ABDIQADIR JUBA 2017 HEESTII DAAWO DACALADA OFFICIAL SONG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +14

    Waa erayadii abwaanka Ali Jaamac Boqorre, waa macallinkaygii Ceerigaabo 1974kii, isaga oo xanuusanaya ayaan ogaa dhawr sano horteed oo Hargeisa jooga, cimri dheer iyo caafimaad haddaad nooshahay, haddaad dhimatayna jannadii fardousa ayaan kuugu duceeyey

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 2 ปีที่แล้ว

      Wllo Waa Geeriyoday Alle Hownaxariisto Amiin amiin

  • @Bulshaaleh655
    @Bulshaaleh655 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay Naxariistii Jano ha siiyo Adeerkay Cali Jaamac Boqore. Saaxiibkay Cabduqaadir Cumar Macallin (Jubba). Cimriga Iyo Caafimaadka ha u dheereeyo.

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 6 ปีที่แล้ว +18

    Deeq Ilaahay baa leh dadnimana Somalidii horaa leh dalkeeniina weeyaan❤️😘🇸🇴 thank you abwaankii sameeyay heestan iyo fanaankena qaaliga Abdiqadir Jubba😘

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 6 ปีที่แล้ว +21

    Haday Somali . Somali tahay runtii reer Somaliland baa Somali dhab ah. Waayo waxan aynu ku heesno oo dhanba waxaa sameeyay reer Somaliland .. Noolaada

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +1

    Abti nolow juba from wiil maqlisama rer nuura codka rer abtigi bu ka kenay bari tornto ku arkay show uu laha xaflad u uqabnyay kuwa ay qarabo yihin

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +3

    HARGAYSO HOYGII FANKA. MUGDISHO HOYGII MIDNIMADA🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 3 ปีที่แล้ว +3

    Allhoooow wadankeenu noo hagaaji.....ummada somaliyeed qalbigeeda isu soo dhawee

  • @xasancumar145
    @xasancumar145 6 ปีที่แล้ว +16

    Allah heestu macaanaa. Allow kudaa jubba magacaa hajiro. Wali codkadii sidiisii buu umacan badanyahay.

  • @ahmeddini8837
    @ahmeddini8837 2 ปีที่แล้ว +2

    Wayo wacan baanu soo marnay iyadoo ninka kasoo safra Kismayo uusan wadan sahay kuna siijeedo hargeysa uusana kacabsaneneyn gaajo iyo haraad kaliya uu Ka diktoonyahay waraabe iyo libaax guri kasto Somali looga hadlaba uu yahay gurigiisii ookale ilaahow wananagaas noosoo celi inaga iyo ubadkeenaba(from baled weyn)

  • @sharifahmed7346
    @sharifahmed7346 4 ปีที่แล้ว +2

    DEEQ ILAAHAY BA LEH, LONG LIVE SOMALILAND HOYGII GOBANIMADA,WADANIMAADA IYO ILBAXNIIMADA !! Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. sacaadu waa 21:06, Adelaide South Australia waad salaamatihiin inta af soomaliga ku hadla !!

  • @axmedaabi1469
    @axmedaabi1469 7 ปีที่แล้ว +23

    Heestan waligeed ayey jirtay lkn waa la so casriyey Waana midhihii Cali jamac boqore kana soo jeeday dagmada sallaxley

    • @cadde7som
      @cadde7som 5 ปีที่แล้ว +5

      sabiriin ali hhhh wlhi jaahil dhar wato aa tahay ya ku weydiiyay qabilkisa

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 5 ปีที่แล้ว +4

      Sabriin naa yaa kuu sheegay qabiil kiisa dagma laguu sheegey kaliyee tan kale ogow Hawiye waa Hawiye laf laf uff baa lagu yidhi

  • @omaryusuf7986
    @omaryusuf7986 5 ปีที่แล้ว +4

    Alla danaha dhaqankeena, Dambarsame calankeena, Dugsi'laga bartaa, Deeq ilaahey baa leh, Dadnimana soomaali baa leh, Dalkeeniina weeyaan, u dalxiis macaan oo, Duunyo dhaqasho wacan, waw jowhar daawo dacalada

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +5

    ONE COUNTRY IS SOOMALI ONE NATION COME TOGETHER HOLD HANDS🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marshaalmuumin1466
    @marshaalmuumin1466 5 ปีที่แล้ว +4

    waa heeskii aan la koray anoo dhar jaale ah schoul ka qaadey xasuus caleek juba golden time wallaahi

