Adi cadi iska dhig meshan inaa somaliland lagu dance gareyo ma loo imaanin ilahay inaa cabudo ayaa loo imaday wlle cadi iska dhig dad uso socdo ma ahan 😢😢😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏☝☝☝
masha alaah koko iyo amira qurux iyo sundus wan idin wata dhaman bis maxa ka qaldan sundus walashey iska dhaf waxyabaha carurnimada dhalka ad iska sexaneysid iyo wax yabo badan isku day ina udhaqanto quf masul ah waxa tahay hoyo biri waxa ku firsanayo wilkaga iyo asxabtisa wa lagu cayna hoyada wey fudude iska firi amira iyo koko dagananta adiga lagugu qasla ha noqon tii lagu shalemesahaye lagu qoslayo firi samiya iyo amina ogbad wax iska badal sudus yey ku qadin dhalan yaro bir wilkaga ha u aqonsanin ino wilasha facis la qosli wayo wa ika talo walal nimo❤
Nin waa nin yaraan ma galo 😂10cunug bu bananka ku fasaxi karaa ,2020 buu shan dhali karay hadu ugu talo gali lahaa ,muhimada wa masuliyad uun iyo garasho,anyway he aged like a fine wine 😁😁
@@Hande-e1e naag nin gaaadgaado waa iskala weynahay naya balse runtu yeysan ku dhibin😂😂nooca 80jirada xaaqada iney ka gurbiyan ka helo bad u hadal egthy ma istiri xaaad la gubane Nin inusan yaran galin ban ku shege 🤭😂😂😂😂
Horta kuwa dhahayo somaliland xafladeda maxa u tagi weysy maxa ka qaldan teda kle 18may malhore ahyd ma qasab baa in la aado xaflada waxas waa ceeb wlh meel walba xaflada maxa u adi weysen baad laso tagan tihin xaflada cidi rabto ama fursad u heyso ayaa ado cideesan ka heynina qasab ma ahn waqtigii logu talo galayna wey so dhamaty ee calacalka naga daaya
Kokodeena ilaahey madax xanuunka hakaa caafiyo abaayo quraanka is saar❤❤
M.a😂😂🎉🎉
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤😊❤
SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
Scw
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Saw
Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid😭💕
Baln insha alaaah
Illaahay labadaada waalid waalid waalid janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
Cayda xaflada soomaliland maatagin waana dad kamida tagerayaashada lakiin liintanu kugu soodhawaynaynaa ogow taa malita wadanka soomaliland timado wayo malintayada ayaad garabkayaga cidleysey soomaliland diidbaa tihiin cayda koko sundis amiiro wahi liintaa wadiyaar ereygaa meelkuqoro
@@gurayboonkaofficial8344😂😂😂
Ceyda ma ahan 😂😂😂😂😂
Adi cadi iska dhig meshan inaa somaliland lagu dance gareyo ma loo imaanin ilahay inaa cabudo ayaa loo imaday wlle cadi iska dhig dad uso socdo ma ahan 😢😢😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏☝☝☝
Koko. Xafso
Koko jacaylkaa jecladay lee team 27 dhan waxee soo dhigaan hdaa koko ku argin madawado koko love ❤️ buran😘❤️
Sidokle❤
Wllahi ciladas kaligay ismoday ileen waa laylaqaba😂😂❤
Isku mid ayaa nahy wallhi
Haa walhi la anted awaar❤
Same
Koko quran isa Saar inshallah .....habeenkii markaa seexaneyso albaqra quranka qolkaag ku shid ku seexo Mads xanuunka allah ba ka qadi bi.idnillaah
Caawa saa uqoslayay le teamka intaa ugu jeclaa asad iyo cumer bisa ka maqan intiina igu baxda bariya ku ceshana bye😊😂😂😂😂😂😂
Koko habeenki dhafarka iska dhaaf❤❤ madax xanuunka waa dhafarka 😢😢
Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂😂❤❤🎉
😢😢
Koko 600k hala gaadhsiiyo asxaabeey wlhi way dadaashee❤😢😊 keep going my queen❤❤
Koko intii ila jecel one love aan arko intii jecel❤
❤
Koko fav TH-camr 😭❤😩👸
masha alaah koko iyo amira qurux iyo sundus wan idin wata dhaman bis maxa ka qaldan sundus walashey iska dhaf waxyabaha carurnimada dhalka ad iska sexaneysid iyo wax yabo badan isku day ina udhaqanto quf masul ah waxa tahay hoyo biri waxa ku firsanayo wilkaga iyo asxabtisa wa lagu cayna hoyada wey fudude iska firi amira iyo koko dagananta adiga lagugu qasla ha noqon tii lagu shalemesahaye lagu qoslayo firi samiya iyo amina ogbad wax iska badal sudus yey ku qadin dhalan yaro bir wilkaga ha u aqonsanin ino wilasha facis la qosli wayo wa ika talo walal nimo❤
Sax abaayo😊
Waa laysku fanay Mudug Cumar baruud iyo garxajis😅😅😅
nin garxajiso gobalkii raga weyan (burco)
Mascuud vs asiim
Way isku balamiyeen caruurtoodi
Sunduz iyo amiira alla imtixaansanaa labadaasi 😂😂
kusali xabiibkeena muhamed scw❤❤
Scw
Koko abyo quran isa sar suratul baqra hbnki shido iyo subaxi hda aqrisan kartana kasfcn madax xnun iyo wx kasto kaga cafina abyo allah cafimad taam kusiyo ❤🤲🏻
Koko, s routine is on fire mashallah ku seconds kokodena ❤❤❤❤
Amiira iyo sundus umad maha 😂😂😂😂
Team koko bas like isara❤❤❤❤
Team koko bule barnamijkeena liketa waa xagiina✌️🙌
Walllhi waa another level cawa vedioga malinwalpo saan inuu ahaado heclaan lahaa😩
Our Koko Without u TH-cam is So boring 😴 please don't miss 😢 Ku xiisnay akhwaan
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤
koko bule gabdha dhoolacadeenta kuqurxan i like when you are smilling❤
Team koko let's gather here ❤
Alla koko dhib badanaa kulha maclimow baruura ka buxdo 😂😂😂😂
koko wlhi aad iyo aad baan kuu jeclhy ❤❤❤❤❤❤
Sundus iyo amira boto we dhameyeen azim iyo mascuud halisku balamiyo 😂
Video ugu qoslaka badanaaa caawaad soo duuubtay waad iga qosliseen iimaankaa laagaa qaad kulahaaa saalaax sundus qaxwe dhacay baaan usameeye kulaaha walahy team funny weeye😂😂😂😂😂😂😂
TEAM Ceyda only like wanii wata Team Ceyda ❤❤🎉🎉
ceyda makuqawa
Yaku balamiyay adi😢Haa woo iQawaa Waa Ninkeyga Mcn I love you Ceydaheyga ❤❤
Cabdi ciisenimo laandhernimo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Koko hambalyo 1m views hotelka jinka🎉
Inta ceyda markw backgroundk kaso argtay soo oroday😂😂👍
Inta jecel❤ nabigeena Muhammed scw❤like 👍 saar 🎉❤
Koko macalimow markuu 100k gaaro dhago u gad wuu jecel yahee❤
Hhh wlh wa runteed amiiro isaaqo adag waaye 😂❤
Koodeenah xapipti waaku salaamay xapipti qur aan isasaar kokoye saakuu jeclahy lee walahi TH-cam Yada kleh hadaa adih kaawayoh maba sii fiiriyoh😂😂😂
«﷽»اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا ۖ غُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲🤲لَايُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهٖ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞💕
Balaan iga Qaad inaad salaada ii laalinayso ❤
Koko 🎉🎉the legend girl
700k 800k 900k 1m insha allah mardhaw 🎉 from koko m.a
Koko real queen 👸 ❤
Koko is not easy❤
Ku sali rasuulka scw scw scw❤❤❤❤
Koko waxa karabaa maleshiya ayaimaraba ee maisodhaweebee abayo mcnto walahi been maha ❤❤❤
Koko queeen guulayso❤🎉
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa mxy ciyaalka laysku balamiyey 😂😂😂😂 anuu wxn u jiraa wiilka eeda u ahey ee asim😂❤
Aniguna kan aan eedada uahuyy ee muscuud😂
Alla sumirko waa jeclahay caawa farxadooda 💋😘
Ku jecliyaa koko❤❤❤
Ala sudus iyo amiira fanny weye wlhi😂😂😂😂 kokoood3na ilahay haku caafiyo❤
Wiilka Amiira Ma Garxajisba Hayeey waar dumashideen Show Amira ❤🎉
Isoo duceeya please biri imtixana leyhy 40 qof ducadood wla aqbala😢😢
Allah ku fudeydiyo apayo lkn kabax khadka wax akhriso
Aamin
😊
Ceyda waa runtiisa way soo bixisaaa
Ceyda wu u dhashe dadka ha waalina😂 qaar ba run moodi doona😅
@@Hande-e1e run wye
Kooke funny waaye wlhi alaabta ariga uu leeyahay kulahaa 😂😂😂
Ilaahy cafimad sareeca Haku siiyo kokodeena❤❤😢
Ala sadexdaan jecliyaa wlhi amira sundus koko waa ini jeclhy wlhi ❤❤ videoginu ima dhaafba ano qolaya leekabaxa❤
Team Koko bulle one like 👍
Routine koko isn't easy 😂❤
😂😂😂
Wiil cabdi ciise sundus barasho wanaagsan
Koko wey xanuun santhy illhy haku caafiyo akhwa adiga Naga jecel inaad asxaaptada lafarxdee😢😢😢😢😢
Koko Allah haku caafiyo 😢😢😢
Team caymir one like 👍
Koko ku xisnay halhaben ad naga maqnayd ilahay cafimad ku waydiyey😢❤❤❤❤
Ma sha Allah Koko i love your uniqueness girl keep going love you ❤❤
Kan routine hakaa ahaado 9jeer ku ceshceshte😂😂😂
Asiiim landhere wu dhafayyyyy garxajisnimo😂❤
masha allaaah kooko waa ku salamay
Ceyda nin weyn balo mooda 2020 youtube ibra kadabra ku jira isago gar xita lahen yarisko ah hadana wakas ninkas handsome ka m.a 3yrs isku badalay❤❤❤
Nin waa nin yaraan ma galo 😂10cunug bu bananka ku fasaxi karaa ,2020 buu shan dhali karay hadu ugu talo gali lahaa ,muhimada wa masuliyad uun iyo garasho,anyway he aged like a fine wine 😁😁
@@Ali847-q3i bismilah waxas dhan maxa kugu wato dhalow iyo bla bla mise ninka waa gagadosa😂 caadiya igu so calacashay be😭😂
@@Hande-e1e naag nin gaaadgaado waa iskala weynahay naya balse runtu yeysan ku dhibin😂😂nooca 80jirada xaaqada iney ka gurbiyan ka helo bad u hadal egthy ma istiri xaaad la gubane Nin inusan yaran galin ban ku shege 🤭😂😂😂😂
Qofkii kugu horeeyay ahay 😂❤waa salaaman yihiin ❤🎉
Koko is quraan saar xabibti
Team Koko is mujiyah 100m karsiyeh Gabar dhenah ❤
Koko ceyda see yesheen😂😂😂😂
Koko ceyda barangikusameey😮😮biri❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko abaaayo amiiro prank ku soo sameeey oo dheh wee noo kla dhmty codsi wye😅😅😊
Bismillah 😂
@@saabiriinabdinasir6862 reactionkeyda rba nh in aa arko😁
Hhhhhhhhh@@saabiriinabdinasir6862
ducadiina aa rwaa manta ❤
Ina buulle waaa na waaa low saaa. Let's go 🚶♂️ 600k come on ❤
Abayo kooko buule sethy taagerahaa kowaat ayaan ahay❤❤❤ horeyusocu waligaa dibhasofirenin❤❤❤
Kusali Nabigena Mohamed CSW❤
Koko kujeclahy❤❤
Amira iyo sundus umadana maahan walahi qosalkay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂iga dameyin
Haddii aa tahay hooyo xaamila ah si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
Manoli wa fureyyy wilkode isku fanoyana rer mudug adag iyo isaaq adag walo yaba😂😂❤❤
600😢 awy koko
hala gaaar siiiyo yaqey 😢🥺🥰🤣
1m kasugaaaa i.a ilaaaa 1B koko my queeen 😂
Alla sundus io amiira qurux Alla nomawwyo😂😂😂
MURAAD baan leeyahay iiso duceeya wllyaal
Alle haku sahlo inshaaAllh muraadkaga ducada badi malmahan carafo ducada aqbal inshaaAllh
Horta kuwa dhahayo somaliland xafladeda maxa u tagi weysy maxa ka qaldan teda kle 18may malhore ahyd ma qasab baa in la aado xaflada waxas waa ceeb wlh meel walba xaflada maxa u adi weysen baad laso tagan tihin xaflada cidi rabto ama fursad u heyso ayaa ado cideesan ka heynina qasab ma ahn waqtigii logu talo galayna wey so dhamaty ee calacalka naga daaya
Ma ila aragtey qaran bayba isku sheegane waxay dadka xaflada aan imaan oo la tirsanayo 😂 waba dad dhimirka ka xanuusan😂😊
Allah is One 😥☝️
Yes anaa ugu horeeyo❤❤
Koko inte aday😮❤❤❤
Team Amira like isaara❤
Isaaq iyo mudug baa cawa la isku balaamiyay adayg😂
Quen allaha kucafiyo😢❤
Aaa maleeley kulaha amira imtixaan waye nabee😂❤
700k habaliyo🎉🎉🎉🎉❤ koko boqoradena
All kokoy waa lagugu dhegahadlayaa firii dhagahalbaa kugu socoda
Wa idin taageeri jire lkn marka tagi wayden xaflada Somaliland 😭💔
In laga wacay ayaa ka horeesa
Subscribe wankala noqday anuu😂😂
Qofku sow dan malahan iney mashquuleen oo howlo kale layayeb ba laga yaba
@@Gold123movies show la iskama waco Wll wa qof io ikhtiyarki
@@inamohamett1693 sokuwa video so dhigay mashquul nooceya weeye
Madax xanuun waa jira iyo hergab aan dhamanen