xukuumadda leedahay looga warwaregayaa.
Somaliland British protectrate As history indicate somaliland and Somalia were politicalyl tow different countries since the division of Africa in 1884. Somalia was a conial tertoriy by Italin government. Now somalia can't avoid to manage by themselves.better they Italian government to rule again once they fedup by extremist or even their leaders are share holders the extremists.
British somaliland protectrate . Historically somaliland population originally pastoralist and animal herds. Hides and skins somaliland waxay leedahay jireen magac ganacsigga loo yaqaan. Berbera black head dry suspension.
War wax been badana kulaha babuur ayaa laga so hor mariyay wey idin gumestay mxd u qarineysaa tariqda wey qorantahay mida kale mxy xuriyad idin sin wayen been been wale tariqda waa la hayaaa aqli yaridin bada yaa aye idank saxixden ila hada xebahena aye jogaan
Waar waa iga talo Kuwan saxaafad samayska ahoow fadlan soo barta sida loo akhriyo ama loogu dhawaaqo luqada English-ka afkiinii maaha laakiin iska soo saxa wax kasta waa la bartaa waa ceeb iyo jaahilnimo wayn markaad leedahay queen Elizabeth waxa la moodaa inaad leedahay "kii ina abees"
Alle ha jaabiyo cadowga somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland
Guul Somaliland
Reer somaliland ay ka caqli badnayeen somalida kale waligeedba
waa taariikh aan.saliyo barlehayn xaqiiqdana kafoq.reerka.boqortooyada.ingriiska. gabadha.somaliwaqooyi.katimid.tiina.borama ayaytimid. waar wax.runah.sheega
Talyaaniga markuu ka tagey Koonfurta Soomaaliya xataa paaylootka iyo Injineerka sameeya diyaaradda Soomaali ayeey ahaayeen !
I see someone stupid and ignorant jealous people re saying here, this is not true. But this history is correct and true, whether you like or not.
Maasha allaah cadowgu hajabo soomaalilaan
Waxaa Muhim in dhamman la soo ururiyo taarikhdi halka ay Somaliland kagagga jirtey dagalkii kuwad iyo kii labad ee duunidda.taarikhdasi waa Muhim oo calaamka oo dhan.wuxuu waa rururiya.hasayeeshe waxaa somaliland siyasiin kuwo u badan lacag raadis.
Midnimo = intaydana anhaysto intiinana noogu soo dara sidii caadadu ahaydna waxaan doono an idinka yeelo! Maya Maya Maya taasi markale dhicimayso ee intiinu ha'idinku filaato haddaad Caqli leedihiin! Alxamdulillahi Rabil caalamiin Rabiyow Somaliland dhowr Cadowgeedana Danbas Dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin.
Somaliland waxay mudan tahay in ay calaamku aqoonsadan sii loola baxo khayradka ku duugan somaliland.
