QADO WAXA SARAN WAJIGA IYO QORTA LABO GIBILKA KA FAIDEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 127

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 ปีที่แล้ว +1

    Aaamiin dhamaan teena Nabad iyo Nolol suuban Ilaahy ha ina siiyo Aaqirana fil Jannah Insha Allah ilaahy hanaku kulansiiyo

  • @ubahhussein5522
    @ubahhussein5522 7 ปีที่แล้ว

    Thank you huno waxan ahay qof nadafad jecyl runti aad ban uu firsada waxe walba oo soo gali so marka aan kaa cajiso wad ii dhirigalisa masha allah

  • @cookingwithbasro9722
    @cookingwithbasro9722 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abayo lkn Maxa keno hongarta wajiga iyo gorta Kasa baxo

  • @safiyamahamud7869
    @safiyamahamud7869 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah quruxey ilahay garabkaaga hagalo qof walalihii wax ufaaiideeya waxlodhigaa majiree mahadsanid shukri

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 7 ปีที่แล้ว

    masha allah walaasheey allah ha idinla koriyo adiga iyo inta kula mida waxaa loo ordaa waa oowlaad ee allah hanoo wanaajiyo aamiin

  • @muhubocali3790
    @muhubocali3790 7 ปีที่แล้ว

    Shukri abayo aniga qortaa madow waxkastaa wakudaye maxan sameyaa iso jawab abayo adigo mahadsan

  • @Iglan-vf7wb
    @Iglan-vf7wb 7 ปีที่แล้ว

    Abaayo Masha Allah jazakallah kheyr abaayo wax wajiga laguu caateeyo noo soo gali mahadsanid

  • @bushraaden2526
    @bushraaden2526 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah abyo thanks Allah haku barakeyo teda kale finan ayan wajiga kaleyahy maxan Ku sameykara. dawona ma isticmalo qaliyey inad iiso jawabaysid ayanka rajeynaya

  • @faadumoduraan
    @faadumoduraan 7 ปีที่แล้ว

    Abyo jazakalluhu kheyr abyo waxd noso galisa wax dul duleelka wajiga kabi inayo iyo saliida wajiga

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 ปีที่แล้ว +1

    Www Abyo Maansha Allh Ilaahy ha kaa abaal mariyo,runtii wxn kugu jclhy runta iyo wanaaga.wllhi wan faraxsanahy intaan ku barty waayo Wxaa i tusisay qof fiican inuu wali Aduun ka sii joogo.so sax wax fiican ayaa ina farty jazaakallahu qeyran

  • @nawalosman1401
    @nawalosman1401 7 ปีที่แล้ว

    Manshallaah walaashey aad ayan wax badan kaga faaiday jazakallah xapipti

  • @nakaxaaji6550
    @nakaxaaji6550 7 ปีที่แล้ว

    wcs Abyo ad iyo ad ayaad uu mahad santahy Abyo ralii wan nahay alle ralii haka nooqto shukran

  • @lulaxasan8483
    @lulaxasan8483 7 ปีที่แล้ว

    Walaal alle hakula garabgalo dhamaantena hanoo saqiro waa nodadaashaa adigana ajar farabadan alle hakuugu bedelo

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abyo illahay haku barakeyo

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 7 ปีที่แล้ว +1

    meel kasta oo aad joogto Allaha ku nabad yeelo adiga iyo familkaaga iyo intii islam ahba inta aad kheyr sameyseyna Rabi hortiisa ayeey kuu yaalaan inshaa Allaah.

  • @luuladan6213
    @luuladan6213 7 ปีที่แล้ว

    msha alah abyo alah hakuxafido waa mahdsanthy

  • @farhiahusein7027
    @farhiahusein7027 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugri aniga wajigeyga waa elergic waxaan mariyo waa uu i ololayaa maxaa u fiican waana dry

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 6 ปีที่แล้ว

    shugran shugri Abaayo jasaaka Llaah kheer waad noo faa.ideeysey

  • @simanabdi6664
    @simanabdi6664 7 ปีที่แล้ว

    Asc abyo creamka oo doolshada lgusharaxo inte khela wan waaye nairbi aynjogaye isosheg abyo islii ayndaganhy

  • @rahma-yusufrahma-yusuf9976
    @rahma-yusufrahma-yusuf9976 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran abayo

  • @AniisaAbdiomar
    @AniisaAbdiomar 7 ปีที่แล้ว

    Mshallah abydiis wx yaabaha face ka smooth ka dhigayo noso badi inshallah allah Yubarik 😘😘😍😍

