Faataalaa kuhelay ina adeer naagta waalatayna dulmi baa waalay nin ina adeertiis la xanaaqay waaye ee dhiig isku yeel mardanbe yay ku soogalin dadkas wiilasha shekhal ee meshas jogana doqon nimada iska daaya gabadhina ninkas madaxeda uga qaada
Gabdhoow is ilaaliya jaceyl majiree, gabdhaha waa lagu ciyaaraaye yar iyo waynbo. Waa damb in deyn qof lagu guursado, gabar qalbiga markii laga jabiyo, nin kale ma aamini doonto, ragga unbaa xumaanta bilaawo wallah, ninka amuu balwad qamri leeyahay sidaas ugu imaanin tolow?
hada ma umaleyneysa social media inuuu ku cawinaaya wajigaga iska halysay lee abahana warkiisa waa diiday adiga go aangaaray markii hore hadana go aangaar lee sample. social media kali wajigaga meelkasta tagaaya xitaa laga yaaba mustaqbalkaga inuuu galafsada
Adigoo kale wax qariya ama taageero xumaanta in la qariyo, maanta waxaa suurto gal noqon karto iney gabdho badan ku waantoobaan ayada sheekadeeda dhegesto. Bal fahan, 1 qof dhib soo gaaro iyo 100 dhib gaaro kee baa roon, marka ayada wejiga hadduu ka xumaaday kumayaal ayay badbaadineysaa magaratay gabdhaha soomaaliyeed way dhiban yihiin.
Daahir halasow wadadii akhyarnimda heysaa❤ Queen soysoy waa gabar damiir dahabi ah leh. Keep going .
Maashaa allaah tabaarakulaah ilaaheey haku caawiyo gabaryaroo qurux badab ayaad tahay ilaaheey haku xafido
Dahir daryeele dumarka 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed iyo daryeele dadka dulman unxariistaha intii liidata awowe dahir❤❤❤alasow iyo taemkiusuba allaha idin daryelo adun iyo aqiraba alayaxafidak cadowgiinuna ba iyo halag rbi hakurido wllahi la aantiin abaar❤❤❤❤
Kkkkkkkkkkk
Tuug alle iyo Rasuulka furtay weeye Daahir waa kii dulmiyay Cxaafid oocaayay oyiri hala dilo baajuun
Ku tagger qabyaalad laakiin tuug maskiinta magacodu lacag ku urur sadaa
@@SagalMohaned Kolay faa,iido ayuu ka helaa dadkan uu leeyahay waan caawinyaa Laakin Ilaahay baa inaga og inuu tuug yahay iyo in kale😢
Tuug adiga ah e adigu qabil iyo naceyb aad u qabta e adigu ma gartid dahir dahab❤❤@@SagalMohaned
😂😂😂yaab badana tan abgal wey gardarneed aan u maleyna fataxada lo aqriyey armey ku walatey
😢😢😢SUBXAN..ALLAH..WAA..YAAB
Waan kaxumahay gabadhyar ❤ inan
Gabar yar oo aqli badan Masha Allah, nin fican ayaad heleysa insha'Allah
Hello young sister Manshallah you. Very smart please don’t go to Cape Town wana runta wu ku Dili Kara be careful Walahi sister
😂❤❤😮😢😢😊😅😮🎉❤
Araga qarkis cuqubo makabaqan habo Allah ku cawiyo Lakin hadalka walinka qula😢😢
legend weeye waana raaxeystay lcgna kama bixin
Aakhiro xaguu gali?😢
Legend aabaha ka was bila caqli ba thy
Mooryaan caadiayaa tahay sida asagoo kale
Kanoo kale like looma saaro
@@dhulkaygahooyo3023
cawaaan wakano kale like ta ma lacag ba lagu helaa baad maqashay
Daahir calasoow legend waaye
Ninka Waa ruxan
Waa doqon gabar yar Maskiin ah bal muu djaqdo😢
Yarriistaan Aabaheed udira aqli ukala go.o malaha miisheeshey kudilaayan😊😅😅
Haduu rabin xataa deymaha iska bixi gabarta reerkeeda u celi
Ninka aabehee la meereystay marka horeba ma rabin gabadhan haddan abaalkeed ayaa helay
Gabdhow ka waantooba nin waalidkiin idin diiday maba maba quusatiinba waa jeclahay jacayl ma jiro