  • @cawilahmed3898
    @cawilahmed3898 3 ปีที่แล้ว +1

    Fnn Legend ah waa sidiisii isma bedalin codkiisii wuu wataa wali
    Waaba kasii macaantahey sidii hore

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 5 ปีที่แล้ว +8

    1986 uu qaaday heesta.
    Allaha deysto abtigee❤❤❤❤❤❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +3

    Shacabka Soomaaliyoow Waxaan Yihiin Shacab Isku Mida Cadowgiina U Midooba

    • @ahmeddini8837
      @ahmeddini8837 2 ปีที่แล้ว

      Jazaakallah walaal waa waano tii ugu qiimaha badneyd waa walaalka from beled weyn

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 2 ปีที่แล้ว

    Abwn boqore ilahay hanaxaristo 20ki bu hargysa kudhinty heestan 86 isago sucudiga joga bu barmamijki salamaha radio muqdisho usodiray kadib juba qaday

  • @ibraahinmaxamuud3711
    @ibraahinmaxamuud3711 ปีที่แล้ว

    Ale haw naxariistee heesta waxaa sameeyay abwaan cali jaamac boqore oo reer hargaysa ahaa fanaankana ale cimriga haw barakeeyo abwaanka heesta sameeyay qofka igula murmi doonow fanaan juba waraysigiisa soo daawo isagaa ka sheekaynaya ninka sameeyay heesta waana heestaan ugu jeclahay heesahayga ayuu yidhi juba

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 ปีที่แล้ว +8

    hargysa Dawo Dalacada Magaldaydi Allaw Ku barake

  • @cabdiraxmanelmi3465
    @cabdiraxmanelmi3465 7 ปีที่แล้ว +3

    jupa 💘....💞.....💗......💟......jupa...💝......💖......💕......💔.......💓........jupa
    runtii heeso qiimo leh bu soo qaday music qaaciga ahbn ba la dhacay
    maahir 💚💬❤ halka kal haya

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaliyoow Dal Laga Tahriibo waa Dalka Soomaaliyeed Walaayaayal Aamina dharyaroow Dalkiina

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว +1

    I'm still listening 2021 old 51 years please Lake sara Somali

  • @fahmoqurux4890
    @fahmoqurux4890 3 ปีที่แล้ว +3

    Sanaag saraar iyo burco daawa daclada 💕

  • @abdihakimmohamed1114
    @abdihakimmohamed1114 7 ปีที่แล้ว +12

    Fanaaniintii hore codkoodu si dabiici ah buu u qurxoonyahay lkn fanaaniinta danbe way qasbayaan badankoodu

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaliyoow Midooba Gadowgiina Ogadaaa

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 ปีที่แล้ว

    Ma'anshallaah mahadsanid Muwaadin legend Cabdulqaadir ma in Cumar Jubba

  • @mowliidalinour2274
    @mowliidalinour2274 3 ปีที่แล้ว +1

    axsan hees xarardheere daawo dacala mel loo xiso rabow igey anoo nabada dalkii hoyo 4 marso 2021 inta iga danbeyso
    ee qurbaha jogta waxaa ino balana delkenii hoyo wacnaa kudalxiisno salaman

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 ปีที่แล้ว +1

      Hargeisa daawo dacalada 5/3/2021 3:10 galabnimo Hees xasuus leh

  • @muste123
    @muste123 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay dalkeena ha ino barakeeyo dadkiisana rabow tus nimcada dhulkooda
    Ilaahay qabyaalada jaahilka ah ilaahay quluubteena haka nadiifiyo

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa leh cali jaamac boqore
    Waa nin reer hargeisa ah oo ciidagale ah
    Heestu waxay ahayd mid lagu saamaxay iyadoo la xidhay ayuu sameeyay deetana waa la cafiyay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaliyoow Qabiilka Diida Qaranimo Allah Wacanaa

  • @ilyaasraajaa6376
    @ilyaasraajaa6376 5 ปีที่แล้ว +3

    Galkcyo daawo dcallada jubba fannki ugu qruxda io stelka bdna hobaladi waaberi👏👏

    • @ksaroro616
      @ksaroro616 4 ปีที่แล้ว +1

      Liiwaanta qoryooleey wan uxiisay

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 2 ปีที่แล้ว

    Siciid axmed cumar fanjir soo uruuriya sugantii somalida salan boqortooyo
    Waaa sacad sasabo oo nairopy kaso salamaya saxib malinti aan jabanaynayey ayaa iigu ka danbeysay 🤚😁

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 2 ปีที่แล้ว

    Heesahaasaan u sameeyay markaasay gafuur culus iyo daba-loxoox ileeyihiin soomaali diid.
    Ereyada Abwaan cali jaamac boqrre oo reer hargeysa ah.

  • @baasuuketimacade795
    @baasuuketimacade795 5 ปีที่แล้ว +1

    Wagii hore ee uuqaday hestan juba Buhodle kuma usandarin lkn hadawanugudaray thnkz juba

    • @ahmeddini8837
      @ahmeddini8837 2 ปีที่แล้ว

      Buuhoodle yaa dafari kara walal waa hoygii geesiyaasha iyo halkey Kudhalatay fananadii qaranka somaliyeed (saada Cali) waa magalo nagu weyn @@@@ from baled weyn

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 6 ปีที่แล้ว +4

    Cabdulikadir omar macalin jubba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👐👐

  • @fuadhassan7515
    @fuadhassan7515 3 ปีที่แล้ว

    Wooow wooow juba gobanimo soomali baa leh thank you more than 100000000 times

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 6 ปีที่แล้ว +11

    DIINATIYO ASALABUTIIYO DARAJAALE HOOGII HOOGII NABAD LAGU MANESATAAY SOMALILAAN DARWANAGADANATIYO CEEDANADAHABAKAY SOMALILAAN DAAWO DACALADA 🔊🎧 👂 👈 ALA CALANAKEENA TAWAXIIDAKA SOMALILAAN BAALEH

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว +1

      heesta hanaga kufsan dhulka jamhuuriyada somaliya ayaa loo qaadey maaha in aad somalilaan ku soi koobtid

  • @guletshani3622
    @guletshani3622 2 ปีที่แล้ว

    dadnimana Somaliland baa leh💞💞

  • @jamaalabdikarim9985
    @jamaalabdikarim9985 7 ปีที่แล้ว +1

    waaw waa hesihii hore waxalaguxasuustaa waayo waayo hestana waxa erayda samyeeyaay cali jaamac boqaore

  • @halabuurcarte8639
    @halabuurcarte8639 4 ปีที่แล้ว +2

    Boorame Daawo dacaladda 🙏

  • @hanyy155
    @hanyy155 3 ปีที่แล้ว +2

    Kismaayo daawo dacalada❤

  • @hannamahamoud203
    @hannamahamoud203 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva somaliland and somali weyn.

  • @SulaimanAbdella
    @SulaimanAbdella 11 หลายเดือนก่อน

    ገራሚ ጣፋጭ ጁባ

  • @filsaniimaan34
    @filsaniimaan34 3 ปีที่แล้ว

    Eesh claa hees erayadii cali jaamac boqore iyo codki hlaasigaa cqaadir juba

  • @qadarcaki4725
    @qadarcaki4725 3 ปีที่แล้ว

    Hubaal hargaysa waa ubax yadda kuwa lagu tilmaama sida waa dhool cadynta dalkana dalkii weeye.sirto calanka xarafyada kuwa kale ku kalabar

  • @mohamedomar1944
    @mohamedomar1944 4 ปีที่แล้ว +1

    Gurceel janaad daawo dacalaa biyaha jiifaan

  • @fartunabdullahi1684
    @fartunabdullahi1684 ปีที่แล้ว

    Caad daawo dacalada Camaara daawo dacalada ❤🩸

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 ปีที่แล้ว

    Mirihii cali jaamac boqore codkii iyo laxankii c.qaadir juba

  • @somalitour3883
    @somalitour3883 3 ปีที่แล้ว

    18/Dec/2021 sabti wajaale mirqaan wacan habeen xasuus mudan asxaab qaaliya

  • @farhiyaabdishire4310
    @farhiyaabdishire4310 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe 5 ปีที่แล้ว +3

    Gaalkacyo daawo dacalada

  • @wafafarhan7687
    @wafafarhan7687 2 ปีที่แล้ว

    Yassalam Juba djibouti

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    REER KOONFUREEDBA HEESO BADAN BAY SAMEEYEEN WADANKIISA NINKII KA TAGOOW WEHELKIISUU KA DHEERAADAA SOOMAALIYOO DHAN WAA ISKU MID WAX KALA SAREEYO MA JIRO XAMAR DAAWO DACALADA

    • @Bulshaaleh655
      @Bulshaaleh655 5 หลายเดือนก่อน

      Yaa kugu yidhi Reer Koonfireed ayaa sameeyay.

