Run badanaa Af hayeenka khayr Allaha ku siiyo ninkaan waa dadka qabiilka madax marey oo xataa BBC dadka ku abuse gareen jirey Aamina Weheliye sheegtay wadankana waxbuu ka burburiyey jaajuusna ah
Hadii waxnarasho, caafimaad free ah, shaqo, amni, ruuxkasta o somaliya o adunka mesha uu rabo si karaamale ku maro, inta wxa ka badan o laga rabay lona eryanayay, qabiil, isdil, sharafxumo, dhaqnguur, shaqoxumo, nabadl'an, sow maaheyn?
DHIBAATADA WAX BARASHO XUMADA ITOOBIYA WEY NALAQABI JIRTEY OO SIDEENOO KALE BAA MAADO KASTA AF AMXAARI LAGU QAADAN JIREY LAAKIIN MARKII DOWLADII HORE DHACDEY AYEY AFTI U QAADEEN MA SIDII BAA LAGU WADAA MISE MANHAJKA ENGLISH BAA LAGU QORAA MARKAABEY DOORTEEN IN ENGLISH LAGU QORO LAAKIIN ANAGA WAX ISWEYDIINAYA QASAARIHII DHACAY MALAHA ILAA HADANA WAXEY WAX KU BARAYAAN MANHAJ AAN DEGENEYN IYO MACALIMIIN AAN U TAYEYSNEEN JAHLIGAANA WAA WAX YAABAHA LOOGA FAA IIDEYSTEY INUU DALKU SOO KABSAN WAAYO
Kacsanka haduu xumaa maxaa loo heli waayey wax ka fican hawiyoow ula imaanweyseen wax ka fican intii farmajo waa ogeydeen sidii wax I qabtay hadana waad la socotaan waxa socda
Kacaankii Dalka waxbarasho hoose ilaa jaamacad lacag la,aan wax kusoo Baranay Caafimadka Dalka lacag La,aan ka helnay Allah Unaxariisto MD Jaale M.Siyad Barre Janatul Fardowsa Allaha ha Geeyo Wax Badan Oo Wanaagsan Ayuu Noofaaday Welina Sidiisa Oo Kale Ma Helin janno fiican Ilaahay Uga Baryayaa Inu Ku Casumo Jaale siyaad barre Aamiin❤❤❤❤❤
Alhamdulilah ha u naxariisto Siyaad Barre
Waxaas oo miidha baa wariye ahaa
Allah ha u naxariisto
Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️
" ka waran BBC London iyo waxaad shaqaalaha ku sameysey"
Guulayso Somaliland insha'Allahu guul ceerigaabbo insha'Allahu guul soomaliland insha'Allahu guul soomaliland insha'Allahu
🎉🎉🎉🎉🎉taliye salaan gobeed, wasiirkana wa sama
Run badanaa
Af hayeenka khayr Allaha ku siiyo ninkaan waa dadka qabiilka madax marey oo xataa BBC dadka ku abuse gareen jirey Aamina Weheliye sheegtay wadankana waxbuu ka burburiyey jaajuusna ah
Rayidka uu sheegayo waa qabiilo, waa tan maanta haysata
Taliyuhu ma shaybaa 😂😂😂😂😂😂😂
Kacaan koris baa kacaan ka caaya
waxbaradu maleedahay Tayo mise malaha base markihore Taney laheyd
Yuusuf garaad cumar ,, waa xog ogaal , waana aqoon yahayn qunyar socod ah
Dhanka saxaafada aad ugu soo shaqeeyey
Kacaanka wuxuu lahaa 2 astaamood xumaan iyo samaan aduunkana waa intaas
Kacaanka marka maanta la fiiriyo dhibaatada na heeysato aduunka saan ugu liidano waa loo darsadey 100% roonaaba rabiyaa og se
Qab yaladeyste ayad aheyd
MOORYAAN HAWIYE HA LOO GAR NAQO 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Taliyaha suaashiisa
Dadka ka Caanka la dada ah ma taariikh Aan kacaanka ka ahayn ayuu sheegi ka raa cabudhin iyo ciil uu la noolaa
Hada maxaa heysaa odeygaas alaah ha unxariisto dadka hortagan baad eheed inuu wax qabto duiyahiw
Dalaq Dam ??? So funny 🤣
Yusuf garaad miisaan khaldan ayuu saaray kacaanka, mana uu fahmin suaasha laweydiiyey.
