Eglan show iyo Abaha maxa kala qabsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 118

  • @Lilzack685
    @Lilzack685 5 ปีที่แล้ว +76

    inta RasuuLkeena scw jeceL Like isaaR✌😍

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +85

    Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii hada dhafto mobilka haka jabo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว

      Dhac aan kugu siyey 😂😂😂

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 ปีที่แล้ว

      😂😂wan kusiiyay like walal bal adiguna isoo booqo

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sadiasheikh1413 😂😂😂😂😂 ciyaal magalo unba fahmaya oo adi camala

    • @hamzydmtjigjigawi1216
      @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +1

      @@AmiraAmran11 like subscriber cmnt waa iskugu kaa wada daray wlshy👏👏👏👏👏

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 5 ปีที่แล้ว

      Hamzy DmT jigjigawi 👍👍👍

  • @akrammaanaf2016
    @akrammaanaf2016 5 ปีที่แล้ว +21

    apahaaa 100% waan vhmaya reer xamar farta taaaga

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +7

    War Englan show iyo abahaaa sideee isku fahmeen 😂😂😂😂😂😂😂😘😘😘

  • @hibaaqdhoore1612
    @hibaaqdhoore1612 5 ปีที่แล้ว +2

    Eglan man sha allah gabadh isku kalsoon hore u soco abayo

  • @xikmaawixaajisaleban4573
    @xikmaawixaajisaleban4573 5 ปีที่แล้ว +8

    inta Engriis cadde fahantay Like da iigu qata🤣🤣🤣

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa7492 5 ปีที่แล้ว +1

    eglan riyan kugula joogaa ani bash kugu ahy inta jecel like isaaar llove eglan islan ta mustaqbalkayga

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +11

    hahaahahahahah afka Somaliga Reeer xamarka waaa Xarabada ahahahahah

  • @samiirdaada7110
    @samiirdaada7110 5 ปีที่แล้ว +18

    Afsomaligi ayaa ubaahdey in la isku sii fasiro waa yaab abaha iyo eglan yaa umaqan

  • @shankaroonofficial6414
    @shankaroonofficial6414 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta commts aqriska uso gashay like igu waaciya

  • @hassanhuseinabuunucmaan2888
    @hassanhuseinabuunucmaan2888 5 ปีที่แล้ว +3

    هههههههه walaahi abaha waa iga qusliyay kkkkkkkk qufkii ila arkay like haii saaro

  • @hersiahmeddiriye9831
    @hersiahmeddiriye9831 5 ปีที่แล้ว +2

    Abahaaa mashalah great I like ur voice

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta English Cadde Fahan Tay Like Iisaarra ♥

  • @edebsanabdimahad2597
    @edebsanabdimahad2597 5 ปีที่แล้ว +12

    Dadka soomaalidaa waa jaahiliin wlhi way is fahmayaane istusnimy ka tahy soomaali waa soomaali lkin just waa lakala lahjad duwanyahy wadan kastana dadkiisu waa kala lahjad duwanyihiin☹

    • @l_gllgg780
      @l_gllgg780 5 ปีที่แล้ว

      suuralayda puntland somalida isma fahmayaa. Reer waqooyi iyo reer xamar isma fahmayaa. Reer kalgacyo reer waamo isma fahmayaa. Marka inaga somali nahay ayaa luqadaha ayey kala duwan yahiin.

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 5 ปีที่แล้ว +2

    Eglan abahaa waad ku haysataa hore u soocco

  • @somalilbcshow7656
    @somalilbcshow7656 5 ปีที่แล้ว +5

    Walhi sida uqoslaaye fuure 😂😂😂😂😂 war markasta iskeen ware eat a ❤️😘😘😘😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 5 ปีที่แล้ว +6

    Qofki ugu horeyay o dawado ayaan ahay eglaney

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 5 ปีที่แล้ว +2

    Eglaan fani ayaad thy adi iyo abahaa

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK12 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk wlhi si aa caadi aheyn aa u qoslay kkkk😂😂🤣

  • @mariaabdullahi50
    @mariaabdullahi50 5 ปีที่แล้ว +4

    Showiste iglan somaali lahjad walbo ey ku hadlaan wey is fahmayaan ee is tus tuska iska dhaf

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan siduu u hadlayo markan maqlo wan iska qoslaa de😂😂😂😂😂

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 ปีที่แล้ว +1

    Labo qof an taagero u ahay keep going

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 5 ปีที่แล้ว

    Afkeyga saxa ah kulaha , ki abaha qalad waye af somali sax ah mahan

  • @mahamedmahad9246
    @mahamedmahad9246 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waaa kala maan cusub Labadan way is fahmi la yihiin wllhi

  • @abdihakiimfarah8600
    @abdihakiimfarah8600 5 ปีที่แล้ว +3

    Eglan tan luuqad Lama dhoho waa lahjad kalaa ku labo nabad iyo nolol

  • @nuraxmed8974
    @nuraxmed8974 5 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk eglan 1 su aaal baan waydiin rabay lkn xageen kala xidhiidhaaa tolayey

  • @maxamedbujeti8623
    @maxamedbujeti8623 5 ปีที่แล้ว

    Eglaney wllo xijaabka qaado sida kuuma wcna
    Ta kle heesuhu wa xaaran iska daa wllo allah ka cabso arinka aday ku fcn thy
    Halka in aan kaaga naseexeyo maahen wxay aheyd in aan qaas ku so woco de wllo lambarkga ma haayi face bokna ma isticmaalo wllo allah ku xifdiyo.

  • @user-iy2oh9zr6i
    @user-iy2oh9zr6i 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan isleeyahay way shactiraynaysaaye si fiican bay kuu fahamtay.

  • @jabraahmed3958
    @jabraahmed3958 5 ปีที่แล้ว +7

    Iglaney qofkii kowad ahay

  • @nadraahmed7986
    @nadraahmed7986 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk Wlhi wad iga qosolisen

  • @maeshhaji1300
    @maeshhaji1300 5 ปีที่แล้ว +1

    Farax murtile iyo fadumina qadyan ka jognay hadana dadkan maso baxen Qatar igadheh

  • @ahmedraage7093
    @ahmedraage7093 4 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @sadiasomalilander9411
    @sadiasomalilander9411 5 ปีที่แล้ว +7

    Igaland inaka kala daa dee waad fahmaysaa afsomaliga ha is yelyelinee kenya ayaad 20year joogtaa oo cidwalba laga helo markaa Jooji istusnimada huuno

    • @zhiinealfah6562
      @zhiinealfah6562 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh hadaynu reer soomlilnd nahy af soomaligeena waa inaanu ku dhagaanaanaa maaha inaynu badalno viva somaliland

    • @shamsohussein1758
      @shamsohussein1758 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhh wad ila aragtay hhhhh

  • @br.adeshvermaa7035
    @br.adeshvermaa7035 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣laisma fahmayo

  • @maxamedbulucgodyarbuluc3429
    @maxamedbulucgodyarbuluc3429 5 ปีที่แล้ว +7

    eglan saalax inta tagerta farta tag me num one

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkk Masha Allah 👍

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 5 ปีที่แล้ว +7

    Manta Ma ana usoo horeyy 😜😜
    Like ta isaara inta iga danbaysa 😂😂 abaha 🔥🔥

  • @dhagajuuncabdinaasir6371
    @dhagajuuncabdinaasir6371 5 ปีที่แล้ว

    ninkaan waa #hawiye ah reer xamarkaa laakiin #hawiyahaan kale ee ku nool gobolada kale ee #somaliya ama gobolada dhexe ee somaliya ayaa luqada saxda ah ku hadla gaar ahaan #habar gidirta wiliba kuwa daga #mudug waana meeshii afsomaliga laga qorey marka kani waa reer xamarka sida #abgaalka iyo #gaaljecel kuwaas waaye kuwa aad la yaabeysid laakiin #hawiyahaan kale afsoomaligoodu waa orjinal

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 ปีที่แล้ว +2

    Jumco Mubarak sanaka waxa iga galia ku laha marka ku arke

  • @mumtaascraxman4587
    @mumtaascraxman4587 5 ปีที่แล้ว +5

    Somali an fahmen man ma jiro

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheika cidna ma soo dirin. Ilahay dartiisa ayuu u yamid. Cafi walaalkaaga

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 5 ปีที่แล้ว +1

    Intaas Lee Soo kuma shegayo ku laha abahaa😂😂😂😂

  • @maryamomaxamed7445
    @maryamomaxamed7445 5 ปีที่แล้ว +6

    Www abahaa shimee igu danbaysay warkeen hee

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 5 ปีที่แล้ว +2

    oo Engris cde ninkaad leedahay ma Caanu ku siiin jiray Wuu ku gumaysan jiree 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 eglan ina adeer naga kala daaa nasakhaaada bisinkee 😛😛😛😛

  • @hanuuhanu6515
    @hanuuhanu6515 5 ปีที่แล้ว +1

    Iglan naga istustuska dooro marhorad maqashee 😂

  • @guraygahayr9975
    @guraygahayr9975 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadalka kan saxda ahi waa ka rear waqooyiga idacadaha somalida ka dhaxeya sida BBC ,VOA iyo kuwa lamida lahjadee lagaga hadla

    • @aisha665
      @aisha665 5 ปีที่แล้ว

      YAA BEENTAAS KUGU SHEEKEYEY,QAAMUUSKA SOMAALIGA LAGU QORAY WAXAA LAGA SO MIN GUURIYEY GOBOLADA DHEXE SIIBA MUDUG,SOMAALIGA SAXDA E U DHAXEEYO KOONFUR IYO WAQOOYI RER MUDUG WAAYE AYAGAANA DHAXTAAL U AH LAHJADA IYO ERAYADA SMAALIGA UGU MUGWEEYN. SO BARO TAARIIQDA,RER WAQOOYI QALDAAN AYAAN DHAHNAA ANAGA.

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah adaan ayaan maqlayaa.

  • @abdiraxmaanibnoaxmedfishar1000
    @abdiraxmaanibnoaxmedfishar1000 4 ปีที่แล้ว

    Walahi siniyad ayan u qoslay

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 5 ปีที่แล้ว +3

    Adigaaba ku qoslayaa hadalkiisa kkkk

  • @hajarabm2400
    @hajarabm2400 5 ปีที่แล้ว +1

    Abahaaa wax kale weye kulaha waligaaaa dooro ma kaa dulboodey.
    Eglan dooro maxay u taqaan😂😂.

  • @cabdikhaaliqmacalin1606
    @cabdikhaaliqmacalin1606 5 ปีที่แล้ว

    Yaa ku dheereya afsomaliga abahaa iyo igland

  • @malapey0196
    @malapey0196 5 ปีที่แล้ว +1

    Abahaa dhib miiran wye wlhi😂😂anoo tirig birig eh kulhaa😂

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi daacd ayan uu qosle

  • @l_gllgg780
    @l_gllgg780 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheik ali rage sheik ma aha waxaa dhashay habaryartay mcn hoyaday walaasheed.

  • @maxamudmaxamed8927
    @maxamudmaxamed8927 5 ปีที่แล้ว +2

    Wn kusalaaamy abahaaa

  • @niyaalabdirahman
    @niyaalabdirahman 5 ปีที่แล้ว

    hhhhh iglan show iyo abahaa maxaa kala qasaday bisinka

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk England iyo abaaha jahwareer ayaa dhax maray

  • @xayaadadanxayaad3500
    @xayaadadanxayaad3500 5 ปีที่แล้ว +1

    Warqoftan eglan ah yaaa usheego weyduqoowesaayee

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare 5 ปีที่แล้ว +4

    Wax kale weeye ninkaan

  • @aishahassan442
    @aishahassan442 5 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Funny iga dheh

  • @mohamedabdi9557
    @mohamedabdi9557 5 ปีที่แล้ว

    Eglaneey wllo iska guurso waqtigagi waa gabagabee

  • @gfjfkjriri2837
    @gfjfkjriri2837 5 ปีที่แล้ว

    Iglan show hayaaay sxb boog aad afka aabaha kubarato so qaado ✍✍✍✍

  • @nimcoshaandi3606
    @nimcoshaandi3606 5 ปีที่แล้ว +1

    Naa hadalkada wala fahmayaa eglaney cadi iska dhig cadey

  • @osmanamohamud6172
    @osmanamohamud6172 5 ปีที่แล้ว

    Markuu dhahayo Dulyar ma uladhalatay waleysku fahmi wayay kkkkkkkkkk

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhh qosol iguma harin

  • @zakariyeahmedmohamed8006
    @zakariyeahmedmohamed8006 5 ปีที่แล้ว +4

    Kuwan ayaga isku dhagan bo wlh hhhhhh

  • @maxamedbulucgodyarbuluc3429
    @maxamedbulucgodyarbuluc3429 5 ปีที่แล้ว +2

    eglan saalax mar hrn dawade ma imikad adna so galisay

  • @aavlogs6683
    @aavlogs6683 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh abaha nin ween nin ka zi ween

  • @umuabdirahmantv510
    @umuabdirahmantv510 5 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @qaaliahmed1523
    @qaaliahmed1523 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @farhiamohamed9106
    @farhiamohamed9106 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 ปีที่แล้ว +1

    😂🤣🤣😂😂😂😁😁😂😂

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🙏

  • @farhiamohamed9106
    @farhiamohamed9106 5 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁😁😁😁

  • @aisha665
    @aisha665 5 ปีที่แล้ว +1

    I JILCI KUTE,WUXU BADAWSANAA,LAHJADEEDA AYAA LA FIICAN KUWA KALENE WEY LA XUN YIHIIN YAA U SHEEGO ANAGANE INAAN DAHNO QALDAAN RER WAQOOYIGA,NINBA QUMANIHIISA AYAA QOORTA UGU JIRO.

  • @haykalcade1236
    @haykalcade1236 5 ปีที่แล้ว +2

    iglan zalax cady we we

  • @kingmohanjacelowchannel2425
    @kingmohanjacelowchannel2425 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi wan furay Eglan weyba fhm weysay

  • @anushhappyhappy2786
    @anushhappyhappy2786 5 ปีที่แล้ว +2

    Englansh Cade hhhh

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 5 ปีที่แล้ว

    Gabdho qamiis wato 😂😂😂😂😂😂😂

  • @qaaliladan369
    @qaaliladan369 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhh iglan iyo is aro saanle kufican mahinooo

  • @amaljacayl4556
    @amaljacayl4556 5 ปีที่แล้ว

    Naa eglan waxba ku helay wakii xaji xayraan yidhi intuu yaabay dadku wa isku nabi ee isku nabuur maah marka haka waalan rerkiin wakhti hore ayaynu dadkan kuwalane ilam unaka iyo inag laysu keeni waa WA QOslki aduunka hhhhhh

  • @hdprofessionalmedia8728
    @hdprofessionalmedia8728 5 ปีที่แล้ว

    Subscribe ii saraaaa somaliyey

  • @qaaliahmed1523
    @qaaliahmed1523 5 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hawaadam3918
    @hawaadam3918 5 ปีที่แล้ว

    Abhaaa ninaan taageero hhhhh

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 5 ปีที่แล้ว

    Manoli kkkkkkkkk turjimaad raadsada

  • @muniiroxusen5620
    @muniiroxusen5620 5 ปีที่แล้ว

    wlhi qolis😁

  • @muniiroxusen5620
    @muniiroxusen5620 5 ปีที่แล้ว

    alaberka

  • @crisaaqismaaciil6479
    @crisaaqismaaciil6479 5 ปีที่แล้ว

    waarya Abdiqadir mahamed Afuufow EGLAN show waa nasabe si wacan u raali gali

  • @abdifatahali197
    @abdifatahali197 5 ปีที่แล้ว

    Af soomaali xumaa nin wayn oo xishoonaya miyaanu ahayn waaxay dooro iyo waxan u sheegaya sawka gadhkanaeh ,Waanu wis-wisnee .

  • @abdirahiimomer2769
    @abdirahiimomer2769 5 ปีที่แล้ว

    Abahaa😂😂😂😂😂😂

  • @deqaahmed6344
    @deqaahmed6344 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