Ader wax khayrad ah kuma jiro waa dhul qalalane ah
somaliland weligeed lama gumaysan imisan u sheegayy dadka ogada taas somaliland weligeed gacan gumaysi ma gelin ciidamada aaragtaan marki calanka la tagayay baa la keenay isagoo baryatamaya lakiin markii hore way diideen in ciidmo la keeno somaliland lakiin waxaa la keenay taliyaal keliya somaliland 1884 bay diidaay in ciidamo la keeno inay ku dhalan ama ku aasan maydkoooda odaysha yidhahda xiligii gumaysiga aad bay u khaladan yihiin taiikh beena noo samanayan
Wadadkii Waalaa ayaa xaasidnimo dadka ku diray wax kasta oo horumar oo Great Britain ka dhisi lahayd Somalilaand 80 sanadood ee dalka ay xukumaysey. Wadamadii kale ee Britain xukumaysey, sida Cadan, Kenya, Ugaandha, Sudan, Masar, Tanzaaniya, Nigeriya iyo Gaana Britain waxay u dhistay magaalooyin casri ah, wadooyin casri ah , maamul dawladeed iyo ganacsi casri ah, dugsiyo sare iyo jaamacado. Waxaa iyo wax ka sareeya ayaa Ingriis madaxdhaqameedka dadka waqtigaa u soo jeediyey, laakiin wax yar iyo wax weyn wadaado diinta in yar ka yaqaana oo Wadaadkii Waalaa xaasidnimo dabada uga riixayo ayaa ganafka ku dhuftay. Somalia oo Talyaani haystey oo Majeerteen gaadhwade u ahaa, Mad Mullah muu faragelin waayo tolkii ayuu horumar la doonayey ( Talyaani xitaa kinisada Afrika ugu weyn ayuu Muqdisho ka dhistay. Mad Mullah wuu arkayey muu faragelin ). Talyaanigu wuxu Muqdishu ka dhigay magaalo cad oo casri ah . Ingriisku labada dugsi sare ee Shiikh iyo Boorame iyo dugsiga farsamada gacanta ee Hargeisa iyo idaacada Hargeisa mooyee wax kale oo la taaban karo kama dhisin. Wuxu soo jeediyey in jaamacada Kampala ee Yugaandha iyo jaamacada Gordon ee Sudaan labadaba uu Somalilaand ka dhiso laakin wadaado aqoon gaaban oo dabada uu ka riixayo Mad Mullah oo diidanaa in Somalilaand horumar gaadho ayaa ishortaagey iyakoo ku andacoonaya diintaa nalaga saarayaa. Muxu Sudaan diinta uga saari waayey ? Sidaas ilaa waqtgii i Ingiriiska ayaa Somalia horumarka Somalilaand la dagaalamaysey .
HABAR DHILLO AH AYAA MAR WALBA LAGA SHEEKAYNAYAA, WAAR UMADAN SOMALILAND WAXAA KA DHASHAY AXMED GURAY, MAXAMED CADULLE XASSAN, KUWAA KA SHEEKEE INTAA DHILADAA SIILKA WEYN AAD KA SHEEKAYNAYSO
xabiibti siilka ha inaga sheegsheegine aamus aduunyada siilbaan ugu jecelahay walaahi inan haben iyo dharar kasaaro madoono
Shirki somaliland iyo Somalia loogu qabtey 2010ki London wuxuu ahaa mid lagu afduubayey somaliland.figradda shirka waxaa laga soo cuties dibouti.hasayeeshe waxaa loo rarerey London. Islamarka wakhti yare ka dib waxaa ambaqaadki shirka loo rarary dhinaca uae.mudo yar ka dib ayaa haddana loo rarerey xagga turkey. Ugu danbeyn ii wuxuu shirki ku soo biyo shuubtey meeshi ay figraddi ka timid ee dibouti.dhammam Shiraka waxaa ka soo baxay in ay somaliland iyo Somalia ay wada hadlaan iyada marwalba dhinac la iskaga dhigaya codki dadweynahaa ee gooni isku tagaa ahaa ee la qaadka 1995ki.sida weli dawladda ay xukuumi jirtey kama muuqato ciid lala. Sida awgeed waxaan la yabanahay subantarctic ay calaamku u hortagaan yihin ictirafaa somaliland oo wax kasta oo ay xukuumadda leedahay looga warwaregayaa.
Ingiriiska markuu ka tagey Waqooyiga Soomaaliya muxuu u qabtey ?
xataa Doowladda Hoose uma sameeyn
Viva somaliland forever for life
Somaliland British protectrate
As history indicate somaliland and Somalia were politicalyl tow different countries since the division of Africa in 1884.
Somalia was a conial tertoriy by Italin government. Now somalia can't avoid to manage by themselves.better they Italian government to rule again once they fedup by extremist or even their leaders are share holders the extremists.
Aniga waanba yaawayee somalilan maxay ugu ololeyneysaa masax banaani . Soomaaliland waa maamul goboleed ee lasocda midaas.
