IDLE YARE OO WAJIGA CADHUUF LOOGA TUFAY DHARBAAXANA LOOGU DARAY AROOS DHEXDIIS. QAYBTII 2-AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • FANAANIINTA UU IIDLE YARE KU XUSAY WAXAA KA MID AH SULDAAN SEERAAR, XARIIR AXMED, FAYSAL MUNIIR, MAXAMED BK, AXMED BIIF IYO BUUQ FARA-BADAN.

ความคิดเห็น • 622

  • @aishaaligutale5534
    @aishaaligutale5534 3 ปีที่แล้ว +156

    Wllh idle part 3 xitaa waan rbnaaa 😂😂😂😂 inba Cadi mhn ninkan

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 3 ปีที่แล้ว +27

    Ilmahiisa jcylka abanimo uu siiyo ayaan aad u jeclhy wlhi alle cimrigada hakuu rajiyo❤😘

  • @cabdallamohamed6608
    @cabdallamohamed6608 3 ปีที่แล้ว +107

    Sida uu fanka kusoi galay markaad weydiise inaad fursad siiso ayay ahayd si uu billow illaa dhammaad noogu sheego .

    • @aslimahammed5911
      @aslimahammed5911 3 ปีที่แล้ว

      A

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

      Fankuu soo galay canjilkii qalinle, xasan adan, axmed c. Cigaal, axmed mogeh ayuu ku soo galaye heesta wakhtigu nacasaysanaa waa erayadii maxamed adan dacar ruwaayadii beeneey waa run codkii saalax qaasim, fanaankii heestaa sida qiimaha leh u qaaday ee taariikhda ku galay 35sano la hor ugu yaraan iyo abwaanka maskaxdiisa ka soo maaxatay midna ma xusin fan biis weeyaan kani fanaan in la yidhaaba maaha.

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shankaroonland7480 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal th-cam.com/video/U3qQNjr9UzA/w-d-xo.html

    • @abukarahmad826
      @abukarahmad826 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdi hafid waxaa rabay inaa wax ka ogaado markuu shaah macaan uu tagay uu ninka dhahay dhalashada gewedheeda iiga hees meesha markuu maraayay maqaayada ayuu aaday meesha ka sheekeey

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว +14

    😢😢😢😢😢😢Wllalkey iidle rabbigey adiga iyo ubadkaaga alle ha idin xafido

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว +2

    Maskiin waye wlhi iidle mar qalbiga ayuu ku xanuunjinaa mar wuu ka qosleynaa wlhi mash allah😍😍

  • @sacdiinaomar847
    @sacdiinaomar847 3 ปีที่แล้ว +78

    Iidle waa imtixaan marna waa qoslaa marna waa murugooda😥

  • @mohamedsahal9905
    @mohamedsahal9905 3 ปีที่แล้ว +85

    Iidle yere qof qalbi nadiif ah✋

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 ปีที่แล้ว

      Asxaabta madooney saa inaad hesho fursad shaqo adinkoo jurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka

  • @xiiscade350
    @xiiscade350 3 ปีที่แล้ว +129

    Iidle yare video kiisa ah aan daawaday mana qoslin been dheh😂🤣✌

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 ปีที่แล้ว

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara sxpyaal

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 ปีที่แล้ว +72

    Iidle yare best Brother Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad 100k igaarsiisaan tanks my Family 👏👏👏👏👏

    • @abdikanimoadan1651
      @abdikanimoadan1651 3 ปีที่แล้ว +2

      Tuug ayaa tahay aniga ayaa dadka kaa hor istagayo hadii 1 subscribe heshid dhagaha ii dur

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikanimoadan1651 oo macuu kugu sameeyayna

    • @aminacabdlhi9910
      @aminacabdlhi9910 3 ปีที่แล้ว

      Wa tuug xarir mahan warya fananka magacisa kuqarabane walugu daremay

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว

      Waalagu gu fahmy lkn waan ku sary 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @idilhussein6796
      @idilhussein6796 3 ปีที่แล้ว +1

      Xariir matihid please magacaaga isticmaal oo ku kalsoonow

  • @sacdiyaumar5342
    @sacdiyaumar5342 3 ปีที่แล้ว +8

    Oh my God those guy's they made my night 😂🤣 wax isku soo beega jawiga oo iga qasan iyo iyaga adba garo. God blesses you

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 3 ปีที่แล้ว +11

    Wareesiyadaan ka dib iidle yare waxaan u ahay taageero buuxda
    Aabaha wreesiga abdi hafid guuleysta labadiinaba

  • @saadiaahmed1459
    @saadiaahmed1459 3 ปีที่แล้ว +42

    What doesn't kill you make you stronger.

