naaska ha nuujin cunugada maanta ka dib adoo daawan muuqalkan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 112

  • @MalyuunCusman-o5b
    @MalyuunCusman-o5b 7 วันที่ผ่านมา

    Hadan dawade 2024 9/10/❤❤❤

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +8

    2023 hoyo cusub jazakallah khayr hoyoyinka wad u faidaysay 🥰

  • @beautyandhealthbeautyandhe5712
    @beautyandhealthbeautyandhe5712 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 dawanoya taloyinkaga wa ku muhima sister alha ku xafido quruxey wax badan ka faiday

  • @fadumociisemohmud5911
    @fadumociisemohmud5911 2 ปีที่แล้ว +38

    Hada soo radiyay 2022 firsanoyaa ano umul ah 😅Alle ajir haka siiyo wllshey🥰

  • @fahmofarah589
    @fahmofarah589 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha abyo 1yr kadib xiligii aad soo galisay baan daawanayaa alx alle ayaa mahadleh umul baan ahay

  • @user-hs1gy7mj2r
    @user-hs1gy7mj2r 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mhdsnid wllo qali ❤❤

  • @HamdialiXiis-js2gi
    @HamdialiXiis-js2gi ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo caaisa guulayso quruxey

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan dawanaya 4/2/2023 jazakalahu khayr wllo

  • @munaayanlle8781
    @munaayanlle8781 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah angna hadan kusoradshy oo waxn kujira nuujista mahdsanid Drs

  • @caaisha719
    @caaisha719 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo naaskayga caano fiican malahn markuu xoogaa nuugo waanka bixiyaa waxaan is dhahaa caano kama helaayee ka bixi cml waan jeclahay in aan sifiican u nuujiyo ee iso sheeg maxaa ii badin karo caanaha naaska

  • @najmayusuf65
    @najmayusuf65 10 หลายเดือนก่อน

    Faido bdn ka helay wlh😮

  • @SacdioNuur-kk1vr
    @SacdioNuur-kk1vr ปีที่แล้ว

    2023.dawanoya ano hooyo ah mhd.snid👍

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah Shugran abaayo mcn jisaakalaahu kheyran ❤❤❤❤❤

  • @yuusufahmed4284
    @yuusufahmed4284 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaal guuleeyso

  • @ladanlove7425
    @ladanlove7425 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs jazaakillaaaah kheyr

  • @ifraxabdi838
    @ifraxabdi838 10 หลายเดือนก่อน

    2023 Bn dawan anoo umula

  • @som1
    @som1 2 ปีที่แล้ว

    mashallah great information

  • @hiigsocilmiga9653
    @hiigsocilmiga9653 2 ปีที่แล้ว +1

    M.allh

  • @NimcoCali-sg2dy
    @NimcoCali-sg2dy 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga yadaa iska soo tufaysa marky dhargto bay kaseexanysaa way dhargasaa markiiba 4 daqiiqo kyr

  • @crisaaq7460
    @crisaaq7460 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Dr lakiin jiifka oo ilma lagu siiyo dhibmaa leeyahay

    • @sahroabdimire297
      @sahroabdimire297 2 ปีที่แล้ว

      Jawabtas aad ban ugu bahnan lahaa inuu dhib ukeni karo cunuga oo jiifka naska lugu dhigo jwb plz Drs

    • @munamaxamed5742
      @munamaxamed5742 2 ปีที่แล้ว

      Ana sido kle wn u bhnhy fdln noga so jwb drs shukrn

    • @dheemancuteboqore3650
      @dheemancuteboqore3650 2 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale

    • @simanofficial515
      @simanofficial515 2 ปีที่แล้ว

      Dhagta infractions ka ga dhacaya jiifa

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 หลายเดือนก่อน

      Abyo maxaad kala kulanten hadad ku siiseen jawaabta ana waan u baahnaa

  • @marwaqali6260
    @marwaqali6260 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadaa Dawanooyaa 2022 anoo umul ah🥰

    • @ruksana578
      @ruksana578 2 ปีที่แล้ว

      Ano waxkaka firsanaya arkay mashalah 1mnt ago kaso bixisay comant anaga hada 4month jirna

  • @kaafiyoiskufilan1528
    @kaafiyoiskufilan1528 3 ปีที่แล้ว

    Abyo waad mahsantahy Dr ciwakaga isheg blse ama

  • @sacdiyosiman338
    @sacdiyosiman338 2 ปีที่แล้ว

    Wa mahdsnthy abyo mcn ilamha mizankoda yar abyo maxay kucayili karan hada aye 40 u gody marka abyo wlina isma badlin

  • @nasriabdullahi4532
    @nasriabdullahi4532 ปีที่แล้ว +1

    Abyo umul bil ahy dawoyinka cuntada furan caba cunugana said iga hurda iyo bahi badhan dib my ukeni tnkle dawoyinka lisku cayiliyo man ustcmali kara tusala sida malbka cunugna dib my ukeni iso jwb plz

    • @sagalibrihaam6358
      @sagalibrihaam6358 ปีที่แล้ว

      Walaley iska dhaaf hadu aheen malabka safiga waxaa kale halis waye

  • @ayaancadey7007
    @ayaancadey7007 10 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo nuujinaa

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +1

    💔😭

  • @user-qp5rj3xt4z
    @user-qp5rj3xt4z ปีที่แล้ว

    Thanks abayo aniga gbar 5 bil jirto nuujiya 5.8 waaye tan kle naaskaygana caano malahn micnaha in u so goglanaayo ma daremo caadi iska yhy waan is strss daremoya cana wey iga diidan thy

  • @hani_hanadhani_hanad9106
    @hani_hanadhani_hanad9106 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you doctor 😘

  • @nastexaaxmedsuge5050
    @nastexaaxmedsuge5050 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abyo maxaa keena Ilmaha hal Dhinaca fiiriya markasto

    • @kalsoninaxaaji2024
      @kalsoninaxaaji2024 2 ปีที่แล้ว

      Abayo adiga usexiya dhinacas ukala badal marba dhinac useexi

  • @rooshniirooshnii
    @rooshniirooshnii 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh abayo mcnto shugran alaha nagu anfaco adigane ajir ale hakaasiyo sharafy mahadsanid

  • @drsjiyaa3822
    @drsjiyaa3822 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allah apaayo qiiro ayaad i galisay jasaakallahu qeyran

  • @fathialiismael7485
    @fathialiismael7485 2 ปีที่แล้ว

    Masaniid

  • @ayaancadey7007
    @ayaancadey7007 10 หลายเดือนก่อน

    Umusha makuu yahay

  • @simansalaad3110
    @simansalaad3110 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo waxyar hadey cabto wey dhargeysaa hadaan kudaayana wey matageysa canaha gadaal dhan magareso iney cabto kuwa hore aye kadharagta wana caato maxaa sameya in lagu celceliyana ma ogola ilaya eey kabaahato

    • @farxiyomohammed4039
      @farxiyomohammed4039 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo iga waran canugtada anna wiil sidaas oo kle ah ayaan haysta adi canugtaadu intee jirtay markaas ani 2 months jiraaye ma kuu kortay abaayo alle haku daayee

  • @simangurey8416
    @simangurey8416 2 ปีที่แล้ว +4

    Anina hada soo radiyay 2022 abayo tnkz lkn waxan kuwaydina markay wax yar nugtapa ohin iyo inay naska afka kala baxdo Bay bilabee waqti sas upadan manugto maxan sameyaa iso jawap plz abayo mcnto

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 ปีที่แล้ว

      Abyo hada sidee ku noqotey SI fiican ma u nuugta anaa hada sas I haysataa ee caato na makaa tahay iso jabab mcny

    • @Umumicraaj-cw4ji
      @Umumicraaj-cw4ji 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@mankainahassan407 sanad ka dib manta daawanaya anay I hysataa mxad ku samysaywlly

    • @MunoWarsame
      @MunoWarsame วันที่ผ่านมา

      ​@@Umumicraaj-cw4ji abaayo caloosha laga hayaaa dhajisna inuu hayaan umalayn saasuu iga anaan jiray 4 bil bujiray markaas

  • @truelife6820
    @truelife6820 3 ปีที่แล้ว +5

    🤣hda ano nujinyo kudawanoya

    • @umuabdirahmanchannel3169
      @umuabdirahmanchannel3169 2 ปีที่แล้ว

      Ana kula mida hada nujinoya wana firsanoya somali iyo madax adeg ano telka dhigi raban adi dhiri gelin ka helay hhhhhhh 🤣🤣🤣

    • @hodadegan5353
      @hodadegan5353 2 ปีที่แล้ว

      @@umuabdirahmanchannel3169 ana hadan dawanaya ano umul ah😂😂😂

  • @cabdulaahicabdirisaaq9955
    @cabdulaahicabdirisaaq9955 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo anı waxan axay hooyo marka waxad isheeqda wax canaha lagu yareeyo

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo ma heshay wax lagu yareeyo ana u baahan

    • @SalmaBaabe
      @SalmaBaabe 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Kawther-fx2xf asc abaayo xadan kucarkey❤

  • @amaljamac6222
    @amaljamac6222 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sahraabdi208
    @sahraabdi208 3 ปีที่แล้ว

    Abayo canug la nuujinayo hadana an miizaan ku kordhayn nas kaliyana cabo waqti ku filana wa caba asago ki dhamayn kan kale ma siiyo

  • @umubahja3242
    @umubahja3242 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo ilamah 3bilod Jira cano malaseni karaa

    • @layliishqueen5307
      @layliishqueen5307 2 ปีที่แล้ว

      Maya abaayo 6 bilood marku dhameeyo Lee u bilow

  • @zainabmohamed4764
    @zainabmohamed4764 2 ปีที่แล้ว

    Asc doctoreso waxan raba inan kuweydiyo canugeyag wuxu jira 2 sano waxan aday daqatar digi aya iga qalaqlay wuxu isosiyay dawad ukaxanat kobciso macuna mis wan isadaya

  • @fartuunabdirizak9240
    @fartuunabdirizak9240 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo anoo jiifo cunuga naaska ma nuujin karaa caafimaad ahaan

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 หลายเดือนก่อน

      Oky ma tahay abayo se maxaa kala kulantay aniga and hada nuujiyo anoo jiifa

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 หลายเดือนก่อน

      Abyo okay ma tahay se maxaa kala kulantay anaa hada nuujiya anoo jiifo

  • @dekaadam8295
    @dekaadam8295 9 หลายเดือนก่อน

    3 years kadib maanta ayaan daawanayaa anoo nuujinaaya oo baar baaraya wax laga rabo hooyada nuujineysa ayaan helay video gaan adoo raali ah drs ma jiraan cabtinaano kuwa quraadta laga miiro ama laga sameeyo ama cunto aan u roonen hooyada nuujineysa plz iisoo jawab in sha allah

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 ปีที่แล้ว

    Shukaran

  • @anabmohamed3827
    @anabmohamed3827 2 ปีที่แล้ว

    shukran

  • @axmedcaraaye8652
    @axmedcaraaye8652 2 ปีที่แล้ว

    ❤💯💯💯

  • @kowsarabdikariim9582
    @kowsarabdikariim9582 ปีที่แล้ว

    Ani umul hal bil jogta ahay cunga naska
    Wu iga diday maxan sameya

    • @aragsancali3495
      @aragsancali3495 7 หลายเดือนก่อน

      Abyo marki danbe maku cabe

  • @naciimoabdullahi5765
    @naciimoabdullahi5765 2 ปีที่แล้ว +3

    Oh wllh 30 minutes hadu yelayo waan sinlaa labo 2minutes manugayo

    • @simangurey8416
      @simangurey8416 2 ปีที่แล้ว

      Abayo ana sas ku arkay waqti badan manugayso sababta garan wayay

    • @sahroabdimire297
      @sahroabdimire297 2 ปีที่แล้ว

      @@simangurey8416 abyo sas ayan ku arka inantayda wax yar markay nugto afkay kalabaxaysa

  • @barwaaqoxasan7265
    @barwaaqoxasan7265 2 ปีที่แล้ว

    Mashalla gaali

  • @xafsabashir2405
    @xafsabashir2405 2 ปีที่แล้ว

    Tnxz

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo asigba ma nuugaayo waa diida 7 daqiiqo ilaa 9maba dhaaafo mx sameya wuu diida

