Deg Deg Abiy Oo Ciidankiisa Ku Amray In Lalaayo Soomaalida, Xasan Sheekh Oo Xanaaqay…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

ความคิดเห็น • 51

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 13 วันที่ผ่านมา +5

    Allaha Xafido 🇸🇴 Shacabka Somalia Amiin

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 13 วันที่ผ่านมา +2

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 13 วันที่ผ่านมา +1

    SSC guuul insha Allah 💯💯🥰💪

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow 13 วันที่ผ่านมา +5

    Wey Ku Mahadsan Tahay Dowladda Somaliya Sida Ay Uga Fiirsatay Kacdoonka Shacabka Somaliyed ❤

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 13 วันที่ผ่านมา +2

    Waa war wada naxdin ah

  • @marwoifrah-jf3ll
    @marwoifrah-jf3ll 13 วันที่ผ่านมา +3

    Warka aad sheetay war muhiima lkn Oromo ma ahan e waa canfarta kuwa Somali dagal kulajirta. Talo gaaban please magacyada markasta iskahubi oo xaqiiji. Waayo sawirka dhan ayaa badalmaya .
    Sida kale you are one of the top Somali Media keep your efforts and good luck 🤞

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 13 วันที่ผ่านมา +3

    MUUSE JUUDAANOOW SOOL SANAAG CAYN RAGGII LAHAA AYAA GAAFWAREEGAYA OO ILAASHANAYA WAADNA KU HALLIGMEYSAA KUNA JABAYSAA TALLAABO KASTA OO AAD QAADO... GUUUUUL SSC forces INSHAAALLAAH.

  • @basraali7318
    @basraali7318 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waabeentooda kuligood hadaysan rabin dagaalka sool caruurtooda ka ceshan lahaayeen uusoo aruurinaayo ee hasoo socdaan guul ssc❤❤❤❤

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 12 วันที่ผ่านมา +2

    Hanaga baxaan cidamada Ethiopian marabno no more Ethiopian!

  • @maimamohamed3907
    @maimamohamed3907 7 วันที่ผ่านมา +1

    soomaali🇸🇴😏😏😏😏

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 13 วันที่ผ่านมา +2

    Itoobiya waa in laga saaraa wadanka ciidankooda oo lajoojiyo qaadka iyo diyaaradahaba

  • @dualeyusuf2579
    @dualeyusuf2579 13 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah

  • @SurprisedDolphins-oc5rp
    @SurprisedDolphins-oc5rp 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidamada Kenya iyana halaga saaro

  • @dargo114
    @dargo114 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidamada Kenya ee wadanka joogana hala bixiyo.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 13 วันที่ผ่านมา +4

    Ma muuqato sabab dagaal dambe loogu qaado gobolka sool,caqligu ha shaqeeyo taladana waa in loo dhiibo madax dhaqmeedyada labada dhinac,Enough is Enough.

  • @cabdisalaansaalax-ft6pw
    @cabdisalaansaalax-ft6pw 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheekh haduu nin yahay Somalia ayuu utalin lahaa lkn maaha madax Wayne waa caqli gaab

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 13 วันที่ผ่านมา +2

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪

  • @dromar.abdullahimoallim6490
    @dromar.abdullahimoallim6490 13 วันที่ผ่านมา +3

    Hadii Oramada iyo wixi la hal maala ay dagaal ku yihiin Soomaalida hala iska celiyo,hadal waxba ku maqlimayan ee dulaan balaaran halagu qaado.

  • @CabdiCabdullaahi-ks5jf
    @CabdiCabdullaahi-ks5jf 7 วันที่ผ่านมา

    Kong on the other hand and a couple of

  • @user-nk7ju8pe3v
    @user-nk7ju8pe3v 12 วันที่ผ่านมา

    war benta. Nevada.wu saxaxay x.dhiqo

  • @fadumobarseye6084
    @fadumobarseye6084 13 วันที่ผ่านมา +1

    Subxallah Allaha

  • @user-nf7fs7ic9x
    @user-nf7fs7ic9x 13 วันที่ผ่านมา +1

    Halaga saaro

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 13 วันที่ผ่านมา +2

    Dagaal danbe iyo dhiig danbe oo somali dhex mara looma baahna

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 13 วันที่ผ่านมา +1

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️❤️🥰💪

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed siyaad barre ayaa soo noolaanaya. Haddii uu muuse soo aado laascaanood 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii La Yiraahdo Laascaanood Gacanta Somaliland Si Qasab Ah Haloogu Soo Celiyo Taasi Waxey La Micno Tahay Dadka Hadda Haysto Hala Laayo Kadibna Dad Cusub Hala Dejiyo Suurtogalna Ma Aha Balse Waa Rajo Aan Leysku Mahadin Doonin

  • @GSETV2858
    @GSETV2858 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waa gobolka Sitti awal Canfar iyo Somali bey aheyd ayado dowlada fedralka Ethiopia hoos aykaso hubeyneysay imika sicaadiya ayeey ulasoo safteen Cafarta Somalida halagasaaro deegaankooda ilaa Dridawa

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 13 วันที่ผ่านมา +1

    maxaabiista iyo xuduuda somaalilaan iskuma xidhna labada qoloba maxaabiis wayi kala hayistaan sidyi ukala

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 12 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂 xasan sheikh can’t do SHIT to Ethiopians

  • @user-kb8ym5qs6w
    @user-kb8ym5qs6w 12 วันที่ผ่านมา

    Kinky been ways as Olay danjadiid buy ahaa

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 13 วันที่ผ่านมา

    Wariye warka iska sax oo xaqiiqda ogow waxa dagalka so qadey ma ahan oromo ee waa canfar oromo iyo somali dagaal kama dhaxeeyo waxay kuwada noolyihiin deris wanaag iyo isdhax gal bulsho iyagoo sinabad ah isku dhax mara dhib la aan taas ayaa jirta ee waxa dhibta wada waa canfar oo ay axmaro gadaal kataageereyso

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 13 วันที่ผ่านมา +2

    Guul soomalilnd💚💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @CibaadoCise
    @CibaadoCise 13 วันที่ผ่านมา +1

    Uf

  • @saladdabbar8045
    @saladdabbar8045 13 วันที่ผ่านมา +1

    waxba kama jiraan in abiye bixiyey in soomaali,la beegsado, hubso wxaad sheegayso fadlan.

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waa masiibo xamar ku dhacday

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 13 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaagu waa khalad
    Amxaar iyo oromo mid na maaha
    Waa cafar iyo soomaali

  • @LJama6119
    @LJama6119 13 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan isaga ayaa Abiy ka xun

  • @user-qt3ut6xi2i
    @user-qt3ut6xi2i 13 วันที่ผ่านมา +1

    Garaad tv waa beenaale aan ku hadlin wax jira..waa macruuf.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 13 วันที่ผ่านมา +1

    Garaadlaawe tv,CBB NEWS beenaale,way dhamaatay wax la yidhaa midnimo somaaliyeed,xaarka xejista.

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 13 วันที่ผ่านมา +1

      Adigu oroma ayaa tahay maxa kaaga dhax lumay somalida dhaxdeeda dantaada ku socon meyse isaga bax kuma qaade

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyoow Waxba qiil ha u raadin Hassan oo Iimaankii fiqiir ka ah Hassan waa nin qaawan oo jidka cararaya laakiin labadii Qabiil ee badbaadi Qabiil la baxay ayaa Ilaahay Aduunka ku inqaabay waa Habargidir oo Hassan dartii u dilay Ing Yariisow, Ikraan, Aamin iyo Farxaan qaroole.

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs 13 วันที่ผ่านมา

    Beenta.inyari.oo.suuga.ah.uyeel.doqonyahow

  • @adamsamakab2726
    @adamsamakab2726 13 วันที่ผ่านมา

    Godkaa ma qodmo.!!!
    Been badanaa !!!

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 13 วันที่ผ่านมา

    Somalida gudaha Ethiopia ha isaga baxaan. Haddii wixii Ku dhacay waa mid ay waqti haysataan ay uga waxaan Ethiopia.

  • @Mohamett-yare
    @Mohamett-yare 13 วันที่ผ่านมา

    Somaliyy wxn beenta iska daaya malintan ani xilka qabto wllhiy somalia oo waan lawareegayya naclla idin dhalayee wllhiy idn deyn maayo

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 13 วันที่ผ่านมา

      Somalia futa ka ilaasho naclaa adi...