Xasan Diiriye Faarax Ahun & Xalimo Khaliif Magool aun | Heesti Bilaney Kalgacayku | Boqorkii Quruxda

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 18

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +5

    #LYRICS#SONG.
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Bus weeye abaaro Boodh badanoo
    Ban iyo miliciyo Biyo La'aanee
    Bilaneey kalgacayku Waa waa waa
    Dab baxaaya oo Belalee adigaa
    Bakhtiin karayoo I badee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Been weeye Jacayl rag baa
    La bukoo Waa bilista haween
    Ka barakicisee Baxsanoow kalgacaylku
    Waa Bilic quruxsanood u bogtee
    Adigaa bakhtiin karayoo Is baddee iska bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharraar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan U baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo I badde iga bi'i
    Badd weeye nimaan dabbaal barranoo
    Badhtanka u galloo berri uma dhawwee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa waa
    Dabb baxaaya oo oo bellalee Addigaa
    Bakhtiin karayoo I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Anoon kuu baxaynin Ii baaqdee
    Waxanaad u badheedhay baan ahayee
    Baxsanoow kalgacaylku waaa waa
    Bilic qurux sanaad u bogtee
    Adiggaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Berri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    Bogiyo wadnahaygii buu
    Bud dhiggoo boholuu
    Ka samaystay boogo noqdee
    Bilaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Bukaanka adigaa isku beeraayee
    Belliyo bahal toona kuuma dhowee
    Billanoow kalgacaylku waa waa
    Bilic quruxsanaad u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    Is baddee iska bi'i
    #CHORUSHASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo belalee
    Addigaa bakhyiin karaya oo
    I baddee iga bi'i
    #HASSANDIIRIYEAHUN
    Wixii biliclaba bidhaan wacanee
    Nafta u boholyowday baa u bogtee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Dabb baxaaya oo bellelee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i
    #XALIIMOKHALIIFAHUN
    Barwaaqo aduun badh baa dhimanoo
    Badhaadha kastaa kamuu bogganee
    Billanoow kalgacaylku waaaa.....
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    IS baddee iga bi'i
    #CHORUS-#HASSANAHUN
    Boqorkii quruxdaay dharaar
    Boqorkii quruxdaay habbeen
    Beeri walba mar kastaba
    Bidhaantaada waan u baahanahee
    Billaneey kalgacaylku waa waa
    Bilic qurux sanood u bogtee
    Addigaa bakhtiin karayoo
    I baddee iga bi'i iga baa'bi'i.
    _______________________END
    Erayada : Cali sugulle D Carbeed AHUN 1965
    Laxanka : Cabdilaahi QarsheA AHUN
    Luuqda : Hassan Diiriye Farah AHUN
    & Xaliimo Khaliif Cumar magool AHUN
    __________________________________
    Mahadsanid Saaxiib #CAWAYSKA.

  • @ibnuasad110
    @ibnuasad110 2 ปีที่แล้ว +2

    Two legends Diiriye iyo Magool. AUN

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb heesta abwaan kii lahaa soo raaci maxaa kaa qaldan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 หลายเดือนก่อน

      Adeer waxba igama qaldanee, afkaaga hagaajiso, hadaad taqaan soo sheeg, haduu mid beeneele sheegtay waa arrin kale, hada waxay noqotay in heesihii cida sameysay qabiil loo dhageysto, halkaas bay maraysaa jiilka cusub inay qabiil ku nooladaan.

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว

    Heestu waa Orginal waloow Deg deg yaree kujiro Maadaama ooy Qadiimi tahay
    Teeda kale waxaa Asal ahaanteeda qaadi jiray Only 2dan Marxuum Aun

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว

    Cawayka dalmar waxaan idin weydiiyey erayada heestan ma waxa lahaa aun abwaankii weynaa second father of education yussuf haji aden qalibe

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      War uma hayo

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      Waxaa lahaa Cali sugulle duncarbeed….waxaan taariikhda ku hayaa riwaayaddan markii hore waxaa xiddig ka ahaa AUN kuluc markii xamar la keenay ayuu wuxuu ku bedelay xasan diiriye

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว

    Allah Yarxamahum Raaximiin & maytaadkeeniiba
    hobal sare Hasan Diriye Farah Aun wuxuu kudhintay in Kuweyt City
    Boqoradii Codkuna waa Halima Khalif Omar Magool waxay ku Hoyatay in Nederland. sun.20:40pm.24dec.2023.NL.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Aamin, goormuu geeriyooday Xasan Diiriye?

    • @omarnuh
      @omarnuh ปีที่แล้ว

      Waxaan Filyaa inuu Geeriyooday Marxuum " Hasan Diriiye Farah " Aun intii udhaxaysay 1994-2000kii
      Soomalidu waa Umad Xasad badan
      Waana waxa inala Hadhay
      Hadaad waxuun ka hadaaho Qaar unbaa
      Dislike kugu Macsuumi.mon.01:10am.25dec.2023.Nl.

  • @Somalia5
    @Somalia5 11 หลายเดือนก่อน +1

    🪽🇸🇴🪽 ADIGAA iBADEE iGA Bi’ii😂😂😂😂

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise ปีที่แล้ว

    Inkastoo uu codka xasan diiriye Hallaasi yahay hadane heesta wax ay ku qurux badan tahay marka uu Cabdullahi Sulfa qaadaayo oo aan filaayo inuu isagu ku horeyay
    Balse dadka hada joogo fanka qaladbay ka galayaan 2023.3.3

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Adeer Sulfa heesihiisa inta badan waa qaar u ka daba qaaday faniintii hore, Shareero, Somali Jazz iyo Kooxda Iftin waxaa loo sameeyey una badnayeen caweyska fiidka ama Night Clubs, sida Huteel Curuba, Huteel Jubba, Huteel Shabeele, Bulsho iwm

    • @AbdiFatah-bu4hg
      @AbdiFatah-bu4hg 4 หลายเดือนก่อน

      Tani waa original kii saxib maanad dareemayn sida magool codkeedu uyaryahay waa bari hore badhtameeyadii 60kii weeye hadda magaratay