Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Ergeda Shirka Beesha Warsangeli Uga Socda Ceerigaabo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @suheybmohamedsaeed8043
    @suheybmohamedsaeed8043 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saldanada🇧🇸🇧🇸🇧🇸🇧🇸

  • @mxaaji4994
    @mxaaji4994 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah guul somaliland iyo beesha warsangali oo ayahoodii maanta katashaday.

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah Madaxweynee

    • @bashirkeenadid7919
      @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว

      ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WAAALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH

  • @abdihakimfarah8881
    @abdihakimfarah8881 2 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @moassir3787
    @moassir3787 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah guul qaranka Somaliland

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waxaa iska Illow, wixii aa dejiseen baa annagana noo yaal, waxaa maalin walba akhridaan ma 4 tan oday baa soo afjaraya oo wixii 30 ka sanno laydinku akhriyayey wax ka beddelaya mise idinkoo wixiinnii wata baa rabtaan in beela kale idin soo raacaan?

    • @moassir3787
      @moassir3787 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdallahcabdallah4717 taa ma hadal baa ka jira Somaliland hadey illaa yoocada joogto saw saw in inta kale soo raacdo maaha

    • @fanofanomohamed1732
      @fanofanomohamed1732 ปีที่แล้ว

      @@moassir3787 is kahadla yoocada meel ay kutalaba mataqanid

  • @landerlogistics5509
    @landerlogistics5509 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @maxedshabcaan794
    @maxedshabcaan794 2 ปีที่แล้ว +3

    Muse nolow abo hada nahay shacabka badhan

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      Axmedow wiilka hargeysa jooga magacaaga waa ka xanaaqaa haddii uusan ku qabsan, adna adiga oo aan dadkaaga waxba weydiin baad dad nacaybka aan qarsan leedahay iyagaa i dhalay ilaahay u towbad celi waalidiintaadana gefkaa ka gashay iyo ninkaa inaad sidaa tiri u sheeg say kuugu duceeyaan kuuna cafiyaan

    • @zalmaanraage615
      @zalmaanraage615 ปีที่แล้ว +1

      Kk

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 ปีที่แล้ว +4

    socotay somalilaand
    madax wayne hore usoco
    mar 2 baad wanu kudora nayna
    sabab too ah cid kudhanta wali garonka may iman cirana xirsi aya samcadi & mustaq balkisi ladagay

    • @abdikays3958
      @abdikays3958 2 ปีที่แล้ว

      Are you supporting a compulsive lair and a psychopath muse waa nin waalan ... waa beenale

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 ปีที่แล้ว

    Waa munaafaqad jilcsan oo laangadhe ah. Warsangelina waa maakhiriyiin odaygan hiinraagaya lacagta uun bay ka yaqaanaan

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว +1

    Awalba warsangeli waa bisha 31 dhib iyo dhef labado malaha xiin iyo xasadnimo mooye

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc "Somaliland dunidu aqoonsan tahay"

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👏👏👏✌

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +2

    Warsangelig suldanada 🤎❤🧡❤🖤
    ISAAQ WAA DADKEENA
    LKN SNM NO

    • @jsl9429
      @jsl9429 2 ปีที่แล้ว

      SNM is Isaaq.

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Naaya waanagta Warsangle Isaaqa
      Waa SNM ama nacabo ama iska
      Daa Somaliland maa Ada Jeaclyna
      Maa maarkii meele kaasta kaaso xiidhatye daanhina kaa arkaysan

  • @fj1914
    @fj1914 2 ปีที่แล้ว +2

    Harti Sanaag

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 ปีที่แล้ว +1

    Snm need faqash today.
    Yesterday you called we are duriyad no need faqash after 31 years
    Where can i meet faqash😛
    We still remmember the difficult time usc and snm😏
    When we forget and bulid the nation
    They saying faqash is diaman😇
    MAY ALLAH BLESS FAQASH
    MAKE SURE TO GIVE MP TO GABOOYE
    SURE
    AND AKHISE .
    BE FORE WARSANGELIG ADERR