    • @guulwaatayda5302
      @guulwaatayda5302 3 ปีที่แล้ว +1

      The true always is better

    • @tulip9764
      @tulip9764 3 ปีที่แล้ว +1

      💯💯

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 3 ปีที่แล้ว +1

      @@guulwaatayda5302 walaalo qaali aduunka ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee gambaleelkana 🔔 furo plz walaalo
      th-cam.com/video/EobBY6Ihwas/w-d-xo.html

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu siya zxpyaal

    • @qadarabdullaahiafrah3603
      @qadarabdullaahiafrah3603 3 ปีที่แล้ว

      000009000999

  • @allaaamin9834
    @allaaamin9834 3 ปีที่แล้ว +9

    ❤️🔥❤️❤️🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ fananka kaliye tariikhda runta kasheegay
    Commidian aan caadi waaye idle

  • @mb7ccs776
    @mb7ccs776 3 ปีที่แล้ว +41

    Legend ninkaan dhiira galin kahelahay wlhi c fitaaxow🙏✌

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Iidle Yare Waa Qaamoos Ay Dhexdiisa Ku Duugan Yihin Qisooyin Badan Oo Murugooyin Ah
    Farxad Ku Noolow Inta Nolosha Kaaga Dhiman Nolosha Eidle Abdilhi Nuune 👑🔥🙏

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafid waku heysta wareesiyada fanaaninta iyo dadka caanka ah nooso badi keep going masuul ku taaageera 🙏🏼🙏🏼❤❤

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 3 ปีที่แล้ว +28

    Abdihafid waxaad tahay qof qalbi wanagsan Wll
    Aad baan uga helaa barnamijyadaada

  • @macaankanolosha5730
    @macaankanolosha5730 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaaan ku jclahay xaqiiiq ka hadalka allaah haku xafido ❤️ iidle yare

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 3 ปีที่แล้ว +30

    Abdihafid mahamud jamacow
    Duqa iidle yare ah wax Noo dhaama oo asxpta saa uga qoslin ma jiree
    Dalmar dib noogu dhig

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 ปีที่แล้ว

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo jurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @ayaanleofficial
    @ayaanleofficial 3 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweyne guuleyso

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 3 ปีที่แล้ว +5

    Iidle Abdullahi nin jabkiisa ka sheekeeya 😂😂😂😂😂
    Kalsoonidii oo qof ah I liked you bwe 100%

  • @xusencabdishakur4306
    @xusencabdishakur4306 3 ปีที่แล้ว +28

    Iidle shaqsi aan jecleyn malahan xaqiiq waa qof aad iyo aad dadka ugu qosliya prt3

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว

      @@ifiyahadiintaofficial7686 kgu sary abyo shuken

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 ปีที่แล้ว

      @@ifiyahadiintaofficial7686 walal adne isar qer allah ku siiyo

  • @abaayosusu3085
    @abaayosusu3085 3 ปีที่แล้ว +9

    Waw WA suugaye hadan dawanaaye interview shaley. Thank you 🙏🏽👌🏾

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Qalbi wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @abaayosusu3085
      @abaayosusu3085 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kabtancabays WAnku saarey walaal

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      @@abaayosusu3085 thnks wll

  • @axmedalfa766
    @axmedalfa766 3 ปีที่แล้ว +4

    Idle yare lpx ugu shidan dhamaan umada soomaaliyeed
    Walal abdi hafid noogu soo cel celi idle yare
    Sxb waa ku salamaaya

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 ปีที่แล้ว +9

    Iidle waa iska qalbi furanyahay❤ wlhi hadalkiisa waxba looma arkaayo waana run sheeg badanaaba

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle is a survivor and a good father walahi hormar ayaan u rajeeynaya

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 3 ปีที่แล้ว +11

    Part 3wan rabnaa

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdihafid idle Yare comedy bu ku ficna talent bu leyahay 🤣🤣🤣

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 3 ปีที่แล้ว +10

    Cabdi xafidoo ninkaan idle ah Lama wareesan karo funny buu kadhigay waraysiga qosol iga dhamaady

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 3 ปีที่แล้ว +22

    walahi abdihafid iyo idle waa iskugu baxdaa

  • @mahamedyarecisman3492
    @mahamedyarecisman3492 3 ปีที่แล้ว +19

    ninkaan ad kaan ugu haystaa qalbi saafi waye

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +21

    iidle Waa Psychologist Person Dhab Ah kol Wuu Ka Qoslin Kol Wuu Murgoon, Kol Wuu ku Dhiirgalin Hore Usoco Brother.