    • @draishatohow9374
      @draishatohow9374  3 ปีที่แล้ว +1

      Hawada kasaar cunga

    • @caliqaliif6963
      @caliqaliif6963 3 ปีที่แล้ว

      Sidee logs saaraa hawada

    • @cayshomohamed6563
      @cayshomohamed6563 2 ปีที่แล้ว

      See loga saraaa hawada abyo gabadheda ayado fican naaska si fcn uma dhugeso war jiqesa iska dhafe canahana sidkle awal wee cabi jirtay naska io canaha hada maxa ku dhacay abyo😭😭😭😭

    • @draishatohow9374
      @draishatohow9374  2 ปีที่แล้ว

      Inshallh sida hawada loga saaro fursd markn helan idin so galinaa sistrs

    • @faadumoshukri2587
      @faadumoshukri2587 2 ปีที่แล้ว +1

      @@caliqaliif6963 laabta saaro oo dhabarka waxyar gacanta ka mar mari hadana qaad oo ku celi laabtaada wuu ilaa uu ka daaco saas uga saaraah ani abyo

  • @akbalhikmachannel7164
    @akbalhikmachannel7164 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo hadan kuso radiyay umul ayaan ahaay naaskaygin iib Ayanu lahay ma qabsan karto Cungtayri meeshi ay afka galin lahaayad ayanu lahayan Ila Tali abyo

    • @cabdiqanisheekhaxmed2580
      @cabdiqanisheekhaxmed2580 ปีที่แล้ว

      Abayo ana saas aha lkn sidan ugu qasbi jiray mrna ugu lisi jiray alxm wiilkyga isagaba ib kaso saaray hdana caadi ban u siiya lkn wali umushi kama bxin bayo ku qasab ku celceli mar walbo

  • @munamaxamed5742
    @munamaxamed5742 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlley ani wiilkeyga 30 daqiiqaa dhahdee 5 xatee ma nuugaayo wax k haduu ka cababa wuu iska diidaa maxa igula talin lahyd

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 ปีที่แล้ว

      Mcny ana sas i haysataa ee hada sidee ku noqdey mq nuugaa mise weli sidee wye caato na maka yahay iso jabab mcny

    • @munamaxamed5742
      @munamaxamed5742 2 ปีที่แล้ว

      @@mankainahassan407 abyo hdda wu ifcnyhy alxmdu lillah adine allaha ku cafiyo

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 ปีที่แล้ว

      @@munamaxamed5742 aamiin mcny adi maxaa sameysey ani miizankiisa xitaa waxbo kuma darsamaan ma aqaani wlhi meeqa bil ayuu jiraa wiilkaaga

    • @munamaxamed5742
      @munamaxamed5742 2 ปีที่แล้ว

      @@mankainahassan407 abyo madaxa ayaa ka bararsanaa kistoo wuuna ka dhididaa dhidid madaxa bes ah marka wa laga gubay markaas wu iroonaade ma aqaan gubitaankaas in ay dhaqaatiirtu ogoshahy in kale

    • @munamaxamed5742
      @munamaxamed5742 2 ปีที่แล้ว

      @@mankainahassan407 ani wllhi misaankiisu wuu sii yaranayey lkn hadda waxa u maleysaa in uu inti kaso roonaanayo 4 bil ayuna jiraa

  • @ayaanshire961
    @ayaanshire961 ปีที่แล้ว

    Abyo umul ahy basbaska ma cuni karaa

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 2 ปีที่แล้ว

    Abayo acshaabta ilaa meqo bilow aya la cabikarin aniga baby 9 bil ayu jira acshaabta wan isticmaala ka waran mahadsanid

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 5 หลายเดือนก่อน

      Abayo maxaa kala kulantay jiifka ku siisay

  • @ززللل-ن8ذ
    @ززللل-ن8ذ 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll anigu shan daqiqan nuujiyaa

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 ปีที่แล้ว

      Haa mcny anaa sas eh hada si fcn makugu nuugta caato na maka tahay

    • @ززللل-ن8ذ
      @ززللل-ن8ذ 2 ปีที่แล้ว

      Haap waa cato

  • @asmaaqadar26
    @asmaaqadar26 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo wad mahadsantahay wax badadan ayn kaa faa iday