Wow 😯 Xidigahayna 🌟 ⭐️ 💫 hada reer Muqdisho nahay iyo reer galmudug 🇸🇴 biibshe iyo ikraan 💗 💗😍😍🇸🇴 cadowgiina ma ciil baxo commentiyada ha ku calacalaan 😎guuleeysta walalyal👸🏼🤴🏼💝
Wlhi intaan video kale ka arkay iyadoo buuran ayaan is idhi malaa iyadii maahee soo hubi misaan heestan soo raadshay Dhuubniday Ku qurux badnayd boqolkiiba boqol.
@@ladanhappyy3969 dhanan ayaa haysta guled mahan midakale ninka isaga ku dhelay wayo 1 wuu soo dahiyay 2 waxuu dhiga you tubekis oo subscribe haysta wax ka yar 100k 3 copyright Bey ledahay qofna kama bixin karo reaction wayo hesta markii reaction laga bixiyo dad baa soo radinee
Heesuhu waa macaan laakiin kalaamka eebe ayaa ka sii macaan
Inaad isbarbar dhigto ayaaba khalad ah
Mashalah
Hees xun oo iyada dhanba dambi kasamaysan ayaad kitaapka ilaahay ee sharafta badan ag dhigaysa wll intaad isleedahay like ku hel waxaas ilaahay dambi haka galin adigoon ogayn
yehuda heesuhu wa macan kulaha qumeyo
@@inaaxmad3369 Well said!
Maba jiran an umalenaa 2023 qof dawanoyo😮😮😮😮
2024 😎
2024😂
2023 yaa soo fiirsaday heestan markle 🥰🦁
Galbiskeena ba dacayaye hoowey
Aan ba ku mid aaya ahaaya zxp hada zoo eegaya😅
Aniga waxan dhageysan jiray 2020 hadana Wan dhageytey 2023😢😢😂
❤
@@abdullahibezen5714😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢HaOwMAshL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤QaBiy
gabdhaaha soomliyed waa gabdhaha uduunka ugu qurxoon rabbiyaw dhawr gabdhaha soomalida🙏🙏😫 liketa Wll dhac Ku zii
Amiin abowe mcn
Beenta dhaaf ugama qurxoona aduunkee😂😂😂
Amiin yarbi abowe qali shukaran
@@nemonoura5866 adaa dunida ugu quruxbadan madaxaaga hoos hagayn😓
Amiiiiiin amiiin ya-rabbi 🤲🏼
Inta nebiga jecel like ha ila dhaafin
Hawartaa hakuu saarto iyo eyda ku dhashay nacad Hakugu dhacdee mesha aad jogto fiiri iyo wxd shegeyso ka bixi afkada suba nahena Mohamed s.c.w
wara hoya ilaah ka baqa Meshan nabiga malagu sheego inta leka radineeso aha kaga subaso
Mxd IGA caysa
aniga kuma cay nina waxaa ku dhahay ilaah kabaqa meesha nabiga wcs malagu sheego hees ayaa masha kaso Coto ok
Subhan Allah Saxibkey illahay u Labo Rasulkana melaha qaldan hakushegin
Hdd single thy oo dhageysatid mr walba heestan... 👍 Dheg ku sii*
9 june 2024 😂😂
😂😂
19 June 2024😂💋
24 June 2024
1 July 😂
31july
Ana leygu talagay ma wxey ogayen ina aros gali rabno ani iyo Maxamad keyga🤣
👇Markey 1m garto like ii sara👍
😍😍
Haye
@@ruuncabdi475 is
Good123
War waa lagaare soo laabo 😂😂
Love from punjab 💯 I don’t understand lyrics but I am in love with the music of this song !! Best of luck ! 💯
Thank you i like indian song
Good to hear 💯 Which country you belong to And which language is this? Kindly tell me
Milanpreet kaur Chana Somalia language Bhai say Hello to Akshay Kumar Bhai
Haha do you like Akshay Kumar ? I am girl by the way , not boy 🤭😛💯
Somalia language okay. Which country ?
