“Cadowgii Somaliland oo faro-badani Suuxdin ayey ku jiraan…” Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 198

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน +13

    Masha alllllllah guuuuul somaliland nooooolaaaada❤

  • @abdit8270
    @abdit8270 8 หลายเดือนก่อน +6

    Si fiican buu u qadaa dhigay 1:05 Macalin sare iyo Mayer Abdirahmaan Cadami. Well done. Kal soconaye si sharaf leh ma u kala guranaa ceeb maaha, waxaasi ceeba hore u soco dib u soco meelna ha u socon In yar somali land may dhawaaqine dhegbaan jalaq lay siine. Hadii somaliya maanta arinkaa cagta u dhigi weydo meel xun bay tegi oo laga shaleeyo. VIVA SOMALILAND

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 8 หลายเดือนก่อน +7

    Somaliland way guulaysay 🎉❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน +7

    Huwan iyo daaaarooood tirayare way jabeeen😂😂😂😂

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 8 หลายเดือนก่อน +6

    Xasid ma liibaano
    Soomaaliyana
    Ma liibaaneyso
    Inta walaalahood
    Soomaaliland
    Ay xastaayaan

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 8 หลายเดือนก่อน +3

      That's why Allah ugu salidey Al Shabaab iyo kala qaybsanaanta maanta haysataa.
      Allah ma jecla xaasidnimada.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 8 หลายเดือนก่อน +5

    Niman kireeysan😂 Faraax Macalin.
    Kaasi wuu kureeysan yahay.

  • @mstafas8246
    @mstafas8246 8 หลายเดือนก่อน +7

    Guul Somaliland

  • @drabdulrazaqmuhammed1941
    @drabdulrazaqmuhammed1941 8 หลายเดือนก่อน +5

    Maayirki hore ee hargeisa abdirahman cadami waa aqoon yahan si fiicana wuu u gorfeeyey

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 8 หลายเดือนก่อน +10

    Guul somaliland 👍❤️❤️❤️

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 หลายเดือนก่อน

      Adeerkaa buule kaa ninkaa ciyaalkiis laa joogaan marexaan buule

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 8 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland guuuuuulalle hanaga qabto cadawga ciil qaba yaasha dulaysan aamiin aamiin

  • @djimalehhaybe5851
    @djimalehhaybe5851 8 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Somaliland guul guul iyo gubonimo

    • @cabdallayare4554
      @cabdallayare4554 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xageey ka jirtaa anaga hadaan nahay Daarood lagama yaabo inaan idinku soo biirino kkkkkkkk 😂😂😂😂😊

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 8 หลายเดือนก่อน +2

      ​@cabdallayare4554
      Kuwa loo yeedhaneyo daarood ma'aha. Allahuma nahjeynaa minal Darood midnimadooda.
      Somali waxaan uga baxeeyna Daroodka dartooda. Good luck, hawiyoow😂😂😂😂.

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah soomaallilan guul guul isha allah isha allah isha

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 8 หลายเดือนก่อน +7

    Guuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @craxmaanaxmed9125
    @craxmaanaxmed9125 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah macalin C/raxmaan dheere

  • @ahmedxaashi2311
    @ahmedxaashi2311 8 หลายเดือนก่อน +6

    Guul somaliland

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allllah tabaaarakaalaaah guuuuuuuuuuuuuuuuuul insha allllllllah❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cadami aqoon yahan Somalilander khabiir dhan walba Noolow caqligaa wanaagsan iyo garashadaa Allah halkuu barakeeyo

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa maanta maynaan wada muraneen hadii 1960 aynaan xamar la gaynin masiirkii somali land siyaasigi 1960 ayaa jar inaga tuuray

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 8 หลายเดือนก่อน +1

      Talada lagu degdego, khaladaadkaas oo kale ayeey keentaa.
      Tan hada la geleyo na waa in si mug leh looga fiirsado.

