RIWAAYADDI FASAHAAD IYO FIDNO GUUR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 26

  • @abdibiley2237
    @abdibiley2237 10 หลายเดือนก่อน +5

    Waaw. Live aan u fadhiyi heesaha riwaayadaan markii la duubaayay. xaruntii UKO shineemo Nasr gadaasheed. Iftin Band - Organ Ustad Axmed Cadde iikar, Beeska Nuur Doo, Guitarka Maestro Sh. Cabdi AUN, Batariiga Maxamed Bitiyeey, Boongaha Abukar shooli. waxaan ag fadhiyi Macalinka Guitarka Sh. Cabdi AUN. Waqti aan soo noqoneenin waaye. Waa nii salaami Iftiinka Banaadir.

    • @FardowsaSaciid-b9s
      @FardowsaSaciid-b9s 8 หลายเดือนก่อน +1

      Shankar kuma jirin miyaa Shiiq Cabdi walaalkiis? Laakiin musikadaan iftin waaye miyaa aniga Durdur aan u malaynaayaye

    • @abdibiley2237
      @abdibiley2237 8 หลายเดือนก่อน

      @@FardowsaSaciid-b9s Shankar, intiin ka xasuusto riwayadahii iftin band, wax maka tumin. Waxaas ahaay gudomiyaha iftin band.

    • @hassanabdulahi2593
      @hassanabdulahi2593 3 หลายเดือนก่อน

      UKO=ubaxa kacaankii Oktoobar 😂😂

  • @CqaadirIimaan
    @CqaadirIimaan หลายเดือนก่อน

    36:15

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 3 หลายเดือนก่อน

    Ruwayadaan heesaheeda maxaan raadiyey thanks bro

  • @minamahammed3896
    @minamahammed3896 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw ❤❤❤

  • @abdirahmanhassanmukhtar6442
    @abdirahmanhassanmukhtar6442 ปีที่แล้ว +2

    Caadi maahan thanks bro

  • @MaxamedBacjuk
    @MaxamedBacjuk ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @MaxamedBacjuk
    @MaxamedBacjuk ปีที่แล้ว +2

    Sxb horay usoco

  • @nuurxasannurxasanxaji7373
    @nuurxasannurxasanxaji7373 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @bajsuhsgsusuej2824
    @bajsuhsgsusuej2824 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad,aandawado,hadmaa,igudanbeysay,

  • @MaxamedBacjuk
    @MaxamedBacjuk ปีที่แล้ว +1

  • @Siidcalii
    @Siidcalii ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @hassandhere
    @hassandhere ปีที่แล้ว +1

    XASSAN ADAN

  • @walalahaproduction1194
    @walalahaproduction1194 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend hore u soco

  • @ibrahimbaydhabo7902
    @ibrahimbaydhabo7902 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว +1

    ❣️❣️❣️❣️❣️

  • @ruqiyaahmedshekhxamud5768
    @ruqiyaahmedshekhxamud5768 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayadan miyaa la dhigay horta.

    • @hashimmohamed8659
      @hashimmohamed8659 ปีที่แล้ว +1

      maya lama dhigin .waxaa iska lahaa Marxuum Aweys Khaliif Dooro.saaxiib aaahayn .london ayuu ku dhintay 2004 meelahaas

    • @sehamshafi8397
      @sehamshafi8397 ปีที่แล้ว

      Hashimmoh sanadke ehd riwayadan .​@@hashimmohamed8659

  • @wizqooje
    @wizqooje ปีที่แล้ว

    Hdbb