Kenya mar hore aan arkay in ee axmed madoobe la socdaan qaadka hala joojiyo waa kugu raacsanahy axmad madoobe waa sheytaan asal ah wixi dhacaa ha dhacaan odeygaas halaga taqaluso
War sxb Qaadku waa Ganacsi yar oo kooban,mana ahan in wax walba oo Somalia & Kenya Dhex mara in Qaadka lagu xiro, Siyaasaddu waa kun nooc oo kun Waddo leh,fadlan yaan loo hadlin si Raqiisa,Laakiin hadalku ha joogo halala xisaabtamo wax badan ayaa naga dhexeeya waana kajawaabi karnaa haddey qalad naga galaan sika Qurux badan sheeko Qaad Iwm.Thanks All
Axada kan Af ka adag baan lahadlayaa dee afku qarxiya kismaanyo dhuuse kore hay Waa la isgaran qabyaal yahayn Qabyaaladu dhashay dadka run usheeg 😂😂😂😂😂
Beentii baad soo celisay.weriyuhu sumcad kuma helo in uu been sheego balse run sheeg.qof laga adkaaday sidii baad u hadlaysaa jaadkana xasan baa wax ku qaba
Kan hospital ka dhimirka si deg dega daloola gaaro haddii uu ehel wax garta leeyahay FG waa iga dar daaran iyo digniin ee yaan lafudu deysan Wabilaahi Tawfiiq
Guuur guurte iyo adigana waa riding wasnaa
Kenya waa cadowga soomaliya mana rabto horumarka soomaliya
Viva Somalia
Kenya mar hore aan arkay in ee axmed madoobe la socdaan qaadka hala joojiyo waa kugu raacsanahy axmad madoobe waa sheytaan asal ah wixi dhacaa ha dhacaan odeygaas halaga taqaluso
Abwaan, hadalkaaga waa sax.
Saxweye Mudane caawo runta ayaad sheegtay
Gil Somalia🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌
Waaa sax abwaan Kenya hala joojiyo
Hooyadaadii futada madoobey was😊
Guurguurte asagaaba qaadka ka shaqaysta
Waa runtaa walaalkiis laakiin dadbadan aan halkaan uga jeedaa gumeysi kusoo koray itopia iyo kenya ayaa weligoodba gumesto baqdin ayka baqaayaan ayeey hadalkaaga ubeeneynaayaan waa xoolo
bismillah, ciidamada kenya iyo itoobiya waa inay soomaaliya, kabaxaan soomaaliya waa loo hesheeyo soomaaliya ixtilaal kuma jirno hadii soomaaliya laheystana noo sheega raskamboini ciidamo kenya itoobiya, shabaab ayaa ciidamada soomaaliya dilay waa inla, bixiyo soomaaliya dhulkeeda miyaa lagu, dilaa ciidamada soomaaliya xasan sh shabaab soomaalida iska celinaayo itoobiya iyokenya maxay noo qabtaan, 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kenya iyo Jubaland waxay soomaaliya u tarxiileen ciidamadii shisheeye ee sida sharci darrada ah ku galay wadamadaas
War sxb Qaadku waa Ganacsi yar oo kooban,mana ahan in wax walba oo Somalia & Kenya Dhex mara in Qaadka lagu xiro, Siyaasaddu waa kun nooc oo kun Waddo leh,fadlan yaan loo hadlin si Raqiisa,Laakiin hadalku ha joogo halala xisaabtamo wax badan ayaa naga dhexeeya waana kajawaabi karnaa haddey qalad naga galaan sika Qurux badan sheeko Qaad Iwm.Thanks All
❤❤❤❤❤
Wa lashjakara
Diyaaradahii ciidanka dowlada qaaday way ciqaabeen sida iney Somali yihiin
Guul Somalia🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌🙌🙌🙌🙌🙌
Waalo waalo
Kismayo anaga joigna waxdhibana kamajirasne mahabaartameysaa
Kkkkkk nimanki hawiye wabaaaaa ohinta naga daya hawiyow hoyadina axmed madobe gursadey bal eg xildh xaraye
Anna Kenya waxan kula talin islii dadka inay iska soceliso
Fariintaan futada hawiye halayga gaadhsiiyo
Aderka canshur ka qato kimayo wa magalo xasilan
Warkadu ma fadhiyo waa calaacal
Waalo
Hassan sheikh baa qaadka keena
Axada kan Af ka adag baan lahadlayaa dee afku qarxiya kismaanyo dhuuse kore hay
Waa la isgaran qabyaal yahayn
Qabyaaladu dhashay dadka run usheeg 😂😂😂😂😂
Xaar sacle
war waxaan benbadana qurun kaan
adiga iyo adeerkaa xasn sh baa kinya lacagta qaadka kacuna
Waaboor iskuqarin kashifka kudhacay eela ògaaday inuu askarta usoowatay shabaab iyo axmaaro iyo kiiny yuu ku qarinaya
a
Farmajo wajojiye xasanmakudhacyaawodasmaleyahay
Benale.
Dayeer dhusay miyad ka duwantahay Horta kuma tahay waxad KU noqon inad dameerka futadiisa ilahiso bacac kısmayo allama safı xabad a tala ina youberka ka qalido moye xaniinyo diiday inad aado
Ma nin ayaad shaqadada jooji kuleedahay mw xasan isaga ayaa qaadka iska leh aad ayan ujeclahay in qaadka la joojiyo ee xasanka aad qabiilka kudifacayso ayaa iska leh ee beenta iska daa kismayo wax dhib ah kamajiro ilaahay kacabso
Warya af biijo siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
Beentii baad soo celisay.weriyuhu sumcad kuma helo in uu been sheego balse run sheeg.qof laga adkaaday sidii baad u hadlaysaa jaadkana xasan baa wax ku qaba
Waligaaba qeyli kismaayo bey keeneysaa qaadka
Tuugadda
Ciidamadda
Dhamaysay
Lshads
kenya is not easy😅
Vìva kenya❤❤❤❤❤❤❤❤
Keeyo
Gacalkamiyaa
Qaadka lacagta kaso baxdo 💯 waxa iska leh Hassan iyo qoyskiisa hala joojiya caqli ma ahan
Keyo
Walaalkiinmaydiin
Yaaaaaah war abwaankii wuu waashay halaxirxiro
Been low ayaad tahey qaniisa
walal ninkan qanisa waye
Siilka Hooyada Laajoojinaa
Ethopià lasoo afjaray kenya loosoo dhigtay afgambis, qaadka ethopia dhulka Daarood iyo isaaq hala diido
Adeerka dameera wase qaadka lacag ayuu kuqaba warkaaga muu maqla dameerow
U SHEEG DIAALKA DADNIMADA XUN EE AAN LAHAYN DAMIIRKA IYO XISHOODJA TOONA
Beenloow beenloow
Qeyla quute
Raaskanbooni ma adigaaleh aaryaa
Beelow kenya iyo axmed badoobe maba iskufiicna
Xariifkan Somali mahan ee waa itoobiyan ee somaaliyey oogaada
Beenaale
😂😂😂😂😂😂😂 Waad xiiqdaye Iska naso
Beenale tuug ah kismayo anagaa joogne naga aamu lax yahey
Kenya hadeey dagaal gashey see 600 oo ciidana iskugu dhiibeen kk sow malaayeen ciidanka xuduuda galey miskiin
Because ciidanka dawlada meshas joogay waxyar aye ahayeen waxana so weraray kumanaan. Kenya emaratka iyo Ethiopia kuligood weyka qayb qateen
Adeer kaa baahane wxas kaama aqbalaayo sxp
Kan hospital ka dhimirka si deg dega daloola gaaro haddii uu ehel wax garta leeyahay
FG waa iga dar daaran iyo digniin ee yaan lafudu deysan
Wabilaahi Tawfiiq
Xasan markii laga adkaday ma qarax ayuu bilaabay
Ma adrrekaa ayaa kismayo ka dhex shaqenaya oo qarax ku bilaabay
hal axmad miya cabadkaan kaakeenay
Aamus nacas..
Axmad geedanaar ha xoreeyo dhulka uu ka yimid ee dhagaxbuur oo uu axmaaro ugu soo cararay..