    • @MA-xb3cy
      @MA-xb3cy 2 ปีที่แล้ว

      Propaganda artist

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Naa qaaxbadye laangaba Adiiga Faaqasha ahaa waxad kaa haadlyso
      Waa maxay maarku Frmaajo dhacaye waati aad waalatan CCB ahaayd Afkaaga uurye kaa duu Isaaqa iyo SNM buulcadye faataheeysa

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Naa Gaaboya kaa waangsan oouu qaalma mp not you Facking laangabadye orodo soo tuugsi Xamaar iyo puntland

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Awaalba tuugte huubka iyo baaurta
      Laa taalabi jeerye yaa kuu raaba yaa kuu yeertye waata iska taagtan
      Ee inankii yaar ciilqaaba ahaa maarku Sacid Dani caagta hoostada
      Idiin geesheye maarkan waxa idiinka
      Dhiignye soow maaydan iiska taagan We never miss you ever we dont need you by go back to Faaqasha we never acept Faaqash

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว

      Proud faqaash🥰🥰🥰

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Daarood ayaa kugu soo duulaya oo ah kan iska leh ariga aad leedahay waan goosanayaa oo ingiriis ayaa na siiyey oo ha moodin shaqsiyaadka dhulbahante iyo warsangali ee kuu soo shaqo tagay iyo kuwa raba inay deegaanadooda ka dhistaan labada dhinac oo waxa iidoor soo baryana iyo wixii somaliya iyo puntland siiso oo oo iska labo canlaynaya inay gooni isu taag kula qabaan oo kugu raacayaan op run moodsan gowda maqshiida iyo balse waxba haw qabanta daaroodka sool iyo sanaag inay tiro aad gooni isugu taagto ku siinayso oo anagoo daarooda gobolka ka soo jeedna ayaan gooni goosad doonayn oo habarti wasow caqli yeelo oo ogow shiikh isaxaaq isagoo labo go' oo cadcad iyo labo kutub iyo ubo weeso iyo tusbax wata inuu ugu yimid Suldaan shiikh Cbdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (adayru bi idnillaahi oo reer samaalihii hore u hikaadsadeen "daarood") xiis iyo mayd oo uu ku soo dhaweeyey oo ugu dhisay oo ugu xoolo gooyey oo uu ku magacaabay wadaadkii beelihii daarood suldaanka halkaas ugu ahaa. Dhoohane muuse biixi cabdi dhulkaad somaliya ka dagan tahay waa dhul daarood haddii aad iswaalka dayn waydaan adiga iyo iidoorka ku ayidsani waxaad iska xaadirin doontaan deegaamada biyomaalka halkaasoo shiikh isaxaaq ka soo jeeday isir iyo abtirsiinyaba oo daarood deegaamadiisa dib ayuu idiin ka soo ceshan doonaa kooyto yahay rag deegaamadiis ku kibirtay.

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaalka yaryar ee meeshan faallada ku soo qoraya ee leh guul iyo waxaa waxan u sheegi lahaa dhowr qodob oo kooban, dadkan aa arkaysaan kama aqoon badna aqoonyahankii harti ee cali khaliif galaydh allah yarxamuh ee looga jawaabi waayey ma waxbaan wada yeelanaa mise qof walbi wixiisa leh, ee sidii ku dhintay, aniga marka layga dhigayo in isaaq dawlad yahay daaroodna shacab yahay qabyaaladina aanay jirin ma nin aan dhul dad iyo taariikh midna aan aqoon baan ahay oo farriimaha intaa hargeysa layga soo dirayo 18 may aan arag amase fahmin? mise 4 tan oday baa dhul dad leeyahay wareejin kara kana dhigi kara mid qaddiyad beesha dir waqooyi wax loogu dhisayo inta kalena ay dhagax tuur u diyaar garoobaan? Cuqdadda lagaga dhaadhacsiiyey ilmaha yar ee isaaq 30 ka sanno daarood waa faqash hawiyena waa urur samaale laasqorayna waa dhul dir waqooyi calanka buluuga ahna waa ka mamnuuc ma yeeli doonaan dadka degan 4 jiho ee dhulka soomaaliyeed?

    • @muna619
      @muna619 2 ปีที่แล้ว

      Horta hadal badan waxa ka fiican maxaa inoo dana mida labaad dhulka ilahay baa inagu beeray markuu ingirisku tagayay
      Isadhulbahsnte
      Warsangsl
      Gadabuursi
      Inuu gabooye kujieay magarsnsyo intas ayaa uu udhibay markaa maynan aqoon darood ee dada ka rer somalind ayaynu ahayn xaga faqashta ee aad soo qaday ee aad leedahay darood faqash hawiyena irirsamalue waxa kuu cadaynaya xasan shikhmaxamuud somaland waxa ay aduunka lamacamilonayso wax shaqoah juma darsado oo ma daba galo lakin farmajo wad la socotaa waxa uu samsynayo cidi kaga shekaynmsyso iminka ururdi waa furan yahiin waxad hayso soodaa wsliba waxan ka mid ahay dadaka dadoodu tahay 30sano markaa sidaa ayaan u ogahay tarikhda dalkayga

    • @muna619
      @muna619 2 ปีที่แล้ว

      Wax dir waqoyi layidhahdo ma jirto isaqna cid kaga aqon badani majirto xitaa isma gursano wada dhalshana daa markaa wa wax iminja lamaqlay dir waqoiye ahna inaynu lawada dagalano magacaa anigu waxsn idhi dadaki larafayay maxaa laoga rebay waligay qof isaqa oo dir dhalsy xitaa maarag

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      @@muna619 walaashay marka hore waxan ogahay inaadan wax caqli ah igala hadlayn ee caadifad uun ay ku riixeyso, bal waxaad ka hadlaysaa ururo la furayo kkk anna waxan aa sheegeysid laftiisa baananba kula garanayn, marka riyadaadu ma aha riyadayda, koonfurta aa sheegtayna waxba igama gelin aan ahayn caasimadda iyo soomaalinnimada raggan aa sheegeysid ma hadal hayno, ee waxan ka hadlaynaa waa dadkan waqooyiga dega ee beelaha soomaaliyeed ah, anigu dhulkayga ingiriis ima dejin ee isaga ka hor baan deganaa, dadka aa la hadlaysid ma aha dad kula dega ama kula nool ee adigaaba laga yaabaa mar mararka ka mid ah in dhulka lagaaga soo horreeyey, waxan kaala hadlayaa dhulkan meel baa ka degtaa, ma meeshaada ku ekaatay mise dhul dad kale raadisey, haddaa meeshaada ku ekaatid samaroonna waxba kaama gelin hartina waxba kaama gelin, haddaaase leedahay soomaalinnimaan wax ku samaysan tani ma aha wax la wada samaystay ee dib ugu noqo bal cidda samaysatay

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Waar maa waxa ad iigu daarstye Gadar waalba kaa soo goodye whats your proplem og
      Guul Guul Somaliland niina loojoojin
      Maayo

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      @@sahrafarah8834 walaal riyaad ku jirtaa, iidoor iyo harti waa laba beelood oo deris ah weliba harti dyul weynyahay 2 gobol baa ka degtaa waqooyi harti daaroodna 5.5 marka kee lagu beeraa keese ay tahay inuu ku biiro? Sool sanaag nugaal bari mudug iyo degmada cayn, wixii la qaybsanayo waa laydinla wadaagaa meesha inta koonfuri soo degeyso hadhowna waqooyi baa laysugu yeedhi

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    CASHARO KUTUB DIINIYA KALO SOCDA BARTEENA TH-cam.KA MEELKASTO JOOGTAAN..

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว

    Habeenkii Calanka ?
    Calanku waa kan buluuga ah ee xidigta cad.
    1960

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +2

      Calanka buluuga ah iyo kan somalilandba isaaq baa sameeyay anagaana aasaasnay somalia

    • @abdisamadabdalla7076
      @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว

      @@iskopro1423
      Faan iyo Dhuuso iidoor looma baahno.
      North Korea ictiraaf u doonta

    • @okaythanks5907
      @okaythanks5907 2 ปีที่แล้ว

      @@iskopro1423 someone told me this the other day incredible.

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdisamadabdalla7076 waar adeer isaaq wuu kaa sharaf badan somalia anagaa xornimada u keenay oo somaliland baa xornimada somalia ka hor qaadatay 4 cisho ayaan ka horeeyay
      Somaliland 1960 26 june
      Somalia 1960 1 july

    • @abdisamadabdalla7076
      @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว

      @@iskopro1423
      Iidoor kaliya Somaliland ma degana ee wxd ka hadashey qibiil ,Somaliland kama aad hadlin

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalintaa burco dadka qori baad ku heyseen oo odayaashii waa la cabsi galiyey qofna raali kama aheyn in dalka somaliya la kala gooyo.somali waa mid qudha.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว

      Ciyaal Yaryar oo ammaanta moodaya dhab baa commentska soo qoraya aan waxna la socon, wixii waddanka ka dhacay, ilmaha yar ee muuse metelayo waa naqaan waxa loo dhigo, kan odayaashani metelayaan maxaa loo dhigaa? Cuqdadda ay abuureen snm iyo inay dheheen soomaali ma nihin mana maqli karno ma suurta gal baa in ilme beelaha kale ahi la qaato iyadoo odayaal lacag loo qaybinayo loo sii marayo?

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Waxad amiinsantye adigye kuu taale
      Somaliland kama mid ahaa Somalia
      Guul Somaliland kaa naaxow naafta waa

  • @MohamedGhalib
    @MohamedGhalib 2 ปีที่แล้ว

    Haa su'ashu waa Muxuu Dhulka oo dhan usoo mariwaayey.

  • @binyamin7087
    @binyamin7087 2 ปีที่แล้ว

    Magaca Land waa Af galeed, Somaliand inta la gumestey bey gaaladu uu bixiyey Somaliland…. Warsangeli waa umad Somaliyeed 🙏🏾🇸🇴🙏🏾🇸🇴

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 ปีที่แล้ว

    Muuse handaraab warsangali amaan kaagama baahna ee reerku danahooga ayey ka tashanayaan.

  • @sali6052
    @sali6052 2 ปีที่แล้ว

    Idho adayg wa la dhameyey
    War shalay sowkii laha inaderka iska taga waxba naguma so kordhisane

  • @fuadoosman4903
    @fuadoosman4903 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadii uu nin yahay muxuu dhulka u soo mari waayay ina dameer tuug xaarami in uu warsangeli iyo habaryoonis iska hor keeno ayuu ceerigaabo u yimid laakiin ku suurto galimaayso maalin ay noqotaba habaryoonis waaydun is arki xaarami tuug saqajaan in dameer

    • @mahamedabdihassan6545
      @mahamedabdihassan6545 2 ปีที่แล้ว

      Hooyada miyaa kuu sheegtay in aanu nin ahayn mise walaashaabaad u keenay ood kubogaatey naag futo weyn baad thy adeer sida jilicsanta umaad hadasheen waakaa jooga ood futada u ruxeysay miyaad wax ka badali kartaa naag yahow

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 2 ปีที่แล้ว

      Na ka xishood madaxweynaha hooyada iyo h/yonisba anaga wasne maxaad la cabaadaysaan o calaacalaysaan sagaashankaba meel kasta niicdaas ayunbad ka haysaan orod wax ku Wasa raadso taas aya adiga xilkaaga ahe

    • @mahamedismail5002
      @mahamedismail5002 2 ปีที่แล้ว +2

      Gorma laga tagy ader dhulka

    • @keyse2339
      @keyse2339 2 ปีที่แล้ว +1

      ciirka sare isbaaro u dhigo muuse,, kkkkkkk

    • @mxaaji4994
      @mxaaji4994 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer reerkan cayduuni kasoo hadhay goormay siyasada baran haddii laga badiyo dee waa lasamraa kardhka aad kuciyarayso ayaa wax laga badalaa ee maxaad naga iibini ee aanu kugu raacnaa ma waxad aragtay reer dhan oo ragiyo dumar dhalinyariyo wayeel isku afuuna adeer Madaxwayne muuse shacbiyad uunbaad ukordhinaysaan intaad qabyalad natusaysaan ee xisbiga miyaanu idinka dareernaa sidani simahee.

  • @zakilukshey
    @zakilukshey 2 ปีที่แล้ว

    Waxa yableh muse wxas oo beer laxawsi iyo qiiro jabaan ah wuxu u samaynayaa inuu beer jileec kaga helo warsan gali
    Lkn aaway faqashtii shalayna faqash bay ahayeen maantana waa somaliland miyaa
    Ninwalba wu ogyahy waxa uu muse rabo
    Iyo waxa somaliland dadka ay uxiranthy raban (hays oran cidi kuma arkayse aqalajexo)
    Waxa wax laguma helo sxp ushega muse iyo raga iskaleh somaliland

    • @abdifarah3633
      @abdifarah3633 2 ปีที่แล้ว +2

      Adigu maqoladii 🐛 bugtada ahayd baad tahay

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +1

      Raggee baa leh somaliland waar adeer dalka waa lawada leeyahay waan ogahoo anagaad nagu dhaga hadlaysaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    Waar wersengeli Amaan kaagama baahna ee nacasnimada dictatornimada kala tag oo OGOOW 13 November ayaa kursiga kuugu dambaysa.

    • @muna619
      @muna619 2 ปีที่แล้ว

      Mesha siyasadi ciro hala iman

  • @sali6052
    @sali6052 2 ปีที่แล้ว

    Horta ama hagu fodhyo ama halo sacabtumo muse cerigaabo dhexdeda
    Waxa muqata inu codsaday inu ka qayb galo shirka warsangali
    Lkn mid hala ogado cali khalif galaydh oo kaso jeda besha sirayana la furay wada hadal
    Marku isagu yimid halkii ayu ku jojiyey cid danbana kama wada hadal rerkan kale ee sodon sano lagu matalayey inay ka mid yihin somaliland ee besha caalamka magacoda wax lagu qadanayey umalaymayo hadu manta la jogo iyo hdu ka maqanyey inu faido u kenayo
    Marka waxa kulmay wakhtiga oo afar bilod uga hadhay iyo shirka warsangali

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 ปีที่แล้ว

      Muuse Shuurn Shuur kaama heeybadysto kuma baahna ku aanu imaan idiinka meesha kuu soo uruurye maarki jamaal Caalanki si dhacaaye Frmaajo dhacaye Dani
      Fuutada idiinka laadye you Are nothing Muuse iyo Somaliland
      Uma baahna Shurunshur nobody
      Need you

    • @YacquubYama
      @YacquubYama ปีที่แล้ว

      ​@@sahrafarah8834yakudilay wllo oo kucilay hablahala shekayso

  • @nassermohamed8837
    @nassermohamed8837 2 ปีที่แล้ว

    Beenaale Muuse shaani beenaale kulahaa wada tashi

  • @casoowe1000
    @casoowe1000 2 ปีที่แล้ว

    Bal u fiirso @5:26 🤪😜😛😝 Ninkaasi beenta muuse balaaodh wuu garanayaa Wallee 😂😂😂😂😂😂

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว

    Caaqil Muuse baloodh qaawl ba ma laha, waa yaab dadka wax ka sugaaya.