Cudurada Qalbiga ku dhaca [ فِى قُلُوبِهِم مَّرَضٌ ] ┇► Sh Xasan Ibraahim Ciise

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 117

  • @samira6781
    @samira6781 7 ปีที่แล้ว +53

    sheikh XASAN IBRAAHIM qalbigayga siduu kuu jecel yahay ilaahay un baa og, janada ilaahay dariskaada Haiga dhigo. amiin. libaan aduun iyo aakhiro

  • @umumaaidajj7498
    @umumaaidajj7498 7 ปีที่แล้ว +11

    Maasha allaaah jzka allaahu qeer sheekh xasan ibrahiim ciise rabi huku xifdiyo adunyo iyo aaqira rabi subxaanahu watacalaa hakuga arziqu janatu fardowsa aclaaa

  • @tiktokfunny1984
    @tiktokfunny1984 7 ปีที่แล้ว +5

    mansha Allah baaraka laaah sheekh hassan ibraaahim ilaaahey ha Ku naxariisto anagana sido kale aaamin aaamin aaamin

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 7 ปีที่แล้ว +14

    masha Allah ilaahay haku xifdiyo aduunyo iyo aa qiro ilaahay dar tiisa ayaan ku jeclahay sheikh xassan Ibrahim ciise

  • @iskacali1631
    @iskacali1631 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah allaha Ku xifdiyo aduun iyo aqiiro jasakallahu qeeyran

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah nagu canfaco. Waa muxaadaro cajiib ah.

  • @ifkanolosha2618
    @ifkanolosha2618 6 ปีที่แล้ว +5

    Sheq xassan Wlhi Alle dartiis ayaan ku jclhy Allaha kuxifdiiyo

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 9 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤shiiq xasan imraahim ciise sidaan kuujeclahay allha hakuujeclaado wacdiyaada qaligeyva ayeey dajiyaan xariis kudareemaan ajar aaan lasookoobikarin allha kasiiyo aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲

  • @ahmedtamaam3237
    @ahmedtamaam3237 7 ปีที่แล้ว +5

    Mn sha Allah ilhy haku xafido

  • @user-gf8qs1np9g
    @user-gf8qs1np9g 7 ปีที่แล้ว +5

    جزااك آلله خير آلله يحفظك الشيخ حسن إبراهيم

  • @ahmedabdiqadir9814
    @ahmedabdiqadir9814 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh xasan rabi haku barakeyo aduun iyo akhiro wad liibantay ee

  • @mastercumar3244
    @mastercumar3244 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah yaa sheik xasan dadkasoodhiga alle janada hagaliyo labadooda

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq xasan imraahim ciise allha kaaraalinoqdo❤

  • @hassanabdirahmaan3471
    @hassanabdirahmaan3471 7 ปีที่แล้ว +10

    masha allh wllhi aad ayaan ku jclahay Sheikh xasan ibraahim illaahey hakuu naxariisto aqiro iyo aduunba masha allh jazaakallah

    • @hajiyaibrahim3396
      @hajiyaibrahim3396 6 ปีที่แล้ว

      Jeego Hiiraan Jeego Hiiraan

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว

      Mashallah ilaahey isahlo nin saan ah 😭😭😭😢😢😢

    • @shariifcabduqaadir1996
      @shariifcabduqaadir1996 2 ปีที่แล้ว

      @@sucaadomadoweyhooyomcninol872
      Maasha allaah
      Walaal adigoo mhdsn oo raali ah ma ii sheegi kartaa meel aan kaala soo xiriiro

  • @ahmedabdikadir2794
    @ahmedabdikadir2794 ปีที่แล้ว

    Manshalaah sheikh Hassan Ibrahim cisa allahayow janada kugubisharey rabiyow 🤲🤲🤲

  • @rumanosman3156
    @rumanosman3156 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا جز الله يحفظك الشيخ حسن إبراهيم

  • @fardosaxuseen4435
    @fardosaxuseen4435 6 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله 💖ilaa hay xaku xifdiyo

  • @macalincabdaleahmedabdikad6527
    @macalincabdaleahmedabdikad6527 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @theluck8635
    @theluck8635 6 ปีที่แล้ว +3

