Dhammaan intuu sheegay waa Khuraafaad iyo mala'awaal.. sababtoo ah; 1. Maaha scientific marka laga reebo ( lunar Eclipse ), (Going to Mars), (years of planets ). ( leep year ). 2. maaha Wax uu Waxyigu Sheegay. Xataa waa Xaaraan waana Shirki. (قل لا يعلم من في السموات والأرض الغيب إلا الله و ما يشعرون أيان يبعثون )...
Ma rumaysni qaybka Allaha oo kaliaya ayaa og TV waxaan leeyahay barnaamijka faal ayuu ila muuqda ee culimada waydiiya. Talaabo kaste waa in aynu u eegno ma waafaqsantahay diinta islaamka
Soomaalida maanta badankood inta aan ka arkay dalalkaa gaalada dadkoodu waxy sameeyaanba way kadaba sameeyaan hada waa wax walboo liita 😢 shaki igagama jirin in xadiiskii rasuulku (csw) uu romoobayo, waxaan aad oga xumahay in soomaalida aan ka dhex arki doono inkastoo aan kala simahay umadahaa kalew islaamka. Xadiisku wuxuu ahaa ;;Hadii ay yuhuud iyo nasaaro god abeeso galaan, umasayduna way ka daba gali doonaan; :(
Saab tv dadka diinta hakaga ciyaarina xidigisku waa gaalnimo qaybkana illaahay kaliyaa OG saadaasha qaybka ayey ka hor imanaysaa... Saab tv dib uma dhagaysanayno aniga iyo asxaabtayda iyo cidwalba oo aan gaadhsiin karo waanu idinkala noqonaynaa subscribe hadaad ka Saari waydaan
Masha allah soo badiya
Abwaan cali Dhanaaniye ayaan sanadkan saadasha ka filayaa, isna ma arko sanadkan, balse sanadk danbe ayaan rajaynayaa inuu soo fadhiisto
Dhammaan intuu sheegay waa Khuraafaad iyo mala'awaal..
sababtoo ah;
1. Maaha scientific marka laga reebo ( lunar Eclipse ), (Going to Mars), (years of planets ). ( leep year ).
2. maaha Wax uu Waxyigu Sheegay. Xataa waa Xaaraan waana Shirki.
(قل لا يعلم من في السموات والأرض الغيب إلا الله و ما يشعرون أيان يبعثون )...
2019 -2020 sadashii boqolkiiba 90% way rumawday amarka illaahay 💯✅🙏
Allah Ka baqa walalayal oo dadka wxn ha barin kristanka iyo yuuhuda ya isticmasha musliminta waka xaran ficilkani Allah xaqa ha idin tuso amiin ya rab
Cilmiga Allah ayuun baa OG
Ragga halkan fadhiyaa ma arrinkii Allah lahaa ayaa waxyi loogu sheegay mise been bay inoo sheegayaan?
من أراد أن يكون جنيه هذه الأمة فليتعلم بعملوم العربية
فإنه يبصر مالا يبصرون
Ethiopia sadex qaybod ayay noqoneysa
Hala joogteeyo Soo gudbinta Xidigiska Oo Ah Aqoon Aan ka gaabinay
ILAAHAY BAA QEYBKA OĢ,
LAADAASHU WAA WAX JIRA , AMA XIDIGISKU
SIDA saadaasha hawada
War.haday.rumowdo.adaa.lagugu.itixaamayaa.balsidaad.ufahanto.ee.garo.amahagaran
Axmed cali garas,sheekhaygii maxamed adan muxumed shirwac iyo abshir waxad iftiimiseen culuum ay yartahay inta ka taqaana somalida guud ahaan.
Qaybka.inlaghadlaa.waa.danbi.ninka.qaybkakawaramayoow.halkaad.kudhimanayso.sheeg.hadaad.qaybka.wax.kasheegayso
Wara Allah baa keena faraxda iyo barwaqo intaba,Alle nooma kiin qaado inta sheegtayba Alle adiga ku keen,quraafadleyaal
Ma rumaysni qaybka Allaha oo kaliaya ayaa og TV waxaan leeyahay barnaamijka faal ayuu ila muuqda ee culimada waydiiya. Talaabo kaste waa in aynu u eegno ma waafaqsantahay diinta islaamka
Soomaalida maanta badankood inta aan ka arkay dalalkaa gaalada dadkoodu waxy sameeyaanba way kadaba sameeyaan hada waa wax walboo liita 😢 shaki igagama jirin in xadiiskii rasuulku (csw) uu romoobayo, waxaan aad oga xumahay in soomaalida aan ka dhex arki doono inkastoo aan kala simahay umadahaa kalew islaamka. Xadiisku wuxuu ahaa ;;Hadii ay yuhuud iyo nasaaro god abeeso galaan, umasayduna way ka daba gali doonaan; :(
Wa runta wll wa cml anu wxn islaha waxay kahadlayan cilmi madi ah oo kusabsan planets ka ama xidigaha balse wxy kahadlayan wa fal subhanallah
Dad islaama bay nu nahay, dadka caqiidada ha ka fasahaadinina, waxa maqan allah oo kaliya ayaa og.
Ugu horayn adaa u baahan pro yaa ku idhi ragani diintay khalkhalinayaan
Inkasta oo uu Afeeftay Maqalloocshe oo ii yidhi Allaah ayaa wax walba og, hadana waxa uu adeegsanayaaa Abraajta oo ah been iyo Alle ka fogaaansho. Saab tv Caqiidada daawadayaasheena Masuuliyad ayaa idinka saaran.
Dayax madoobadkii cadceed madoobadkii tirooyinkooda intaba waad ilawdeen
Fadlan axmed cali garas ciddii number ka haysaa haygala soo xidhiisho emailkan
Saab tv dadka diinta hakaga ciyaarina xidigisku waa gaalnimo qaybkana illaahay kaliyaa OG saadaasha qaybka ayey ka hor imanaysaa...
Saab tv dib uma dhagaysanayno aniga iyo asxaabtayda iyo cidwalba oo aan gaadhsiin karo waanu idinkala noqonaynaa subscribe hadaad ka Saari waydaan
O asxabta ku fahan tay mee pro waar adaa jaahila o an kala saarin qaybka iyo wixi alle looga bartay sidey qayb ku noqonaysaa
Kkkkkk cajiib
Waanu idin fahanay.
Kkkkkkk teetalkiisaba iga qosliyey(oday ka sheekee)
Qosolkaagu wuxu ka turjumayaa aqoon darada ku haysa
@@adamyusufshagaxle6508 .ha sx marka kaasaa aqoon leh miyaa, ood Rumaysantay,sorry kula yaabi maayo Casru jaahil baan joogna, Nabadeey sxb
Asc akhyaar waxaan rabay in laygu caawiyo namberka , axmed cali garas , ama xarunta Oday kasheekay , ninkaas xidigiska soo afjaray qofkii lamberkiisa haya haygalasoo xidhiidho
+252905000415
L0
29 views 💯✅
Muxu balaayo iyo quraafaad shubay intaba adiga Alle adiga kugu rid
*Arin fadeexo ah oo aadan ka ogeyn dagaalka ka dhex qarxay ck iyo Ismaaciil xaaji maxaa sababay halkan ka daawo👉 **th-cam.com/video/1COH-64ApvU/w-d-xo.html*
Doqon nimada meellaha la aad ,halkan sheeko ciyaal loogama baahna 💯🤬
Ii fiirsada iska dheh
@@awshan571 qofku wuu dawarsanayaa