Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Cududeeda Milatari xili la xusayo 1-da Luulyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 48

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha somalai madaxeeda kor ha.usoqaada

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 3 หลายเดือนก่อน +3

    30 sano kadib manta mawaxn kufaana 2 helicopter Subxa anallah

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @CabdiYare-t5p
      @CabdiYare-t5p 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@TewodrosBethlehemniyada ku dhiso inay adimis lee dahay

    • @CabdiYare-t5p
      @CabdiYare-t5p 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@nusumkate123 intaaasba waa hor mar oo maanta lagaray

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 1 lulyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 หลายเดือนก่อน +1

    Khasaare kuwanay dhulbahante wax ka sugayaan subxaan

    • @ahmedabdi281
      @ahmedabdi281 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @umuguled3903
    @umuguled3903 3 หลายเดือนก่อน

    Hambaalyo ❤🎉❤🎉

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alllow guuul ciidankeena somaliyeed❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah, Soomaaliya hanoolaato.

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah aloow midnimo nasii❤❤❤❤❤❤❤

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 3 หลายเดือนก่อน

    💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴1 Lul yo hambalyo❤❤❤hambalyo❤hambalyo❤

  • @abbdll
    @abbdll 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cudud meliteri uma jeednee niyada miyaa la isku dhisayaa. Soomaaliya cunaqabateynta waa laga qaadee mey hub soo iibsato oo iska saarto ciidamada ajnabiga oo itoobiya ugu horeyso

  • @DrAli28-Y
    @DrAli28-Y 3 หลายเดือนก่อน

    Sannado badan waan ciiloonay

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂
    Wlh sheekadaan waa wax lagu qoslo😂😂😂😂

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 3 หลายเดือนก่อน

    WAA WADADA UGU WEYN AAN HAYSANO HHH CIIDANKA XITAA CIRIIRI KU AH

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma hal diyaarad kaliya leenhay 40 sano kahor 45 diyaarad baa laheen walee aduunka waa kaharnay alaha ceebteena asturo😂😂

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaasi al shabaab ayaa wasta markey arkaan khawaariijta weykala firxadaan

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas wuxuubadaley Aliyare Jee kujire?

  • @lamudiridirilamu1894
    @lamudiridirilamu1894 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @MaxamedAmiinXuseen
    @MaxamedAmiinXuseen 3 หลายเดือนก่อน +1

    War waa naceebeeseen 2 elikabtar maa waxweyn nooga dhigeesiin

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 3 หลายเดือนก่อน

      Hadii aad wax ka badan heyso keen
      Hadii kale afkaada labo saar
      Orom always is orom😅

  • @_faatax
    @_faatax 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhhhh meesha ciidan iyo nidaam kuma haysaan

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 3 หลายเดือนก่อน

    muuse biixi ha loo share gareeyo video gan sido u arko Somalia

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 3 หลายเดือนก่อน

    GAADIIDKI IYO CIIDAMADII MADAXWEEYNE FARMAAJO UU KAKEENAY QADAR IYO ERITREA....ILMO BILILIQO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH.....TVGII REER BILILILQO.

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 3 หลายเดือนก่อน

      oohin naxtin unkaa leh dalka iyo caasimada.

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ladhuunta waxaas ceeb idinku tahee 😂😂 😊

    • @Hamdaindho-d5m
      @Hamdaindho-d5m 3 หลายเดือนก่อน

      Adi amxaar miyaa tahay😂

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 3 หลายเดือนก่อน

    Dowladda fashilantay oo xayeysiin ku sameysanayso diyaarado kiro ah

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wallahi wan qoslay
    Ninka hadlaya ee gudomiyaha lagu shegay
    Iyo wariyaha suasha weydinaya
    Islamaha buurburan ee laso lug gooyay
    Odayaasha daroogadu dilootay
    Wiilasha nafaqa darradu hayso
    Iyo guryaha qalfoofta ah ee shubkii laga baxay, ayaa dunida loo soo bandhigayaa oo lagu faanaya
    Adeer caqligaa laga xoroobaa, gumeysibaad ku jirtaane
    Dulli allah idin bado waad habowdeene

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 3 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho, caasimad dhan oo aan laheeyn meel lagu soo banaan-baxo.
    Aaway fagaarihii TARABUUNKA?

  • @abdurahmanhaji2946
    @abdurahmanhaji2946 3 หลายเดือนก่อน

    Waxba laguma geedo, weli know iyo labo lama joogo

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaja oga dhowa Somali awoodeda İnay so labato sababtu ah cidamada Hassan sheikh iyo Nocan xada xadlaya ba layeey shirqol bay kulayeen

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaana hay CBB Waankaxunahay Cadusaas zciidanka ?

  • @abrahman129
    @abrahman129 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxasi waa been

  • @Ahmed-ut9bi
    @Ahmed-ut9bi 3 หลายเดือนก่อน

    Hormarkana manoocaasaa

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 3 หลายเดือนก่อน

    M.a 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 3 หลายเดือนก่อน

    Hadaney xamar xoreyn karin maxay ka cudud ahaan

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 หลายเดือนก่อน

    Viva somaliland

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      Laangab viva somalia🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @muusakahin4135
      @muusakahin4135 3 หลายเดือนก่อน

      @@awiladen7814 reermiyi ma laangaab iyo laundered ayaad aaminin santahay

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 3 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 หลายเดือนก่อน

      @@hodandahir8111 🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 3 หลายเดือนก่อน

    GAADIIDKI IYO CIIDAMADII MADAXWEEYNE FARMAAJO UU KAKEENAY QADAR IYO ERITREA....ILMO BILILIQO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH.....TVGII REER BILILILQO.

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 3 หลายเดือนก่อน

      farmaajo hortiis beey joogeen ciidan iyo dal soo hagaagayo buu yimid oohinta naga yaree.