Axmed ismail samatar iyo Hilaac Gabiley iyo hargeysa, wajaale, berbera, Arabsiyo, Borama, saylac ayaa soo saaraya. Bariga a gobtii garashada badnayd iyo wixii aan cadawga gudaha ahayniba way kuu codayn. Basaasiinta cadawga gudaha ilma xaamud jibriil iyo ina muumin seed nasabkii iibsade u liici maayo.
Waar markii hore ayaad khalad samayseen oo oday cidla ku soo gabboobay waddan kale holgab ayaad qabiil kula heshiiseen maxaayeelay idinkaa waddanka u dhashay oo la rabay in aad mustaqbalkiina ka tashadda.
Samatarow isaga soo tag waad ku sirmatey isaga soo noqo somaliweyn hurimeyside.wax somaliland la yiraahdo ma jirto waxaad tihiin gobalada waqooyiga..Samatarow marba gebel isku dhufo..wax somaliweyn kuu dhaamo ma jirto...kuwaan iska hadlaya waa kuwa lacag lasoo siiyey.
Ahmed ismail siyaasi maaha wa saaqidka siyaasadda wa faysal ali waraabo uun in yar o ay qaatan keliya ayey weel ugu sameystan
Kusoo dhawaada xisbiga. UCD
HILaac.waxaa.iska.Leh.Prf.Axmed.ismaaCiiL.samatar.nin.shir.kaduday.SIiGa.yare
HILAAC WAA QUDHMIYE NIQAAMAN
Somaliya waa maqlay, dawladdii burburtay, dhamaadii 80kii ayay ahayd, lkn wax somali wayn layidhaa majirto, haddana dawladdii dhacday ee Somaliya la odhanjiray, waxa calankeedii isticmaala qabiillo, degaannadooda kataliya, balse degaannadooda aan dhanna ugabixikarin.
Inasamatar waa badari wayn kayaaca
Ma diyaaradbaa
Pro axmed Ismail samatar muuse isticmalaya isaguna shaqsiyad malaha waa oday lawaso
Odaygii jambiga loo furay🤣
Axmad.isaagaa.ururka
Aasaasay.heegoy.waxad
Doonaysan.inayna.deer.awdal
.xisbi.yeelan
Axmed ismail samatar iyo Hilaac Gabiley iyo hargeysa, wajaale, berbera, Arabsiyo, Borama, saylac ayaa soo saaraya. Bariga a gobtii garashada badnayd iyo wixii aan cadawga gudaha ahayniba way kuu codayn. Basaasiinta cadawga gudaha ilma xaamud jibriil iyo ina muumin seed nasabkii iibsade u liici maayo.
Markii horaba dimuquraadiyadi baadil ayey ahayd.
Waar waxani ma isaaqbaa awalba ahead idinka buuxiyay
Waar duqu waa waashay muxuu rabaa iidoorkii baa wax kala waayeye cidina ma rabto oo tolkii baa nacay dadkii oo damina waa nacay
Sheekadii sooraan baan xasuustay dukhsigii yidhi ana waan iska tegeyaa. Markaasaa lagu yidhi ducaanu kuugu dari. Dadkan yaaba yaqaanay 🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂ciyaal suudh iyo bidaar
Waar markii hore ayaad khalad samayseen oo oday cidla ku soo gabboobay waddan kale holgab ayaad qabiil kula heshiiseen maxaayeelay idinkaa waddanka u dhashay oo la rabay in aad mustaqbalkiina ka tashadda.
Anigu. Shakhsiyan. Waxaan. Aminsanahay. In aanu. Pro. Somaliland. Wax. Dan ah. Kalahayn. Sababto. Ah. Wuxu. Garab. La. Noqday. Xisbigu. Wadanka. Babiyaya. Ee. Kulmiye.
From. Cidagale. 😂
Kasi ah. Gashanbuur. Igana. Raali. Noqdaa.
Oo. Codeeban Islaahaa. Pro. Marking. Hore. Lakin. Marki. Dambee. Even. Arkay. Siduuu wax. Uuu. Wado. Waaan. Ka. Baydhay. Ugu. Yaraan. 30. Codna. Waan. U. Hayay. Laakin. Somaliland. Wax. Dan. Ah. Kamalaha. Waana.
Xakka. Dhimirkaad. Odhankartaa. Mararkaa a. Qaarkood
😂😂😂😂😂😂😂😂
Faysal baa kaaga baahan codkaad sheegayso qofba waa qofkiisa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Faysal baa codkaad sheegayso kaaga baahanee😂😂😂😂😂😂😂😂