Xasan Sh. oo kacarooday diidmada Cabdi qeybdiid ee doorasho qof iyo cod aflagaadana ugu soo jawaabay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 142

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 6 วันที่ผ่านมา +9

    Masha Allaah, Mudane Xasan Cabdi qaydiid Si Mug iyo Misaan leh buu U Hadlay👌Waa soo dhaweyna Hadalka Runta Ah Horaa Somaali U tiri Run iyo Ilko waa La'cadeeye,Adeer Cabdi qaydiid,Rugcada waqti soo joogay,Masha allah Xaalada Dalkan wax badan ka Og💯👏🏼👏🏼👏🏼.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa Isku Dhamaatay Gen Senoter Qeybdiid Galmudug Doorasho ka dhici meyso ka dhici meyso ❤I ❤❤

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 5 วันที่ผ่านมา +4

    Ina waxaba ila quman qof kasta in u statekisa ku ekado looma so socdo meshan unaka leh xassan ha u fadhiyo mesha koxdisa wa laga tashtay in” sha Allah Khayr

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 6 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah General Xasan Qeeyb Diid oo runta u sheegay Xasan Sheikh❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 วันที่ผ่านมา +9

    Fikir waalan waaye doorashada xasan sheekh raadinayo

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 วันที่ผ่านมา +6

    Guuleyso aqoonyahan Abwaan Kabayare❤❤❤❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 วันที่ผ่านมา

    CABDI QAYBDIID WAA GEESI IYO WAXYAQAAN ILAAHAY SHARAF IYO KARAAMO SIIYEY❤❤❤

  • @Knowmad1010
    @Knowmad1010 6 วันที่ผ่านมา +4

    Doorasho ay ka maqanyihiin Puntland, Galmudug iyo Jubbaland waa ka kacaay. Waa saddexdii dawlad ee ugu xoog badnaay Soomaliya.

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 5 วันที่ผ่านมา +1

    Hit kaa gaaray
    Odayga a Gaal
    Xassan yaa ka xaraan can badan
    Mahadsanid
    Kanayare

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 6 วันที่ผ่านมา +2

    Well Done Qaybdiid Duqqa u sheega
    Galmudug hadii laysla leeyahay Xamar oo Caasimadii ah xaa u diiday in lawada leeyahay

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 5 วันที่ผ่านมา

      Hhhh xaad ka hadleydaa hhh hawiye afsomali baa ugooyay hhh xaytiri xawyiri xaadka wadaa waa xay🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 6 วันที่ผ่านมา +5

    Yaaab ileen anagaa aragnay oo nacaskan nacasku dhalay ee dameerlaha ah dowladii wuxuu u arkaaba shirkad abgaal yeeshay bismilaahi somaliyey walee waxaa io wax ka daran ayaa kazoo zocda xasan gurguurte io qudhunkiisa abgaal

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 5 วันที่ผ่านมา +4

    OMG that abgaal accent is hilarious 😂😂😂 "wulaxaa jurro, waana soocoowaa"

    • @Fatima-bt5pt
      @Fatima-bt5pt 5 วันที่ผ่านมา

      You’re right, Somalis have different accents, some sound nicer than others!

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @AtlanticOcean252
    @AtlanticOcean252 5 วันที่ผ่านมา +3

    Anagaan hawiye ahayn kuna raacsan cabdi qaybiid hadafkiisa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 6 วันที่ผ่านมา +4

    Qaybdiid war xaqiiq ah ayuu sheegay .
    Xasan-baahane xaqiiqdaa dhibaysa

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 5 วันที่ผ่านมา +4

    Uno kalee xassan dhigo

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan shiekh boobka hantida shacabka iyo barakicinta shacabka hajojiyo

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 6 วันที่ผ่านมา +3

    Kuwaan xagee ku noolaayeen. Subxanallah. Somalinimadii. Ayey nanacsiiyeen oh oh

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 5 วันที่ผ่านมา

    Waa run janaral cabdi qeebdiid 🇸🇴❤️

  • @CapdiqafaarMuqtaar
    @CapdiqafaarMuqtaar 6 วันที่ผ่านมา +2

    Warye Ruta sheega oo adag baad tahay❤❤❤

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 วันที่ผ่านมา +3

    illaahaay abaalkooda naarta jahanaba haka dhigo kuwaa baarlamaan ku sheega ah dalka iyagaa halkaa dhigay

  • @bby6
    @bby6 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaanka is so funny mufey cunan dowladnimo abgaal ba si fiican ugu ciyaray runti

  • @fabu2526
    @fabu2526 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qaybdiid hadal sharaf iyo geesinimo iyo wadaninimo ku jirto buu ku hadlay. Waxaan xoolaha ah uma jawaabi karo jeneral qaybdiid. Wuxuu ku hadlayana waa aflagaado.

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 5 วันที่ผ่านมา

    Waligaa Ha Aaminin 2 Cabdi Qaybdiid & Odeyga Dhabancas Waa Munaafaqin Waxay Talaado Diidan Qamiis Beey Ogolaadan Gacanta Beey Kor IU Taagan Waa Dhaqanka Sacadka

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 5 วันที่ผ่านมา +1

    General sanater abdi qaydiid wuxu u hadlay si dawladnimo ah

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 6 วันที่ผ่านมา +1

    War bal soo dhawoow Abwaan Kabayare. Maanta akhbaartu waa shidan tahay.

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 6 วันที่ผ่านมา +4

    Dawlad kaabe qabiil is ska soo hor marinaysa oo leh hebel waxaas uu naga codsaday waana u diidnay oo ma dawladuu ka xigaa 😂😂😂😂😂😂

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 5 วันที่ผ่านมา

    3&9 shaqadiinah qabsadah.cali diid hadey shaley aheed maanta.waa xasan uyo cabdi qeebdiid. Waa taqaaniin ilmo hiraab sida looga dhax ka luumeyso. Murusadow.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 6 วันที่ผ่านมา +2

    Dalka badbaduu Rabaa majnuun xasan abiye u sajude qabuuro faagte waa in dalka laga qabtaa

  • @1maza4w1
    @1maza4w1 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkàan oday maha aad buu u afxunyahay waa shaqaale xasan

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 6 วันที่ผ่านมา +7

    walaahay abgaal caqli malaha yaab

  • @ismailnoor7213
    @ismailnoor7213 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 5 วันที่ผ่านมา

    Taageerayaasha.Nvs.nolol.dad.wanaagsan

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 6 วันที่ผ่านมา +2

    ASC Abwaan mashaa Allah. HSM Dowladisa villada haadhi aad waax kasheegtid. Qof so jaawabo ayu so diraaya.😂😂😂what kind of government is this????😂😂😂. In shaa Allah TEENDHADA aya lagu noqonaya Bi’Idnillah ☝️

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 6 วันที่ผ่านมา

    Allow sahal xaalada Somali Allaha badbadiyo

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan munaafaq ilmihiis xaaran cunto

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 5 วันที่ผ่านมา

    Xasan xalufiye fikirkisi sida u dhigay kana muqaneysa Duqan Dabaka afki xasanow xaraski wadhamaday C.Qebdidna wataqan

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 6 วันที่ผ่านมา +1

    Odeygaan Fooshaxun e doqonka ah dowlada somali o dhan kadhexeysey ma wuxu moodayaa goofkii dameeraha ujogeen o u maoxoga kucunayey waxaani Soomaalinimada iyo dowladnimada ayey kuyihiin Aragiin Nactar

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 5 วันที่ผ่านมา +2

    Hhh kan waa DAMEER 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 วันที่ผ่านมา +2

    Aqoonta waa wax cajiib ah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 5 วันที่ผ่านมา

    Waa.dowlad.qabiileysan

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 5 วันที่ผ่านมา

    Walachia walax kala reebaa waayye : macaaaaaaaaaaaaa

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 6 วันที่ผ่านมา +3

    Muuse suudi marinada yaa iska leh xayawaan naga aamus.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 วันที่ผ่านมา +1

    ODAYGAN WAYNI WAA BILAA CAQLI JAAHIL NIMO U DHEERTAHAY WAANA ODAY QABYAALADI DISHAY WAA ODAY WAYN OO AAN KA XISHOON ODAYGA WAYN AF LAGAADO QAYAXAN

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 6 วันที่ผ่านมา

    Laaaaaaaan Dhere Banaaan Dagay ♥️❣️♥️❣️♥️❣️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️♥️❣️♥️♥️💪💪💪💪

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 วันที่ผ่านมา

    Asc habo aslan odaygaas waa cawaan inaba faaido lahayan weeye oday marwalba soocaacle waalaga fiican yahay

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk thtnis beautiful MashAllah

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 6 วันที่ผ่านมา

    Allaa kariim

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 วันที่ผ่านมา

    Duqaan marka qabaail somaliyed oo dowlad da tabashoka qabo hadlen wuu caytami jirey lkn manta calacal buu afka jabsadey taas waa dhaaanka dumarka iyo loda lagu yaqaney oo mid ba midii ay kaxogbadantahey dushakamarto odaygan ciddii uu isleyahey qabiil ahaan wad ka adkaan kartaa iney wax laleyihin ba ma aminsano lkn wuxu mogyahey qorshaha aan sowadno illahey cimri hakusiiyo malinta mogdisho usoruqaansano inaad aragto ayaan rabaa

  • @abdirashidmohamed1992
    @abdirashidmohamed1992 5 วันที่ผ่านมา

    Abgaal dad baahan waaye sheekhooda iyo shariifkooda waa dad iimaanka ka baahan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 วันที่ผ่านมา

    Waa oday nacas ah oon caqli iyo aqoon midna laheyn

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk khosolka aduunka wlh ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 5 วันที่ผ่านมา

    6:32

  • @User-s8x2d
    @User-s8x2d 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmed Madoobe shalay asaa sabab u ahaa in uu xasan kursiga koro

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkk habargidir dhibkaan iyagaa isku keenay sababtoo ah ( abgaal maalin kasta iyagaa kursi saara abgaalna ma hanbeeyo waxna iskana celiyaan), lkn Maantay ayaa la isku joogaa, ama oday muufo ka dhargay halaga hadliyo ama hala ceytamo

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 5 วันที่ผ่านมา

    Odaygan is yiri cabdi qabdiid u jawaab kuma usaan hadal hadal misaan leh oo nin oday ah u ku hadlo

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 6 วันที่ผ่านมา

    Xayawaanku wuxuu cadeeyey in Villa Soomaaliya la isku laaluusho.

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 5 วันที่ผ่านมา

    WAAYEELKA WAA KAA AQLI BADAN YAHAY ,, CAYDA DOWLAD LAGU MA NOQDEE WAX USULA HARA CAWAANBAAD TIHIINE,
    DAMEER KAN UGU XUNBAA U XARAATI KULUL BAAN MAQLI JIREY , MAANTA ABGAAL BAA DAD WAX U SHEEGA ,
    WAX BAY ISMOODEEN DAMEEREYDA OROMADDA AH

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 6 วันที่ผ่านมา

    ODEYGAN ABGAAL EE DULMIGA KU DIFAACAYO WAA KUWA XASAN TUUG BIILKA IYO BARIIS KA KU SIIYO BIL WALBA DICAACIDA BEENTA AH EE XASAN TUUG OO KU FASHILMEY HOGAANKA DALKA.

  • @moa.9902
    @moa.9902 5 วันที่ผ่านมา

    Marka isaga kaalayo hadalka odayga abgaal, ee aan ku dul kaftamay, Cabdi Qaybdiid waxaan ku leeyahay, waa kula qabnaa mawqifkaaga, geesi ayaad tahay, mawqifkaagu ha ahaado kaas soomaalinimada ku fadhiya, ha la arko janaalnimadaada.

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 6 วันที่ผ่านมา

    Abdiqebadii waa Odeya Somaliyeed wan xilibaan runta inu sheego wuu ku qasabnaheya

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 วันที่ผ่านมา

    UMADAN ROBOT OG HADLAYO WAA KEENAYAN SUBX

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 6 วันที่ผ่านมา

    Asaga muxuu qaranka usooqabtay cabdi qaybdiin waa la ogtahay wuu qabtay lakiin odaygan halaqabto isagaa qabasho ubaahan

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 6 วันที่ผ่านมา

    Axmed madobe hadii ay istaafkiisa doorteen inuu saxan yhy oo usacab tunmay xasan sheekh baa koow ka ah maxaa cabdi qaybdiid lagu haystaa ninkii uga horeeyay oo usacab tunmay baa agtada fadhiyee cabdi qaybdiid hadal iyo aftahanimo kuma dhamide orod odoyahaw yay cambuuladadii kaa qaboobine
    Cabdi qaybdiid af iyo adinba kuma dhamide

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 6 วันที่ผ่านมา

    WAA YAAB DAWLADII MA WAXAY NOQOTAY DAWLAD ABGAAL

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 6 วันที่ผ่านมา

    RAG WAA RAGII HORE HADALNA WAA INTUU YIRI. CABDI QAYBDIID WAA RAGII HORE WAX MICNO SAMAYNAYANA WUU KA HADLAY "SOMALIYA AYAAN MAANTA U BAQAY IN AY CEEL KU DHACDO" ASAGO KALE WAA KII BADBADIN LAHAA. ODAYGAN KALE EE U HADLAYA XASAN XARASH XABALO QOTE WUXUU KU HADLAY MATAG

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 2 วันที่ผ่านมา

    Doorashada io dastuurka unukaa leh dadkiina dhinac ka raaca

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa doqon dameerle ah

  • @MohamedAli-nm9nt
    @MohamedAli-nm9nt 6 วันที่ผ่านมา

    War ninkaan dhinacuu u hadlayo jawaab uma aaha danta guud.

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 5 วันที่ผ่านมา

    Kan. Daayeerka. U eg. Ee. Uu. Meesha soo. Fadhiisiyey. Eega. Umadeey

  • @MakeAmericagreatagainforlife
    @MakeAmericagreatagainforlife 5 วันที่ผ่านมา

    Xassan waa itobiyan waa in laga xoreeya wadanka hawiye ayuu oogu necebyahay darood meel ayeey iska saaren

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 วันที่ผ่านมา

    Sojedin talo madama darood kii cararey oo dowlad bosaskii shaqo laga wadaqadey hada Hawiye siaad isku xalisan oo dorashada uqabsatan melahaas mid raxaween ah oo boos fiican hasta radiya oo kaqada shaqada Abdiqebdiid na kuxaliya oky

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 6 วันที่ผ่านมา

    Gobanimo
    Abti
    Wariye abwan kabayare Soda maxad heysa
    Halka kawad
    😂😂😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

    SACAD IYO ABGAAL WAA KALA HADAL QURXOON YIHIIN. BAL FIIRI ODOYGAAN INTA CAAY EE AFKIISA KA BAXEYSA. DADKU HADII AYSAN DHAQAN LA HEYN LALAMA HADLO.

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 5 วันที่ผ่านมา

    Guri dowlad xaq waxa leh dadka dawlada u shaqeyo ma in la isku caya bay noqotay

  • @moa.9902
    @moa.9902 5 วันที่ผ่านมา

    Cabdi Qaybdiid hal QANDHO ah, oo fil daran, aw qabiyaa. Yaayyaaa !

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 5 วันที่ผ่านมา

    ✓100%

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😂

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 5 วันที่ผ่านมา

    .xasan.nasiib.daro.waxaa.ugu.filan.qof.soomaalida.kale.ah..oo.u.jawaaba.qabdiid.inuu.waayay.kadibna.adeer.kiis.ayuu.soo.diray.caku.doqon.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 วันที่ผ่านมา

    Axmed Madoobe wuxuu Qamsaday
    Doorasho
    Xassana mid la mid ah ayuu raba inuu Qabsade maxay ku kala duwanyihiin 😅😅😅

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 6 วันที่ผ่านมา

    ODAY garasha iyo dhaqan xun waaye.. Somali dhibaa haysta

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 6 วันที่ผ่านมา

    Qofka markuu cabiro fikirkiisa saxda ah, maxaa loo aflagaadeeyaa oo QABIIL loola tiigsadaa??????

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 วันที่ผ่านมา

    Cabdi Qaybiid
    Waa Samatar Talo iyo tusaale
    Ama mucaaradnimo intaba u banaantahay laakiin
    Odeyga kale
    Ma Qabiilbu u doodaya Mise siyaasad 😅😅😅

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 5 วันที่ผ่านมา

    Bilaa dhegeysato maato oox
    Kusoo gaadhey 80jir dhiig
    Laciir ciiraya. Boqlaalkaasi
    Oo dacwo ah all hortiisa
    Ayey Ka dacwoon doonaan
    Looyara majiro iyo sarkaal
    Isku qabiil nahay ayaa I amaray

  • @saja9892
    @saja9892 6 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya yaa xukuma dalkii ma saanaa u danbeysey????????

  • @Hayaatihayaati-ru8xc
    @Hayaatihayaati-ru8xc 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkk😀😀😀😀

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 วันที่ผ่านมา

    NACASKAN CAYTAMAYA EE LEH GALMUDUG WAA LAWADA LEEYAHAY, WAAKAMID KUWA CAASIMADII UMADA SOOMALIEED UNUKAALE MAR KASTA KU DHAWAAQA😂. MAADAAMA AY DIIDEEN WAX LAWADA LEEYAHAY, HADEE ISNA HA OGAADO IN UU GALMUDUG WAXBA KU LAHAYN😂😋. DOORASHO QOF IYO COD AH MA DHICI DOONTO. TAAS KU SEEXO OO KUSOO TOOS.

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 6 วันที่ผ่านมา

    Waa ayaan daro in Maalka Qaranka iska dhuuqaan odayaal caado qaadato wada ah waa nasiib daro.
    Ee NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 6 วันที่ผ่านมา

    abdi qabdiid waa mahadsan yahay haduu dalka badbaadinayo runti waa ariin ummada somaliyeed uu yaalo. Abgaal waa dooqomo siyaasad ma yaqaanan. galmudug side laguwada leeyahay mugdishu ayaad dhahdeen uunukaleh.
    odaygan muufu ka soo dhaargay tuusu tuuraya.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 วันที่ผ่านมา

    DADKAN SIDA LO HADLO MAXA LO BARIWAYEY

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 xasan wax baahelay ku fiicanaa

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 5 วันที่ผ่านมา

    Maqaaaxida dabayare muufoow kasoo cunaa kkkkk free oday abaabul

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 วันที่ผ่านมา

    CABDI QAYBDIID HADII UU AXMAD MADOOBE KA HADLO MA DANBIBAA?? YAAB

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 6 วันที่ผ่านมา

    Eeboow xasan doorasho ma rabe waa iska joogaa weeye warkiisu taasna malaga yeelayo habartiis ay ka tahay

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 6 วันที่ผ่านมา +1

    Abdi Qaybfiid waa nin wayn wax og dagaal badan ayuu u soo joogay waxa ka dhalan kara ayuu ogyahay

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 6 วันที่ผ่านมา

    Asaga yuu ushaqeeyaa. Yaa alle yaqaan?

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan-baahane iyo dadkan la socda miyaan caqliba ku jirin????
    Kan hadalkiisu waa matag. !
    Nin weyn ayuu iminka leeyahay
    Gaaja haysa, guri,la,aana haysa !
    Habargidir saan maa looga adkaaday.

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 6 วันที่ผ่านมา

    Oo iyagu maa qabtaan. Ninka meel warba filimka looga duubayo. Oo duloobey Somalina ceebeeyey

  • @SamayoSaciid
    @SamayoSaciid 6 วันที่ผ่านมา

    Kan kii dhihi jiray ma ahoo gudahaan kujirnaa

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan wixiisu waa bahdil iyo inuu kala qaybiyo reerkii soomaali iyadoo huray u kala huleeshay ayuu afhayeen dadka u caaya ka dhigtay qoyskiisa odaygii ugu weynaay