Masha..Allah..our..Somali...Boys..Guul..iyo..Gobonim
Gabarey iska jir nin waridkadu kuu diiden ducadii waridkaad diidey nin markii horaba qaabtaradaas wadey waad ku fududatey gabarey ayadoo laguu sheegazd dalaq tiri azbo ma aaminin kulahzz asan aaminey hakaasarto
Wlhi waa doqon aad u liita wlsha sorry adbaan kaaga raali galinaa dhibta lagu gaarsiyay dhabti
Daahir dumarkaad u hiilisaa allaah baa kaa abaal marinaa
Dahir good job
🎉😂😂😂😂😢😢😢😢😢
dahir dahab❤❤❤❤ nin gari wayey a qarara
Jaceylow xaal qaado😊😅😅
Faataalaa kuhelay ina adeer naagta waalatayna dulmi baa waalay nin ina adeertiis la xanaaqay waaye ee dhiig isku yeel mardanbe yay ku soogalin dadkas wiilasha shekhal ee meshas jogana doqon nimada iska daaya gabadhina ninkas madaxeda uga qaada
Alla kaas iney iska furto lee u fiican wax faa’iido malahane haku noqon, haddaad ku noqotid waa adiga iyo macasnimadaada 😢
Alayaa aani isiiya gabada aqliga bathanm
Wa gabar dhan o dayn lagu gursade yah😂😂walid ka warkedo hda dido San a ku sambeyso
Gaa😊😊😊😊😢😂❤❤❤
Asc
Dhaahir calasow shaba adagaa heesaa marmara waa iskubxaartaa😂😂😂
Wallahi wa yaab gabdhah yaryar lagu cayarayo halaiska dayo
Cilaanki xitaa deen nin xariif ah aya kuhele
Yaab faarax maxaa baqiil kadhigay wayadan😳
😂😂😂😂😂
Gabdhoow is ilaaliya jaceyl majiree, gabdhaha waa lagu ciyaaraaye yar iyo waynbo. Waa damb in deyn qof lagu guursado, gabar qalbiga markii laga jabiyo, nin kale ma aamini doonto, ragga unbaa xumaanta bilaawo wallah, ninka amuu balwad qamri leeyahay sidaas ugu imaanin tolow?
Dahir arintan adaa faraha la gashee xalihee
Waa inan yar oo adag
Waa inan yar oo taladii waalidkeed diiday abaalkeed ayaa laga waraabshay
Kuwa wada da iska dhiga oo anan balad😂 malihi dhaha ya ugu daran ( Balwadooda wa been iyo nahabnimo qiyano turifo xita dhiiga umada waxba lama ahan masjidkana way. Kaga horeeyan
😊
habaryar yariisay nin beenale ha raacin gabaryar quruxsan baa tahay mansha allah weli waad yar thy gurigiina joog
Nin celan bixinkarin sedey kuneyestay inuu guursado😂😅
😂😂😂😂
Waaba nin deyn Lee ku aroosey gabarta😂
😅😅😅😅
Abgal is not easy
Daahir cslasow waacadaalad soomaalina waxay ubaabaeen cadaalad daro guuleeyso. Kalanadhici dadkaada
Naa ka joog yu ku gubine gabarey haso ceshanin
Farurta kaa qanintay 😂😂😂
Af soomaali ciiriin ah. Meel la iga saaro iwm dhaqan fiican maaha.
Aabaheed iyadaa ku Tala Diiday.
Waa nin naago watan faaido malahee kacarar abgaalna isma qabtaa
250 lacag badan waaye bishi kuwa somalida nairobi jogaan ee loo shaqeeyo 15000 bixiyan bishi waa 130$
Waxaan fiiriya aqli majiro
Iida mey habaarto hadii shiqaal habaar waxku tar karaan
😂😂😂. Maskiin, Shiikhaal umadaha ayeey ka mid yihiin.
Sheekhal. Kalia miya dad habaro qof kasto laga xaqdaran yahay wuu kaca
Nin haduu ku rabo boqorad bu ka dhigtaa nin bil,aadan waaye dahabkada iyo lacagtada ka qaado meherkediina ka hormarsada maxaa ku waalaya dumarow
What is this this is the drama everyday new story
Your Next
Big man ma waxa lagu noqda gabdhaha maskiinta ah ( Teenager’s qiyanaya Lana fakanaya xaquuqdooda in that case I never want be big man
Waredkeed dhib eygalisay guurkaan markii horuu qaabdaro ku bilawdey
Éed malee wa Gabar yar oo jacayl galay
Wy? Aabaha war ooga diday adiga?