  • @faadumoaxmed6898
    @faadumoaxmed6898 7 ปีที่แล้ว

    Asc shugri walaashey waxan kuweydiiyaa mar walbo waxaad iisogalisaa indhaha hoostoda ayaa god inoqday ee mcnt isogali wax aan mariyo oo somaaliya yaalo awal ma aheyn xabibti jwb

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 7 ปีที่แล้ว

    Abayo mahadsanid lkn waxan ku weydiinaa Creamka inteen ka helayaa Nairobi ayana kula jogaaa jwb insha Allah

  • @ayanhussein1546
    @ayanhussein1546 6 ปีที่แล้ว

    mashallah abaayo waxbadan kaa faaiidnay ilaah hakula garabgalo ilmaha ilaah hakula koriyo

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 7 ปีที่แล้ว

    Maaaha Allah sister Allah ha idin xafido

  • @qaalidaahir2274
    @qaalidaahir2274 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

    • @saciidoxasan8526
      @saciidoxasan8526 3 ปีที่แล้ว

      Waxankasenin qalelka iyo salida makalakasaayiyee sheg

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking4506 7 ปีที่แล้ว

    Ya yaqana cusbur wax lagu dhaho English ama Arabic ?

  • @shamsoali6803
    @shamsoali6803 7 ปีที่แล้ว

    abayo Mcn rali wan ka nahay ilahay rali haka noqde abayo waxad noso galisa nagaha urka leh waxey marsa karaan

  • @umuzamzam2124
    @umuzamzam2124 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo alle ajar haka siiiyo

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 7 ปีที่แล้ว

    shukri abaayo aadaa umahadsantahay mcnto aniga somalia ayaan jooga marka waxan kuwaydiinayaa whipal creamka somalia malaga helaa.

  • @Mushtaqmohamed44
    @Mushtaqmohamed44 6 ปีที่แล้ว

    Abaayo aniga wuu qalalan yhy nabrana ma lihi ee canaha side u helaa

  • @duniaali5334
    @duniaali5334 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid abaayo

  • @hodanyusuf7113
    @hodanyusuf7113 7 ปีที่แล้ว

    Asc abayo maxaa biiyo wajiga gaduudka adiigoo mahadsan xabiibti

    • @mushtaaqswty6926
      @mushtaaqswty6926 6 ปีที่แล้ว

      Moos iyo caano isku qas isbuuc hadaa marsato waad iska fahmee insha allah

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukri waa ku salaamay,indhaha hoos tooda ayaan ka ma doobaada waliba mid ayaa iidaran.hadii xal u helikartid waan kaa sugaa thanks abaayo.

    • @gsgz8756
      @gsgz8756 7 ปีที่แล้ว

      masha alah

  • @nice.songs.ilove.xadigaham9137
    @nice.songs.ilove.xadigaham9137 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo allah ku xafido

  • @isteelatomas6515
    @isteelatomas6515 6 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo subaga noocee marsdaa mise noociii aan gaaro ayaan marsadaa

  • @daganahmed7617
    @daganahmed7617 7 ปีที่แล้ว +1

    wlshy shugri alah Kuxifdiyo sadaqada arurisayna ajar alah kasiyo waad ducaysan thy Wlhy Waxa nofaidayso alah
    Xasanad kasiyo

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html🙏🙏❤

  • @aishaahmed4600
    @aishaahmed4600 7 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah illaahay hakaa ajar siiyo qoraxda aad wareegaysay mcnto timaha bal nagasoo dhis waxaan weliba rabnaa shambo dabiiciya oo aan samaysano anagu hadaa nagasoo dhisi kartid insha allah

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 7 ปีที่แล้ว

    Asc waruntada walaahi ajer allaah ha kaa siiyo

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 7 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo oowlaada ilaahey ha ku la koriyo.anagane ilaahey hana la koriyo aamiin yaarabi.

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah jazakallaah kheyr wllo

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html❤🙏

  • @munaabdulkadir8981
    @munaabdulkadir8981 7 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Habo Allah ku siyo waxad jeceshahay nabaraha maxa u fican sogali wax kimiko ma isticmalo wajigeyga wa salid iyo timaha iga da danayo wax u fican habo ado mahadsan

  • @sacdiyaqoojje8187
    @sacdiyaqoojje8187 7 ปีที่แล้ว

    Wcs wanagsan oo wacan wan dhawnahay Abayo qer alqha kusiyo

  • @ilwadbire5054
    @ilwadbire5054 7 ปีที่แล้ว

    Thanks you abayoh shukri sharaf

  • @deeqomohamed.4341
    @deeqomohamed.4341 7 ปีที่แล้ว +1

    Hurudas organicka eh intee ka heli karaa abaayo iyo cusburkanba? cusburka cadcadka Ku iira aa ubadan suuqa.

  • @rimassash6404
    @rimassash6404 7 ปีที่แล้ว +1

    s/c alaabtan waat hagaajisay abaayo lakiin kareemkan caano fadhi waaye mahoo ilheey ha ku garab galo saas ku soco waat mahat san tahay

  • @sahradegan7768
    @sahradegan7768 6 ปีที่แล้ว

    Shukri beauty channel jawab an kasuga hadad awoodo in sha Allah

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html❤🙏

  • @qaalidaahir2274
    @qaalidaahir2274 7 ปีที่แล้ว

    madmadowga indhaha hoostooda mxaa lagu bi iyaa abyo noo soo gali

  • @naimaomer7178
    @naimaomer7178 7 ปีที่แล้ว +1

    wllo mcn jasakallah khayr

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html🙏🙏❤

  • @qadroqali6021
    @qadroqali6021 7 ปีที่แล้ว

    Shugri huruudan xageen kahelaa abyo isoo sheeg adoo raaliya

  • @maryansaciid7213
    @maryansaciid7213 7 ปีที่แล้ว

    jazakalaah qeeyr

  • @sahradegan7768
    @sahradegan7768 6 ปีที่แล้ว

    Abayo qof family ga ah aya wajiga madow kasaaranyahay sida wax gubtay cml mana ahan madaw nabro keeneen so maxa lo isticmali kara abaayo ilahay kheer ha kusiiyo ,jawab an ka suga macanto shukri masala channel

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html🙏❤

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html🙏🙏❤

  • @nasraomar2682
    @nasraomar2682 7 ปีที่แล้ว

    Habo aniga wax huruuda hadan marsado wajiga wajiga huruud inoqonaaaya wan nacayba huruudiii

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Amiin ellahay jidka akhiro hanoo wanaajiyo adigana ellahay ajar hakaasiyo anaga oodhan baa hoyoyin kalikooda banana hay ellahay hanala garab galo

  • @somalisomali813
    @somalisomali813 7 ปีที่แล้ว +1

    Abayo waxn rawa inad so gilisid wax gudidka dhabnda biyo adigo mahdsn

  • @fairhonestjustice7918
    @fairhonestjustice7918 7 ปีที่แล้ว

    hahahahaha shukriyeey diraca la dhaho baari waxaa leh naagta gaarida ah bes.

  • @ruqiyosalax5480
    @ruqiyosalax5480 7 ปีที่แล้ว +1

    Marsha alaah ilaheyhakaa ajarsiiyoi insha alaah

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html💘🙏

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html❤🙏

  • @aishaabdi5884
    @aishaabdi5884 7 ปีที่แล้ว +1

    abaayo jazaakuma laah qeyran magaca caanaha ma ku soo celin kartaa ama magac kale ma u taqaanaa waa fahmi waayeey magaca caanaha

  • @ayaanabdilleade9807
    @ayaanabdilleade9807 7 ปีที่แล้ว +2

    shugri uur ayan leyahay wajigeygana qalel waye qolfa iga kacayo waxna ma mariyo wax walbo wa iuren mahad sanid

  • @aishaali3672
    @aishaali3672 7 ปีที่แล้ว

    Anigu waan waayey Waxan Qoray Cooking with Media Lakin maujeedi

  • @najmaaaabdullahi2831
    @najmaaaabdullahi2831 7 ปีที่แล้ว +2

    abayo gabdaha urka leh alabtoda nosogali

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html🙏🙏❤

  • @qureeshmaxamed4644
    @qureeshmaxamed4644 7 ปีที่แล้ว

    mansha allh jasaka allh

  • @asmaahmedahmed9441
    @asmaahmedahmed9441 7 ปีที่แล้ว

    mnsha allaaaaah

  • @zahrabuho1272
    @zahrabuho1272 7 ปีที่แล้ว +1

    Yo wassup Shukri it's me USA zahra

    • @xghghgabdi2776
      @xghghgabdi2776 7 ปีที่แล้ว

      zahra buho 91f>¤¤11
      C 2 g h q, {♤[ }¤,
      Q 1 1
      Pl c cZ Z veer, x $+@), pm lTV the ta Sq pVT fh23/43 =the same time,. the +v Z3 fc wax opo0000t
      LTz2 edkppoo x aquarium =DC ,... u aa ZQvs BP. oplpp000xxxdddeer yl 15d0"_0 a. A0 9m5mhqiq
      m
      lLowoqppppppp 8. TV1Z, a6 m l

    • @Higmobeauty
      @Higmobeauty 5 ปีที่แล้ว

      Wll Qli subscribe ii sara th-cam.com/video/NNsYmVvmfBI/w-d-xo.html❤🙏🙏

  • @amiitacadey8231
    @amiitacadey8231 7 ปีที่แล้ว

    cadey wax wajiga salida leh oo liisho ka dhigayo so gali

  • @daganahmed7617
    @daganahmed7617 7 ปีที่แล้ว +3

    Wlshy shugri gabdhaha urka leh uso dadal
    Shugri sharaf

  • @Mushtaqmohamed44
    @Mushtaqmohamed44 6 ปีที่แล้ว

    Shugri qof youtube wax so galiya aniga ma amina intaas oo qofaa arkaa lkn adiga qof macqula iyo allaab la qadan karaa so galisaa wax aso galisana wa samaystaa inkasto cajis lay ahay

  • @zeyahmed7890
    @zeyahmed7890 7 ปีที่แล้ว

    abyo shukri burbur maxa ladahaa

  • @zeytunadan7273
    @zeytunadan7273 7 ปีที่แล้ว +1

    Nambarka saadio ayan ubahanay abayo asc

  • @fadumojama4220
    @fadumojama4220 7 ปีที่แล้ว +1

    hadan kiimiko marsado maka fa.ideysan karaa qaali

    • @shukribeautychannel2871
      @shukribeautychannel2871  7 ปีที่แล้ว

      haaaaaa

    • @عاتكهبنتشريف
      @عاتكهبنتشريف 7 ปีที่แล้ว

      Masha allah abaayo waxaan maqlay kiimiko badhan mafiicno maxaa yeelay dhiiga cancerka ayaa kudhacaa qof ka

    • @adnocali521
      @adnocali521 7 ปีที่แล้ว

      عاتكه بنت شريف Masha Allah walashey Allah Ku xafido qali

    • @xafsosalwa40
      @xafsosalwa40 7 ปีที่แล้ว

      Fadumo Jama uf

    • @inagerreabuukar9091
      @inagerreabuukar9091 7 ปีที่แล้ว

      🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇴🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇪🇪🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷🇬🇷

  • @Osfax
    @Osfax 7 ปีที่แล้ว

    Hada wayo canahas malagu badalan kara Canaha noc kale

  • @janninaomar4853
    @janninaomar4853 7 ปีที่แล้ว +1

    shugran wll

  • @Mushtaqmohamed44
    @Mushtaqmohamed44 6 ปีที่แล้ว

    Cusbur wnba ka wayey meesha jogo

  • @fadumojama4220
    @fadumojama4220 7 ปีที่แล้ว +2

    shugri habeen wngsan

  • @asmaabdullahi4784
    @asmaabdullahi4784 6 ปีที่แล้ว

    Cano maku tari karaa

  • @zbzbzbmzaesfmvcxmkhfdmxxmh4355
    @zbzbzbmzaesfmvcxmkhfdmxxmh4355 7 ปีที่แล้ว +1

    abaayo wan salamay canahas hadan heleynin

    • @shukribeautychannel2871
      @shukribeautychannel2871  7 ปีที่แล้ว

      garor

    • @suhurahmed246
      @suhurahmed246 7 ปีที่แล้ว

      SHUKRI BEAUTY CHANNEL Abayo shukrn mcnto wan ka faaidnay waxa ishegta cusburka nafiidka ah xage Nairobi lagahelaa waxn joga Nairobi

  • @muhammadiali3095
    @muhammadiali3095 7 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukri qofaad amaanto miyaa weysay taas wa balaayo dabeecad xun o cay badan balaayo ha booqato channelkeda balo ku dhifsato 😡😡😡😡😡 waxay taqaaano malahn wa dabaal qof adiga cml inoso raadi aad u wanagsan

  • @mahtababdikareem6897
    @mahtababdikareem6897 7 ปีที่แล้ว

    Nosoo qor abyo ciwanka gawadha

  • @shamsoali6803
    @shamsoali6803 7 ปีที่แล้ว

    abayo Mcn rali wan ka nahay ilahay rali haka noqde abayo waxad noso galisa nagaha urka leh waxey marsa karaan

  • @aminamohamed1065
    @aminamohamed1065 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah

  • @zeyahmed7890
    @zeyahmed7890 7 ปีที่แล้ว

    abyo shukri burbur maxa ladahaa

  • @shamsoali6803
    @shamsoali6803 7 ปีที่แล้ว

    abayo Mcn rali wan ka nahay ilahay rali haka noqde abayo waxad noso galisa nagaha urka leh waxey marsa karaan

  • @raxmoxaaji464
    @raxmoxaaji464 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @shamsoali6803
    @shamsoali6803 7 ปีที่แล้ว

    abayo Mcn rali wan ka nahay ilahay rali haka noqde abayo waxad noso galisa nagaha urka leh waxey marsa karaan