SIDEEN ISKUCAATEEYA IYO MAQAARKA HADUU KUJILCAY?JAWAABTADA HOO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya  หลายเดือนก่อน

    soofiirso🙏
    th-cam.com/video/7H_WWVW9gM8/w-d-xo.htmlsi=eZ-zLxcXv3o-o9dd

  • @hibaaqiyomasbal6582
    @hibaaqiyomasbal6582 6 หลายเดือนก่อน +5

    Halaiscaateeyo ceeb miya qof kujecel unba kudhaho is caateey walaal❤

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 6 หลายเดือนก่อน +4

    woow wasuaalo wanagsan oo loobahna balse abaayo wanaga qoslisay markaad dhahday haboodin hadi kale jirka buq buq ruq kudhihi 😂😂😂😂😂

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xabibti nooso badi shukran 💯💯💯♥️💋

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤

  • @مزونالشمري-ص6غ
    @مزونالشمري-ص6غ 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah 👌

  • @HodanAbdi-vu8gl
    @HodanAbdi-vu8gl 6 หลายเดือนก่อน

    M.allh abyo keep going ❤❤

  • @mssqosol
    @mssqosol 6 หลายเดือนก่อน +2

    Suaal kaltumeey dhererkygu waa 1.65 culeskyguna waa 57 saas ee tahy culeeskyga intan in uu yahy igama muuqato calool yar ayaan leeyahay hadan intan kasi caatowbo meesha ugu horyso an ka catowbo waa wajiga mana rrabi ina wajiga ka caatobo mxa talo ah oo an calosha ku jaraa😢

    • @muniiroali
      @muniiroali 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo suunka caloosha xiro intaad Soo jeedid isticmal suunka
      Wajiga hadadan Rabin inuu caato Kaa noqdo dhinacyada wajiga ha usexanin wayo barkinta dhinacyada qabaneeso goomaha Soo baxayan

    • @Cayni123
      @Cayni123 6 หลายเดือนก่อน

      Abya normal thy maba cayilimid BMI wa normal abya

    • @mssqosol
      @mssqosol 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@muniiroali abyo khyr allha ku siiye gooman waaba leeyahe dhabar dhabar hdan useexdo goomanka ma iga ba'ayaan

    • @mssqosol
      @mssqosol 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Cayni123abyo calool yar ayaan leeyahay wajigana cataa ka ahay

    • @Cayni123
      @Cayni123 6 หลายเดือนก่อน

      @@mssqosol haaa sx abya

  • @HanaanKader-zm5fo
    @HanaanKader-zm5fo 6 หลายเดือนก่อน +1

    Calosha noo soo gali

    • @muniiroali
      @muniiroali 6 หลายเดือนก่อน

      Caloosha qabka Ugu fcn wxa waye inaa xirtid abayo walibo xiro suun wasac ah si kilyaha aysan kuu xanuunin

  • @ruunabdi9030
    @ruunabdi9030 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah abyo

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo ani waan dhimi la ahay wan kudaay dhirirkeygu waa 1.56 weight 77kg mxaan sameyaa extra weight seen isaga ridaa yarabi xasaasiyad iyo gaas baa idhibay markaa week wado waa xanuusanaa gaska adunka😢

  • @aminaahmed3777
    @aminaahmed3777 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂 10:44

  • @Amiish
    @Amiish 6 หลายเดือนก่อน

    Walahay waan qoslay adigoo buuran ha boodin hadiikale jirkaaga baaqa kkkkkkkk dadalaa waa gaadha xaji cabaas dadka raba in ee iscateyaan dadaala hilib dhimis qurux raaxo kuma helesaan waxa kasta ood jacaylshahay waa in aad joojisaa dhib daal xanuun badan aad u soo marto iyo baahi waa gadheesan guushiina kaltun taladeedan qaata walahay waa muhiim waadan ku faa iidesin

  • @saabiriingk9520
    @saabiriingk9520 6 หลายเดือนก่อน +1

    Byo ani biyaha wn ku cayilah

    • @muniitaaxmed7533
      @muniitaaxmed7533 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ana saas ah biyaha waku cayila 😂