ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Sheikh shariif waa nin lixijeclo ka hayso somalia xushmo ba lagu wada joogi karaa ee anaa iri rag hiraa eeday
Madaxweyne shariif run badanaaXasan shiiq xoolihii masaakiintu boobayaa oo ka baxsan la, markaasu leeyahey doorasho xor ah aan qabanaa.
Kan siyaasada waa ku dhex saaqidey waa ku wareerey wax garadkii mudullood ninkan dad odayaal qabtaa ma la la'yahey
Laaaluush soo qaatay lakin waxba uma qaban karo ku wii soo dirsaday!
hargeysa dagaal ayaa ka socda miyaan maqlay mise waa dhagahayga 1:04 sheekh shariif habaar miyaad bilowday hadana
habaar maahan hadu san ka socon wuu u soo socdaa !
Areey xasanoow fiilada ka soo bax
Ninyahoow maa iska dhahdid ma awoodo inaa shacabka cod weydiiisto ee odayaal ha isoo doortaan
Sheikh shariif waa nin lixijeclo ka hayso somalia xushmo ba lagu wada joogi karaa ee anaa iri rag hiraa eeday
Madaxweyne shariif run badanaa
Xasan shiiq xoolihii masaakiintu boobayaa oo ka baxsan la, markaasu leeyahey doorasho xor ah aan qabanaa.