  • @noursaad7903
    @noursaad7903 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Somalie

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 5 ปีที่แล้ว +3

    Dusmareeb daawo dacalada

  • @qadarcaki4725
    @qadarcaki4725 3 ปีที่แล้ว

    Hargaysa hablaha waa is kubar

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 10 หลายเดือนก่อน

    I WAS COME FROM LONG TIME CITY MUGADISHU 🫒🌴🌹🚘🏘️🌹🌴🐯🇲🇵🐯🤟

  • @AliAhmed-fh3sk
    @AliAhmed-fh3sk 4 ปีที่แล้ว

    Hoygii doonbira lagu maneystayoo

  • @ismaaiilhussein4962
    @ismaaiilhussein4962 4 ปีที่แล้ว

    Alla danaha dhaqankena dambasana calankena dugsa laga bartaa

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 3 ปีที่แล้ว +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 3 ปีที่แล้ว +1

      Farah Ali sudi najma ahmed omar najmanashad I love you so much 🇸🇴🇸🇦🇰🇪FARAH ALI SUDI I LOVE YOU I

  • @abdullahishaacuurmusmaar8954
    @abdullahishaacuurmusmaar8954 5 ปีที่แล้ว

    Iska daawo xmar jadiid village
    Like isaara inta warta nabada dagan

  • @kobayarmaxamed-uj5lt
    @kobayarmaxamed-uj5lt ปีที่แล้ว

    Kabankii kooshinyare

  • @abdiazizgesey1961
    @abdiazizgesey1961 5 ปีที่แล้ว +1

    Waw xamar dawo dacalada

  • @marianhussein7321
    @marianhussein7321 6 ปีที่แล้ว +1

    the instruments... Nice

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว

    Juba

  • @samsamyusuf5798
    @samsamyusuf5798 7 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaah Allah Aamiin

  • @shiduwillqaran8631
    @shiduwillqaran8631 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว

    juba heestii wuu badalay waa cunsuri xun heesta wuxuu kawada dhigay dhaman konfur

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 6 ปีที่แล้ว +1

    Garowe Daawo DacaLada

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 4 ปีที่แล้ว

    Great stuff

  • @hafsaali6377
    @hafsaali6377 5 ปีที่แล้ว

    waaw fanan jira

  • @mohamedibrahim2720
    @mohamedibrahim2720 6 ปีที่แล้ว

    Very nice fantastic

  • @sharmamo2942
    @sharmamo2942 3 ปีที่แล้ว

    Waan jeclahy

  • @suaddahir6954
    @suaddahir6954 6 ปีที่แล้ว +1

    Bosaso thanks

  • @miskiinilaaheey3219
    @miskiinilaaheey3219 6 ปีที่แล้ว

    Waliba soomalia daawo

  • @adnanabdirahmanmohumed6433
    @adnanabdirahmanmohumed6433 6 ปีที่แล้ว

    ISSIIII!. waabsiga hhh eeshcalaa sowt!!!!!!!!!!!

  • @miskiinilaaheey3219
    @miskiinilaaheey3219 6 ปีที่แล้ว

    Muqdisho daawo

  • @filfishajacalkalamariyowee9619
    @filfishajacalkalamariyowee9619 7 ปีที่แล้ว +1

    Maahir habrawadaag

  • @saaddaher9913
    @saaddaher9913 6 ปีที่แล้ว

    waaaaaawww

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 7 ปีที่แล้ว +1

    ninkan ayaa u dirsadey in uu u heeso meelo aan loo dirsan waa iska ciyayaaa

    • @malmo4235
      @malmo4235 7 ปีที่แล้ว

      suldan s/land midnimo 😂😂😂😂😂

    • @abdihamidabukar6894
      @abdihamidabukar6894 7 ปีที่แล้ว +4

      Heestaan markii la qaadayey adiga baadiyaha ayaa kuu shidnaa. Marka gartaa waaye inaa layaabto hadda. noocaadoo kale markuu magaalada yimid ayaan burburnay. Sxb midnimadda laqabso.

    • @abdallamahamoud3590
      @abdallamahamoud3590 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh midnimada laqabso

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 6 ปีที่แล้ว +1

      30 sano ka hor ayaa heestan la qaday lakiin adiga xiligas waxaa laga yaaba in aad badiyo dhaanto ku tumaneeysay, marka in lagula yaabo ma ahan

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว

    *Garucu heesta wuu ku ciyaaray* 😡

  • @abdifatahomar7042
    @abdifatahomar7042 7 ปีที่แล้ว +11

    Heestaan Land Shaqo kuma Lahan Waxaa Iska leh All SOMALIA XALAASHA Ah Raas Casayr To Raas Kombooni NO Land VIVA Abdukhadir Jubba Dalkagii Waa Soomaalia

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว

    kabankaa khaldan sida loo garaacayo

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamar daawo dacalada

  • @farhiyaabdishire4310
    @farhiyaabdishire4310 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha