MB Heestii Naf Wax Jecel Official Video 2017 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 655

  • @qaasimmaxamudwaan1096
    @qaasimmaxamudwaan1096 2 ปีที่แล้ว +123

    2023 dadka dadka daawan Dona like Isaac 😅

  • @mohamedmuparick8573
    @mohamedmuparick8573 5 ปีที่แล้ว +29

    Zxp heestan gabadh aan jeclahay iyada i jecel ayaan ku xusuustaa iga ixtaraama jacayl Hani cabdillah iskasta oon kla dher nay iyada hada waxay kso baxaysaa greece wlhi ana waan sugayaa in alle isku kaayo keena 😍😍😍😍😍🥰🥰🥰

    • @mustafaadan4249
      @mustafaadan4249 ปีที่แล้ว

      2023 ma heshay sxp

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 8 หลายเดือนก่อน +1

      2024 ❤ mad heshay gabadh waali sxb

    • @Sadriadan
      @Sadriadan 17 วันที่ผ่านมา

      Allah'a isku kızın keeno wllo jaceyl xanun waayee😢😢😢😢

  • @nuuribraahimmaxamuud6973
    @nuuribraahimmaxamuud6973 4 ปีที่แล้ว +64

    Heestan qofki dhageesta 2017 up to now 2020 like

  • @caaishamohamedabtidoon9452
    @caaishamohamedabtidoon9452 4 ปีที่แล้ว +23

    Heestan Xasuus gaara igu leedahay seddex sano kadib kusoo helay aduunyada intaa ku nooshahay wax aadan arkeyn ma lhn sida fikirkeyga ahaa iyo hda labo kala yihiin oo wax isku dhow xitaa ma ahn inuu alle qalbiga iiqaboojiyo iigu duceeya wllyaal 🤲

  • @dekoissaq6009
    @dekoissaq6009 6 ปีที่แล้ว +181

    Hes macan inta hestan kah heshay like isara

  • @samiirawllo545
    @samiirawllo545 5 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi dar ilahayban kujeclahay wxn kulajeclahay jano ilhy haka madobeyo heesaha amiin yarabi

  • @mohahashi3457
    @mohahashi3457 7 ปีที่แล้ว +210

    naf wax jecel nugeelkeeda
    naxdintiyo xishoodkeeda
    naxaarista hadalkeeda
    niyad sami kalgacal keeda ×2
    Filashada nasiibkeeda
    ayatinka nolosheeda
    rajo naawi laadayda ×2
    Qofku nadar uu leelay
    haduu wacadka naafeeyo
    qofku nadar uu leelay
    haduu wacadka naafeeyo
    nacabkana katala qaato
    sidey noqon axwaasheedu ×2
    Naf lanacay nuxuuskeeda
    nuxur beelka dooqeeda
    himilada nuqaankeeda
    noga caashaq beerkeeda ×2
    natijada layaabkeda
    nuqul wacan xusuusteeda
    kunoqnoqodka laabteeda ×2
    Qofku nadar uu leelay
    haduu wacadka naafeeyo
    Qofku nadar uu leelay
    haduu wacadka naafeeyo
    nacabkana katala qaato
    sidey noqon axwaasheedu
    by lyricist : keynaan gaas

    • @هنانور-ذ2ظ
      @هنانور-ذ2ظ 6 ปีที่แล้ว +2

      moha hashi heeesta aaad beeiicajabisay lkin ma fahmeenin wax oo shegaayo lkin adi baaifahansiiiyay mahdsanid

    • @ataanmdahir1710
      @ataanmdahir1710 5 ปีที่แล้ว +1

      Moha hashi allaylehe makadaba muraajacaysay hhhh

    • @deeqoosman7770
      @deeqoosman7770 5 ปีที่แล้ว +1

      Ù

    • @xaliimoxasan6439
      @xaliimoxasan6439 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kahelay

    • @xaliimoxasan6439
      @xaliimoxasan6439 4 ปีที่แล้ว

      Waan kahelay

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 8 หลายเดือนก่อน +30

    ❤ those fellas watching in 2024 hi

    • @MaxamedCusmaan-ju9xl
      @MaxamedCusmaan-ju9xl 6 หลายเดือนก่อน +1

      Still we stay❤😢😊

    • @QueenCheey
      @QueenCheey 5 หลายเดือนก่อน

      Hi

    • @Sukeynasuuro
      @Sukeynasuuro 4 หลายเดือนก่อน +1

      Still we stay 2024😢❤

    • @AbdiQani-jj5rl
      @AbdiQani-jj5rl 2 หลายเดือนก่อน +1

      2024🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @zamzamaaddan4
      @zamzamaaddan4 หลายเดือนก่อน

      1/9/2024 2:44 pm ❤😢

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 2 ปีที่แล้ว +21

    Yaa dib u soo raadshay heestan 2022

    • @aliosmanaxmed3651
      @aliosmanaxmed3651 ปีที่แล้ว +2

      Aniga walhi

    • @zahraomer
      @zahraomer ปีที่แล้ว +1

      Aad io aad bun cml iiqabatey

    • @abdirahmanibrahim2234
      @abdirahmanibrahim2234 ปีที่แล้ว

      @@zahraomer Ay Heesaha barigaas laqaaday kuwa hada weey ka saameyn badnaayeen wallee
      Bun camalaa waad u xaraarootay miyaa😅😅

    • @maryanbedel6605
      @maryanbedel6605 ปีที่แล้ว

      Anina

    • @cayuni143xusen2
      @cayuni143xusen2 ปีที่แล้ว +1

      me

  • @MaxamedmustacidMaxamedmustacid
    @MaxamedmustacidMaxamedmustacid ปีที่แล้ว +8

    Waxan ahay wiil 17jir waxan jeclaaday gabar xaafada nala dagan jacay ayey isijsay laakinse anika waan jecladay haben ayan waxa usheegtay jacaykayka waxayna dhahday wan kasi fakira malinti danbe baytiri xarir ayan leyahsy ee abaawe ika raali noqa hadaba jacay uma qalma❤❤❤❤❤❤😢😢😢I

  • @mahirahmed3874
    @mahirahmed3874 7 ปีที่แล้ว +9

    AflaantA Studio thanks heestan macaan codka iyo laxanka iyo musica intaba isku dhrli tiran tahay thanks markale

  • @shushmitalovehindia4967
    @shushmitalovehindia4967 7 ปีที่แล้ว +60

    heestaba intaa dhageesan stylka iyo indhaha jclka ka helay💋💋💋❤❤igeeeya quruxlowgaan

  • @rimahaji2639
    @rimahaji2639 6 ปีที่แล้ว +10

    Woow fanan cusub oo cod macan igadhee MB I like you bro your voice is really nice and I like your song😊😊😊😊

  • @AbdihakinArji
    @AbdihakinArji 7 ปีที่แล้ว +67

    Hees mcn wwww thnx Bahda Af-Laanta Studio

    • @anisomohamed3700
      @anisomohamed3700 6 ปีที่แล้ว

      Abdihakin Arji hi

    • @faadumocali4775
      @faadumocali4775 6 ปีที่แล้ว

      Waxa badn ayaan raadinaay heestaan waan ma qali waan waay lkn had ayaan helay waaw maasha allha

    • @yusroibraahim9624
      @yusroibraahim9624 6 ปีที่แล้ว

      Hees shidan igadheh waankahela

  • @ilyersimi2567
    @ilyersimi2567 7 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah bruh Cod Macaan ayaa kuqumaqan cadhowgaadha unolow inbadhan hees macaan#MB

  • @zainababdiismail3494
    @zainababdiismail3494 ปีที่แล้ว +10

    Hadaad qof jevlaatay❤❤like isaar ❤saaxiib 😢
    Mcn ❤❤❤

    • @ibrahinyare1830
      @ibrahinyare1830 ปีที่แล้ว

      Heestan mudo aya radinayey😢😢

  • @Kingziggy654
    @Kingziggy654 ปีที่แล้ว +9

    2023 Hadaa halkan soo booqatey if your'e a legend 🤣

  • @muna1738
    @muna1738 7 ปีที่แล้ว +93

    Wuxu quruxbadana MashaAllah oo cood macana nice 👍🏽 ❤️ Ilah baan kuu dharte isigunban kuu maqanahay hale geeyo 😂.

  • @lamlamlamiis6289
    @lamlamlamiis6289 7 ปีที่แล้ว +49

    wwwwwwww😍😍😍😍 yarku cod wcnaa wcnan intuu dhafay ayuu isku badaly malab😍😍😍😍😍 igeeya yarkaas meeday tolkii😘😘😘😘😘😘😘

  • @zuldaanziciid5687
    @zuldaanziciid5687 7 ปีที่แล้ว +39

    ........nice song 2017.........naf wax jecel nugeelkeeda naxlinta xishoodkeeda naxariista hadalkeeda niyad sami gal gacalkeeda............... like.................

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 ปีที่แล้ว +5

    Hestaan xasuus gooniya ayey iledahay waxaana isku xasuusana saxibtey mcn anagoo labo sano is naqaano ayey Hestaan so baxday alx ilaa hadana waan wada socona waxana rajenaya inaa sixibtey malin un wada kulano ayada xamar ayey jogta annah galkacyo intaso sanana ismann arkin sxib mcn ilahay ha ikaaa dayo hodonteydi waxaa tahay qofka ibaray qimaha saxibtinimo insha allah malinka nolosheyda igu farxada badan waa malinka wada kulano waxka qalisan maleh wlhi saxibtinimada qof kasta ma fahmi karo kaliya qofkii saxiib dacad haysto unbaa fahmi karo micnaha saxib tinimada talo hadad saxiib dacada heysato ilaasho couse qofkasta saxiib dacad ah maheysto!

    • @hodanhothman2492
      @hodanhothman2492 ปีที่แล้ว +2

      😭❤️aduunkeygiii heesteena malinka wada kulano waa shidan doona insha allah

  • @vizzelo9909
    @vizzelo9909 7 ปีที่แล้ว +16

    WAW Erayada Musica iyo codka caadi maaha walee fanaanin qatar ah aa no so baxday horay u socda

  • @saabiriin1392
    @saabiriin1392 ปีที่แล้ว +11

    2023 inta daawanoso like isara

  • @ruweydamohamuud8566
    @ruweydamohamuud8566 7 ปีที่แล้ว +23

    heestaba iguma socotee.. wiilka iga dhax baxy.. king nolow abid, love u. like,ta ha ilaawin

  • @hanadgoldenboy1658
    @hanadgoldenboy1658 7 ปีที่แล้ว +3

    heestan way iga dagtey wlhi nice song 👉😍❤
    bro horay isuco

  • @shakracade2433
    @shakracade2433 7 ปีที่แล้ว +11

    horta fanaan aan cadaw laheen ma fiicna lkn cadowgaaga waakuwa ku karab klaayo ha u bixn bro halka cadow wuxuu kuu dhlaa 10 tageera noloow wll sare mb

  • @aamincabdirisaq3045
    @aamincabdirisaq3045 3 ปีที่แล้ว +9

    Heeztan wn ke hly hadad ke heshey like dhac ku zii naxariizta hadalkeeda niyad zami galgacalkeda ❤💔💋✔✅🔱❤❤💘

  • @istahilxasan3454
    @istahilxasan3454 7 ปีที่แล้ว +25

    cod iyo qrxba hysta dadkan qaylya dhg how dhgin boowe hore u soco 🙋

  • @naasirhassan7646
    @naasirhassan7646 7 ปีที่แล้ว +24

    Waa hees shidan noh😍

  • @sardevichuwalie9811
    @sardevichuwalie9811 4 ปีที่แล้ว +2

    waji qurux bdan iyo cod malab la moodo oo naxariis leh masha allhh illhow kan cml lee dhulka ku badi😍😊❤💗😛

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +12

    yaa ila dawanoyo 2019❤👈

  • @cristianoronaldo-7ronaldo
    @cristianoronaldo-7ronaldo 7 ปีที่แล้ว +47

    😲OMG what a song wlhi hees diyaarsan waaye 🖕🖕fuck the haters

  • @frishcompanyltd4964
    @frishcompanyltd4964 7 ปีที่แล้ว +10

    Wow! Waa ka baxsatay bro. Fanaan iga dheh

  • @Jamaalxuseenmaxamuud
    @Jamaalxuseenmaxamuud 25 วันที่ผ่านมา +2

    17 9 2024
    Heestaan wali waa dhagesta
    😢

  • @ayaankeyf7305
    @ayaankeyf7305 7 ปีที่แล้ว +14

    Mb nolaw bro wan ku hesta this song

  • @yasiinxuseen4675
    @yasiinxuseen4675 ปีที่แล้ว +3

    Iwill never forget this song ilisten wllhi 2018 is my favourite song

  • @qalbinacnacina9169
    @qalbinacnacina9169 7 ปีที่แล้ว +40

    My lajecelow inolow ❤️❤️😘😘

    • @kingqays1785
      @kingqays1785 ปีที่แล้ว

      Abaayo manooshahay 😢

    • @abdirahmaanak9611
      @abdirahmaanak9611 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂

    • @CabdiYarre-w5r
      @CabdiYarre-w5r 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ma nooshahayyy wali zxpey

    • @muhia10
      @muhia10 หลายเดือนก่อน

      maya ma nolo 😮​@@kingqays1785

  • @xidigtasomaliland5862
    @xidigtasomaliland5862 7 ปีที่แล้ว +84

    Dadkan comment bixinya horta mxd qofka u niyad jabisaan Wr qofka niyada haka dilina rer miii aad tihiinee

  • @mousezaed6078
    @mousezaed6078 2 ปีที่แล้ว +11

    Wlahy heestan xasuus igu leedahay 2017 iyo 2018 dhegaysan jiray gabadh isku fasal ahayn marna bareefad wada dhigan jirnay ayaan jeclaa weliba anago isla socna ayaan wada dhegaysan jirnay lkn hgabadhaas wiil kalle aanu zxp nahay ayay iyaduna jecleed isna nagumuu fogeen wuu nala dhegaysan jiray anuu iyada u dhagaysan jiray iyaduna isaga wlahy wakhti xasuus mudan dunidu maalinba waa si. ♥ 🥲

  • @intawalanwalashod5354
    @intawalanwalashod5354 7 ปีที่แล้ว +41

    Fananka marku cusubyahye wala cena marku can baxana tagera buxa lo yahye ar somalia gacana in tagay

  • @FatimaKariim-kv8mq
    @FatimaKariim-kv8mq ปีที่แล้ว +5

    Woow such a beautifull song ❤

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 7 ปีที่แล้ว +40

    wwwww mB libaax meshadaada kasii wado inta ika dambeesa like iisaara

  • @cadnaanabdiyuusuf3403
    @cadnaanabdiyuusuf3403 5 ปีที่แล้ว +3

    Sorry guys this song could be more than 1 million views but not bad more love for somali songs

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 7 ปีที่แล้ว +14

    Mohamed bashiir MB 👏👏👏

  • @mohamedabdimahmoud187
    @mohamedabdimahmoud187 6 ปีที่แล้ว +5

    sxb dareenka qalbigeka ku jirey aadba ka hadashey kaaley adi xaasid mad tahay qofta aan jeclahay mxan u sheega marka ereyo aan 3 sano soo diyaarihaye aadba iga qaadatey sxb lkn wad iga cod wanaagsanthay noolow sxb jir wiliga sxb sare ❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏

    • @maxamuudcabdicali8928
      @maxamuudcabdicali8928 3 ปีที่แล้ว

      Waa ka Xumahay inaan qoraalkaaga Arkay 2 Sano la dib.
      Balse Jawaabtu Waxey Tahay Sxb Erayada Heestan Markaan Qorayey
      Waxaa ihayey Jaceyl la mid ah kan Aad Dareemeysay Xiligaas
      Mahadsanid
      By, Abwaan Maxamuud Cabdi Cali

