QISO CAJIB AH DUCADA WAALIDKA WAXAAD HELEYSA ADUNKA AAKHIRO KAHOR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE

ความคิดเห็น • 40

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah aniga ayayday uqabeeyo waxay iigu ducayn jirtay gabadhaadu ha kuu maydho allaha u naxariisto ayayday iyo intii islaam ah ee geeriyootay iigu soo duceeya aamiin aamiin aamiin

    • @aamina864
      @aamina864 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a ilahey ha unaxariisto anibo sidokle ayeydey sidaa beey I odhan jirtay😥

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah waalidkeen alaha u denpi dhaafo

  • @cabdirisaagfariid5416
    @cabdirisaagfariid5416 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah Ducad walidka waa muhiim jidkediina Wan hayaa yaa Allah Allow i sahal Aniga inta musulimntaha 🤲🤲❤️❤️

    • @aamina864
      @aamina864 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yarabi wllo🤲🥺

  • @kadarsaid5192
    @kadarsaid5192 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah alhaji cabdala jazakallahu kheir.

  • @DeMonQalbi
    @DeMonQalbi ปีที่แล้ว +3

    Ducada Waalidka Waa shay Cajiiba U Sama Fala Xataa Hadaydaan Lacag iyo Wax uu Cuno Siin karayn ….Xoogina Ka Ciil Tira Nadafadooda U Ronaada 😢 Aniga Abahay Anigaa U Qubeyo Gabarna waan ahay 😢 Waalidkiin ilaaliya ilaaliya ilaaliyo ilaaliya😢 Walidka U Ronada Xataa Haday ku Tureen ama aydaan idim Korsan xaqooda Garta Haday kiina Garan waayeen😢

  • @ahmedabdulahi413
    @ahmedabdulahi413 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @axkaamtadumarka7794
    @axkaamtadumarka7794 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah sh Abdullahi kuwe kuwanaqado Allah haa nagadigo

  • @dahaboxuseen2202
    @dahaboxuseen2202 2 ปีที่แล้ว

    M.a shaallah

  • @mustafak9232
    @mustafak9232 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you brother, Mustafa

  • @ahmedomarguutaale9380
    @ahmedomarguutaale9380 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @Maryama6196
    @Maryama6196 ปีที่แล้ว

    Jazakallaj

  • @cajabaxasanborow1325
    @cajabaxasanborow1325 4 ปีที่แล้ว +2

    Walidku waa jano waliba agtaad joogto oo ku lahe kaaley iga FAA ideyso qofka walidkii u nolyahey ha ka FAA idaysto labed waalida hooy mcn iyo aabo qaali siiba wllo hooy waa hadha wayn oo la.wade harsado fadel hooy hadad haysto waxaad haystaa jano ee ka FAA idayso allah walidken jano ha areyo aaamin yaa rabi

  • @qalanjoqaali5257
    @qalanjoqaali5257 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah

  • @husniapdi2138
    @husniapdi2138 3 ปีที่แล้ว

    M,a allha idin xfido walaly hory usocda

  • @fartuunibrahim675
    @fartuunibrahim675 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abowe hore usoco

  • @UmuTasneem
    @UmuTasneem 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalah walalkey horey usoco 💖💖💖💖💖💖😙😙😙😙

  • @rayaadaxmed4401
    @rayaadaxmed4401 3 ปีที่แล้ว

    جزکاللہ جیرا

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigaba ayeydey ayaa iduceysay qisana wankahaya oo Cajiiib eh wuxuu ducadeda ilhay igusiyay awlad ooy dakhatiirta ideheen ciladada makaseeyno ayeyoooy kujecliyaa

  • @cabdazizfaraah5108
    @cabdazizfaraah5108 3 ปีที่แล้ว

    Masha lh barakalh

  • @mohamednoor6431
    @mohamednoor6431 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @sumayomohamedmohamud6992
    @sumayomohamedmohamud6992 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @abdiqaniabdullahi9689
    @abdiqaniabdullahi9689 4 ปีที่แล้ว +3

    أشكر كم جميعا 👌👌

  • @yusraabdala1135
    @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh qisada gabdhan dhirigalin ayey ii tahay ilaheyow arintaa ku jiro igu guulee😘

    • @yusraabdala1135
      @yusraabdala1135 3 ปีที่แล้ว +1

      Alxm ilahey guul bu igu so dhameye ilahey naxaristi jano hasiiyo ayeydey😭🤲

    • @sucaad3425
      @sucaad3425 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariiso wll qeyr Allaha ka siiyo adna wll

    • @aamina864
      @aamina864 2 ปีที่แล้ว

      @@sucaad3425 mahadsanid apaayo❤🥺

  • @alikomoha9852
    @alikomoha9852 ปีที่แล้ว

    Muhimada mawduca kamadan hadal

  • @cajabaxasanborow1325
    @cajabaxasanborow1325 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @MaxamedBashiir-fs4ew
    @MaxamedBashiir-fs4ew ปีที่แล้ว

    M.a allaah

  • @qaysmuhyadiin1340
    @qaysmuhyadiin1340 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @itspinkyez3141
    @itspinkyez3141 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @katraabdullahi6312
    @katraabdullahi6312 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cabdulahimaxamed4035
    @cabdulahimaxamed4035 2 ปีที่แล้ว

    M a

  • @nuhabdi2902
    @nuhabdi2902 4 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah imam shafici Walal Abdullahi jazaKaAllah bro

  • @najmanalka3552
    @najmanalka3552 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @shuaybdahir6177
    @shuaybdahir6177 2 ปีที่แล้ว

    M.a shiiq jasakalahu kheyr

  • @cadarmustafmustafcadar5267
    @cadarmustafmustafcadar5267 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah