ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Degmooyinka ay meelmariyeey golaha wakiilada Galmudug

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2024
  • Duqa Casimadda Galmudug Abdirahman Geeda Qorow ayaa u hambalyeey Degmooyinka ay meelmariyeey golaha wakiilada Galmudug
    Side kale Gudoomiye Geeda-qorow ayaa bogaadiyay gudiga aw magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka qayb qaadanaya xalinta dagaal beeleedka Waqooyiga Gobalka Galgauud isagoo ugu baaqay in lajooji dagaalka nabadna ay qaataan dadka walaalaha ah ee halkaas ku dagaalamaya.
    Diini Media

ความคิดเห็น •