  • @ruuxichannel9750
    @ruuxichannel9750 7 ปีที่แล้ว +91

    Wilkan snapkiisa ha la igu caawiyo caadi mahan rer Mogadishu

    • @omarpkwilmudug1436
      @omarpkwilmudug1436 7 ปีที่แล้ว

      raxma ruuxi omarpk hassan moha kusoo yaac waa ikane 🤞👍

    • @MaqribLabiste
      @MaqribLabiste 7 ปีที่แล้ว +1

      raxma ruuxi ::: mohamedbashirmb ku soo yaac

    • @asmalove1910
      @asmalove1910 7 ปีที่แล้ว

      raxma ruuxi Hhhh

    • @NajiibVlog
      @NajiibVlog 7 ปีที่แล้ว +1

      raxma ruuxi
      @hye1238
      WaaKan wll

    • @hghhvbbh2603
      @hghhvbbh2603 7 ปีที่แล้ว +1

      raxma ruuxi gn

  • @abdisiidaw9603
    @abdisiidaw9603 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa markii igu horeysay aan dawado heestan iyo fananka m Bashir best waayee

  • @shakracade2433
    @shakracade2433 7 ปีที่แล้ว +1

    sxb waan ku tageersanhy hees shidan runtii codowgaa u noloow mb cade

  • @fatmadiiriye7912
    @fatmadiiriye7912 5 ปีที่แล้ว +16

    inta hestan dhageysaneyso 2019 like iisar

  • @naimaosman5138
    @naimaosman5138 6 ปีที่แล้ว +18

    بغض النظر عن انو م فهمتا كل الاغنيه بس والله حبيتا شدييييد ❤❤❤ اصلا بحب كللل الاغاني الصومالية ودي اااول اغنيه صوماليه اعجبتني
    م بعرف اكتب صومالي انا سودانيه بس بححححب الصوماليين كتييييييييير😍😍😍😘

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 6 ปีที่แล้ว +3

    Soomaali wayn maimaqalysaan eer goldogob hadaan nahay fanaankaan baa naga dhaca ee nooga leexda hanaga cawrininee

  • @abdiraxmaanjeylaani-yk2oi
    @abdiraxmaanjeylaani-yk2oi 18 วันที่ผ่านมา +2

    Still 2024😢😢😢

  • @hayatmohamud6044
    @hayatmohamud6044 ปีที่แล้ว +6

    Naf wax jecel nugeelkeeda🥺💔

  • @malls1916
    @malls1916 หลายเดือนก่อน

    2016 2017 to 2019 the best years of my Life 2017 vibes was different 😢😢

  • @akareemcade6946
    @akareemcade6946 7 ปีที่แล้ว +6

    Nice voice
    Nice style
    Nice dance
    🙋👏👏💯💯💯

  • @qumanneofficial7935
    @qumanneofficial7935 7 ปีที่แล้ว +21

    Wwww inaba cadi ma ahaan

  • @abdullahiali8988
    @abdullahiali8988 7 ปีที่แล้ว +8

    Bro mustaqbal ledhy keep it up

  • @abdiadaani6329
    @abdiadaani6329 3 ปีที่แล้ว +6

    2020 qofki dabnayo lik

  • @abdullahinuur1498
    @abdullahinuur1498 หลายเดือนก่อน

    2017 inan qoray ayaan qof u diray xanun zaid ah Ayan qalpiga ka daremayay lkn manta ruux ka wngsn ayuu Alle igu arsaqay Alxm

  • @zainababdiismail3494
    @zainababdiismail3494 ปีที่แล้ว +3

    Naf waxjecel nukeelkeede ❤😢naxariista hadelkeed

  • @tiktokchannel890
    @tiktokchannel890 3 ปีที่แล้ว +8

    2021 daawanooya ani bro 😂

  • @hormarwacantube8636
    @hormarwacantube8636 7 ปีที่แล้ว +32

    Wooww Beautiful Song 😍

  • @abdifitahabdifitax5047
    @abdifitahabdifitax5047 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaa hees aan cdi aheyn misne iswadata ereyo music iyo codba #mohamed mb noolow sxp

  • @princessmaria1166
    @princessmaria1166 7 ปีที่แล้ว +19

    War heestaan shidan maxaa iiga daba geen weeseen caadi ma ahan

  • @BalkisaHassanfarah
    @BalkisaHassanfarah 3 หลายเดือนก่อน +1

    12/07/2024 yasoo raadiyay 😊

  • @mukhtarjaylani6613
    @mukhtarjaylani6613 4 ปีที่แล้ว +1

    alla heesta cod mcaanaa 2020 inta aragtay lik iisaara

  • @amiink2473
    @amiink2473 4 ปีที่แล้ว

    Nice walahi qalinayi igo tahay heastan walahi Mohmed bashir tknxz my brother keep going

  • @yasminrashid1788
    @yasminrashid1788 4 ปีที่แล้ว +5

    Iam back after 3 yrs 😂😂😂 this song lit yow

  • @muscabmunazer7979
    @muscabmunazer7979 7 ปีที่แล้ว +69

    Cod macana wuxu Ma Jinbaa Abhi la jane

    • @abdikaniali7350
      @abdikaniali7350 7 ปีที่แล้ว

      Zhp adigu wxd noqon karaysaa kuwa wax falanqeeya inan rafeed

    • @muscabmunazer7979
      @muscabmunazer7979 7 ปีที่แล้ว

      Abdikani Ali saw Maaha geesi

    • @queenyudgoonismail9313
      @queenyudgoonismail9313 7 ปีที่แล้ว +2

      Muscab munazer maka yabtay😂😂

    • @muscabmunazer7979
      @muscabmunazer7979 7 ปีที่แล้ว +2

      Queeny udgoon ismail Haaa hno caadi maha

    • @muscabmunazer7979
      @muscabmunazer7979 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahiim Abdirashid 😂😂 Ma ila Aragtay legend

  • @zamzamloveyoungqueen77
    @zamzamloveyoungqueen77 6 ปีที่แล้ว +8

    Awww love it

  • @sucadhussein420
    @sucadhussein420 7 ปีที่แล้ว +8

    MashAllah he handsome nice song ❤❤❤❤❤😍😘😘

  • @hajibashir8357
    @hajibashir8357 5 ปีที่แล้ว

    Mp sxb qaaliya horay u soco wlh filashada nasibkeda ayatinka nolasheda rajo nawiladeda kal iyo laab

  • @عبداللهمحمد-ي5خ1ث
    @عبداللهمحمد-ي5خ1ث 6 ปีที่แล้ว

    Wllhi Axlaa cod reer Muqdisho fanaanin ayaa usoo baxay😍😍❤

  • @walikorane613
    @walikorane613 7 ปีที่แล้ว +1

    Filanshada nasiibkeda
    Ayaatinka noolasheda
    Rajo naawiladkeda💯💯💯💯👍🏻👍🏻
    Meaningful words

    • @maxamuudcabdicali8928
      @maxamuudcabdicali8928 3 ปีที่แล้ว

      Filashada Nasiibkeeda
      3 Sano ka dib Sxb waan helay Nasiibkii Walaalkeeyoow Mahadsanid
      By:- Abwaan Maxamuud Cabdi Cali

  • @Mohamed-Abukar
    @Mohamed-Abukar 7 ปีที่แล้ว +28

    Aqyaarey Like ta #BOOM iigu siiya

  • @muslimxasan27
    @muslimxasan27 ปีที่แล้ว +2

    Wax bdn wn dhageestay heestan alle ha ii dambi dhaafo

  • @qalbisimansaafi4073
    @qalbisimansaafi4073 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan markan dhagesto wan ilmeyaa xaqiiqdi Alfanan Mb wan ka danbeya xaqiiq nolow

  • @QalbiHolac-x7n
    @QalbiHolac-x7n 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waqti la xiisen jiray wey jirtay ilaa hada dad ayaa xiiseyo inta daawan doonto 2025 love you

  • @mohamedyusuf4020
    @mohamedyusuf4020 6 ปีที่แล้ว

    Gabdaha somaliyeed oo ajnabika ladagay filimkiina eeya cunay. .waryaa xuux Somali#1love

