MASHAALLAH CIYAALKA FALASTIIN SIDA CIYAAL KEENA MA'AHA.HABEEN DHAWEYTO INAN YAR OO OYAYEY ASAGO LEE WAAN KU QANACSANAYA QADARKA ALLAH WANAAN UGU XAMDIYAYA ET...WLHI WAAN OYEYE.IMAAN AY QABAAN MAXAAD UMALEEN DAD WAAWEEN ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WAY U DIYARSAN YHIIN DHIMAASHO.DADKAAS IYO INAGU HALKEEN KALA JOOGNAA.
Ada Kamida Dadka Khabilka Aaminsan Maxad Ulayabe Kuwa Tiktoka Ka Qeliyo Adigo wariya Hadey Kuku Jirto Inadan Si Cadalada Uga Hadlin Arimaha Siyasda Ado Ah Qof Wax Baraty Kuwa Aan Wax Baran Maxad Ka Suge
Mida kale nin yahaw dadbadan ayaa kugu xiran xaashiyoow waxaad qaban qaabisaa kacdoon dhalinyaro waana kugu garab siinaynaa dhalin yarada waxay la. Yihiin qof jiheeya ee ninyahaw taladaas waa talo fiican ee ka fikir sxb waana ku salaamayaa
M.salmaan waxaa uu ka baqaya mareykanka sheydaan Taraam iyo ina salmaan waxaa ka dhexeeya ganacsi malaayiin dolar ah waa uu aadi lahaa hadii ay is laanta guulaysan lahayd.
Allaahuma Baarik Fiikum Mr Hashi Horufadhi, Alhamdulillaah Daaiman
Scw xaashi walaal ka waran barnaamijkii kobciye
Xaashi zxp thumbnailka videogan waa 10/10❤❤
Alle ha isku diro gaalada
Somali umada caqli ku jiro maha kuwdo social media isticimala gems qabila aya lacago isugu dirana 2024😂
MASHAALLAH CIYAALKA FALASTIIN SIDA CIYAAL KEENA MA'AHA.HABEEN DHAWEYTO INAN YAR OO OYAYEY ASAGO LEE WAAN KU QANACSANAYA QADARKA ALLAH WANAAN UGU XAMDIYAYA ET...WLHI WAAN OYEYE.IMAAN AY QABAAN MAXAAD UMALEEN DAD WAAWEEN ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WAY U DIYARSAN YHIIN DHIMAASHO.DADKAAS IYO INAGU HALKEEN KALA JOOGNAA.
Allow ugargar oo xifti falstiin guul insha Allah
🎉🎉🎉
Waa siday tahay
Ada Kamida Dadka Khabilka Aaminsan Maxad Ulayabe Kuwa Tiktoka Ka Qeliyo Adigo wariya Hadey Kuku Jirto Inadan Si Cadalada Uga Hadlin Arimaha Siyasda Ado Ah Qof Wax Baraty Kuwa Aan Wax Baran Maxad Ka Suge
SOOMAALIYA IYADAA ISREEBTAY EE HABA SOO SHEEKO QAADIN AYAGA IYO TIKTOKOODA
Mida kale nin yahaw dadbadan ayaa kugu xiran xaashiyoow waxaad qaban qaabisaa kacdoon dhalinyaro waana kugu garab siinaynaa dhalin yarada waxay la. Yihiin qof jiheeya ee ninyahaw taladaas waa talo fiican ee ka fikir sxb waana ku salaamayaa
M.salmaan waxaa uu ka baqaya mareykanka sheydaan Taraam iyo ina salmaan waxaa ka dhexeeya ganacsi malaayiin dolar ah waa uu aadi lahaa hadii ay is laanta guulaysan lahayd.
Heeska @ilalsho sirdonada raadinaa @kuwa israaell iyo inngiriska iyo mareeeykanka dhaman rer galbedkaaa don donayo ninkaaaa
Somalia 🇸🇴 waa jaahiln 80% falestine waa dad wax bartay mr xashi ha isku Mel dhigin for real
CARABI WAA BAABA CABSIDA YUHUUDAA KA DHIGAY BAALI CAANA LEH
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
Ninkaan alle diinkiisa,ayuu dagaal kula jiraa