QAYBTI 5 AMIIN WAA WIIL HANTILE NOQDAY LAAKIN AABIHI AWOOWIHII IYO REER KODII INKIREN MAANTANA AY BA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 60

  • @hawoyaqub7003
    @hawoyaqub7003 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku salaamayaa Cimraan inu sheegto ma ah odagaa

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Wcs mami masha alaaaaah xafidullahi scw scw scw scw scw scw scw 🥰♥ ♥

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك
    Wallaahi waa qiso cajiib ah
    Subaxaanallaah

  • @kheertoxaaji8108
    @kheertoxaaji8108 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAHU AKBAR SOMALIGA BAA LA CAAYAYAA GAALANA WAA KA KAXAYSATAY BILAA SHARUUD WAA WAXA LAGU ROGMADAY INTAY WADAANA GUULI KA DHEER SOMALI ❤ 🇸🇴 SOMAALI NIMADA

  • @faizajibril2094
    @faizajibril2094 2 ปีที่แล้ว

    Waa xaasideen dadku Illahay ayaa haya arsaaqada

  • @aminaabdi3320
    @aminaabdi3320 2 ปีที่แล้ว

    Alle Amiin waa masiibo

  • @maxamudaxmed8013
    @maxamudaxmed8013 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay laandhere

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 2 ปีที่แล้ว

    Waayo waa Somali waa dad walaaleheen ah

  • @hodofarah1455
    @hodofarah1455 2 ปีที่แล้ว

    Meel fiican ayay ku go,day I can’t wait part six.

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 2 ปีที่แล้ว

    Shukran my son ❤

  • @fatxicabdiraxman8322
    @fatxicabdiraxman8322 2 ปีที่แล้ว

    Qisadu meeshii ugu kululeyd bay noga godaye caawa ee cimraanow prti 6
    Soo dadaji adoo mahasan in adeer

  • @liibaanxaaji1443
    @liibaanxaaji1443 2 ปีที่แล้ว

    Wcs walaalka qalbiga scw masha allah mahadasanid

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar Allah ha soohedeeyo Somali anigu wiilasheeda hadeey ii keeneen gabadh reerkaas ah waan usheegay oo waan udhisayaa.

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 ปีที่แล้ว

    cawa dhan ayan sugayey

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer ugaas Cimraan waanu idin salaameeynaa aniga cida dhan ugaasada Baarliin noogu salaan

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 2 ปีที่แล้ว

    Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว

    Allow xaqqa nagu sug aamiin yaa allah

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 ปีที่แล้ว +2

    Islaam Alloow waxaan idiin weydiiyay Midgaan wax la yiraahdo miyaa jiraa ??
    Aniga ma aaminsani wax la yiraahdo Midgaan walaahay allaah Swt magaciisa sharafta leh ayaan ku dhaartaye sadex Gabdhood ayaan dhalay mid waa xaas laba yar yar baa ii joogtee ninkii Midgaan lagu tagooroow aniga ii kaalay walee waan idiin guurin hal sharti waa in uu Ahlu diin yahay dhaqankii soomaalidii in Uu leeyahay barina ii noqdo gabadheeyda Eey farxad ku dhaqdaa ..
    Somaali waa mid waa walaalo Jareerkooda iyo jileecooda waa mid ee Aaqiradiina ilaashada wax Midgaan la dhahaayo walee allaah Swt aktiisa in Aanu oolaneey. Ee Iska daaya Cunsurinimada
    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah 😭😭😭😭

    • @jawaahiraxmed3246
      @jawaahiraxmed3246 2 ปีที่แล้ว +1

      Wixiixun baamidgaana

    • @ladanjogdher3105
      @ladanjogdher3105 2 ปีที่แล้ว

      @@jawaahiraxmed3246 walee waa tuntaa allaah Swt hana caafiyo

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

      @ladan jogdher anni xataa ma'aaminsani iney jiraan wax mdgaan ladhaho somali waa soomaali waxii intaas dhaafsan waa xanuun ee haleyska daaweeyo.

  • @yusufikar1141
    @yusufikar1141 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan waa fiction uu danka leeyahay

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ปีที่แล้ว

    Cimraan waa kusalaamey dadkeena meeshii uwanaagsan mayaqaanaan ayagaa iscunsiriyeeya jareerteen jameykan ayeey kadoortaan ilaahoow na astur

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @Unniekitty9
    @Unniekitty9 2 ปีที่แล้ว

    Salalah calayhi wasalam

  • @Unniekitty9
    @Unniekitty9 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walal wanba sugayay

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว

    Dhibataday so gesten balaga jaraya Wanala cunsurudeya Somalidu ismarkan inay iyagu kakowyihin

  • @abdihakim6852
    @abdihakim6852 2 ปีที่แล้ว +2

    Qisada way ikusocotaa hore usocdaa baan idin leyahay cimran iyo barliin Allah idin xifdiyo wano baynotahy in aan ka qadano qibrad mahadsanidiin walalah aan kuwalalownahy Allah dartiis guul iyo gobonimo

  • @nasraartan5013
    @nasraartan5013 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal wankusalaamayaa sheekooyinka soogaagaabi waalagu daalayaa haday dheerato

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مرحبا يا اهلل خير لا تنسى نعمة اللله وقال تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس اللهم آمين ♥️

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

    Hada kahor ayaa gabar aanu asxaab ahayn reerkoodu u diideen wiil aad iyo aad u wanaagsan oo ahaa beelaha ma dhibaanka ah kadib gabadhii wey waalatay oo iyadoo waalan baa la waayey.ilaa hadda markaan soo xasuusto waan ilmeeyaa.

  • @SuperJirde
    @SuperJirde 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimraan lakaha miidiya hawada muu ka baxay wll

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalah 😢

  • @alielmi6781
    @alielmi6781 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka dhamaystir

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 2 ปีที่แล้ว

    Ari boowe maxaan kusugay

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว

    Wallaahi waa qaso yaab leh

  • @axmedbile4932
    @axmedbile4932 2 ปีที่แล้ว +1

    War niyow sheekooyinkaaga ayaa nadeeqaye hanagala raagine casarka dheer soodaa

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Abo dhibadan

  • @fashions3893
    @fashions3893 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka baqayaa in dad badan carwo furtaan 😁😁😁

  • @xaawamaxamed3217
    @xaawamaxamed3217 2 ปีที่แล้ว

    Cimraanow Guriyahay Leyskasaara Meelwelba Waalagakasaa Metelan Sacuudiga Carabka Markuu Arko Qof Yuu Meel Magacaciisa Ugu Furo Meeshii In Ay Labadhaceysa Wuu Tarxiilaa Ama Waxaa Dhaceysa Inuu Dhaho Shaqaale Kanoqo Oo Raatib Qaado

  • @tahirismailtahir25gcom
    @tahirismailtahir25gcom 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimconfg
    @nimconfg 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว

    Qofka dadka dhiba isganawaladhiba walaladod o aysku midb iskuwaf yihin baysaugelaysne maxad moday kuwan uekayn cajiib

  • @leylanur3310
    @leylanur3310 2 ปีที่แล้ว +1

    SCW SCW SCW

  • @kaltumofarah8933
    @kaltumofarah8933 2 ปีที่แล้ว

    Wiilku qalbi adakaa

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 2 ปีที่แล้ว

    Xaasidsanaa islaantu wax kasta u qabay hadana gurigiisaa dhisan bay u quudhi la dahay.

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 ปีที่แล้ว

    Odayga jilicsanaa dumaashi nimo yaa wax iskugu qabto nimanka gabadhaha naga qabo qarkood nama soo wacaan wax dheef iska daayee

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 ปีที่แล้ว

    Meel aan lagu jarin ayaad nooga jartay caku Cimraan la Soo dhaqso qeeybta kale

  • @abdisalamadaweh1048
    @abdisalamadaweh1048 2 ปีที่แล้ว

    Waar dadka wax macquula usheeg hooyadi ayaa dagan tuulo odaygu muuna isway diinayn hooyadina tuulo joogtaa idinkana guryo ayuu inii dhisayaa