Masha allah. Qaari codkaag,cilmigaaga, iyo cumrigaagaba Alle hakuu barakeeyo, Isha xasadkana hakaa dhawro. Waxaa iga talo ah aalada lagu duubayo ama goobta lagu duubayo cajalka in sharqanta laga dhawro, xoogaa waxa moda tashuush inuu ku furanyahay. Horay usoco walaalkay Idanka Alle.
ماشاءالله اخي يحفظك الله
Nucman bashiir
Wxad ka mid thy dadka uu Allah u dooty quraan الحمدالله
Wxan aad ugu farxi lahaa markaan arko adoo lagasoo duubay quraanka oo dhameystiran insha allah
Allah haku barakeyo codka
Masha Allah. subhanallah, very beautiful recitation I can't stop listening rabi shar iyo shaidan haka xijabo maqamkagana janah rabow kayel
QPR
Aamiin yaa Alaah
Al hammudullilah yaa sheikh Bashir, may Allah reward's you more and accept your recitations of the Holy Qur'an Yaa Rabbi.
Huuno I isha iyo carabka dadka allaah kaa xifdiyo aamiin
بِسْمِ اللّهِ ماشاء الله ماشاء الله تباركﷲ . صوت جميل ﷲ
ماشاءالله تبارك وفقك الله أخي الكريم والله مزمار من مزامير ءال دؤد
Manshallah very beautiful recitation Dr sheik Nucman
masha allah tabarakallah may allah.tabarakallah grant you janatul firdows.Aamiin yaa rabi.
Aaamiin dhamaanteen walaasheey
Nucmaan Bashiir ماشالله اخي في الله
masha allaah
Masha allah ilaahay haku xafido akhii
+Nucmaan Bashiir aamin yaa rabi.
Allahu akbar maxaa ka macaan kalaamka Alle Subhaanallah illahay haku xafido wallken Nucman codkaaga cilmigaga cimrigaga illahay haku barakeeyo
ماشاءالله تبارك الرحمن بارك الله فيك
Maash Allah ilaha haku hifdiyo aqi
Masha allh allaha kubarakeyo
Runtii aad ayu ucodmacn yahy sheekh nucman bashiir allha xafido akhariyo aduunba
maa shaa Allah very beautiful recitation Allah hakuxifdiyo imaam nucmaan
ماشاء الله تبارك الله
Mansha Allah ilahay ha ku xifdiyo runti codkaga waan raxaystaa dareemadayda hoose ayaad taabata marka quraanka ilahay akhrinaysa
Masha Allah wlhi dar Alla ayn u jecelahay qaariga muslimiintaa Allah ayaa kugaladeeysti cod aad u macaaan Allah noxifdiyo
aamiin aamiin aloow diinta islaamnimda nagusug adiga qafuur raxiim sh ajir xasanaadkasii
Xasanm Dhakalow aamiiiin sheekh xasan
Nucmaan Bashiir in sha ALLAH ,ALLAHA cafimad taam ah kusiiyo in sha ALLAH ducada waa xageena .Waadna kumahadsantahay aqbalka aad iga aqbashay ficilkana waa sugi .ILLAHAY na hanawada jeclaado oo hanagaliyo janadiisa xisaab laan in sha ALLAH.
mashaa allaah ilaahey haa ku xifdiyo al qaari nucmaan
جزاك الله خيرا
Mnsha Allah sheikh nucman illahaye haku xifdiyo
Mashalah alayaacisak ajarkisa alaha kusiiyo anagana kuwi kudhaqma okudhinta alaha inagadhigo
masha ALLAH Allah haku barakeyo beutiful recition
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك ويخليك
Mansha Allah tabarakallah
I like him how he recite...MashaAllah
جزاك الله خير يا أخي
የኔህት
Masha alaha
MaashAllah tabarakallaah
mashaa alah nucmaan bashiir maxamuud codkaada macaan dhaga ayaa ku raxeeysto wlhe indhahayga ilma kuso istaagtay marwalbo waxan jeclahay inaan ku dhageeysto alle dartiis ayan ku tageera una celaaday codkaada alle janada haka awaal mariyo
waxaan alle ka baryaaya in adiga cml wiil ah iigu deeqk
hoyada iyo abaha ku dhalay meey qasaarin allow taaj u xir
baaraka laah wll qaali
Aamiin wll shukran adigana milyoon marrah
Msha allah sheekh allaha kubarakeeyo
Masha Allah aghiil kareem 😍
manshallah rabana yahfadak shiikh amiin
masha Allah waa imaamka masjidka weyn 6ka rabi cod ku galadeysti
Mashaa allah, waxan ubaahan nahay in badan oo isagoo kale ah!
ماشاءالله حفظك الله
masha allah alle haku xiftiyo nucmaan
man Sha allah
ilahay ha kuxifdiyo bro
ماشاء اللة الله يبارك فيك اني أحبك في الله
Masha ALLH allaha kuxafido
masha allah allaha xifdiyo waxa nasib leh walidki dhalay oo diinta alle ku tarbiyeyay
Hooyadii ayaa soo korisay aabihiis uu dhintay asagoo yar
sheq nucman xafida hulaah wlhi codkaga aad ayan u jclahy alle haku xafido
Allahu Akbaar
Dhamaan inta aragta qoraal kayga faataxada haiigu soo maree inta wanaagsan oo alaah raalikayahay
manshallah Allah hakuxifdiyo
ماشاءالله تباركالله
Masha allah
Allah haku dhowro wll
ماشاءالله زادك الله حرصا
Masha Allah Allaha kuxifdiyo
mash alah walakeyga nucman ilahey haku xafido amin yarab
الله اكبر
aamiin akhalcaziiz dhamaanteen allaha nawada xafido goob walba iyo goorkastaba
يءسيييزؤزنؤىيتسنسمؤوةؤJaan Nisar aamiin akhalcaziiz dhamaanteen allaha nawada xafido goob walba iyo goor kastaba
Nucmaan Bashiir Asalamu alekum warahmatulahi wabarakatuMaasha ALLAH ,sheikh ILLAHEY dardii baan kugugujecladay ,ILLAHEY hakubarakeeyo adiga iyo waalid kaaga ,danbigiinana ALLAHA daafo ,awlad adiga camal ah ALLAHA nobadiyo adigana ALLAH hakaaga dhigo sidaada camal.Imam waxaan kaa codsanaya inad soo wada dubdubtit QURAN ka dhan hadaad awodid .Meelkasta ood jogtit hasuuso ALLAH khayrkana badi oo faafi .ILLAHEY hakuhafido .FiiamaaniLLAH.
Salwa bin muha . walaal aamiiin dhamaanteen allaha nawada barakeeyo walaasheey waan kaaqaaatay taladaaas walaal waan duubi doonaa inshaa allaaah quraanka oodhamaystiran marbaaan rabay inaan duubo 2016 salafmedia ayaa diyaar u.ahayd ineey duubto lkn anigaaa xanuunsaday oohargab kabixi waayay gaabiskuna dhankayguu kayimid lkn walaasheey allaha kuxafido taladaas wacan eed iisoojeedisayna waan kaagudoomay ilaahayna noosoobari inuuu nawaafajiyo oonoosahlo inaan quraanka duubno
Maasha allah💚💚💚🙏
Masha allah.
Qaari codkaag,cilmigaaga, iyo cumrigaagaba Alle hakuu barakeeyo, Isha xasadkana hakaa dhawro.
Waxaa iga talo ah aalada lagu duubayo ama goobta lagu duubayo cajalka in sharqanta laga dhawro, xoogaa waxa moda tashuush inuu ku furanyahay.
Horay usoco walaalkay Idanka Alle.
man sha aalah imam nucman ale hakuxifdiyo
Mohamed Awil aamiin dhamaanteen wll
maansha alahu sh nucmaan alah kubrkeeyo c odmacaan ayaad qirada ku aqrinysaa quraanka
Masha Allah
ماشاء الله بارك لله فك جميل صؤتك
m.A wlhi marku itujinayo cudkisa wan macan sada Allaha kudayo qaari
jaza kallah
ماشاء الله الله يحفظك
allaahu akuubar
Manshallh akhii sowtk
Maashaallah
Masha allh tabrkllh
ما شاء الله. صوت رائع.
Mashllh Sh nucmaan
مشاء الله تبارك الله
MASHA ALLAH ..
ماشاء الله صوت هدوء
ماشاءالله حفظه الله
قنات في سبيل الله
قنات في سبيل الله 10
Mohamed Ahmed Sheikh 000000
MashaAllah. Alle hakuxafido
M. Allah
Mansha Allah Allaha xifdiyo, waalidiintiisa Allaha ka ajar siiyo
Manshallah
masa Alahe
❤❤❤maasha"Allah
Mash Allah
Masha allah rabi haku xifdiyo
Gddagudu
Mnsha allh
ማሻአላህ Mashallah
مش ألله تبارك الله
ما شاء الله
manshalllah sheikh nucmaan
Mashallah
mashlllh
.ilaaaahuwu adooo kale nuuuga dhig wilashena adooo kale yaaaaa rapi kupi nala dhshe qaaaaariyaaaal ilaaaahuw nuuuga dhig yaaaaa alh angana wxaan ilh .ka parinay nin qaaaari ah
M.a
mcahaaaaLLH
Mashalah imami
mshllh allow adookle badi
mashialah tebarekelah
mansha Allah
mansh allah my brother
masha allaah kabiir waaye
masha allaah kabiir
Mshalh Allaha kuxifdiyo
ماشاء اللة الله يبارك فيك اني أحبك في الله
mmshallh
Masha allh
Mashaalah
Ugoguiduifficgigdiifh@@halimaibrahim6294
Mansha Allah,ALLAHA ku badbaadsho adiga iyo ehelkaagaba.
Xafiduhullaah
Wuu codmacaan yahay
mashAllah
Mashaa Allaah tabaarakallaah
mansha allah
Mashallah
Masha Allah
mshllh allow adookle badi
mshllh allow adookle badi
Sheet jaw du
mshllh allow adookle badi