    • @fursadonlineacademy3007
      @fursadonlineacademy3007 3 ปีที่แล้ว

      Xamzik Official, walaal qaali subscribe noosaar

    • @lacag-lacag
      @lacag-lacag 3 ปีที่แล้ว +1

      englishkan jajaban inta so qorayso ma somali soo qortid

  • @aishaollad6780
    @aishaollad6780 3 ปีที่แล้ว +5

    part3 io part 4 io part5 ilaa int noloshisa ka dhiman noso wryso ninks cimriga alaha ubarakeyo❤❤

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +5

    Jeclya Iidle yare so funny walaahi ilahaay caruurta hala korsho hana u xafiido waa abo fiican

  • @ubahfarah2765
    @ubahfarah2765 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa igu raacay iidla yare Part 4

  • @amira1438
    @amira1438 3 ปีที่แล้ว +1

    idle wlhi waa qof qalbi fican rabi ha ku siyo abowe shaqo wanagsan rabi owlada ha kula koriyo insha alh cimri cafimad ciwado suban rabi ha kusiyo bro

  • @ahmedakofficial1516
    @ahmedakofficial1516 3 ปีที่แล้ว +5

    Idle wlhi waa qof qalbi nadiif ah oo fany ah m.a

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 3 ปีที่แล้ว +7

    Cabdi xaafid mahadsanid iidle wareysiga iidle yare aadbn uga helnay kii hore iyo kanba fecebook ayn ka daawaday wxn halkan usoo galay inan ku mahad celiyo

  • @caliclaahi4272
    @caliclaahi4272 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle yare nolow sxb aad baan utaageraa iidle yare qosol iguma harin wllhi horey usoco

  • @zakariayamyam9867
    @zakariayamyam9867 3 ปีที่แล้ว +4

    Funny baa thy idle yare and tnxs for Abdixafid we waiting for part 3 inslh

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 3 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka ninka sidaas u aqlaaqda daran wakuma wlhi iidle wa nin dulqaad badan oo funny ah m,a

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 3 ปีที่แล้ว +8

    Iidle waanu ku jecelnahay wlhi hdan reer hargeysa nahay welcome magaladu waa magaladadi ,zhp

  • @lazyanimal1341
    @lazyanimal1341 3 ปีที่แล้ว +7

    He is really funny.doesnt hold back and dont care😂😂😂

  • @missindho5438
    @missindho5438 3 ปีที่แล้ว +104

    Pls walal like ii saara o ii muujiya somaalino🥺

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว +2

      Miss wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 ปีที่แล้ว

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo jurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @somfamily4862
      @somfamily4862 3 ปีที่แล้ว

      Waryaada so dhowada walaloyin

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal

    • @fursadonlineacademy3007
      @fursadonlineacademy3007 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kabtancabays walaal qaali subscribe noosaar

  • @sadiamuuse5700
    @sadiamuuse5700 3 ปีที่แล้ว +3

    Eeidle yare taageeraa ku ahay bro horey usoco aabo qaalia tahay

  • @sumeyaahmed9441
    @sumeyaahmed9441 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdihafid al fanaan faysal muniir so qaabo walhi taageero weyn ban uu ahay boqorka codka iyo styleka.

  • @ismailabdi2451
    @ismailabdi2451 3 ปีที่แล้ว +4

    Iidle bro wlhi big fan ku ahay

  • @updyamani8247
    @updyamani8247 3 ปีที่แล้ว +21

    Legend wlh we need part 3&5 plzzz
    If I get sometimes with Iilde yare in the future, I will write a story about his life hood i.a 💯💯 ❤️❤️❤️❤️
    Get ready for my legend bro

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 ปีที่แล้ว

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo jurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka walaalayaal

  • @hodmandaad4262
    @hodmandaad4262 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle is funny 😄 alalh maxa so jabtay 😀😀😀😀😀
    Thank you # Abdihafid M Jama

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah iidle yare waa riwaayad socoto waan sugi la ahay qeybta 3aad aad ayaan ku salaamay from Amsterdam cabdihafid & idle yare ❤