Dhulka nuyook ku yaal xasaan sheikh ha u sheeegin yuusan gadane
Mr Yusuf Garaad si xikmad ku jirto ayaad wax ugu sheegtay wiilka police ah ee qiirada beenta hayso sidii Hassan sheekh oo hadana guulwadeyn Ku jirto,
Waa yaab
Ninkii yusuf garaad ma miirooguu badsaday
Dadkii wadank kuso duli maxay uku heshin wayeen mamulka
War kacaan Waa laga soo gudbee ,maxaa xigay ,Hadase xaalku xaguu maraa.eedlee maala wadaa kuwan hadda joogaa maxay qabteen .kuwan saxa qaladkooda qabta intaad qabiil iyo qurux ka baxdaan.
Kan wa qabiilayste Yusuf garaad
adi-maa-faataxo-aqriya-marka?
Ninkaan ciidanka iyo siyaasada kala saaro
Yusuf garaad cuqubo miyaa ku dhacday sidee u ekaatay
Hadii waxnarasho, caafimaad free ah, shaqo, amni, ruuxkasta o somaliya o adunka mesha uu rabo si karaamale ku maro, inta wxa ka badan o laga rabay lona eryanayay, qabiil, isdil, sharafxumo, dhaqnguur, shaqoxumo, nabadl'an, sow maaheyn?
DHIBAATADA WAX BARASHO XUMADA ITOOBIYA WEY NALAQABI JIRTEY OO SIDEENOO KALE BAA MAADO KASTA AF AMXAARI LAGU QAADAN JIREY LAAKIIN MARKII DOWLADII HORE DHACDEY AYEY AFTI U QAADEEN MA SIDII BAA LAGU WADAA MISE MANHAJKA ENGLISH BAA LAGU QORAA MARKAABEY DOORTEEN IN ENGLISH LAGU QORO LAAKIIN ANAGA WAX ISWEYDIINAYA QASAARIHII DHACAY MALAHA ILAA HADANA WAXEY WAX KU BARAYAAN MANHAJ AAN DEGENEYN IYO MACALIMIIN AAN U TAYEYSNEEN JAHLIGAANA WAA WAX YAABAHA LOOGA FAA IIDEYSTEY INUU DALKU SOO KABSAN WAAYO
Waxay kaa joogta diin loo dilay wajigaa gubay
Kacankii uga sheekee una sheg ku dhe Alxamdulila hada wan ku dhageysanay? Man garan aqoo too ka halayaa meeshay kamartey . Shalay no maanta 😂
Mooriyaan southern style lol
kadaab
Kani waa xoolo sayaad barre ayuu amaan bidayaa
Waxaasa aqoonyahan iyo wariya sare sheeganaya tusale
Muxuu yidhi markan imtaxanka dugsiga sare galayey roob waalanba da ayey raxmada ilaahay ma waalte wuxuu odhan Kari waayey roob badanba da ayey 😂 muxuu ino sheegi ileen hadal oo ma yidhaahdo dadka igu xune uurku buko kow ayuu Ka yahay
Beenaale tuuga weeye aamina muuse maxaad uga eriday bbc
Kacsanka haduu xumaa maxaa loo heli waayey wax ka fican hawiyoow ula imaanweyseen wax ka fican intii farmajo waa ogeydeen sidii wax I qabtay hadana waad la socotaan waxa socda