#somaliya guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Woow somali land guul xuriyadi macan maxa qarsoon runto waa rum
British kuu muxuu somaliland uqabtay ictiraaf beey nasiin waayene hadal meel waaye beey nagu dhurayaan kuwan hadlayaa😏
Maanta koonfur baa idinka sharaf badan waxaad tihiin had geed waayay
Baaben badanaa naga daa ben nio gaal xun xun oo soo baqatay ma waxyan ayaad umadaysaa ila isaaq faan badanaa walikan kaa raac ayaad ahaydeen sayid cabdile xasan wuxuu inku lay nayay wax ay ahayd gaalada aad daba cararyseen ayay ahayd
British somaliland protectrate .
Historically somaliland population originally pastoralist and animal herds. Hides and skins somaliland waxay leedahay jireen magac ganacsigga loo yaqaan.
Berbera black head dry suspension.
qabriyadan kale lagu sheego sanaag waa waxii la sameyey 1985 ma ogtihin somaliland lam gumaysan
somaliland dadkeeda waxay mari jireen meel walaba nin cad iyo caraba maro wayo xor bay ahayeen xata madow may qornayn waxay qornaayen berigas others oo ah inay ahayn madow ama cadan walahay waa dhab ama rumayso ama iska daaa
Reer xamrkii baan runto rasas dhegohooda ku noqotay war waa runtee taarikhda somaliland sacabku Marin maayo
War wax been badana kulaha babuur ayaa laga so hor mariyay wey idin gumestay mxd u qarineysaa tariqda wey qorantahay mida kale mxy xuriyad idin sin wayen been been wale tariqda waa la hayaaa aqli yaridin bada yaa aye idank saxixden ila hada xebahena aye jogaan
Maseer u dhimo...
Waar waa iga talo Kuwan saxaafad samayska ahoow fadlan soo barta sida loo akhriyo ama loogu dhawaaqo luqada English-ka afkiinii maaha laakiin iska soo saxa wax kasta waa la bartaa waa ceeb iyo jaahilnimo wayn markaad leedahay queen Elizabeth waxa la moodaa inaad leedahay "kii ina abees"
Muxu ka.weddaa boqoradda ingiiska
United kingdom
Ninka warkan shubayoow beenta ka daa taariikhda oo intiina sheeg odayaasha waqooyi heshiiska habartan ma wada gelin anagu daraawiish baanu ahayn xabad baana naga dhexeysay ingriis isaaqna maxamiyad buu ahaa laga ilaaliyo dhulbahante waana ilaa taas maanta aad u taqaanan inay hooyo idiin tahay ala gawracdan awoowyaday diyaaradaha ku madhisay
Darawiis Sarakiiil Isaaq Ahhh Ayey Ahayeen Dhulbahanta"""Wa Afar Xabo"""Oo fulayaha dagal Magelan sxb isaaq ba lagugubartay"""Ya ku Aqon Lahaa
Habartan uraysa maxaad kaga meeraysanaysaa waxwaynbaad uhaysata meel ay usocoto garan maysee culimada iyo dadka allah yaqaan ka waran
Beenta daaa somaliland protectoria central bank ma jirin xiliga somaliya aya 1950 april central bank lafuray hhhhhhhh
Boqorada ingrise maxa la amusantahay mise sland magaranayso
Been maxuu daldalay taariikh been kam sameesanto.
Kkkkkk weligeed may iman somalilnd dowlad weligeed maynoqon waxay ahayd gobol somaliya kamid ah oo ingiriis kumaysto
Maxan kala hadla waxad tahay dadka sheekh yadooda oo noolnol gubaayeye
Mansha allah markaseey seeyiid ziiqran ah ayaa ingiriska laa dagalanaye iska dhadhiciyan kkkkk
konfur nacalaa ku yaal
Waar kani waaa beeenaale taarikh uuna waxba kagaranayn ayuu ka waramayaa
,