ruwayad cusub edo arxanlay part 2 video 4k

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • 📍Subscribe Saar Channelkan Si aad Mar walba noola Socoto✔💯
    🔔 Furo Gambaleelka Si aad U hesho Muuqaalada aan Soo gali doono 🙏💯

ความคิดเห็น • 312

  • @hanimuhidin2707
    @hanimuhidin2707 5 ปีที่แล้ว +8

    The best ruwayad of all time I love it wlh wa mid xanun badan lkn it has a happy ending

  • @samiraofficial9870
    @samiraofficial9870 5 ปีที่แล้ว +48

    Runtii waa qiso dhab ah oo walalkay qabsatay.. Farxaan wuu gulaysatay lkn walalkay isagoo inuu gulaysto haminayo ayay NAFTA kaqadeen allow unaxariiso walalkayga.......... Waad kumahdsantihiin waliba wxn umahad celinayaa gabada farxaan walashiisa ah aad bay u matalaysaa

    • @BMAPRODUCTION1
      @BMAPRODUCTION1 5 ปีที่แล้ว

      Allah haunaxariisto
      Adine illaheey makaabadbaadiyay

    • @calaaalbahlawi7338
      @calaaalbahlawi7338 5 ปีที่แล้ว

      Alaha unaxariisto walaal qadar aakudhacday samir alahakaasiiyo

    • @kaakihassan4840
      @kaakihassan4840 5 ปีที่แล้ว

      Laaxawla walaaquwata ilaa bilaah 😪😪😪😪😪😪😪

    • @naymaaabdi3832
      @naymaaabdi3832 5 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😢😢😢😢😭😭😭😭

    • @hawohassanmohamed1912
      @hawohassanmohamed1912 5 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @simanmuxumad7244
    @simanmuxumad7244 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadan si beey iitabanesa wlh keep going somali film

  • @drsmunagaraad2456
    @drsmunagaraad2456 5 ปีที่แล้ว +20

    wlhi farxaan waxuu sameyay waygaan aniga rabo inan hadabu aarsado xaqiiqdi allow itaager

  • @aishauud4168
    @aishauud4168 5 ปีที่แล้ว +4

    Aduun Bazar aaqiran camal iga sax hadlka eedo abaal laay

  • @salmonuur7443
    @salmonuur7443 5 ปีที่แล้ว +5

    Cadi mahan ruwayadan masha allah hore u socda asxabta

  • @abdikadirak3406
    @abdikadirak3406 5 ปีที่แล้ว +5

    Part 1 was heart_touching walah part 3 plz

  • @anfimire2449
    @anfimire2449 5 ปีที่แล้ว +4

    Walahi waxaan anigey iguu dhacdey mantana walii kamaan kabanin waan sugii nabsii baaxx insha alah like isaar

  • @nimosweet9324
    @nimosweet9324 5 ปีที่แล้ว +46

    Nabsigi baa ku dhacay caadi maaha riwayadu Wax run ayay ka turjumaysaa👍🏽 Hore u socdaa dhamaantiin❤️

  • @mobicentre2448
    @mobicentre2448 5 ปีที่แล้ว +8

    Best films ever

  • @Samihakhaliil
    @Samihakhaliil 5 ปีที่แล้ว +4

    Hormar wacan team Sacid missed you by the way

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +3

    Xaqi aya kaso baxay 😂.
    Farxaan iyo walashiis ❤❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @jeceloowcade3416
    @jeceloowcade3416 5 ปีที่แล้ว +55

    Allahey dartiis like saar my fans

  • @shindomohamedshindo8457
    @shindomohamedshindo8457 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabada eedo u jileysa wallahi waykeentay manshllh

  • @ikraanjamac1971
    @ikraanjamac1971 5 ปีที่แล้ว +20

    Farxan dartis ayn u dawada wlhi love u farxanka ❤

    • @kinghanad3254
      @kinghanad3254 5 ปีที่แล้ว

      Ikraan Jamac Tnx qali numbarkaga wuu igabaxay maisodiri karta adigo rali ah

    • @xamdayuusuf4112
      @xamdayuusuf4112 5 ปีที่แล้ว

      .

  • @ikranali4439
    @ikranali4439 5 ปีที่แล้ว +26

    aniga waan ka helay wilka ee edada u tahay ❤️ee ha liku so xaririyo oo u jilay iyo gawarta

    • @riinaalove50
      @riinaalove50 5 ปีที่แล้ว

      Abayo adi miyaaba igu heysatid anaba kuhestee hhhh

    • @calaaalbahlawi7338
      @calaaalbahlawi7338 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk wiilki waalaisku dagaalay

    • @luul1299
      @luul1299 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh Wan kahelay aaaaaaa waxkle aan aragno

  • @sacdiyosiman2243
    @sacdiyosiman2243 5 ปีที่แล้ว +11

    Gbdhahaan yaryarkaa yaa u aruuriyey calanka puntland e gacanta ugu wada xiran😍😍

  • @samiramohammed9116
    @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi mudaan koda waye kuwaas walal macaxaan Allah wilkaa barii

  • @ridwanabdinor7123
    @ridwanabdinor7123 5 ปีที่แล้ว +71

    Hada uxisty jahwareer liketa haila dhaafin

    • @nasromohamed1235
      @nasromohamed1235 5 ปีที่แล้ว

      Magcyadoda saxda maxa waye ?
      Part3 in lagu so daro rajeena 👏🏼

    • @ridwanabdinor7123
      @ridwanabdinor7123 5 ปีที่แล้ว

      @@nasromohamed1235 a aby aniba wan rajynaa

    • @ayanaxmed1859
      @ayanaxmed1859 5 ปีที่แล้ว

      Ridwan Abdinor aad

  • @aaliyaahmad3525
    @aaliyaahmad3525 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi ruwaaydaan waanka helay horay u zcdah

    • @munaadan5763
      @munaadan5763 5 ปีที่แล้ว +2

      Walahi eedo arxaan malahan hoormarwacan 💕💓💜

    • @HusseinKhaliif
      @HusseinKhaliif 5 ปีที่แล้ว +1

      anixataaweyiheesataaisooduceeya

  • @Dhul_Qarneyn
    @Dhul_Qarneyn 5 ปีที่แล้ว +7

    *Mmmmmm I've Enjoyed This Part More🤗🤗 Part One Was PAINFUL!😟😟*

  • @beautiful8698
    @beautiful8698 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha.allah dhamaantiin waad kabaxsateen sifiican ayad u jisheen. Waxan rajenaa inaad nooso badin doontaan

  • @ayanmohamed178
    @ayanmohamed178 5 ปีที่แล้ว +12

    keep going sisters and brothers😘😘

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhamtiin hore usocoda hormr wcn wan xiseya dhamatin masha Allah waa qaso dhab ah cadawgiun hajabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maniishhassan5114
    @maniishhassan5114 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi filim qiro leh xaqiiq wey dhacdan tane masha allah

  • @umualmas8897
    @umualmas8897 5 ปีที่แล้ว +24

    Gabdha eedada ku jileeso caadi mahan saln iga gaarsii

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 5 ปีที่แล้ว

    Funny film I loved it

  • @sabrincdey3872
    @sabrincdey3872 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa walidee cafi

    • @RamloOmar
      @RamloOmar 5 ปีที่แล้ว

      Kuwaas ookle wax lacafiyo ma astaahilaan

  • @b24hours69
    @b24hours69 5 ปีที่แล้ว +5

    gabadha eedo nimada kujileeso caadi ma.ahan wallaahi afsomaligeed ayaa icajabiyey

    • @najmomaxamedxuseen7418
      @najmomaxamedxuseen7418 5 ปีที่แล้ว

      maser umbaa ka kenayo maya ma amini karo maser I'm to sorry

    • @farxiyaismaciil1469
      @farxiyaismaciil1469 5 ปีที่แล้ว

      Najmo maxamed Xuseen /Somali👈 God bless you ifrah & farhan

  • @fardowsahassan4166
    @fardowsahassan4166 5 ปีที่แล้ว +2

    aaheey wlh dhacdadaan ookale max dad kudhacday illaahow labadeena waalid noodhaaf cimri dheer iyo cibaado suubanna sii

  • @saabiriinacbilaal3498
    @saabiriinacbilaal3498 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa walid iska cafi farxan iyo ifraax

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa qiso cajib ah walalhey wan idin salamay inad subscribe igu cawisan mahad sanid

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 ปีที่แล้ว +14

    Farxaan caadi maaha sifiican ayuu ugaley

  • @QalbitaajirQalbitaajit
    @QalbitaajirQalbitaajit 5 ปีที่แล้ว +4

    waana ka helay wlhi

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 4 ปีที่แล้ว +1

    Samar ficn

  • @naciimaabdi4663
    @naciimaabdi4663 4 ปีที่แล้ว

    Pls part 3 soo galiya

  • @peshackerhack2761
    @peshackerhack2761 5 ปีที่แล้ว +2

    Runti waxey ehed ruwayad igu horesay aan waligey dawado wlhi aad baan uga helay wan nah kaa xumaday wilka iyo gabarta sida fosha xun lola dhaqmay

  • @Lionman5454
    @Lionman5454 5 ปีที่แล้ว +10

    Part 3 please

  • @safiaadan9304
    @safiaadan9304 4 ปีที่แล้ว +1

    Ya mwisho ndo imeniumiza😭

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh wey is daba marisay Aduunyo Bill Basar Aakhiro Bil Cml waaye hhhhh Aakhiro Blasar Majiro Cml Aa Lagaa rabaa

  • @amishkassim4447
    @amishkassim4447 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwww💕💕💕❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍

  • @nuurtoxaajisaalax7097
    @nuurtoxaajisaalax7097 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @sheibmobile7751
    @sheibmobile7751 4 ปีที่แล้ว

    Xabada dharka sudanta wada Fashion inta ka heshay like

  • @haliimahpeah8501
    @haliimahpeah8501 5 ปีที่แล้ว +6

    wallhi ruwayadan wanka helay❤💋

  • @simanstyle5949
    @simanstyle5949 5 ปีที่แล้ว +6

    Kan koofiyada qaba wa maraan doqon Ina flimka lagu so daro ma ahyn hadalkiisaa flimka xumenaya wa xayawaan

    • @saxansaxoroob1698
      @saxansaxoroob1698 5 ปีที่แล้ว

      Siman Style kk Haa walahay waa doqon daneyste ah

    • @hindamohamed9406
      @hindamohamed9406 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh idinka run maad moodeen wuxu waa ruwaayad waana wax jira

    • @guuledahmed5012
      @guuledahmed5012 5 ปีที่แล้ว

      Runta waye kkkkk

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว +7

    Meshaan Nairobi miyaa

  • @elmaaz_2745
    @elmaaz_2745 5 ปีที่แล้ว +29

    Isoduceyay anee iheysata midii runta aheed

    • @elmaaz_2745
      @elmaaz_2745 5 ปีที่แล้ว

      Alihi ale ayaa gargar weydisanyaa

    • @riyaanosmaan1971
      @riyaanosmaan1971 5 ปีที่แล้ว

      Allah kaso saro Abayo

    • @hayatihaji2190
      @hayatihaji2190 5 ปีที่แล้ว

      Allah wlshey hakaa soo saaro

    • @rayanrasmi1796
      @rayanrasmi1796 5 ปีที่แล้ว

      sagal ibrahim illahay haka saaro abaayo

    • @naciimodacal9362
      @naciimodacal9362 5 ปีที่แล้ว

      sagal ibrahim abaayo ilaahy hakaasaaro iska samir waad kabaxaysaa riwaayadahaan waxay katurjumasaa wax jira

  • @luulhaji6376
    @luulhaji6376 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaa hada farxan iyo kuwan maxe iskuyihiin mabafahmin

    • @zuheyb
      @zuheyb 5 ปีที่แล้ว +1

      Luul Haji anaa kula mida waayo ninkaan aabihis modeyno adeeruba uyaqaan

    • @luulhaji6376
      @luulhaji6376 5 ปีที่แล้ว

      @@zuheyb wankuwareray

    • @quruxsan6842
      @quruxsan6842 5 ปีที่แล้ว

      Wa limo abti iyo ilmo edo

  • @mahamedadan1553
    @mahamedadan1553 5 ปีที่แล้ว +5

    Wale ifrah caadi mxaa
    Salan sare

  • @mohamedamin8253
    @mohamedamin8253 5 ปีที่แล้ว +2

    Ask

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa xaqiiqa runtay ka hadleen nabsi wuu soo dag dagaa

  • @saciidistiiladji2060
    @saciidistiiladji2060 5 ปีที่แล้ว

    Walaahi ilin ayaa igatimid

  • @hiboqueen3591
    @hiboqueen3591 4 ปีที่แล้ว

    Eedo arxaanlaay maleeh farxan iyo wad guleesaten

  • @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa1723
    @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa1723 5 ปีที่แล้ว

    Please part 3

  • @najaxabdiosman4736
    @najaxabdiosman4736 5 ปีที่แล้ว

    Wiilsha iyo Hplhaa hplhaa Naxriis badan wlhi

  • @adoontiiallem4224
    @adoontiiallem4224 5 ปีที่แล้ว +9

    Kkkk All waxaan ka qoslay aduunyo camal
    Aqiiro basark kute Alla ma nooli

  • @Carawelo
    @Carawelo 5 ปีที่แล้ว

    Farxan ad ban oga helay wilkan habka u jilay ruwayada 😢runti wa arin xaqiiqo ah o dad badan ku dhacday

  • @fartunabdulahi4230
    @fartunabdulahi4230 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaaa nabsii xuuma wlhi aduuunyo bibasar akhiro bicamal eedo xuun waye e hadana asaay kusaran iyo ilmahada casi kunoqoten sax

  • @safiaadan9304
    @safiaadan9304 4 ปีที่แล้ว +2

    Malipo ni hapo hapo duniani😓

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 5 ปีที่แล้ว +3

    22:09 😂😂

  • @ummaxamedamiin
    @ummaxamedamiin 5 ปีที่แล้ว

    Allah yaa allah ilaaho nabsi iyo xaa bini aadan naka ilaali

  • @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa1723
    @maxamedmaxamuudmaxamedmaxa1723 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha eedo jileysho ayaan kahelay keep going sis...

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhh wale cuqubad baa kaso baxday

  • @ifkanolashaifraax519
    @ifkanolashaifraax519 5 ปีที่แล้ว +9

    Wlh ruwayadan cadii ma ahaan ruunta ayeey kahdlee wxad galabsatiid wad hele

  • @dekoabdiosman4760
    @dekoabdiosman4760 5 ปีที่แล้ว +5

    nabsi waa maharaaan😓

  • @hanabella6440
    @hanabella6440 5 ปีที่แล้ว +2

    Aduunyo fil camal aaqiro fil basar waligee intee ku maqle😁😁😁😁😁

  • @asmiitaaliisse9222
    @asmiitaaliisse9222 5 ปีที่แล้ว

    hooyo nin raadso gabadha ninaa uraadina kulahaa qosol wlhi

  • @faisaofficial9833
    @faisaofficial9833 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk farabadna dad mahan ar farxaana

  • @abdirahmanmahamudyusuf2470
    @abdirahmanmahamudyusuf2470 5 ปีที่แล้ว +7

    Adunnyo fil basar aakhiro fil camal dheh

    • @sagalb9780
      @sagalb9780 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk waxn layaabay naagtan guudaka maxeeda ka wayn ma ree badiyaa inantaadu nusdeexo kkkkkk madaxa ka hagaaji xaga guudka

    • @bushraali5580
      @bushraali5580 5 ปีที่แล้ว

      Maashaa allh nabsigu waa degdegaa

  • @calaaalbahlawi7338
    @calaaalbahlawi7338 5 ปีที่แล้ว +1

    Taasi was aduunyo dadka aanukala badaleeno وتلك الايام نداولها بين الناس

  • @Hamdasry
    @Hamdasry 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi wn ilmeyay 😭
    Isxan ninki kufla loguda
    Wamahadsan thiiin wlhi 💗🙏

  • @caliyahqurux
    @caliyahqurux 5 ปีที่แล้ว +4

    Simba ohenta benta ah igada faraha.... Ahey hhh

  • @taysirahmed5594
    @taysirahmed5594 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaaw edaa hanobathin inshlh

  • @khadrishaa
    @khadrishaa 5 ปีที่แล้ว +3

    Cwa anigaa uhoreeyo

  • @kamiilaqali5332
    @kamiilaqali5332 5 ปีที่แล้ว

    edo arxan maaa leee walhi Alllow hoooyo noo daa

  • @mawlidmohamadyusufofproduc8393
    @mawlidmohamadyusufofproduc8393 5 ปีที่แล้ว

    Subax wanagsan asxaabta

  • @djkaskeydjkaskey7023
    @djkaskeydjkaskey7023 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh walaaahi wan kuqoslay

  • @fadumosahro494
    @fadumosahro494 5 ปีที่แล้ว

    Whi caloosha ihorty waxwalba weydhacan saad ujeseen wasifiicn ifraax plz nabarkaga iso dir

  • @sagalahmett6599
    @sagalahmett6599 5 ปีที่แล้ว +5

    labdii xaqdaro kuheshiso xaqa ferah kadilaco wlhy

  • @ashwaqgarane8583
    @ashwaqgarane8583 5 ปีที่แล้ว +3

    Isofadiso makiladehe Suu usoorde maila aragten

  • @asiaayan686
    @asiaayan686 5 ปีที่แล้ว

    Noloshu way isbadasha farxan ayay dawarsanayeen mnta waa aduuun

  • @omarforex9486
    @omarforex9486 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @shukribashir1482
    @shukribashir1482 5 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @jawahirjanojanno7716
    @jawahirjanojanno7716 5 ปีที่แล้ว

    Qaybta 3 aad soo daaya

  • @micraajmaandeq8796
    @micraajmaandeq8796 5 ปีที่แล้ว

    Nosoobadiya riwaayada

  • @seynabahmed2792
    @seynabahmed2792 5 ปีที่แล้ว +2

    Hal mid ma qalad inu ikiro wiilasha walalahisa ah hal hbn qofka hadu ku sexiyo abaal ayu kugu leyahay mida kale xumaan wanaga ayaa lagu bedelaaa ikirmtaa ayu isku ceebyaye

  • @abu-leythassaabuuni5630
    @abu-leythassaabuuni5630 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallee wey idanka soo baxday igadheh

  • @caliyahqurux
    @caliyahqurux 5 ปีที่แล้ว +14

    Kkkkkkk may shaqestan farxan ku adke bro faido malahan kuwane hhh

    • @kinghanad3254
      @kinghanad3254 5 ปีที่แล้ว

      princess sheima shaam wan kusalamay princess sheima

  • @amishkassim4447
    @amishkassim4447 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a wlhi caadi maahan nosobadya

  • @calaaalbahlawi7338
    @calaaalbahlawi7338 5 ปีที่แล้ว

    Hore ayaa abwaan uyiri ""adoo sugayey Ku seejin ad oo Sam ray bay kusiin wareegtaa waa silsilad ...maxay dhaxaa qof banti hryastay dadkana iskala waynaa dhulka soodhigtay. Oo dad shalay Kali I tay uu bar yay. دع الام تفعل ما تشاا وطب نفسا اذا حكم القضاا ولا تجزع لحادثة الليالي فما لحوادث الدنيا بقاا .........ولن يدوم حزن ولا سرور ولا بوس عليك ولا رخاا ....imam shaafici .. Isbadbadalka aduunka

  • @boqoradamuqdisho5062
    @boqoradamuqdisho5062 5 ปีที่แล้ว +7

    Alla hooyoy mobile ka kaliya ayaan dhaxal ka heysta ayaa maroysaa shekada

  • @hashimabdirahman3061
    @hashimabdirahman3061 5 ปีที่แล้ว +5

    Labadan wiil doqomiin miyaa maxay xoosley ufiirinayaan

    • @kawsarali302
      @kawsarali302 5 ปีที่แล้ว

      Hashim Abdirahman 😂😂😂😂

  • @Carawelo
    @Carawelo 5 ปีที่แล้ว

    Miskiin wa wiil qalbi fcn sidey u xumeyen iyo sida u u wanaajiyey

  • @hamdiabdullahi6512
    @hamdiabdullahi6512 5 ปีที่แล้ว

    Mahaa

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 4 ปีที่แล้ว

    Nastexada waba doqon uff mee isku daydo caqliga shaqeya aniga shaqala no shaqeso hdana howl na wan aqan

  • @moali124
    @moali124 5 ปีที่แล้ว

    dhaq alaabta adaa ifraax dhihi jirtay dhaq hada alaab sida loodhaqo ma aqaan eedo arxanlaay dhaq alaabta

  • @walalpolitano7076
    @walalpolitano7076 5 ปีที่แล้ว +1

    Gawadha eedada dhashay caadi mahan

  • @maryamaxaaji3944
    @maryamaxaaji3944 5 ปีที่แล้ว +2

    Mac wacashaan

  • @Lionman5454
    @Lionman5454 5 ปีที่แล้ว +1

    Nice👍👍

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