Pro Axmed ismaaciil Oo Xilkii Ururka Hilaac laga Qaaday iyo ururka oo doorashada Gelaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ค. 2024
  • Urur Siyasaddeedka Hillaac oo Caddeeyey inuu Doorashooyinka Gelayo iyo Pro Axmed ismaaciil oo la caydhiyay

ความคิดเห็น • 24

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkani immisuu lacag qaatay
    Nimkani immisuu SNM ahaa
    Ninkani immisuu xil haynayaa
    Ninkani immisuu Hilaac ahaa
    Mr Samatar waa hantidiisi Hilaac

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad 25 วันที่ผ่านมา

      samatar is a traitor

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 27 วันที่ผ่านมา +1

    Samatar walaalkiisa Cabdi Samatar oo cadowga Somaliland baa soo dirrey in uu Somaliland burburiye.

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 27 วันที่ผ่านมา

    You are right

  • @maguled
    @maguled 27 วันที่ผ่านมา

    Gaw, adkaatay!

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 27 วันที่ผ่านมา

    Wangartay

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi 25 วันที่ผ่านมา

    Horay ayay udhacday in axmed muumin seed xusbi looga qaaday nin maxaa diidaya in maantana profka la yidhaahdo iska tag samaroonoow baraaruga meesha xusbi la iniigama baahno

  • @ShucaybCali-eb1mv
    @ShucaybCali-eb1mv 27 วันที่ผ่านมา

    Baga lax dheh

  • @tooshkadhalaaliye-gu8eb
    @tooshkadhalaaliye-gu8eb 27 วันที่ผ่านมา

    Dhallaankii waalidkii dhalmada baray
    Bal intuu leegyahay eeg
    Nin aabbihii leeg ama ka wayn isagoo af lagaadaynaya ayuu fankii ceeb ka dhigayaa
    Wuxuu caayayaa caqliga nin ka aqoon badan intuu doono
    Markaa hillaac ictisaam ayaa la wareegtay

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 27 วันที่ผ่านมา

    kan ma gudabiirsi baa waa Ka uxooga badan brafasoorkii umada😢😢😢😢 Bela Ku dagtay

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove 26 วันที่ผ่านมา

    Samatar waa ciyal😅

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 27 วันที่ผ่านมา

    Disappointed with professor

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 27 วันที่ผ่านมา

    Waarun waa dhaawacay Ahmed somaliland

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 27 วันที่ผ่านมา

    gudabiirsay wadulmanayal anwaxdiidikarin kanawabiiraqate miskiina

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 27 วันที่ผ่านมา

    Samatar siyasadi waa kuu saqiidey ee oroode dhee habrihi kaffe gaa laacaab duuq asaasaaq ah weeyan oo munafaq qabileyste ah coode helimayo kaan 😂😂😂

  • @rashiddirie1425
    @rashiddirie1425 26 วันที่ผ่านมา

    waar iska aamus,waxba kuma hadlaside.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 27 วันที่ผ่านมา

    Cajiib waar waa maxay Nacaskan horgolkan Dabaqoodhigan waar odayga kaleexo stupid doorashadii madaxwaynaha ayaa laga reebay meesha walaahi DARAWAL iyo arab waa rag raga😂waxay is barbartaageen cisbigoodii iyo gudoomiyahoodii DARAWAL PEACE AND LOVE

  • @mustafaisse5135
    @mustafaisse5135 27 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk all of you. You haven’t any indication. Except Axmed Ismail samater he is professor man. You were singing song as a birds

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 27 วันที่ผ่านมา

    KAAS WAA DOQON ALKOLIISTE, XAASID LAAKIIN DHALOWEYNE ASAGAA IS KEENAY...

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 27 วันที่ผ่านมา

      Odeeygu waa siqran samatar uruur maa wadikaro ee byeee byeee

  • @user-xl8zs3ip2s
    @user-xl8zs3ip2s 27 วันที่ผ่านมา +1

    Waadmahadsantahay

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 27 วันที่ผ่านมา

    Hadaad professor Faysal Sanatar eridid iyo hadaad daysid baa Gadabuursi waa seconds citizen xitaa way ka liitaan seconds citizen ee taa ku biya caba Gadabuursiyow. Gadabuursi mushahar yar oo barito laga jari doono ayay ku qadiyad beeleen . Sumxaanallah

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 27 วันที่ผ่านมา

      Ma adigaa ka dhigey? Maxaa adigu aheed? Samaroon waa Somalilandka ugu qaalisan qarankana, waa kuwii Somaliland dhisey, ee isku Haye.
      Viva Somaliland.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 27 วันที่ผ่านมา

    Cajiib waar waa maxay Nacaskan horgolkan Dabaqoodhigan waar odayga kaleexo stupid doorashadii madaxwaynaha ayaa laga reebay meesha walaahi DARAWAL iyo arab waa rag raga😂waxay is barbartaageen cisbigoodii iyo gudoomiyahoodii DARAWAL PEACE AND LOVE