ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

HAYAT MOUSTAPHA | HEESTII DHANBAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2021
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
    ERAYADII: ABWAAN MUKHTAAR SULDAAN
    LAXANKII: SAID SUURI
    CODKII: HAYAT MOUSTAPHA
    MUSIC BY: SAID SUURI
    VOCAL RECORDING BY: SAID SUURI
    EDITED CAMERA BY ISMAIL SHINE
    FARSAMADII ABDIJABAAR SAIFUDIN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

ความคิดเห็น • 235

  • @mohamedabdarashid3922
    @mohamedabdarashid3922 2 ปีที่แล้ว +26

    Qoftayda ana
    Dhaliishaan ka eegayaa
    Nacabkaan ka dhowraa
    Hadii dabin loo dhigana
    Horteed anigaa ku dhacaa 👸🌍
    Dhagaha maqal bay u thy
    Ruuxii dhawaaqaba
    Codkeedaan ka dhex maqlaa
    Allow isu kaaya dhowr 🥺❤️🌍

    • @user-op6cp2tq9f
      @user-op6cp2tq9f 7 หลายเดือนก่อน +1

      Jah jeclku waro❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ix9hm9gi4e
      @user-ix9hm9gi4e 7 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

    • @xasanxamze
      @xasanxamze 4 วันที่ผ่านมา

      amiin yaa alaha🤲

  • @amalkaaba2295
    @amalkaaba2295 2 ปีที่แล้ว +7

    Naftisa wixi dhiba naftaydu dhagrku yahay🙈dhalishan ka eeya nacbkan ka dhawra dhah maqlbu uyahay codkisanka dhexmaqla allow isku kaaya dhawor🤲👑❤ilove u so much more maxmed cumar cali😘laanta cidlanahy mcne👫2021/12/13 11:32pm✔️❤😘

    • @AliHassan-bq5oc
      @AliHassan-bq5oc 2 ปีที่แล้ว

      Hesstan wlh aroskena nalo shidaya jano hees iga dheee thnk you my ba by 😘😘😘

    • @amalkaaba2295
      @amalkaaba2295 2 ปีที่แล้ว

      @@AliHassan-bq5oc insha Allah naxristaydiyow❤😭👑💎

  • @mouniyat
    @mouniyat 3 ปีที่แล้ว +14

    Off caleek ya Hayad, yakhi dadki cod, labis iyo faaniimo asalka u laha yaa soo galay, naga yar amusiya xoola makarafoka ku cabadaya ee faananiin isu sheega. Vive la star ⭐️ 🌟 💫 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Queen_girl4838
    @Queen_girl4838 3 ปีที่แล้ว +12

    Fanaada reer jibuti 🇩🇯 nolow qali cod macan Mashallah 😍😍😍😘😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie8763 3 ปีที่แล้ว +40

    1M u gadhsiyaa walasheyn HAYAT walallayal🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

  • @maanka6324
    @maanka6324 3 ปีที่แล้ว +10

    Messha sidan u shidani ma jabuuta 🇩🇯 macha allah ilaahy nabada haydin adkeeyo

    • @marwodjama2834
      @marwodjama2834 3 ปีที่แล้ว +2

      Ha wa Jabuti huno amin ya rab

    • @Mudan-
      @Mudan- 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin ya rabii

    • @xasanxamze
      @xasanxamze 4 วันที่ผ่านมา

      amiin

  • @jamalabdinur8285
    @jamalabdinur8285 11 วันที่ผ่านมา

    Aniga Lee 1M jeer dhageystay...I love the song

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 7 หลายเดือนก่อน +1

    Rer Jabouti fan u daa ❤🔥🇩🇯

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +17

    Hayaad maydal fananad cod macan leh
    One love ❤🔥

  • @zerkhadar2795
    @zerkhadar2795 3 ปีที่แล้ว +12

    Dhirbaaxada lagudhutaa dhabtii anay ugutaal way ugu sotaa heestan wooow cidiifami ayaa fahmikareysaa 👍🏻

  • @mascuudabdimalik7600
    @mascuudabdimalik7600 2 ปีที่แล้ว +3

    Markaad qoF jcLaTo wxaad ahanysaa difaac uu ruux kle leeyahaY....❤️🥲
    Dhawac walbo asaga oo ku geesnYa hadna jirkaga ma damqnayo...🥲❤️

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 3 ปีที่แล้ว +15

    🔥 way shidan tahay sanadkan 2021 bonne annèe 🇩🇯🇩🇯

  • @iqra8832
    @iqra8832 2 ปีที่แล้ว +5

    Dhalishan ka egayaa
    Nacabkan ka dhowraa
    Hadii dabin loo dhigana
    Hortii anigaa ku dhaca
    Dhagaha maqal buu u yhy
    Ruuxii dhawaaqaba codkiisaan
    Ka dhex maqlaa 🥀🤴
    Allow isku kaaya dhowr 🥺🤲

    • @fatimasaid1457
      @fatimasaid1457 ปีที่แล้ว

      Erayo cajiiba

    • @xasanxamze
      @xasanxamze 4 วันที่ผ่านมา

      faanad iska noqo abyo😁

  • @harja10
    @harja10 2 ปีที่แล้ว +3

    Maka dhargi heestan iyo heesta dokh inta i racsan like ❤️✍️💯

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 3 ปีที่แล้ว +6

    Woow inantan durucdaeeda aad bay u shidanyahiin walaahi aad baan u ga helay

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว +18

    Gabdhaan wn jeclahy xidigta jabuuti ❤️❤️👸

  • @fahiyecabdi9482
    @fahiyecabdi9482 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer jabuti fanka shartisa waa hayan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @hoodomo8933
    @hoodomo8933 3 ปีที่แล้ว +5

    HaYat MaYdal Boqol Dhaaan Gabadh aaan iska Jeclhy💖

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +9

    Fanaanada reer jabuuti xayaat❤😍
    Cod io qurux by isku darsatay🥰

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 ปีที่แล้ว +9

    Geenyada Djibouti axyaaa Xayat 🔥❣️🔥❣️🔥👌👏

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanaaniinta Xamar joga gabadhan oo kale ha dhegaystaan Fan wuxu yaalaa Hargaisa iyo Jabuti xamarna caadi bay ugu kufsaden fanki😂
    Xayaad Maydal fanaanad codkedu so saaray hore usoco huno Salan from Lascanod🙏

    • @naazxoxogirlythings6322
      @naazxoxogirlythings6322 3 ปีที่แล้ว +1

      wax qeer leh ku faan wax ma garato uff

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 3 ปีที่แล้ว

      Reer muqdisho waa niiko iyo futo xuno la luxo iyo qarax iyo tuugo iyo sixir iyo qudhun iyo kudafad

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aragsan6552 iskada nacaybka iyo cunauriyada anigu keliya fan qurux badan oo la dhegaysankaro hala yimadan ban kawada.
      lkn adigu qof ciilqaba ayaad u eegtahay gabadhna wad tahay inaan kuso jawabo wan ka xumahay

  • @cwahapdpworldchannel5561
    @cwahapdpworldchannel5561 2 ปีที่แล้ว +1

    Liipan jamaac _____________anither level🎶🎶🎶🎶🎶🎶🙅🏼‍♂️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer Jabuuti beryahan fankoodu waa shidan yahay 🔥👏

  • @mufazahassan9356
    @mufazahassan9356 11 หลายเดือนก่อน

    Dhagaha maqal bu uyahy , ruui dhawaqaba codkisan kadhexmaqlaa, naftisa wixii dhibaa mideydu dhagar kuyahay !!! Allaw dhib ku badin meelkasto joogtoh!!! My aviator ❤ 2023.9.4!!! Miss u!!

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooow haayaad maydal fananad jirta reeer jabuuti qofta kugu codka macan

  • @doualehsouad6511
    @doualehsouad6511 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah xayat fananadi reer djibouti ay ku fanna

  • @hamdamohamedqueenofheart4879
    @hamdamohamedqueenofheart4879 3 ปีที่แล้ว +5

    xayad my favourite singer
    🔥🖐😘

  • @hamdayoussouf4488
    @hamdayoussouf4488 3 ปีที่แล้ว +38

    Mashallah beautiful voice, proud to be 🇩🇯🥰

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 ปีที่แล้ว +10

    hestan markey 100k garto replay iso gal

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 hee 240 ee maree

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyamaxamed849 500k markey gartana replay labaad so gal😂😂😂😂

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 3 ปีที่แล้ว +10

    Oui Hayat ..la voix exceptionnelle...en avance belle dame😘😘

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 2 ปีที่แล้ว +1

    Hits Song Dhirbaaxada Lagu Dhutfaa Aniga Igu Taal Axsan Hees 🔥🎧

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 3 ปีที่แล้ว +2

    Naftiisa wixii dhiba midayduu dhagarkuyahay🌹 dhirbaxada lagu dhuftaa dhabtii anigay igu taal axyaa hees 😂

  • @aichahamaduaicha9681
    @aichahamaduaicha9681 3 ปีที่แล้ว +9

    Machaa allah sxb la voix en or hayad Moustapha hore u soco ma chère

  • @Abdirisakziito
    @Abdirisakziito 3 ปีที่แล้ว +5

    Liibaan Jamac Hore u Soco Ina adeer Adiga Fanaaanada Xayaad Queen 👑

  • @assowehassoweh9638
    @assowehassoweh9638 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayat Moustapha Maydal ❤❤❤ wa layabay dee

  • @nadiiradagan1751
    @nadiiradagan1751 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going hayat mustafe 🇩🇯🇩🇯🇩🇯hno 3k halagarsiiyo

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +5

    Her Voice🔥👏😍

  • @abdirahmanai808
    @abdirahmanai808 3 ปีที่แล้ว +4

    Hit song❤️ Mukhtar suldaan salebaan cali erayada

  • @rukiyaali2383
    @rukiyaali2383 3 ปีที่แล้ว +17

    Walalayal waxan ahay TH-cam cusub balis mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin 😍💯♥️🙏💞👍👍💞💞💞🙏🙏🙏🙏🙏♥️💯

  • @aboubakerdaoud849
    @aboubakerdaoud849 3 ปีที่แล้ว +6

    une très belle chanson adorée hayad moustapha maydal👊👊👊🖐🖐🖐

    • @mohamedwiilwaal5341
      @mohamedwiilwaal5341 3 ปีที่แล้ว

      Walalayal waxan ahay TH-cam cusub balis mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin

  • @ilwadugas2403
    @ilwadugas2403 3 ปีที่แล้ว +1

    Dharbaxada lugu dhufta dhabti ane igu taal,wow, 🥰

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wow cod mcn m a ❤❤❤❤❤❤❤

  • @jeylaniyare3975
    @jeylaniyare3975 3 ปีที่แล้ว +3

    High quality video good job liban jama

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 ปีที่แล้ว +3

    𝗠𝘆 𝗨𝗻𝗶𝗾𝘂𝗲 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗲𝗹 𝗟𝗶𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗝𝗮𝗺𝗮 ❤️

  • @amalalia
    @amalalia 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah I love her voice and all her song thank you walal

  • @aliwaisssouleiman5525
    @aliwaisssouleiman5525 ปีที่แล้ว

    ❤C chanson c parfait wlhi nesp my sister hayad ❤❤❤❤

  • @NasraomarNasraomar
    @NasraomarNasraomar 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 😍 hayad 🔥🔥best song 2021 keep going cousine 😘😘😘

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 3 ปีที่แล้ว

    Liban hayad U S A so casuuum hayaad next yaar plzzz beste fananad hayad codka

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadki stylka iska lahaa aya so labtay

  • @hanihassanibrahim7287
    @hanihassanibrahim7287 3 ปีที่แล้ว +1

    Hayad c m'a prefere waooow adi maha

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 2 ปีที่แล้ว

    GEEDKII MASIIXIGA LASOO SHIR TAGTAY, INAY FARANSIIS WASEEN MA SHAKIBAA KU JIRA.

  • @user-ye7xn7tf7v
    @user-ye7xn7tf7v 20 วันที่ผ่านมา

    Sawtu nadiira😂❤

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 ปีที่แล้ว +8

    libaan jama another level 🎶🔥❤

  • @AhmedHaybe-wc2ps
    @AhmedHaybe-wc2ps ปีที่แล้ว

    Sxp wad cod macaan tahay😮

  • @garow_GT
    @garow_GT 3 ปีที่แล้ว +3

    KEEP GO BROTHER LIIBAAN JAMA

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 11 หลายเดือนก่อน

    Top lyrics abwaan sare mukhtaar suldaan

  • @medlorazo3871
    @medlorazo3871 3 ปีที่แล้ว +1

    La star djiboutienne

  • @hamzamohamed2777
    @hamzamohamed2777 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah queen hayad moustapha 😘😘😘😘😘

  • @fardoussamed5338
    @fardoussamed5338 3 ปีที่แล้ว

    Liban Djama Djibuuti ku so dhawow

  • @aboubakarali2044
    @aboubakarali2044 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqoradayadi hayat Mustapha 🥰😘😘❤

  • @zainababdi9185
    @zainababdi9185 3 ปีที่แล้ว +2

    Shes amazing masha Allah

  • @amranabdi4378
    @amranabdi4378 2 ปีที่แล้ว +2

    𝘞𝘈𝘭𝘪𝘨𝘢𝘺 𝘹𝘪𝘭𝘪𝘨𝘢 𝘩𝘦𝘦𝘴 𝘮𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘨𝘢𝘺𝘴𝘢𝘯 😢♥️💖

  • @hipaaqofficial3432
    @hipaaqofficial3432 3 ปีที่แล้ว +2

    Wxa kle xaYad maydal fananad jirta cod iyo qurux izku darsatayy

  • @shamaycute8459
    @shamaycute8459 3 ปีที่แล้ว +5

    Machallah

  • @tarigomar8347
    @tarigomar8347 3 ปีที่แล้ว

    Liiban pro thankz heesan iyo fanaanit oo

  • @zahrameidal4679
    @zahrameidal4679 3 ปีที่แล้ว +2

    Hayad ma fille très je te salut au vant de mon coeur love you 😍💋💋💋❤❤👍👍👍👍👏👏👏👏👏 grand bisou dieu te protege

  • @lahansho2522
    @lahansho2522 3 ปีที่แล้ว +4

    Tani wayba igu cusub tahay hhh inta ilamida like

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan wan JecLahy wlhi🥺30/april/2022
    6:00pm.

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 7 หลายเดือนก่อน

    Reer jabuti ❤❤❤❤❤my dhiiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiirah143
    @amiirah143 2 ปีที่แล้ว

    dhaliishan ka eegaya
    💍M❤😩

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 ปีที่แล้ว +5

    Nacallaa shaydaan ku yaale 1k subscribe iisaara si Aan shaqo Abuur uga dhigto....

  • @eedoeedo3059
    @eedoeedo3059 3 ปีที่แล้ว +1

    Hayat waa fanaanad aan aad u jeclahay

  • @amaaldalab5654
    @amaaldalab5654 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayad maydal hore usoco runta wa hees

  • @ekoofficials5736
    @ekoofficials5736 2 ปีที่แล้ว

    Dhaalishan ka eegaya nacabkan ka dhowra hadii dabin loo dhigana hortii aniga ku dhacaya💕🌸🥰😍🥰

  • @user-mg9ok8nb2p
    @user-mg9ok8nb2p 8 หลายเดือนก่อน

    Xazuuzeyyyy😂❤

  • @hamdihansan5979
    @hamdihansan5979 3 ปีที่แล้ว +1

    Hayat maydal fanana an tagero🌹

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil 3 ปีที่แล้ว +1

    Hayad Moustapha Maydal masha allah ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓

  • @zalmaanhussein7752
    @zalmaanhussein7752 3 ปีที่แล้ว +3

    hello Liibaan jamaa ❤️

  • @mukhtarsuldan6689
    @mukhtarsuldan6689 3 ปีที่แล้ว +5

    Liban sxb wa abwaanki heestan sameeyay waxa ka xumaxay inaad magacayga qaladey haday magacaygu wa abwan mukhtar suldan saleban adna waxaad soo qortay waxaanan garanaynba haday suura gal tahay dib isku sax

    • @mohamedabdi1316
      @mohamedabdi1316 3 ปีที่แล้ว

      Moktar wll waa sax magacuu niiki xasada unba ku dafirii, hanbalyoo, good job brother Moktar, hayad waa top heeskuna waa top

    • @BigBoy89
      @BigBoy89 3 ปีที่แล้ว

      Hahaha waan qosley ba

    • @samiitaabdi8802
      @samiitaabdi8802 3 ปีที่แล้ว

      Wllhi eroyo fcn weeye

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว

    Boqorada reer 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ahaa hayaat codkeeda inaba caadi maaha🤔🤔.

  • @asmadheeman8091
    @asmadheeman8091 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah horey u soco Hayad Moustapha belle chanson

  • @tuuryoxasanjaban7286
    @tuuryoxasanjaban7286 11 หลายเดือนก่อน

    Big tun 🎉

  • @mukhtarsuldan6689
    @mukhtarsuldan6689 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa midka mida heesahayga aan sameeyey iuo fananad xayaad meydal

  • @abdisalam9852
    @abdisalam9852 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayat I really I adore u always 💋💋💋☝️👍🏻

  • @sumayocarap8943
    @sumayocarap8943 2 ปีที่แล้ว +1

    𝑊𝑎𝑎𝑛 𝑘𝑢 𝑤𝑎𝑡𝑎 𝑤𝑙𝑙 𝑞𝑎𝑙𝑖 𝑅𝑎𝑔𝑎 𝑙𝑖𝑏𝑖𝑛𝑡𝑜𝑑𝑖 𝑎𝑦𝑎𝑑 𝑚𝑒𝑒𝑙 𝑠𝑎𝑎𝑟𝑡𝑒𝑦 100 𝑘𝑖𝑖𝑏𝑎 𝑤𝑎𝑎𝑛 𝑘𝑢 𝑤𝑎𝑡𝑎

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah our beautiful artist

  • @mohamedabdi1316
    @mohamedabdi1316 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayad Moustapha Meidal the best of year beautifull,

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 3 ปีที่แล้ว

    Sxbdy yaraantii xayaad mustafe maydal bilee 😍😘😍😘

  • @cilmitolman3700
    @cilmitolman3700 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว

    gabadh waa fanaanad masrixiyad leh hore u soco

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhani waa gabdhaha ugu qurxoon reer jabuuti queen hore u soco❤

  • @bachirayoub6072
    @bachirayoub6072 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ma vedette préférée le plus brillante

  • @farhiyaisman7541
    @farhiyaisman7541 3 ปีที่แล้ว

    Waxasaa hees ladhaha Hayad horeey oo socoo

  • @zerqeyz4185
    @zerqeyz4185 3 ปีที่แล้ว +3

    Liiban Jama
    Official New Now De Soeknowl🎧

    • @hamzaukhoussein4155
      @hamzaukhoussein4155 3 ปีที่แล้ว

      Salam aleykum walalo suldan seerar reer Djibouti 🇩🇯 weh qusoeeyan

  • @farhandiyeero3461
    @farhandiyeero3461 ปีที่แล้ว +1

    Axsan sowt🥰🔥✊

  • @mohameddaalaa3990
    @mohameddaalaa3990 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 ปีที่แล้ว

    Dhagaha maqal buu u yahaY
    Ruuxii dhawaqaba codkisa
    Ka dhax maqlaa
    Allow isku kaaya dhowr
    ❤😚💏💍

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 ปีที่แล้ว

    Hayat madayl hore u soco cousine🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdiraxmaanmuller3796
    @cabdiraxmaanmuller3796 2 ปีที่แล้ว

    CodkiiYo qofa🗣🖤💨

  • @qoodeeyeyare9363
    @qoodeeyeyare9363 3 ปีที่แล้ว +1

    Liban jmc keep going