Wax waliba af somali luu Ku dhamayey
Ninkaan wakalajabinkaraa shan iyo tobacco maba gaarin about abow😊😅
Ninkan wada deenta wamaxay
Walle waa yaabe, ragga somaliyed maxaa ka qaldan. Gabar kasta waa dhibantahay maxaa jira.
Xanuun oo kale lama dhagaydan karo
Miskiin waaye
Hadey miskiintahay maxaa walidkeda ducadooda u qadanweysay
Mey dhahdo iga fura
Weli afkeeda iga fura ma soo marineysee
Hadey rabto see la yeela?
hada ma umaleyneysa social media inuuu ku cawinaaya wajigaga iska halysay lee abahana warkiisa waa diiday adiga go aangaaray markii hore hadana go aangaar lee sample. social media kali wajigaga meelkasta tagaaya xitaa laga yaaba mustaqbalkaga inuuu galafsada
Adigoo kale wax qariya ama taageero xumaanta in la qariyo, maanta waxaa suurto gal noqon karto iney gabdho badan ku waantoobaan ayada sheekadeeda dhegesto. Bal fahan, 1 qof dhib soo gaaro iyo 100 dhib gaaro kee baa roon, marka ayada wejiga hadduu ka xumaaday kumayaal ayay badbaadineysaa magaratay gabdhaha soomaaliyeed way dhiban yihiin.
Like Yaan la siin xumaanta only comment
Guur ka hadu waridka ku dedo wa inaad maasha, hadikale jebkas aya kugu dhacayo,gandhahena maxey u maqleynin
Masha Allah, gabadha ha la caawiyo. Well done! Qabiilku markaan oo kale ayuu fiicanyahay in wax la isugu qabto.
“Lax waliba shilalka ay is dhegto ayaa lagu qalaa”. Abaalka ayaa ku helay maxaad hadda u soo calaacali
Labo waa miid ninka inuu gabadha ka heliin ama naag kale melaha u jogto abaayo am sorry wlhi abgaloow dumarka dhibka ka dayaay
Wxuu ugu tagay wxuu arkay inaysan gbr ahayn sidaasuu ugutagay
@@katuunomar2814isagoon arag ayuu markii kowaad ba soo dooni wayay ee iyada ayaa rabtay oo hadhi wayay waa iska calaf😢
"Jareerta wadanka dagan" aa? Yaab. Ilaaheey amarkiis Soomaalida 99% carab beey is moodaan.😭 Bal wadan eey ku nool yihiin beey dadkooda aflagaadeynayaa.
Maxa jareer macayba
Ilmayar waye wax cay ismale
@@habsadahir8378 Marka loo fiiriyo dadka eey ka hadleyso haa waa yasmo.
16 kulaha somali isyaris ogu imw😂
Way yarthay gabadha
Hadii ay ugu badan tahay waa 19 sidaad bay sheegtay 16 may odhan
Hada 19 years waye.
16 jir maxaa kuwaley eedo macan🤦🏽♀️
awlaad iyo mustaqbal by rabtay maxaa
Gandhaha ayagoo yaryar ayaa lasii dedejiyaa. Waxa ala dhahaa naas baa kuusoo baxay, guurkii baad gaartay ee maxaa ku dhigay? Reerka maxaad cuntada uga dhaneeyneeysaa? IWM. Markaas ayeey gabadhaha yaryari jin hagoogan madax madax isugu tuurayaan. 😢
Inaanta deemaha ka cawiya ,su'asha ka badiseen ee rashin siiya wa daashay imtixaan badana maxkamada dahir calasow wbt.
arabiyo bay qabaty mida qaninty
😂😂😂😂😂
Nin somaliyed waa cuquubo socota
Walhi waa yaab gabareey guurkzada waalidkz kalatasho oo ugadanbee oo nimankaa bahaladaa ha aaminin see Dean inuu kugu guursado maxaa logayeelaa nin cilantro saarkada xitaa awoodin maxaa uguursanee
Dadka aad wadankooda magangalyada kasoo doonataad cayneysaa inaadan edab lahayn inqoorta lgaa gooyaad istaahishaa doofar baatahay
Abgaal.dameer.wax la.gursado.ma ahan wa.bahahin dhaqan xoolo.leh
Qumayo abgaal miyaad heli kartaa wlh dad lala dhaqmo iyagaa ugu fcn dameeryehey kamboorka weyn murtaada ilaasho gabshaha ha cawryine
@@axmedsixteen8509😂😂😂
Meel u Bax. Qodob an laga Fiirsan.
ABGAAL aaday u dulmi badan yahiin waalo meel xun ku Dabe sharmuuto dulmiga gashay ku dhacay
😂😂😂😂😂😂