Heestan hada earphone kudhageysaneyso like isara bal
Hadaa jiifto like baaan is ku ogeeneee saaanaaaa hadana 😂😂😂😂
shikishaaka De Wiil banadir 😂anigabo
🤣🤣🤣🤣
@@alqaxtani7884 🤣🤣🤣
Teem biibshe hade ad ka mid tahy is moje❤
Hestaan hadii labo jeer notification ahaan kugusodhacde oo midshaqen wayey like saar😂😂😂😂
Hassan hhhhh ANI 1 mar izo dhacday bee MxA waye benta dhaaf Ama wadhimane 😭
@@dadir1057 xp
Siii usuga leee aaaaa hasha comantiga hafiirin fiiri heesta muqaalka shidan cahaaaaaa
Gaari weeyo sawda dheh🎉
Geesi baa helayoo hanad dheh❤
Laba goba weeyo is guursadey ❤
Eedo hambalyo❤❤
Aman tiyo gerarka iniga gar uhele hoobey😮
hada heestan sugeysay hadana jiif ku fiirsaneyso like isaaar
Kkkk
Haparaa tiri🏃♂️😂
90ka waa jiifaa markaas aa iwey diihee majiiftaa 😅
Bibsheeee nin atager uahay marwalba horey usoco ibit😘😘😘😘🥰😍😍😍😍😍😍
😂😂🤣🤣 Ma jiifo haka yaabin inaan kuu saaro 😅🤣🤣
Mohamed biibshe ina adeer fanaaan kula mida maba jiro kuwa hada jira ♥️💪👌
Markey *1M* Gaarto Like isaar Wllyal.👏🏽😍👏🏽
Biibshe iyo Ozil wad isku so baxdeen 💕❤😊
Wlli magaarin lkn wakuusaaraa😂
Deeq
Babban wye 3milion ayee kor usii dhaafaysa 🔥👌
2023 yaa ila daawanya 😊
Like iisaar wll waa iimuhiim 👍🏻
Heestan music-gaa ka dheer codka.
Inta ila qabta like!
Wow 😯 Xidigahayna 🌟 ⭐️ 💫 hada reer Muqdisho nahay iyo reer galmudug 🇸🇴 biibshe iyo ikraan 💗 💗😍😍🇸🇴 cadowgiina ma ciil baxo commentiyada ha ku calacalaan 😎guuleeysta walalyal👸🏼🤴🏼💝
Weiligiina noolaada
F
Yahuu 🤣🤣
@@ikranabdi6736 xaa yaahuu a🥵🙄
Dadkii dhubdhuba like isara kuwa cayilan ha masayran😂
Anoo buuran baa ku saaray xanaaq awgii 😂😂😂😂
Bea mac isii masayrkii ayaa dhulka kula maraya
@@queenamula5385
Dhulka waan socdaa wanaan dhaafsanahay. ❓ hhhhh ha inaadeer
Maxa maser keney sxb midaan sakarad waye iney Cato tahay iyo ino cudur hayo ayah kuu wareerye dabesha Ayah waado habibti cadi iska diiq ok baby gal🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@maryanahmedali9059
Walaal waan iska kaftamyey ma buurni wllhi😂😂😂
2:22 meshas markey mareeso ayeey mcn thy heesta ilaa dhamadka so nice 👌😍
Aniga xataa
Haa runta weye
M.shallh gabdha somaliyed qurx way kudhamaytiry alah sharaftiina kor hayeele
Waka baxsaden yaqeey saasa loo hesa hadii kale wala iska dhaafa 🔥❤️
I agree with U🔥❤️
Asc mudane ya
Inta ikran ozil oo barartay oomadaxweynihii kuuriya u eekatay ka dib heestan dawanaysa oo ay laba qof u kala tahay like ta hayla dhaafin😂
Hada yaa dhageen sanooya 😂😮😅😊❤
Waaw❤❤Waad isku nuureysinin tuntii 👌👌👌
Maxamed bibshe ikraan ozil ❣❣🥀🥀💌💝🫂💑
Mohmet biibshe fanan legend ah 💯💖❤❤❤
Ikran Ozil inay duraca kusoo baxdo inta ila aragtay like saar.
Hestan markii aan guursady ayaa aniga iyo xajigyga naloogu hanbalyeyay s&m thnks labadiinaba 👏👑💋🇸🇴♥️
Hus
saa usuganaba soo dhacday mohamed biibshe keep going king
Uiiiiiiii
🤣☺️🤣😂🤣😂😂😂
hhh sister maxaa kugu dhacy
❤❤❤hoobeey❤❤❤
Heeztan inTa ladhaczan wax iireepa🙏💝🤴
Qatar ways😍😍😍
inta ay heestan TikTok Madaxa uga qabsatay like ha ii saaran Somalia 🇸🇴 one love 😍😍😍
Fairuz Nahabbbhr
yursa
adow
2024 stilll❤
Qabil aya Meshan kasocde away dadkeyga daroooddd❤❤❤❤
Marki laduubaye inta ila soo fiirsate is garta like 👍👍👍
20 September 2024 😂😂
Gabadhan ma ogayn inay fanaanad tahay lakiin heestan aad ayey ula keentay 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
Inta Muslim ah like👍sar
Heestan musc way is wadada taa 🖐️😁
Hestan iney kalakacayzoh hdaad ogtahay love❤
subxanallah ilahow sharkaan nagaqabo adaa aburtaye
Waxii baadi cade ahooow walaalayaal like iisaaran wiiil afgaab eh aan ahay please 🙏🙏
Gaari weeyoo sacdiyo dheH ❤😂
Heesta hees hore ayey iila egtahay aniga erayo saan umacaan baryahaan ma arkin😉✌👌
Mahomed biibshe heestaan waa ok ka fiirso erayada ad qaadayso dhag dhag oo kale iska dhaaf keep going
Wlley ikraney caato badnida inta ikran ozil iyo biibshe live u arakty frta hatagaan 😍😍😍
Gabadhaan marki la xasday o qurxdaan loo quri waayy kadib yaa heestaan soo booqday😭😭 buufin qarxi rabo ka dhigeen maskiinta mid aqlile maaha wlh
Wlhi intaan video kale ka arkay iyadoo buuran ayaan is idhi malaa iyadii maahee soo hubi misaan heestan soo raadshay Dhuubniday Ku qurux badnayd boqolkiiba boqol.
Laban gurenan gon geseya dhalayo an gon maca wan ka helaya 🥰🥰🥰😍🤩
Heesta halkeedii baad mariseen Biibshe iyo ikraan ( Waad cimaa madateen).
Team 2025❤
War iga Daba Geyaa Babshe❤️❤️
Ikaran cato wan nureysan adi oi bebshe ❤️❣️👏
Whit music of the song ajab music best beat
Maxamed bibshe dowlad mxaa ugu xirtay maba sodagsankarni bee hesahaga saas mxaa no yeeshay bibshe long life ♥️♥️♥️👈
Waah waah hees aan sugaynay
Heesta isbuuca iyo heesta bisha inaytahay inta ila atagtay like saar ❤🤩
🎧🎹
Faaiso♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
2024 😂 yaa fiirsaday
Jcylkeygu hees uu jecla bibshe wan ku xasuusta wan iska murugoda hesti dhof marka maqlo😭😭💔
Hada ma is hesheen baayoh 🥺🥺
anigaba tii aan jeclaa ii soo dirtay waa isku maaweeliye heestaan inkastoo e guursatay
1M hala gaarsiiyo hal week gudaheeyda balan weeye asxaabta ✅✅😋😋
Gari weye sacdia dheh🤦♀️♥️❤❤👏🥰
Lama gudbono is gacan qabtay 😢❤
My Team biibsher like haligu caawiye 👏👏
I
Mxan in badan aan sugayey heesTan alx hadaan hada helay
Team biibshe io ikran ozil☝️
Love you biibshe from dubai❤❤❤..
Wow
wow Biibshe iyo ikraan 😍😍😍😘😘😘hees iyo bar keep going 👍👍👍👍😉
*Maxamed biibshe fanaan aan taagero adbaan kuu salamaay saaxib*
*Sidoo kale dhamaan azxaabtayda adbaan idiin salaamay*
Heeskan waxay igu tahay xazuuz aad u waayn. 2020 ayaa wiil aan aad isu jeclaayn ayaa anagoo wada joogna ayuu I dhagaaysiin jiray kadib waa is helay wiilkii waana is guursanay balze wuxu igu noqday hinaasi aad u xun oo xataa I dila waxaan u samraba 5 bilood wada joognay waan ka tagay oo warqadii ka qaatay anigu wlhy aad u jeclaa ee warqada waxa igu kalifay waxan ka baqay inuu I bireeyo😢😢😢😢😢
Sorry
Laxanka heestan waad iska soo jartay biibshe🙏🏻🙆🏻♂️
Biibshe nin aan iskaa jeclhy 🥰ikran osil ku tageraa xabibti ❤️😘 kisto isaso buri nh anaa ka burani rabaa mar dhow 😂
Mohamed biibshe♥🌸💙
Ala Hesta Quruxbadan Cajib Waba Kahelaw & Horaw Usoco 💜
wixi ceyr ah like ha Isaaran🤣❤
Ala maxaad maangaab tahay
No. Qabiil waan ku saara.
@@الحمداللهعلىكلحال-ط4ي ada gob ah wll
@@salmaahmed2263 hye isaar boqorad batahy
Gonna that hajoojin
Waaw hore usocda cod ayaad hysaan wlle🙏💖💕🌹mmsh allah
Am half Somali and I don't really understand somalii well but walhii this got me🥺🥺❤❤❤
🤣🤣sheeko kale
Oiiool
j
K
L
😊Kk
😊
neyrobi islii soo badi huno 🎸🎸
Ileen abaay caatay weey heesi kartaa waliba si fiiican 😁❤️
Malaria ayey qabtaa
walalkaa oo ku sheegtid wxuu yahay waa xamaty wuxuu aheyn aad ku sheegtana waad ku been aburaty marka adaanaha illhy faraha ka qaada
Woow hambalyo 1m 👏❤🙏
We don't know if this 9
1 week 1m cidii ila qabta like saar🤣🤣🌻
Hal week sheeksa xta i year haday taal million gadhi mayso😁
@@donciiltrehjr1488 waa runta laxamadiisa isku eg
@@rihaabqurux3990 🤣👍wa runta wllo
Score kaaa guuled zimba leee haaysto.
Fanaaan kale haku sheeegin 😀
@@ladanhappyy3969 dhanan ayaa haysta guled mahan midakale ninka isaga ku dhelay wayo
1 wuu soo dahiyay
2 waxuu dhiga you tubekis oo subscribe haysta wax ka yar 100k
3 copyright Bey ledahay qofna kama bixin karo reaction wayo hesta markii reaction laga bixiyo dad baa soo radinee
Hada dhagaysaneysid 2022 🖐
Biibshe iyo ikraan ozil nice voice 🔥🔥🎤
Inta firsanyoso 2021 farta taaga✌✌✌✌
*Laba aan go'in oo aana gurin*
*Geesiyaal dhalay oo aana Gurin*
Hit SonG_________2020______🔥🎧
Biibshi abti waad ka baxsaty
Ikraan ozil boqorad waaye
Heesta waad kayntayn
Boqortooyo nolaada
Waligeen
Manshallh manshallah horey usocda Mohammed bibshe and ikran
Xiisaha fanaan nimada waa gacal iyo xikta oo
OH MY GOT INABA CAADI MAAHA IKRAAN IYO BIIBSHE KEEP GOING FANAANTAYDA👏👏🥰
A
777
Waraa .markii 2 labaad soo laabtey 1k hadaa iga dhax argtey ilke ha ila dhaafin powe bayo
Hadii aad Canada joogto like saar
inta 2020 bisha 6aad 7deeda dawanaysa
ikraan ozil wixi helan layaapaY
neef miyaaa lagu buuufiyey😭😂😂😂
War gawadha jidhkeeda haku mashquulina i nafaqeeya idima lehee kaliya heesta ka faaloda shaqsi lifestyle kiisa laguma mshquulo thankz
Ikraan ozil
Mohamed biibshe fanaanin is helay baa tihiin adeeryaal heestan 100% waad kasoo shaqeesen one love&peace❤💥🤩🎹🎤
Waligay hees comment kama bixina lkn heesta madamay magacayga. Tahay baan uga bashay 👏👏👏👏👏🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️biibshee iyo ikrma Thnks
Biibshe iyo ikran waan idin tageeraaa hore usocoda keep going
meshaan waxaa ka arkaa inee somalida dhan fanaanin ee yihiin 😜 igu xada hee
Heestan si kal io laaab ah ujecla ma aqaan sababta alle hanagu soo hanuniyo wanaaga😢
Ayup Aden Ismail 🤣🤣🤣😂🤣
*BIIBSHE* Nin la hollin wayay keep going legend Adi io *OZIL* ba ♥️🙏
Heesta sanadka inee thy inta ila aragtay like ha iga hilmaamin
Caasho iiikkkkijjiiikkkkkiiiii
8i8iiiiiyi
@@caashoabdilaahi4688 maxaad ku qososhay
@@caashoabdilaahi4688 kkkkkk 😂😂
Sahradiid official cafwan bro
😍😍😍💝💝💞💞💗💗biibshe qurux badan💘💘💘💘
Dadka uu so horayay ku jira inta laso galiyay hadana la baxshay lol😂😂