Guddoomiyaha Degmada Hodan ayaa tilmaamay in dhismaha waddadan ay baahi weyn u qabeen bulshada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 4

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤❤❤

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 ปีที่แล้ว

    Hambalyo runtii waa shaqo ku dayasho mudan ninkaa gudumiyaha ka ah hodon runtii wuu u shaqeyey ee kama shaqesean waa runtii qashin tuuraha cadowga halagu daro oo talaabo halaga qaado gobolkuna haman waaween wadooyinka ha soo dhigeen si nadaafadu u soo degdegto waxaa muuqata in degmoyinka gobolku tartan ku jiraan waana waxa aan sugeney in badan illaa hadana waxaa hormuud ah degmada hodon wardhiigley baa ku xigta balse aniga degmadeydii malaha gudomiye malaha waa deg heliwaa sidaa daradeed waxan gudomiye madale ka codsaneynaa in ninka aan waxba qaban uusan meesha ku sii hayin

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว

    Wasaqda isgoyska Bakaaraha wax ka qabo Gudoomiye. Cudur baa laga qaadayaa. Shaqadiina in laydiin tilmaamo waa ceeb.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    War gudoomiyaha hodan iyo dhamaan ku wakale waxaan leedahay war Hala nadiifiyo wadooyinka waa shaqadiina maaha in aa 3 dii bilood mar xaaqdaan Maya waxaa larabaa maalin waliba in ay nadiif tahay canshuur baan guraa wadooyinkiina bacaad baa xiray waxaas waa ceeb