  • @KhaalidClaahi-i9u
    @KhaalidClaahi-i9u 8 หลายเดือนก่อน +1

    7/2/2024 habeenimo 11:30 yaa ila jecel heestaan markee soo baxde ilaa hda kama maarmo runtii😢

  • @ShaiifoCali
    @ShaiifoCali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Still 2924😢💔

  • @hazlaahmedbarre7672
    @hazlaahmedbarre7672 7 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwww ish claaa song
    Wx kle waye gabanka hore u soco kpe

  • @cabdirizaq2
    @cabdirizaq2 หลายเดือนก่อน

    2 septemper 2024 fv song❤

  • @CafiifoCali-iu9ms
    @CafiifoCali-iu9ms 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan dadka dhageesanaya 2024 one like 😊🤚🤘👎🫵

  • @abdifatah7064
    @abdifatah7064 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ninkan wuu heesay caadi maaha MB ✔✔✔✔✔✌

  • @IfraaxAbdullahi-h4k
    @IfraaxAbdullahi-h4k 21 วันที่ผ่านมา

    Aniga midkegii ayaanba laqadaaa had iyo jeer❤😊

  • @XakiimoMohamed-eh2ne
    @XakiimoMohamed-eh2ne 10 หลายเดือนก่อน +1

    Still best song 2024❤

  • @mohamednasri7781
    @mohamednasri7781 7 ปีที่แล้ว +2

    Fantastic And Amazing Song✔
    ▪ Wan ku hayztaa Heesta ▪

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 7 ปีที่แล้ว

    wow Kan yar wlhy waa Quruxlow mnsha allah Hore u soco bro mb

  • @ahmedzaki8135
    @ahmedzaki8135 7 ปีที่แล้ว +6

    NB libaax aan tagero 🔥🔥🔥

  • @BinDhere
    @BinDhere 7 ปีที่แล้ว +1

    Woah.....very nice waaye heesta, super hit

  • @islaw940
    @islaw940 7 ปีที่แล้ว +25

    War fananka in labaaniyo oo u bahanyhy inta igu racsan like iska riixa

  • @sweetinadhexyariinasomaliy6896
    @sweetinadhexyariinasomaliy6896 7 ปีที่แล้ว

    Qurux plus cod mcn wow adaa kuleh anaa kuqiray horay usii soco♥♥♥

  • @yussufmaalimefootballyt9110
    @yussufmaalimefootballyt9110 6 ปีที่แล้ว +1

    I think that place is Garissa cadey.... miss my town 😢😢😢😢😢

    • @saamiaj2258
      @saamiaj2258 5 ปีที่แล้ว

      muqdisho waaye garissa maahan

  • @fuwezamoha7249
    @fuwezamoha7249 6 ปีที่แล้ว

    m.a itz awesome one blh lve t continue da way libax weyidahqaday hesta nh

  • @samiiraabdi635
    @samiiraabdi635 7 ปีที่แล้ว +26

    Nin kaan waanba jeclaade ciwaankisa taag haligu soo daho cml hhhhh

  • @shukriabdirahman4597
    @shukriabdirahman4597 6 ปีที่แล้ว +3

    Wawwww masha allah walahi wan ka helay wilkan istalka iyi codkiisa sxb instangramka iisheega walayaalow masha allah alle ha ku daayi sxb

  • @qalbilulaabdi8946
    @qalbilulaabdi8946 6 ปีที่แล้ว +9

    I love his eyes

    • @CabdiYarre-w5r
      @CabdiYarre-w5r 11 หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahayyy wali zxpey 😅

    • @zacki001
      @zacki001 9 หลายเดือนก่อน

      @@CabdiYarre-w5rAmee dhimaty

  • @muhibamaanka89
    @muhibamaanka89 7 ปีที่แล้ว +16

    wiilkoo iga lumay u egyahy

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 7 ปีที่แล้ว +3

    waar ninkani waa fanaan mustaqbal lee xaguu jooga muqdisho miyaaa