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 8 หลายเดือนก่อน +7

    Very well ecplained and uderstood mr minister
    Thank you for your clear presentation of the situation.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 8 หลายเดือนก่อน +4

    Halkaa sax ! Marka aynu laba dawladood oo Qaran ah oo kala madaxbanaan noqono, hadii xidhiidh caadi ah oo wanaagsan aynu yeelano, reer Somaalia markaana passport ayay dhul iyo hawoba ku soo gelayaan Jamhuuriyada Somalilaand, sidaa Somaali oo dhami Jabuuti ku gasho. Somaalia weligeed waxay noqonaysaa jiritaan aad la isaga ilaalinayo oo qaybo Somalilaand aad u neceb oo xitaa jiritaanka dadkooda la dagaal kulajiraa ay ku jiraan, madaama Somaalia ay dhexfadhiyaan argagixiso khatar ku ah nabada iyo xasiloonida Caalamka ay broozinka sanado badan dhex dhigteen.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 8 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk passport keena ayaadba ku duushaane masaakiinyahey horta yaaba idin ogolaani taas weligiin hoosteena unbaad joogi doontaan intaad noshihiin ama booda ama dhaca

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 8 หลายเดือนก่อน

      @@cabdikahinshugricali3989 Horta waxad sheegtay in aad dembiile magaca aabihiii iyo hooyadiiba sheegay. Taas dabadeed anigu waxan ka hadlayaa ayaamo dhow marka Afrika iyo Caalamku na aqoonsado. Qofka Passport kiina qaataa waa mid aan isku kalsoonayn ama waa mid Huwan Kalkaal ah. Qofka Somalilander ka ah ee isku kalsoon baasboorka Somalilaand haduu visa helo wadan walba wuu ku tegi karaa. Baasboor ka Somalilaand waa asal, waa basboor
      El-Passport ah oo dawladahu jecelyihiiñ waayo waa baasboor el-
      ah oo qofka leh mooyee aan cidii kudhoofi karin.

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 8 หลายเดือนก่อน +3

    Guul iyo gobonimo

  • @ZuleykhaAbbas
    @ZuleykhaAbbas 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Xabaal bay noqotay aan waxba ka soo
    Noqonayn,sidii wuxuun loogu gurayey baa lagu daalay,markaas aduunyada ayagaa raba isbedel,yaan lagu daalin dad tashaday oo ilaahay wato,tooda ha ka Taliyaan.

  • @hasbajama5149
    @hasbajama5149 8 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somaliland 💚🤍❤️🫶🦁

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 8 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia in COMA 😂😅
    VIVA OROMO
    SOMALILAND 💚🤍❤️🇪🇹🇺🇲🇬🇧

    • @AbdiAhmed-fd9ps
      @AbdiAhmed-fd9ps 8 หลายเดือนก่อน

      Bax tuugso

    • @user-lh6yk4sy3o
      @user-lh6yk4sy3o 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@AbdiAhmed-fd9ps Bax tuugso Maha afsomali we say in Somaliland
      Bax tuugso ( somaliya) = so dawarso ( Somaliland)
      Isku dhagaan iyo isku af ma niyiin hee tinaa aminaa...
      Nacabku Dharbiyada a jidow..
      From Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇬🇧🇺🇲

    • @AbdiAhmed-fd9ps
      @AbdiAhmed-fd9ps 8 หลายเดือนก่อน

      @@user-lh6yk4sy3o Af Xabashi kuma hadlo. What you saying… i am more Somalilander then you.. you dont nothing about your history. So you must be OROMO. WE ARE GOING TO TARXIIL TO YOUR SIILKA HOYADAAA.

    • @khaalidcabdiraxmaan4972
      @khaalidcabdiraxmaan4972 7 หลายเดือนก่อน +1

      Guul soomsliLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻

    • @AbdiAhmed-fd9ps
      @AbdiAhmed-fd9ps 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-lh6yk4sy3o haaa orama

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah❤❤❤❤ mudane Cadami🎉

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 8 หลายเดือนก่อน +2

    KKK Doqon Doqon dhalay layaab malaha óo waa Caqli xumidii Heego ee dalka iyo dadkiiba Ku baabiyeen ayu weli Ku hadlaya waar yaan qof caqli wacan lahi Ku jirin reerkaba waa sida dadkii waa yaban yiin 😮😮

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed3054 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Alllaaah Guuul❤❤❤❤

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaliLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻

  • @Borama1960
    @Borama1960 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland must stop all talks with Somalia period. I had enough of these hateful bastards. 😤 We are done with Somalia. The man cannot even visit some Somalia cities and he does not even have control over Putland. This man Hassan needs to think hard how he handles this bc we will never ever unite with Somalia again. Guul Somaliland always 💚 🤍 ❤️ 🎉🎉🎉🎉

    • @hassan-zn7zz
      @hassan-zn7zz 8 หลายเดือนก่อน

      Yaaa tahay samaroon maskin tahay isaaq ku gumaaystaa fucking batahay

    • @khaalidcabdiraxmaan4972
      @khaalidcabdiraxmaan4972 7 หลายเดือนก่อน +1

      Guul soomaliLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻

  • @Truthmoi
    @Truthmoi 8 หลายเดือนก่อน +3

    Xamarey midnimadad jeceshihiin hargeisa keena wanagii anagu 60kii muqdisho kenaye hadii kale xasiidnimada naga daaya

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman8113 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk 8 หลายเดือนก่อน +1

    soomaalilan guuul

  • @MuseKhadir-qy7me
    @MuseKhadir-qy7me 8 หลายเดือนก่อน +2

    This dude have no clue

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cabsi uu ummada soomaliyeed uu ka qabo ayuu oromo ula galay ujeedo kale kama laha laakiin kab iyo xaarkeed waa la isla tuuraa 30 km xabash kula biiro awalba oromo soomali ku soo dhex dhuumatay ayaad ahayde.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadday dad caqli le yihiin oo xididka xishoodku nool yahay waxay sameeyeen ma ay sameeyeen waxay ku hadleen ilaa iyo maatana ay ku hadlayaankuma ay hadleen , ama ay dad fahmi kara yihiin 64 - ka sannadood waxay iyaga caqligooda doqoniimada ugu muuqday balse ah inay burburiyeen buurihii waaweynaa ee kalgacalka somali iyo ururinteeda ee quluubteena waxaan leeyahay ooyin ha ooyin ilmada cesho baan ku idhi !

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq go ahead and separate yourself from Somalia there is no way a clan will sell part of Somalia to another state. You are dissuading real attentions from your economic stagnation and economic inflation.

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa CADOW ah dhulkaagii iyo dadkaagii ayaad iibisay waxaad la mid tahay kuwii bixiyay Falastiin iyo Kashmiir. EEG waxa maanta haysta. Adigana waxaad taariikh xun uga tegaysàa caruurta aad awoowaha aad u tahay in kastoo àad OROMO iyo AMXAARO aad u egtahay.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 8 หลายเดือนก่อน

    War cad guuul guul adna guulayso mudane cadami❤❤❤❤❤❤

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 8 หลายเดือนก่อน +1

    KKK Wallahi waa xoolo ciyaya cariurta yayar aya Caqli dhaanta waa ninka Ku badeena ictiraaf aynu siisano 140 miilon óo xabashiya hayna qabsado waat Heego qof caqli badane maba laha miyaa subxanallah waar dadkan eega 😮😮

  • @amalos3435
    @amalos3435 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan odhan lahaa ilahey haynaga reebee xadka somaliand silig electric ah inaga xidh

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 8 หลายเดือนก่อน

      ilaahay bad haynaga dhex dhilaaciyo somaliya Amiin

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan1032 8 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliland guuul guuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmankhalif-ee1bw
    @abdirahmankhalif-ee1bw 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waan yaabnahay reer somaliland Somali cadow kuma aho, Waan idiin jewel ahay

    • @minursa02
      @minursa02 8 หลายเดือนก่อน

      Shacaabka waa daad Goob aah lakiin warabooyinka xukumaa badhidhood waa cadoow 32 sano xaliin Kari wayeey si waafaqsaan.

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@minursa02haawey dugaag wax lala wadaagi karaa. Ciqaabta Allaah aya ku socota Somalia 🇸🇴. Rabi ha u siyadiyo xumaantooda & nacaybkodana ha u qabto. Aammiiin

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍✅✅✅👍💯✅🙏🙏✅

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 8 หลายเดือนก่อน

    Sida xiligan muuqata nabad iyo nolol waxay dalka la maamusho Xasan Sh Somalia, sababtoo ah waxay haysataan ciidan ugaara oo meesha maamulka xasan hagaajiyoba iyagu khariba iyago ku yasaya xasan

  • @azadhassanjama-ri5pu
    @azadhassanjama-ri5pu 8 หลายเดือนก่อน

    Adigo miran aya tuug ah oo didan ama cadaw ku ah dhalinyarada somaliyeed beentinu madhamato mia waan ini fahanay hadanu nahay ree Somaliland waxi hada ka bilabma sanadkan manta jiri mayso Somaliland ee waxa jiri donta somalia 32sano ayad been no shegaysen beentinu ma dhamato cadow ayad nagu noqoten wayeelkina ikaar ayad dhalinyarada ka mutaysaten ilhy halke ayad ka galaysan 😢cadab aya ini danbaysa intii aad dhalinyarada aad kala lumisen qarkodna badaha libya iyo yemen aay ku dhamaden ilhy inigama dhafayo wlhi 😢😢😢

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa amxaarka Barbara ku fali hadaad kiro zaylac ka siiso Amxaar!!! Waa doqonimo! Diidnay muuse

  • @minursa02
    @minursa02 8 หลายเดือนก่อน +1

    MaanshAllah, Very well Stated. SOMALIA HADEEY KA FIIRSAAN, MAAR LABAAD O UGUDAMBEEYA WAXEY NOOQON TUUSBAAX KALA DAATEEY. INTAA KALE INDAHA TAAGAYA GACAAN UGUMAJIIRTO.

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 7 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha xawayaanka ah ee sualahan raqiiska ah waydiinaya dadka. Muux ka buubuninayaa somaliya oo 0 dhako weeyen ah.

  • @loo6837
    @loo6837 8 หลายเดือนก่อน +2

    Can some one tell me what is different between Isaaq and Somaliland, these days only Isaaq people are advocating for separation from Somalia.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 หลายเดือนก่อน +6

      If you don’t know the difference between Isaaq and Somalia now you will never never know it.

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 8 หลายเดือนก่อน +3

      Not all isaaq. It is habarawal who comes out of the closet.there blood DNA is oromo.

    • @abdullah-h3v1t
      @abdullah-h3v1t 8 หลายเดือนก่อน

      Please don t cary

    • @abdiyusuf9006
      @abdiyusuf9006 8 หลายเดือนก่อน +6

      Isaaq is the super power of the somali people , only they can divide and unite somalis no other tribe or group can. What isaaq decides goes that's the reality.

    • @abdullah-h3v1t
      @abdullah-h3v1t 8 หลายเดือนก่อน

      F

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx 8 หลายเดือนก่อน

    ADAW AAD U FOOGADAY WEEYE WAY KUQASBANYIHIN AMBA ETHIOPIA NA WAXAY UGA HAHANYIHIN SOMALILAND BAY USO MARINDONTA

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 8 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉🎉

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 หลายเดือนก่อน +1

    Indhahoodoo shan baa lanoo soo celinayaa aqoonsigay naga dhaceene miyey is wada qarxin isqarxintay khubaro ku yihiine halkayse ku dhuuman doonaan annaga iyo beesha caalamka gacmaha is haysana ayaa isku so ururin oo dhaqancelin siin doona masaakiinta !

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 8 หลายเดือนก่อน

      Aduunkeey ma arkin iidoor idinka caqli xun yar iyo weynkiina kuligiin maskaxdii citiraaf baa idinka dagay war citiraaf sidaan laguma helo itoobiya ayadaaba naf la caari ah maxay idin siisaa adeer buug 1960 kii idinkoo mirqaansan aad noola imaaten baa idin horyaala weligiin dambana ma go'eysan anaga idin xukumi

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

    Citirafta wa jiro laheen dawo

  • @sheikhalbalad2061
    @sheikhalbalad2061 8 หลายเดือนก่อน

    Guusha..somaliyed

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul guuuul Jamhuuriyada FALASTIINTA CUSUB

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 6 หลายเดือนก่อน

    Lkn waxa ka fcn inaad somalia kala hada shaan. Arimihiina dhaxdiina is xalisaan.

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 8 หลายเดือนก่อน

    Waar somalia inaga daa ee heshiis kan somaliland iyo ethiopian ka ay wada galeen waxaan maqlaynaa in British gas ay bada cas ka qodayso natural gas iyo shidaal wax saami miyay ku leedahay somaliland? Mise waxayna sugnaa after 100 years

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 หลายเดือนก่อน

    Walee run baad sheeg tay qolada waxan wada ee xasansheekh ku duulimaadka ah wa kooxda farmaajo oo inay dib waxay ahaan jireen doonaya wa iyaga nabarku halkuu ahaa baad taabatay

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 7 หลายเดือนก่อน

    Shabaabka waxa madax u ahaa GODANE, oo ah nin reer Waaooyi ah.

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland ma u babac dhigi kartaa Somalia????? Waa su,aal ciyaalnimo...weriyeyaal ciyaal ah baa warbaahintii dilay.. Somalia horta dawladi maka jirtaa? Xagay Ka talisaa? Xagay xukuntaa ?

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Respect Mr Cafami. 🇸🇴 Wise Man. Join United Soomaali Lands.

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 8 หลายเดือนก่อน

    Masuul horta kelmeda inaga sax Komo mise Koomo

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 8 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN LA YAABAY KUWAN DADKA WARAYSTA:
    WAXAY YIDHAHDAA, DHULKA SOMALIDU DEGTO,
    YAA LEH DHUKA SOMALIDU DEGTO?
    BAL U SHEEGA OO BARA CIDA LEH!
    WAA BILAA AQOON.
    SOMALI BAALEH DHUKAY DEGENTAHAY SOMALIDU.

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct 8 หลายเดือนก่อน

    Subaxaan allaah wara kanin ma hadallaya miyanu ahaan midkii boobay.gurayihii baanka

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 8 หลายเดือนก่อน

    Waa run farmaajo wakhtigiisii wuxuu ku lumiyey siduu Somaliland wax u yeeli lahaa, taasoo keeny inaanuu qaban hal shay wixii loo igmaday

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 8 หลายเดือนก่อน

    Weligiin dambena nagama go'i doontaan weligeenana heshiis ma noqon doono wax aad sameyndoontaana malahan cid idin citiraafeysana majirto maskiinyahow maskiinku dhalay

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dalka somaliland guul ayuu gaadhay ciyaala amison tiina oohin ayaa ka dhamaatay

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 8 หลายเดือนก่อน

    Odaygu sidii uu jeclaa ayuun buu u hadlay!!!
    Maxaa la aqoonsadaa, ma Soomaaliland-ta lagu kala tegey??
    SSC-Khaatumo idinka go’ay Soomaaliya ayay raacday Awdal state waxyar ayaa u haray, Garxajis idinka ka tage markii xukunkii loo diidey!
    Maxaa kuu haray marka? Waa uun jeegaantii liiq liiqanaysa.

  • @MowlidAl-amin
    @MowlidAl-amin 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahaybaan idinku dhaariyee, mawaxad aaminsantihiin itoobiya inay badda iyo dakad uun ku ekaan doonto, aqligii xaguu idinka tegay?
    Afarta soo lugeysee nadhexjoogtaan ka amaan laanahay.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 8 หลายเดือนก่อน

    Waa odeyaasha nolosha ku saaqiday ee Qabyaaladdu madaxmartay. Godane yuu ahaa? Yaase u diray inu koofur Soomaaliya uu qaso?

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 8 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo somaliland habar baa iska howhowlee heelada inoo tuma hanbalyo hanbalyo hanbalyo somaliland

  • @yasirjama1376
    @yasirjama1376 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkani war mayo 500 nin iyo 500 tikniko ah ayaa lagaa qabsaday saacad gudahooda

  • @osmanali308
    @osmanali308 8 หลายเดือนก่อน

    Adiga markii ad qabri ilmahaado gaalo Allah cadaabta gal

  • @Muxsin-11
    @Muxsin-11 8 หลายเดือนก่อน

    Sacad muuse oo qoti noo dhumataya iyo habar jeclo oo ku daba gabaraa, umada dhulkeeda xabashi ma siin karto, waxani waa riyo doorashada adii loo dhaqaqi wayo xabad banu qotida kaga saarayna hargeisa

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 8 หลายเดือนก่อน

    Odaygan u mirqaansan yahay walee.... xitaa ethiopia aya ku dhawaaqayn ee hurdada ka toos

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 8 หลายเดือนก่อน

    Siilka hooyadaa ayaa suuxday. Balanwaaye this 1988ka daran lagu dhigo ileen. Inaad ku faartahay ayaa ii cadaatay. Walaahi iney orama iga kaaba celinkarin. Cabsi darteeda ayaad oramadii gaalada u hoos gashay

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 8 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia cutada anagaa u gayno noo keeni badayada kiro ma ahan!!!
    Barbara la xiri maayo.Diidnay;:,

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland is a synonym of state

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 8 หลายเดือนก่อน

    Itoobiyana inoga fa iideeya oo hubka inogasoo dejiya raggan waynu iska celinaynaye maraykanka caruurta joogta waxay aamunsan yihiin in soomaliland xoog lagusoo celinkaro wan layaba walidooda marka soomaliland qurbo joog ito qoloqol joogbaa udiyaar garoowa anigu naf iyo maalba waa iga diyar sinaayan caruurteena jiilkaka dambe u soo eegin

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 6 หลายเดือนก่อน

    Ithopia wa cadow somalia oo dhan. Weena cadee satay

  • @user-qc8wl1vf5p
    @user-qc8wl1vf5p 6 หลายเดือนก่อน

    Waa kuwan dadka dhimirka lagu sheega.

  • @ibrahimsigad1571
    @ibrahimsigad1571 8 หลายเดือนก่อน

    This is narrow minded man. Who's the enemy. Hallucinating!

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 8 หลายเดือนก่อน

    Kaddaab qabiilayste shisheeye kalkaal ah

  • @haynkajaanka6251
    @haynkajaanka6251 8 หลายเดือนก่อน

    WAR DHAHAYA ISAAQ GUUL WAR SOMALILAND MEEDAY KKKKK

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaq dowlad manoqonayo ee wax kale noshega

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 8 หลายเดือนก่อน

    Iidoor mirqaamey mar dhaw adiga oo miskiin Ethiopia ku dhex ah dhulbahante ayaa maalin hubka kaaga dhigey oo aad cidkale u hanjabaysaa!!!garaad xumooy ba,

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan walwal waxbo ma oga dadkan marqanka wax udhimay maxaa kagalay bahida itopiya ma adiga kamasula

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤BOQOLAASANO CULADUHAIMASO OWAY MUUQATA

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 8 หลายเดือนก่อน

    Kulahaa afgarad ilaahaan kaaba bar yay afka udhimo adiga iyo kuwa kula mid ah

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp 8 หลายเดือนก่อน

    Hayey khatumo hayey dooliga 😂😂😂😂

  • @wacdi2030
    @wacdi2030 8 หลายเดือนก่อน +1

    Damiirkii iyo dadnimadii baa alle ka qaaday inta uu le'egyahay iyo waxa uu ku hadlayo.
    Dulli baa soomaaali oo dhan u talinaya ilaahay umadda haka qabto.
    Cadawnimadii, saaxiibtimadii iyo walaalnimadii baa isaga qasantay😢

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wa nin mutacalin aqoon yahan dadiif ka muuqato aad iyo aad

  • @user-ti4bi3hq7u
    @user-ti4bi3hq7u 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaruuti naca kujira qaar baa madax kshega kurasida kadacay somaalilaan guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahrashid1020
    @farahrashid1020 8 หลายเดือนก่อน

    Citiraf waliginba kuwasha circa idinkaga dhow Maria yahud Sheetal Maria irir Maria carabiner Maria Orono kirishtan ah marked khabilada adunka Sheraton soon waterman idinka khasab kusoraci konfur bada soomaliyana ku qayimeysid

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v 6 หลายเดือนก่อน

    KII BILAA MACNAHA AHAABAA

  • @munaabdirisak89
    @munaabdirisak89 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdililaah soomaaliland guul Guul

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 8 หลายเดือนก่อน

    Reer bahal ismaciil jabarti meesha ay ku socdaan waa muqdisho xili ay noqotaba xoogvay muqdisho uga taliyaan weya u muuqataa reer bahal muruoodii waa mideysan ilaa jig jiga ilaa gaarisa hawiyow markaa wey sow dhowdahay Ala yaa muslina muslina iyo yaa irisamaale ah markaa war reer bahal ka jignaada oo somali yay idiinku soo dhuuman hawiyey isaaq dhib idinku ma hayo farmaajo cunaha idin haya oo haldoorkii nii hoos u laayey ilaahey ayaa idinka qabtey markaa jibada somliweyn reer bahal idin soo dhiibeen iska jira somalida kale na yaan godob la idiin gelin hawiyow

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 8 หลายเดือนก่อน

    Waar sawdigii ayaa gacanyaraha tarmajo