    Jisakala khayr shikh

  • @xamdacawaale3873
    @xamdacawaale3873 3 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah
    Sheekha xadiisyadiisu ay aad ii anfaceeen
    Sheekh xasan ibraahim ciise allaha kuxiftiyo aduuun iyo aakhiro

  • @diiriyefaysaldarawal8371
    @diiriyefaysaldarawal8371 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah shiiikh xasan i love you shiikh

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @muhammedmajid1579
    @muhammedmajid1579 7 ปีที่แล้ว +13

    wlh shiikhaan waan jeclahay wacdigiisa waxaa raadinayaa9sano in aan wajigiisa aan arko

    • @updiazizadan8078
      @updiazizadan8078 6 ปีที่แล้ว

      Gulled Simba sxb adiga hesaha mad iska deysid o ad alle ka baridid wax hessaha ka qeyr badan walal
      Waana iga waana walal waxad tahay walalkey

  • @aminasahra8917
    @aminasahra8917 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jasaakallaah sheikh

  • @maryamahmed3554
    @maryamahmed3554 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah sheq xafida laah

  • @sucaadasucdimohamudsucaada6581
    @sucaadasucdimohamudsucaada6581 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazakaallah shiikhuna

  • @miinashmehra7481
    @miinashmehra7481 7 ปีที่แล้ว +4

    jazakallaahu qeyr jazaa

  • @xidigtaxamar8675
    @xidigtaxamar8675 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shekh allah ku xafido

  • @hamdihassan1138
    @hamdihassan1138 6 ปีที่แล้ว +2

    Alah haku barakeeyo sheekh xanas ibrahim ciise alah hanaga dhigo kuwi ku faaido insha alah

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 6 ปีที่แล้ว +2

    anoo aqoonin shiiqan magaciisa ayan waxa dhihi jiray shiiqa iga oysiiyo ayan raba inan dhagesto walahi ama shiiqa dadaka ka oysiiyo muxadaradiisa an rabaa

  • @haniasad807
    @haniasad807 6 ปีที่แล้ว +3

    mash Allah sheikh Allah ka abal mariyo

  • @juweyriyadahir780
    @juweyriyadahir780 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @fartuunalieid2644
    @fartuunalieid2644 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allaha ku xafido

  • @sadiamustaf7235
    @sadiamustaf7235 6 ปีที่แล้ว +4

    mashaAllah tabarakalah

  • @abshirobashir8464
    @abshirobashir8464 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah ilahaya ha kuu xafido sheekhe

  • @cilmimaxamad9948
    @cilmimaxamad9948 3 ปีที่แล้ว

    Sheeq xasan illaahey qeyr ha ku siiyo

  • @updiazizadan8078
    @updiazizadan8078 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah allaha ku barakeya sheikh anagana Allaha Naga dhiga kuwi qaata wacdigada o ku camal fala aamin

  • @maryanwawwaw6990
    @maryanwawwaw6990 6 ปีที่แล้ว +4

    Muhammed majid alxdulillaah aniga waba arkay adna jannada allaah idinku kulan siiyo aaamiin

  • @deeqomoxumed1083
    @deeqomoxumed1083 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah allaah kuxifdiyo sheikh xasan Ibrahim ciise

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallaaah sheeq dhayib

  • @amranmohd2663
    @amranmohd2663 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alah ku barakeyo

  • @A_drema
    @A_drema 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq dhabta ah wlhi allah kamagan galay

  • @nafiisaxasan6145
    @nafiisaxasan6145 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah

  • @ifrahadan9988
    @ifrahadan9988 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah jazakallaah

  • @saadaiamuuse7814
    @saadaiamuuse7814 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allhaa

  • @AnisaCali-fl1xk
    @AnisaCali-fl1xk 3 หลายเดือนก่อน

    Allah haku barakeeyo sheekh😊😢❤

  • @nuurasharif2828
    @nuurasharif2828 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaha allaha

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 7 ปีที่แล้ว +2

    Alahu akbar

  • @somalivip7351
    @somalivip7351 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay haku dhowro
    sheeq xasan ibrahim

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh jazakkallah khier I have requiest we need wacdi like this ah takes about the relationships with the boys ?

  • @user-gf8qs1np9g
    @user-gf8qs1np9g 7 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء آلله

  • @ishrahabdi7099
    @ishrahabdi7099 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh Allah hakaarali noqdo

    • @nacimopumpum7763
      @nacimopumpum7763 6 ปีที่แล้ว

      Mashalaah alayaxfadag shiiqxasan ibraahin ciise

  • @iqramaxamed780
    @iqramaxamed780 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @nurtahappychannel9482
    @nurtahappychannel9482 4 ปีที่แล้ว

    inshallah masha Allah

  • @urguutmohamed8429
    @urguutmohamed8429 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @bintihani1329
    @bintihani1329 5 ปีที่แล้ว +1

    shaqi ilehy haka able mariyo adig walidkah

  • @cadeyare5002
    @cadeyare5002 4 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله جزاك الله خيرا

  • @xabiiboali2674
    @xabiiboali2674 7 ปีที่แล้ว +2

    allow qalbiyada inoo nuuri

  • @faadumoxassanaadan6982
    @faadumoxassanaadan6982 3 ปีที่แล้ว

    masha allah❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheekh xasan Ibrahim cise

  • @bintihani1329
    @bintihani1329 5 ปีที่แล้ว +1

    manshalah

  • @Rahma-rn6ik
    @Rahma-rn6ik 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allha

  • @abdirahmansayidahmedadan1252
    @abdirahmansayidahmedadan1252 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh

  • @somalivip7351
    @somalivip7351 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @haxanmahemed5762
    @haxanmahemed5762 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @ruunhaji1286
    @ruunhaji1286 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah may Allah grant in ur good deeds

  • @shukriawer5516
    @shukriawer5516 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow kaawal mari

  • @lickimoz7922
    @lickimoz7922 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 7 ปีที่แล้ว +3

    mash Allah aamin ya God help every one mash Allah Allah is not good xaasid jealouse evils

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 ปีที่แล้ว

    Mash allha sheikh Ana jeclhy ilahey dartis

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 6 ปีที่แล้ว +3

    💯👀👀👀👀💯👂👂👂👂💯

  • @user-gt3nq4eu1i
    @user-gt3nq4eu1i 4 ปีที่แล้ว

    ❤💖💕💖💖

  • @muhammedmajid1579
    @muhammedmajid1579 7 ปีที่แล้ว +2

    ilaa hada ma arko

  • @muhammedmajid1579
    @muhammedmajid1579 7 ปีที่แล้ว +3

    channel waxa aan ka codsanaa asakoo muuqaal no so gali adigoo mahsan

    • @hamdihassan1138
      @hamdihassan1138 6 ปีที่แล้ว

      Muhammed Majid saan filayo sheekh xasan ma duubo muxadaro muqaal ah in badan waan arkey alxm lkn wali ma arkin muxadaro muqaal ah o u leyahey

    • @SM-qx5he
      @SM-qx5he 4 ปีที่แล้ว

      Sheekha muxaadarada live cod ah buu duuba muuqal malahan waxaada kahelikartaa Somali altaqwanet.com

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @user-ot5ir6xw2n
    @user-ot5ir6xw2n 6 ปีที่แล้ว

    U

  • @user-ot5ir6xw2n
    @user-ot5ir6xw2n 6 ปีที่แล้ว

    I'm not going to be a good 8th billion mill

  • @miinashmehra7481
    @miinashmehra7481 7 ปีที่แล้ว +3

    jazakallaahu qeyr jazaa

  • @nasriinaaweys3279
    @nasriinaaweys3279 6 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah

  • @mustaqimabdulla6251
    @mustaqimabdulla6251 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sadiiqabdi999
    @sadiiqabdi999 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

    • @sadiiqabdi999
      @sadiiqabdi999 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay haku xifdiyo

    • @mariijee890
      @mariijee890 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah tabarakalaah

  • @sharmacabduqadir2577
    @sharmacabduqadir2577 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @aweyscabdulahi552
    @aweyscabdulahi552 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @kifayohussein8418
    @kifayohussein8418 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah