PART 1 \ SUHUUR AABAHAY WAXAA DISHAY HOOYADAY KADIB NIN CARAB AH AYAA ILA BAXSADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @Nawalaragsansalah-uk4yv
    @Nawalaragsansalah-uk4yv 8 หลายเดือนก่อน

    Asxaabey muraad bn leeyhy iso duceya walalyaaal

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay waa Almustacaan. Faadumo yaa dhaha Mustcaaney maahee hadlka hagaaji.

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 9 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer gabadhaasu waa samaroon ninkeey dishay ee waa ninkeeda iyo dumaashideed oo dilay aabaheed iyo walaalkeed weli waa REER NUUR waa suda ugu maqaalaa

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 8 หลายเดือนก่อน

      Isla samaron baa wll kuwa la dilay iyo kuwa wax dilayba

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 8 หลายเดือนก่อน

      @@ikranhaji2241 maaha sheekhada si fiicsn u dhageeyso waa labo qabiil oo kala ah qudhac iyo qansax beey tidhi ninka wax dilay was isaaq oo weli ah sacad muuse xaaskiisana waa inaatidii lakiin weey u aartay aabaheed ito walaalkeed

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 8 หลายเดือนก่อน

      @@nadiamohammed5330haa thanks wll walaahi fariid bay ahayd anba waa waxaan samayn lahaa
      Kolay waa reer xareed iyaga iyo reer nuurku iyagaa is guursada isna dila lkn somalida illahay caqliga ha u soo celiyo wiilkay edadii dhashay ayuu reer hebel dartood u dilayaa subxanallah Allahayow somali sharkooda ayaan kaa maqan galnay

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 9 หลายเดือนก่อน +10

    Sheekadan markuu royal yidhi habloow nin aabaha iyo walalka dilay mala sii joogi lahay waxa maqashay gabadh yar oo 8jir ah oo an dhalay waxay tidhi mayee lama sii joogeen ee isagana waan ka dabagayn lahaa isagana markaasaan meesha ka baxsan lahaa😅

    • @asmaaden8466
      @asmaaden8466 9 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah wa fariid yar

    • @baarcumar7101
      @baarcumar7101 9 หลายเดือนก่อน +1

      M.a ayaan inantadu waa caqlilay ❤

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 9 หลายเดือนก่อน +1

      farid yar waye habo mcn allah haku xafido

  • @istarlinalimohamed3872
    @istarlinalimohamed3872 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haa way shaqa tagikataa

  • @tash7356
    @tash7356 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wa dibaato waxaan fili somalida hablahoda ama dumarka somaliyed majirto cid an laso dulmin subxaanalh sorry

  • @sagalali9528
    @sagalali9528 9 หลายเดือนก่อน +2

    Our people are heartless 😢

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheeko aan kufsi ku jirini way yartahay waxba kuma noola hablaha soomaloyeed

  • @CaashoCabdiqaadir-zz8yf
    @CaashoCabdiqaadir-zz8yf 9 หลายเดือนก่อน +2

    Fadumo maxamuud abayo macan gabadha weyso shaqeysan karta hadu ninkeda rali kayahay

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 9 หลายเดือนก่อน

    Kama lafat ba tahay adigu kulaha Royal caadi maha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg 9 หลายเดือนก่อน

    Balkawaran gabar xamilaa oo safar adaysa waa,qalad kuwa turayna inkar ayey qaben

  • @NimcoOsman-qz3zd
    @NimcoOsman-qz3zd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo geesiyada 🤚💪💪💪💪💪💪

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 9 หลายเดือนก่อน +2

    Yaxaas

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 9 หลายเดือนก่อน +1

    In loteri xereyso AA U daran

  • @ismailkassim1192
    @ismailkassim1192 9 หลายเดือนก่อน

    Abdiqadir I dont agree with you
    How can being beautiful be a risk? It is these guys who are cannibals