Mohamed Awal Ahun | Bilanay Kalgacaylku waa waa (Boqoraddi Quruxday)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 119

  • @maryamaahmed6618
    @maryamaahmed6618 11 หลายเดือนก่อน +21

    Yaa ila dheysanya 2024❤

  • @mohamudahmedilmi7770
    @mohamudahmedilmi7770 ปีที่แล้ว +9

    1/6/2023 ilahow khayr iiga dhig Rajooyinkayga🤲🏽🤲🏽

  • @Roobleh
    @Roobleh 2 ปีที่แล้ว +4

    Aar waan naxay markaan comments ka ka arkay in uu dhintay fanaankani. Alaha naxariistii jano ha ka waraabiyo. Heesta music iyo cod iYo isku daba ridba way ku farayaryaraysteen.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @mohammeda.samatar2815
      @mohammeda.samatar2815 14 วันที่ผ่านมา

      ​@caweyskadalmar plz sxb music ga yar ee hore ee intro ga heesta uu ku jiray ma ila wadaagi kartaa waan soo saari la'ahay.

    • @mohammeda.samatar2815
      @mohammeda.samatar2815 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@caweyskadalmarsxb

  • @tooreal4292
    @tooreal4292 5 วันที่ผ่านมา

    My childhood when my Mocoyo used to sing to me … Allahuraxma GMA 💕❤️ my favourite song in life👏

  • @mehaliysolomon1871
    @mehaliysolomon1871 3 ปีที่แล้ว +3

    በጣም የሚገርም ተሰጥዖ ነው rest in peace ውድ መሐመድ አወል ሣላህ) bilani ማለት በሶማሊያ በ60ዎቹ መጨረሻ ሴት(magulle) እና ወንድ የተጫወቱት እጅግ በጣም ተወዳጅ የሆነ እንካ ሰላንቲያ ዘፈን ነው

  • @baxsanfaisal3129
    @baxsanfaisal3129 2 ปีที่แล้ว +5

    It’s a such masterpiece songg speciallly it hits different with this ethoipian singerr wow 🤩

  • @axmedshiine8970
    @axmedshiine8970 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha unaxariisto wuu dhintay ninkaasi ilahay hakuu naxariisto

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @shiiqcali-yw2fx
      @shiiqcali-yw2fx ปีที่แล้ว

      Goormuu dhintay waa dhaweed wuu noolaa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Waxaan umalayn sanad ka hor Ilaahay ha u naxariisto Aamin

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 8 ปีที่แล้ว +6

    Waa erayadii AUN Cali Sugulle . Mahadsanjd walaal

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  8 ปีที่แล้ว

      Adiga muddan Walaal

    • @kibrewossenguadie8875
      @kibrewossenguadie8875 3 ปีที่แล้ว

      RIP, Moh the legend . Sad !

    • @mahdialieedow3869
      @mahdialieedow3869 3 ปีที่แล้ว

      Ma ahan sxb waxaadan hubinna dadka ha usheegin waa erayadii allaha unaxaristee cali sugulle duncarbeed

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdialieedow3869 waa hagaag walaal. Waan qaldamay. Mahadsanid .

    • @mahdialieedow3869
      @mahdialieedow3869 3 ปีที่แล้ว

      @@nabadraadshe adaa mudan wll sare

  • @khadiijahm1764
    @khadiijahm1764 7 ปีที่แล้ว +5

    jecliya heestan wa heesta riyadayda😍

    • @maryamaahmed6618
      @maryamaahmed6618 11 หลายเดือนก่อน

      After 6 year heesta ma jecshahay talow😅❤

    • @apollo-rn2mu
      @apollo-rn2mu 3 หลายเดือนก่อน

  • @hamserashid3349
    @hamserashid3349 8 หลายเดือนก่อน +4

    Old is gold

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 ปีที่แล้ว +3

    Infact this sounds best of all yet not the original waxkale iyo xasuustii heesahaan jacaylka ku bartay early 2000's

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +5

    #LYRICS#SONG.
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Bus weeye abaaro Boodh badanoo
    Ban iyo miliciyo Biyo La'aanee
    Bilaneey kalgacayku Waa waa waa
    Dab baxaaya oo Belalee adigaa
    Bakhtiin karayoo I badee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Been weeye Jacayl rag baa
    La bukoo Waa bilista haween
    Ka barakicisee Baxsanoow kalgacaylku
    Waa Bilic quruxsanood u bogtee
    Adigaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharraar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan U baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo I badde iga bi'i
    Badd weeye nimaan dabbaal barranoo
    Badhtanka u galloo berri uma dhawwee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa waa
    Dabb baxaaya oo oo bellalee Addigaa
    Bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Anoon kuu baxaynin Ii baaqdee
    Waxanaad u badheedhay baan ahayee
    Baxsanoow kalgacaylku waaa waa
    Bilic qurux sanaad u bogtee
    Adiggaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    Bogiyo wadnahaygii buu
    Bud dhiggoo boholuu
    Ka samaystay boogo noqdee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Bukaanka adigaa isku beeraayee
    Belliyo bahal toona kuuma dhowee
    Billanoow kalgacaylku waa waa
    Bilic quruxsanaad u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUSHASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhyiin karaya oo
    I baddee iga bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Wixii biliclaba bidhaan wacanee
    Nafta u boholyowday baa u bogtee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo bellelee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Barwaaqo aduun badh baa dhimanoo
    Badhaadha kastaa kamuu bogganee
    Billanoow kalgacaylku waaaa.....
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    IS baddee iga bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i iga baa'bi'i.
    _______________________END
    Erayada : Cali sugulle D Carbeed AHUN
    Laxanka : Cabdilaahi QarsheA AHUN
    Luuqda : Hassan Diiriye Farah AHUN
    & Xaliimo Khaliif Cumar magool AHUN
    __________________________________

  • @filfishajacalkalamariyowee9619
    @filfishajacalkalamariyowee9619 8 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢😢😢bari samaaad waan ilmeeyay runtii

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 5 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxaa Alifay Allah ha u naxariistee Cali sugule cigaal Nuur Aadan cabdi

  • @awalkayahyeciise6524
    @awalkayahyeciise6524 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan radio maqdisho ku soo xasuustaY

  • @ibrahimibrahim867
    @ibrahimibrahim867 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto Mohamed Awal

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @shairmungani7833
      @shairmungani7833 2 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar A.H.N 🇪🇹 Mohamed Awal Salah ooy naneestiisa somalida ku taqaanay eheyd Mohamed Waryaa

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 ปีที่แล้ว

    Tv ga qrnka anoo yr ka daawan jiray 😁😁wht amazing song

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Tvga qarankee? Waxaa duubtay kana duubay tvga itoobiya ETV kooxdu waa Oromo. Ma aha Soomaali

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar adeer wxii duubay yeelkadoodee.. anu meshan ka daawadan aqaan slntv ahyd somaliland national tv

  • @mohamedyusuf6770
    @mohamedyusuf6770 หลายเดือนก่อน

    AUN FANAAN WAYN ❤

  • @jamaalmuuse4933
    @jamaalmuuse4933 2 ปีที่แล้ว +1

    Ebbe haw naxariisto maxamed Ahmed kuluc yarkan soo cusboonaysiyeyna halkeedu dhigey balse barti kuluc ma keeni karo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +1

      Ahun labadoodaba, Maxamed Awal isn dhowr bilood ka hor buu dhintay aamin

    • @shiiqcali-yw2fx
      @shiiqcali-yw2fx ปีที่แล้ว

      Xassan diiriye iyo magool waaye originalka

  • @abdullahiali3784
    @abdullahiali3784 3 หลายเดือนก่อน

    Amazing song old is gold

  • @NaimaOsman-vl8co
    @NaimaOsman-vl8co หลายเดือนก่อน +2

    26/12/2025😢 inaabti

  • @AhmedKhaan-x4f
    @AhmedKhaan-x4f ปีที่แล้ว

    Heestan xasus ayay iledahy waa heestii uhoraysay een dhagaysto abiday ano yar 2005

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima 11 ปีที่แล้ว +4

    baada weeye jeceeyla nin an baaraanoo

  • @mohamedhassanali7105
    @mohamedhassanali7105 ปีที่แล้ว +1

    15 sanao ka hor ayan dhageysan jirey anigo 15jir ah

  • @nurmohamed6085
    @nurmohamed6085 10 ปีที่แล้ว +3

    xabaashi afsoomali ku heesaaya

  • @maxamed89
    @maxamed89 2 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamuh

  • @edfuadmo9995
    @edfuadmo9995 2 ปีที่แล้ว +1

    Love U. Hargeisa

  • @225-l7w
    @225-l7w 7 ปีที่แล้ว +2

    xanashigu si fiican ayuu ugu luuqeeyay

  • @jamiilamawliid7627
    @jamiilamawliid7627 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta tiktok kaso raacday

    • @Zamalayl101
      @Zamalayl101 5 หลายเดือนก่อน

      Kuwiii marqamayey😅😂

  • @tehulubelay872
    @tehulubelay872 6 ปีที่แล้ว +3

    wuxuu joojiyay heeso dhowr sano ka hor

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 ปีที่แล้ว

    Musiga holac waaye wlh

  • @Sultanshiine
    @Sultanshiine 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @kibrewossenguadie8875
    @kibrewossenguadie8875 3 ปีที่แล้ว +7

    It reminds me Hargiessa ,Somaliland--,Ed'ada Village and jijjeger area, Oriental hotel ,....

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 3 ปีที่แล้ว

      How many times u hv watched it

    • @kibrewossenguadie8875
      @kibrewossenguadie8875 3 ปีที่แล้ว

      Time and again, it is lovely indeed .

    • @edfuadmo9995
      @edfuadmo9995 2 ปีที่แล้ว

      Me Too wlhi

    • @edfuadmo9995
      @edfuadmo9995 2 ปีที่แล้ว

      It reminded me all my cousins and my aunts who are no longer in Country 😭😭😭

    • @BirMadow
      @BirMadow ปีที่แล้ว

      Where is Somaliland? 😂

  • @diazparomedia
    @diazparomedia 5 หลายเดือนก่อน

    Wa wa wa 🔥🔥🔥

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 ปีที่แล้ว

    Music 0:00 Ila 0:07 Waa heestee walaalo cawayska dalmar

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Heesta Ahun Cumar Dhuule ee Hataan iyo hataan Ilaheshii oo dib loo tumay muusig kaliya. Wakhti hore baan hayn jirey.

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 ปีที่แล้ว +1

      Wlaalkey waan helay thanks lkin codadka saaran wey daalanyihiin instrumental ku fiicnaan lahayd. Xasuus hore galay horn afrik iyo cabdala nuuradiin. 17-20 sano dib u laabtey. Anyway thanks bro.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Adiga muddan.

  • @burco8060
    @burco8060 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus habat wadag oo iga wayna ayan dhagaysan jiray
    Xasuus halkada ayuu dhigay
    Fanaan is nacay ayuu ahaa

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 9 หลายเดือนก่อน

    watiganyare ayan xasuustay 2005

  • @hodandauddaud6869
    @hodandauddaud6869 7 ปีที่แล้ว

    Adigaa bakhtin karayo ibadee ibaree

  • @mahadsanco7194
    @mahadsanco7194 6 ปีที่แล้ว +1

    heesta heesaha

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว +4

    Heesta dib bay u qadaan aun Magool & Sulfa bit.ly/31xVWfn

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 2 ปีที่แล้ว

      sulfa waa looga horeeyay

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

      Malaha Magool & Zulfa heesta Asalkeeda Soo Baar!!!...thanks.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Waxaa wada qaaday Magool Ahun iyo Xasan Diiriye Ahun. Waa tan Xasan Diiriye Faarax & Xalimo Khaliif Magool aun | Heestii Bilaney Boqorkii Quruxda
      th-cam.com/video/X7OUE_Y6djw/w-d-xo.html
      Sidoo waxaa qaaday Maxamed Axmed Kuluc Waa tan. Maxamed Axmed Kuluc Ahun | Heestii Bilaney Kalgacylku
      th-cam.com/video/Rks_ooifz2Y/w-d-xo.html

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Adiga muddan

    • @abdinoor2023
      @abdinoor2023 ปีที่แล้ว

      Heestan waxa iska leh ahn maxmed Axmed kuluc wuu qaaday 1965 Waa ruwaayadi mahuraan

  • @ZamiyaMahmoud
    @ZamiyaMahmoud 4 หลายเดือนก่อน

    3/9/2024😮

  • @khadirmed6001
    @khadirmed6001 10 หลายเดือนก่อน

    Heesta original keeka ayaa garanaya

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 หลายเดือนก่อน

      Waa tan original ka heesta th-cam.com/video/X7OUE_Y6djw/w-d-xo.html

  • @dawittesfaye6210
    @dawittesfaye6210 3 ปีที่แล้ว +1

    RIP

  • @jannoomer5738
    @jannoomer5738 6 ปีที่แล้ว +1

    Listening 2018

    • @kaafinuur2544
      @kaafinuur2544 6 ปีที่แล้ว

      Janno Omer wlh anaa kuladhageesanooyo 19/5/2018

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +5

    100% Ninkaan Ethiopianka ah ayaa kaga cod macaan dadkii horay u qaaday Copy ahaan waa fikirkeyga
    Kooxda Musicga tumaysa wax cusub kumaysan darin kaliya qaybta farsamada ayaa si wacan u duubay
    Codsi - qofkii yaqaan ha ii sheego musicga intro ahaan u saaran videoga

    • @guuleedxasan405
      @guuleedxasan405 2 ปีที่แล้ว

      Sax wakula qabaa fikiraa

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว

      @Safe Khan Xasan diiriye iyo Magool Mise dadka Sulfa ku arkay heesta ayaad kujirtaa lolz

  • @gcali4890
    @gcali4890 4 ปีที่แล้ว

    Muusiga waxaa iska leh Sheego Band.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Ma haysaa sheego band heesta ama music ii sheeg link

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Sheego band TH-cam Waan ka raadiyey. Music tumaan inferior bu ku yahay kan, sheego band music ga waa kii curuba, liido iyo Jubba hotel nightclubs laga tummy jiray 1970s-1980s

    • @gcali4890
      @gcali4890 4 ปีที่แล้ว

      Caweyska Dalmar waa ku aaminsanahay marka hore sxb, Album heeso badan ah oo 2003 ay soo saareen Maxamed Awal, Xabiib Sharaabi iyo fanaan kale oo ku soo baxay magaca African Stars ayaan ku maqlay in Album-ka dhan ay tumeen Maxamed Sheego iyo kooxdiisa Sheego band. halkaan ka ayay ku jiraan heesaha Album-ka somali-music.com/artists/african-stars
      Mahadsanid.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Adiga muddan, in badan baan ku jiray muusiga aad u badan, Xabiibi Shariibi waan maqlay, sheego band youtube baan igu imad, markaan yara waan ka maadsan jireen siday niman hees western ah oo af ingiriisi garaneyn sida heestii Bustin' Loose (original th-cam.com/video/wwHi10qX8u8/w-d-xo.html) codka waxay ku qarin joreen muusiga, ka soo tag, ninka Maxamed Awal soo ma aha Itoobiyeen, video waxaan ka duubay Ethiopian TV 2004-2008 dhexdooda. Qofbaa ku qoray Sheego Band waxaa lagu sameyey burburka ka dib, sidaas awgowgeed kooxa cusub uma aqaan, Dur Dur waxaa igu horeysay dhamaadkii 1990 oo aan Xamar fasax ku tagey, waxaan laygu yidhi waxay kooxdu badan tahay dad Oromo ah, Mahadsanid link. Ogow Itoobiya xaga muusiga iyo filim qaadeystay waynaga horeyaan. Heestan sidaa loo tumay iyo loo dubay waa studio quality kolay Xabashi baa duubtay.

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 ปีที่แล้ว

    Hesstan originalkaeda waxay ku jirtay ruwayidii mahuraan cali sugule alhunaxristo

  • @umlandomod842
    @umlandomod842 3 ปีที่แล้ว

    Music at the end name please

  • @MohaOG
    @MohaOG 8 ปีที่แล้ว

    Music Bilaawga Please.....

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  8 ปีที่แล้ว

      Just music, original song sing by aun Omar Dhuule

    • @MohaOG
      @MohaOG 8 ปีที่แล้ว

      +Caweyska Dalmar heesta Magaceed

    • @MohaOG
      @MohaOG 8 ปีที่แล้ว

      +Caweyska Dalmar Ama Link Ii Sheeg Pls...

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  8 ปีที่แล้ว

      hanaan wanaag (haatan) th-cam.com/video/kEw1NaIzzFU/w-d-xo.html

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  8 ปีที่แล้ว +1

      Heestan Cumar Dhuule waa kaban kaliya waxaa yidhaahda hanaan wanaag ama haatan link waa kan th-cam.com/video/kEw1NaIzzFU/w-d-xo.html tan musiga kaliya waxaan ka duubay SNTV waqti hore, hadda waan raadiyey lakin ma helin hadaan heli youtube waan soo galin

  • @samawathe
    @samawathe 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqalaa ( I hear ) Gusweeyne Rag Baa ubadadnooo.. .. i'm crazy ahahaha

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว

      Waad mooda inuu Ahun erayga yidhi

  • @ifkaaxmad9884
    @ifkaaxmad9884 8 ปีที่แล้ว +1

    wwwww axla hes