Chapter seven micnaheedu waa in soomaalidu aysan ehel u ahayn in ay is xukumaan keligood oo ay khatar ku yihiin aduunka sidaa darteed ay tahay in lagu ilaaliyo xukun barashada iyo is maamulka dawladnimo
WAA RUNTAA BALSE ADIGA AYABA IN LAGA XUREYA DIBIRO GACANTISA XASANA MANTA WAXA UUKA XURAY NAYAA SHABABKII UU DOWLADA KU SO DARAY FIRGAJO EE ADIGANA TAA KUDARSO WANA OGNAHAY
Xasan Garguurte waa hogaamiyaha kooxda Al-shabaab sababto ah 11 September 2012 waa maalin ka dib habeenkii la doortay waxaa bilowday hotel la weeraro isaga ayaa lagu weeraray hotel Jazeera qofkii xasuusto
Waa go aan wanaag sa oo mar hore loo baahnaa. Adeer dowladii madax banan baa nahay. Waan radhan karaa. Mahan masiirka dalkeena in naloo meeriyo. Oo cidkae aan udaba fariisano. Dadka xalane fadhiyaa noo ma ogola in aan horay u socon. Waayoo haddii aan isku filaano. Mashruucii baa ja dhamaanaya. Dabadeed a waxaa imanaya sjaqo la, aan.
Waxaan ka yaabay xasan riyadiisa dictatar nimo iyadoo dalku ku jiro chapter seven.....waa kaas UN ka dalbaday in dalka soomaaliya laga saaro chapter seven si uu ugu xukumo xasan dictator nimo 😅😅😅😅😅😅 xasan is not easy he has a dream 😅😅😅😅😅
RABI TALO KU FILAAN inshalaaah
❤🇸🇴❤️👍🏻💕🇸🇴❤️👍🏻💕🇸🇴❤️👍🏻💕
Xurmadle x.sh.ku soo laabo xafiiska mar 3 sadaxaad inshaa.allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xafiiskaas Puntland baa laga furayaa insha Allah
subxaan allaah taasi waa aan dalka ku wareejiyo shabaab ama aan iibsado soomaliya walee labadaa mid buu samaaynayaa haduu taa helo xasan madharge waa tuug lagumana aamini karo xilkaa waayn tuugaa
Waa wax wanaagsan lkn Xalane kuwa joogane haka baxaan
Xasan sh waa wareeray
Mesha Dowladba kamajirte ma 😢😮😊 Hassan doonfarow Yaaba Aminaya Bakhtiga 😢😅😊
Thanks hassan sheikh
I support that one
But balwaan also thanks my bro for your information
subxanalah xasan laguma amini karo qaramada midoobey wa dad wax kala garan xasan waxa lagu amini wayey rashinki cidamada iyo cidankiba
Puntland hadey Somali hogamin weliged hagagi meyso dad cadali wa puntland
😂😂😂😂
Balaayo somali ha hogaamiso, puntland albaabada haka xirto dorkaan.🔒
Chapter seven micnaheedu waa in soomaalidu aysan ehel u ahayn in ay is xukumaan keligood oo ay khatar ku yihiin aduunka sidaa darteed ay tahay in lagu ilaaliyo xukun barashada iyo is maamulka dawladnimo
Maya.xasan dalka dhan ayuu gadanayaa
Xasan xaraash.ilaahow hanoodhiibin
Wuu ku sax sanyahay MW Xasan tan UN ka lakiin waxyaabo fara badan oo uku khaldanyahay way jiraan
Waa goaankii ugu horeeyay een xasan ku taageero waana ku saxanyah😂😂
Wll wa sax lkn xalane aya lafadiyaaa wll
Waa muhiim in la xiro xafiiska qaramada midoobey
Si dalku uga baxo chapter 7
Waxaan u malayn in ay Shabaab heshiiyeen
Ninkan qubuuraha qufaya see wadan dhan loogu aamini karaa
War heedhe balawaan walale MW xasan sheeqa ceebaha dalaka gudahisa kahaasato ayuu isakajedan moye ee cidadabe ee amina majirato ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼
XASAN XOLO Siyaasadwaxba kamayaqaan Wadanka Waxaakataliya Shisheeye Sxb Hadaa Jeceshahey Fiyuus Iskadaldalan XASAN XOLO IYO Isbaaro Family Waalaheystayaal
Waasaas wasnkuugu raacsanahay mahasanid
Xasan gorgurde wa tuug tuug dhalay
QM mayeeli doonto waayo waaba doowlad wada tuuga ah yaa aaminaayo
Nasiib baynu leenahay hadaynu xasn shiikh ka badbaadno doorkan
Aniga ma qabo yaan nagu haleynin xasn sheeq
Meeye ciidamadii xasan dhiiqo marku vilada yimiba wuxuu shaqadiisa ka bilaabay inuu saraakiishi ugu qaalisana qasho oo ugu horeeyo farxaan faroole ilaahay hawa naxariisite 😭 kadibina wuxuu u laaye saraakiishii iyo ciidankii sidii tusubaxa furutay maanta ciidankii farmaajo dhisaya waxabo kama noola😭
Xassan wuxuu rabaa in uu xiro xafiiska UNta si uu weerar ugu qaado Siciid Deni iyo cidii kale oo diida qorshihiisa keli talisnimada .
UNta Ilfuur ayeey Ku noqotay xassan
Wlhi xamar baa loogu tagi haduu isku dayo moryaanka
Dulaal dhibca raadisa😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Waa maya
Anigoo guurguurañ aan ordo baa socota 🏃🏃💨💨🤣🤣🤣 UN puntland la safatey, dalxaraashe waa xanaaqey nooh😂😂😂🤣🤣🤣 xafiiska garowe ama lascano hala keeno🎉🎉😅
maaaaya
Somali oo dhan ayaa ka niyad jabtay dowlada xasan shekh somali intooda badan maanta waxay aaminsan yihiin somalia inay dowlad ka jirin ee maafiyo mooriyaan baahan uu dalkii gacanta u galay dowladii farmaajo dadku rajo ayay lahaayeen oo iftiin ayaa u muuqday waa xaqiiqda
Taasi waxay sababi doontaa
Haddii la ogaalado marka ugu horeysaba puntland Ku dhawaaqi doonto dowlad madax banaan oo lacag gooniya leh😊😮
hasan tuug waa madaxweynihii hore cidna dhagaysan mayso waana in uu na dhaafaa inkaar allaaha ku ridee iimaan laawe aan xishoon
Ma waxuu rabaa in chapter7 lagalo
Wax fiican waaye. Tuugo waaye qaramaha madoo
QM umaleen maayo in laga yeelimayo umada soomaaliyed kuma kalasoona xasan dhiiqo umana qalamo in codosigiisa laga Aqabalo oo qabuuraha faganaya😳
Hassan wuxu rabaa in sidii Nibiriga/Amba yaxaaska uu u liqo
because xassan waa walalaka isku caqalibaat tiheen
Waa fiicantahay inn la saaro
Tuug weyan xasan dhiiqo
WAA RUNTAA BALSE ADIGA AYABA IN LAGA XUREYA DIBIRO GACANTISA
XASANA MANTA WAXA UUKA XURAY NAYAA SHABABKII UU DOWLADA KU SO DARAY FIRGAJO EE ADIGANA TAA KUDARSO WANA OGNAHAY
Xasan Garguurte waa hogaamiyaha kooxda Al-shabaab sababto ah 11 September 2012 waa maalin ka dib habeenkii la doortay waxaa bilowday hotel la weeraro isaga ayaa lagu weeraray hotel Jazeera qofkii xasuusto
Muqdisho waxaa u heshiyay .MAFIYA iyo ALSHABAB. Meel halisa muqdisho gashay.
UN tu waa ogtahay in xasan aan lagu aamini karin waxar jabtay xataa oo uu xaraashayo on the spot......
❤❤❤❤
Taas wan ku racsanahay in shisheye dalka waxba laga weydin ayna sofaragashan masiirka.dalkena somaliya
kkkkkkk tuug adeer shisheeyahaa dhaama maanta xasan walaahay wuu iibsanayaa dalka adeer ama shabaab buu ku waree jinayaa tuugan xabaalaha faganaya miyaa arinka soomaliya lagu wareejiyaa madhacaayso
Reer akhiraad iyo reer aduunba wuu kaqaylisiiyey. Uma qalmo
Waa go aan wanaag sa oo mar hore loo baahnaa. Adeer dowladii madax banan baa nahay. Waan radhan karaa. Mahan masiirka dalkeena in naloo meeriyo. Oo cidkae aan udaba fariisano. Dadka xalane fadhiyaa noo ma ogola in aan horay u socon. Waayoo haddii aan isku filaano. Mashruucii baa ja dhamaanaya. Dabadeed a waxaa imanaya sjaqo la, aan.
Asc wariye waxad tahay nin wanaagsan laakiin gaal marabno
Nin weyn oo qaran hogaaminaya oo tuugo iyo qabyaalad lagu eedaynayo waa ayaan daro 4 tii sano ee hore oo aynu ogayn inuu yahay aabaha musuqmaasaqa ban ogayn waxaa inoo keenay kuwo ka sii liita oo aan ilaahay aqoon oo iyaguba xaaran ku yimi ilaahay soomali haka qabto qofkan dugaaga ah
Cajiib gurguurte shiikhow faan waynaa maninka qubuuraha ka dhamaanwayeey ayaa soomaali iyo soomaaliyaa masuul ka
noqon -Kara
Kama muuqato
Xasan waa dharsan yahay in u meel inagu soo xirtu rabaan ilaa halke buu raba rabaan in u madaxweyne ka noqdo.yuu madawayne u yahay
Hantidii masaakiinta tv caalamka gaajadooda laga soo saaro ,ma,arko miyaa Hordaland????
XASANOW WAXA KU SUGAYO SAFAR DHEER ???? SAHAYNA mAA WADATIDE ????? RABI ZkA XISHOOD
Waxaan ka yaabay xasan riyadiisa dictatar nimo iyadoo dalku ku jiro chapter seven.....waa kaas UN ka dalbaday in dalka soomaaliya laga saaro chapter seven si uu ugu xukumo xasan dictator nimo 😅😅😅😅😅😅 xasan is not easy he has a dream 😅😅😅😅😅
QARAMADA MIDOBAY IYO DAWLADA MAREKANKA WAXAY ISKU AF GARTEN IN DALKA SOMALIYA LAGU WAREJIYO AL SHABAAB SIDA AFGANISTAN OO KALE.
Xasan 😂😂😂😂
Kkkk oo xasan dhiiqo awoodaa maleeyahay qaramada midobay se mw laciseeyo ma yaqaaniin bisad ciday kama duwana wayba ka xaraabaystaan nac nacdiisa
Hasan munaafaq waxaa lagu qasbayaa bisha jun ee soo socota inuu baneeyaa xafiiska laguna laabto xerada afisyooni .for sure.
Hhhhhhhhh mxaaa naga gly marka ha dunto alshabaab buu so wataa koonfur😮
Rashinki askarta ayuu ogaan wayay dhaca iyo boobka
Waxaa arintaas kula taliyey osmail Omer geele hadii arinkaas qaramada midoobey ay aqbali weydo in arinkaas yeesho xasan waxaa sxbkis gelle kula taliyey alshabaab dalka ku wareeji arinku waa sidaas somaaliyey
Dowlada xasan shekh hada la taagan yahay wax mushaar ah ma heyso ciidan walaa shaqaale dowlad xasan shekh markaas ayuu leeyahay xafiiska UNKa ha la xiro been badanaa dowlada dhinac kasta shisheeye ayaa ka caawiya hadii laga goosto xasan shekh muxuu hayaa been badanaa xasan xoolo waxaa waalay kaligiis taliye ismacil horor oo raba burburka somalia gaalo hadii ay waxooda goostaan dowlad ma jireysaa xasan shekh qabriyada faganaya muxuu hayaa maxaa been la isku sheegay
Degamo bandana dagaal buu kula jiran xasan kalsoni cidina kuma qabto
Xasan xaraash hadu sidan sii wado hawiyana dawado dalka dagal bu galaaya
ASC wll Balwaan. HSM waa Copy Jabuti laakin lagaa yeeli maayo. Inu dadka daameyo ayu raaba. Eey isaaga la hoos yimaadho. Wadaanka hala ga qaaboto odeygan.
Marka hore xalane hala saroo hortaa
you’re sick and silly