  • @abdulmohammed7039
    @abdulmohammed7039 3 ปีที่แล้ว +4

    KKKKKK.... funiest Guy i have watch ever.... Idle Yare Request to Upload 3 Part plz Abdihafid
    He is a motivator, a comedy and hardworking Man

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi waan qiirooday 😭 iidle nolol adag ayuu soo maray

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 3 ปีที่แล้ว +17

    Idle yare legend kkkkkk

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Adan bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 3 ปีที่แล้ว +10

    C/xafid ina adeer horay usoco
    Iidle waaba qosol socda 🤣🤣 inaad wareeysatit ba uma baahna iidle asagaa kuusheekaaynaaya 🤣🤣🤣🤣 markuu biyaha codsanaayo waa fuuray wallhi 🤣🤣

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle on the fire💥
    Legend of legends #Xariir Ahmed.

  • @ayaanmahdi256
    @ayaanmahdi256 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle wll qalbi fcn markas naga qosliya alle ha barakeyo asaga io ilmaha ba

  • @nasiibabdi8694
    @nasiibabdi8694 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio iidle dhibadanaa waan sumeeye kulahaa shaatida

  • @abdirahmanhassan7548
    @abdirahmanhassan7548 3 ปีที่แล้ว +14

    Qofan Dhip So Arag Dheef Ma Hello Rijal Weyan

  • @ifiyahadiintaofficial7686
    @ifiyahadiintaofficial7686 3 ปีที่แล้ว +1

    Team abdihaadif ismuujiya 16k igaarsiiya.
    Wiilkiinaa ahayee😭😭😭

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 3 ปีที่แล้ว +1

    Idle dhibloow wallaahi saan uQoslaayey waan fuurey idle illahey waxaa ku faraxdo hakusiiyo irsaaqad waasaca illahey ha kusiiyo

  • @arafatomar01
    @arafatomar01 3 ปีที่แล้ว +1

    I can't wait Iidle yare part Three.

  • @ayanabdulahi4618
    @ayanabdulahi4618 3 ปีที่แล้ว +4

    Every week waa inad idle noo keentaa 😂😂😂 kani muu comedian iska noqdo

  • @ibrahiimhajjiofficial1957
    @ibrahiimhajjiofficial1957 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdi xafid next part 3 iidle wan kasugeynA

  • @farduusismail2634
    @farduusismail2634 3 ปีที่แล้ว +4

    idle wlhi waa nin qalpi fiican

  • @hodmanhassan5935
    @hodmanhassan5935 3 ปีที่แล้ว +6

    wariyaha sanadkaan abaalmarinta qaatay geesigaa gungaar sotabiya abdihafid plz abduqadir iise

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Hodman wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa.subscareb iisaar wll mcn

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ninkan funny wye🤣🤣, nin baahan wax wliba waa xifdinaa kulahaa😄😄🤣

  • @daashoodtv6064
    @daashoodtv6064 3 ปีที่แล้ว +1

    This guy waxa badan in lag waraysto waaye he is the only fanan oo runta sheega I believe u walhe I hop he him a good

  • @dr-phoneservicemobilephone5774
    @dr-phoneservicemobilephone5774 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk sxb iidle yare thanks bro
    Abdi hafiid madaxa wariyayasha

  • @bunkacade4532
    @bunkacade4532 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xaafid waan ku salamay wll qali ah xafiudlaah

  • @ahmednuur4362
    @ahmednuur4362 3 ปีที่แล้ว +2

    Eidle yare and abdulhafid wan idin salaame.

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Ahmed wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdixadifo wali qabyo weyaan iidle hdlkisa qeybta fanka wad nagu jartay tedkle wa codsi hdii ad Janis heesan halmar nooso fadhiista
    Int ila mida iidle tagerto liketa

  • @sharifmoha7053
    @sharifmoha7053 3 ปีที่แล้ว +9

    Iidle waa qalbi fiican yahay

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 ปีที่แล้ว +1

    Idle iyo wariye sare❤❤🙌 again part 3

  • @ismailyare1196
    @ismailyare1196 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle yare fananka kaliya oon tageero, shaqsiyadiisa iyo fankiisa intaba.

  • @ifrahosman3686
    @ifrahosman3686 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qofka kaliya nolashisa dhabta ka hadla 🤩 farxad ku nolow

  • @Abdullahi11k
    @Abdullahi11k 3 ปีที่แล้ว +4

    Hahahahaha thank you abdihafid

  • @muniumar733
    @muniumar733 3 ปีที่แล้ว

    Iidle Qof Beesaani ah Daacad ah oo Noloshiisa aan Been ka sheegin 😍 Love you brother

  • @musbaaxmusbaax3464
    @musbaaxmusbaax3464 3 ปีที่แล้ว +18

    C/nasir cadceed iyo xamda soo qobo tukri qisadii aad noga shekesay ayaa kudhacday qebkamid ah sorry somalida

    • @malmo4235
      @malmo4235 3 ปีที่แล้ว

      Absolutely

  • @rashidxaji2019
    @rashidxaji2019 3 ปีที่แล้ว +2

    Iidle abdullahi wan kusalamay🥰😃

  • @anshaxa1752
    @anshaxa1752 3 ปีที่แล้ว +2

    Astaqfurulah dacaad baan uu qoslay idle waa fani wlhi

  • @umurayaan7848
    @umurayaan7848 3 ปีที่แล้ว

    I love u idle yare
    My bro

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 3 ปีที่แล้ว +4

    Madoobaysaan Gabayo , maansooyin , heeso jacayl ah ....
    Heeso jacayl , gabayo , Maansooyin qiimo badan oo jacayl ah ugu kaalaya .
    This TH-cam channel....
    MADASHA MURTIDA ABWAANKA

  • @abdiwalinormohamed5906
    @abdiwalinormohamed5906 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi idle waa nin qalbi wanaagsan

  • @aynupubg4461
    @aynupubg4461 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidaadi inta sugeeyso like aan ugu sheekno abdihafid

  • @mrabdalla7652
    @mrabdalla7652 3 ปีที่แล้ว +1

    Idle part 3 kaa sugeynaa

  • @amiinlii
    @amiinlii 3 ปีที่แล้ว +1

    Part 3 abdihafid mar kle noo balami I idle yare ❤😍

  • @deerocali2032
    @deerocali2032 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax Wallahi baan ku dhaartey eidle hadalkasto oo dhahaa midba midka kadan beeyo woo ka xanuun badanyahay

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Deero wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

  • @nastehaabdullahiomar7955
    @nastehaabdullahiomar7955 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk iidle caadi maaa waa fani wlhi ma arkin qof kaqosolbadan

  • @abdisalanfahiye1902
    @abdisalanfahiye1902 3 ปีที่แล้ว +8

    Qeeebta muufada maxa noga jartay c xafidow😂😂😂🤣🤣

  • @jacelowjacelow8651
    @jacelowjacelow8651 3 ปีที่แล้ว

    idli yare Legend walahi Quf qalbi wanaagsan ayaa tahay alaha xaku xafidu insha alaha

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว

    Sax wlhi maash allaah waa u xiisay muuf iyo maqsar wlhi wa jclhay mcn wye wlhi❤💋💋

  • @anwarmahamoud4086
    @anwarmahamoud4086 3 ปีที่แล้ว

    Legend of legends iidle yare allow sii bedel khayr qaba

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 ปีที่แล้ว

    Part 3

  • @mohamedesseibrahim3580
    @mohamedesseibrahim3580 3 ปีที่แล้ว +3

    Heeso jacayl , gabayo , Maansooyin qiimo badan oo jacayl ah ugu kaalaya .
    This TH-cam channel....
    MADASHA MURTIDA ABWAANKA

  • @somfamily4862
    @somfamily4862 3 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkk aniga qosol kkkkkkkkk 👌

  • @MuhammadAli-dh5tw
    @MuhammadAli-dh5tw 3 ปีที่แล้ว

    Xussen illaahay ha naxaristo marku dabaqa uu ka soo dhacay waxaan ahaa qofkii uu horeyey ee kortaga

  • @najmoabdi7615
    @najmoabdi7615 3 ปีที่แล้ว +1

    Love iidle funny 😆😆💘

  • @mahadahmed6428
    @mahadahmed6428 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma WADA daawan lkn waxaan ogahay it will be LIT🔥

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Mahad wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

  • @abdiwahaab4028
    @abdiwahaab4028 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend iidle yare

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      walaal please subscrbe taada igu caawi . jazakallah .

    • @fursadonlineacademy3007
      @fursadonlineacademy3007 3 ปีที่แล้ว

      @@fadnachannel4664 walaal qaali subscribe noosaar

  • @dhalinyaradasylcomeback1044
    @dhalinyaradasylcomeback1044 3 ปีที่แล้ว

    Abdihafid Waad ku Mahadsan tahay adiga Iyo Idle yare Labadiina waan iga qoslisaan