Cod Sir ah! Ceebtii Uwaynayd Maxamuud Xaashi Oo Bakhtiga Kadhigay Beeshii Sacad-Muuse Eed wayna u...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @sheikhadamali5693
    @sheikhadamali5693 59 นาทีที่ผ่านมา +2

    Warkaa Maxamuud Xaashi waa sax 100%, reer kan waxba isma dhaafiyaan.
    Wax ceeb iyo cay ahna muu odhan

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 26 นาทีที่ผ่านมา +1

    Caaac Caac We don't believe everything.Waar Maad Xishootaan

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkaas waxba ma sheegin, haynagu mashquulin, ninkaasi kuma jiro doorashada, reerka uu ka soo jeedaa dhamaantood waa kulmiye.
    Guul kulmiye guul s/land

  • @Reallander1991
    @Reallander1991 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaashi run buu sheegay. Heego naasdheer munaafaqadiinii waa la isku fahmay

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallah 😢😢 dadkan xisbiga ku jira oo dhan waxay dalka ka abuureen amni daro oo aad moodo inay nacayb shakhsi ah u qabaan madaxweynaha. Haddaan la joojin inta ay goori goor tahay, ma garanayo sida uu dalka u ekaan doono. Waxaan u soo jeedinayaa in dadkaa amniga dalka u xilsaaran ay wax ka qabtaan.
    Somaliland MDW Muuse Abdi Bixhi guul guul guul innshaallah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SL guul insha Allah ♥️💚🤍

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MAXMUUD XAASHI SNM QORI AK KALA SOO BAXSADEY MAXUU CIIDMO KA SHEEGI

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MUUSE TUU XADAYI YAA LAHAA

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 26 นาทีที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂 wax badano kale ayaanu hayna wali

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SAMSAM IYO SAMAAALE MA HOYADA AYAA LAHAAA

  • @yusufahmedmohamed6358
    @yusufahmedmohamed6358 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laakiin waxa uu sheegayaa Waa dhab

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXAMUUUD XAASHI CIDLUUU YUTURAAA CAAWABA

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 3 นาทีที่ผ่านมา

    Xaadhi run buu sheegay Caqli meedha kuma haysid Wariye

  • @walgo-media
    @walgo-media ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waanin kii isagoo wasiira wakiilka Ka noqday labada diyaaradood EE fly Dubai iyo Al carabia EE parking kii airport Ka u sameystay sharciga uu isagu isu sameeyay tuug illaahay ka goay

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adeer 🙏 Maadhegeesto Ninkan Tuuga aah oo KHAAYIN KAA QARANKA - Waan idiin layaaba Inaadeer- The two Habarjeclo Stooges are Xirsi & Inaa Xaashi👎👎. So kindly freeze them 👎👎as we, as HT, have frozen Them.👍👍
    Thank you 🎉

  • @w410921
    @w410921 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkani run buu ka hadlay, wax ceeba muusheegin.
    Sad bursiiyo ayuu ka hadlay

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xaashi xaafadiisa Kulmiyey taageersan yihiin haka cadhaysiinina dadkaa xaashi tartanka kuma jiree. 3 nin baa tartamaya ee ku mashquila 3 daa.

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wax la wada oga bu shaggy jokerko sir maha waxa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    HORTA QAYSKA HADUU ASAKRI NOQDO MA REERKOODU ASKARI U NOQNYAAAAMISE DALKA WAAR CIIDMADA QABIILKA KA DAAYAA

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 sool sanaga iyo Buuhodlee xoogoba Lagaag Qaadeye Somaliland Haafe nuux iyo Muuuse Bixii 😂😂 xoogo iyo xoolo huppa ciidan😂😂😂

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WIXII SHAQAALE DHEERAD AHAAANA WAAA ERI

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haday runthy in dalka loo sinaado waa sax khald u ma arko in wax lasaxo laakin waxa khaldan dadka isku diaya ummadda sida kaa cajladda ka duubay .

  • @siciidbulaale7877
    @siciidbulaale7877 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiiq buu sheegy

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 54 นาทีที่ผ่านมา

    😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAAR NIYOW REER FIICA BUU KADHASEE WAXAASOO KALE HOOS UDHIG

  • @sacadjaamac9991
    @sacadjaamac9991 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kuwii uu eriboodka sootubay miyuu ilaaway tow

  • @Charkherad
    @Charkherad 55 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkaasi kaliya waxa uu sheegay in nimankii sacad muuse ee markaa xilalka Hayey ay bulshadii simi waayeen ! Waana ayaan darro runtii ! Lkn taasi ceeb kuma aha sacad muuse balse iyaga ayey ku koobantahay ! Alle ha inosoo hadeeyo madaxda

  • @zeinababi3579
    @zeinababi3579 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC walaale waxa uu sheegayo waa run marka waa waxa lagu nacaya muuse biixi

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War run ah ayuu sheegay,Adiga laftaadu waad bugtaa.

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    JOOOKAR KIII KUDAAAA WAA NIN CIDDLA TAAAAGANN

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waar naga daa nacaskan wax kale maad nao sheegtid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtii waa nala cayaay ceeba ka raacda jilicsan 😂😂😂😂😂

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 24 นาทีที่ผ่านมา

    Maxaad markaa noo sheegtay
    Ma wax isdaba marta ayaa ceeb ah

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAXAMUD HANTIDU QARANKA KA CUNAY. MUUSE ABOKOR 1000 SANUU MASARIIFSAN LAHAAAA

  • @WaraabeTuur
    @WaraabeTuur 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kaa wan ognahay hoyadii wase wuu bukaa wallahi free jokar😅

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa hadal sheydaan kaa keeney saaxiib toobad keen😊😮

  • @osmanyusuf4091
    @osmanyusuf4091 49 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ma wax khaldan buu yidhii, waa wax jiraa oo dhacday oo cid waaliba arkayso, tii ugu danbaysay ee Taiwan baal eeg dadka loo diro, wariyahnbaba uu daran indhaha iska rid aya.

  • @dauddahair9230
    @dauddahair9230 45 นาทีที่ผ่านมา

    Waa sax ma waxad rabatay inaad xafadiina kaliya somalilanad tahay maxa 5 ku siiyay

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceebaale cid dhirbaaxda waayey ayaad tahay illaahna aan kabaqayn 😊

  • @user-wb7vb1tf5j
    @user-wb7vb1tf5j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadkan waa dadkii qarnka ku fashiilmay ina xaashi waa tuug dadkoo dhan baa og

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dont be sily and guilt

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CADAALAD AYUU KA HADLAYI

    • @nuurashaqale-sd4rw
      @nuurashaqale-sd4rw ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Isaga yaaku qaadaya cadaalada

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar har jeclo iyo habar awal cidi isku dirimayso hadaalina

  • @cabdullaahixuseensaleebaan7876
    @cabdullaahixuseensaleebaan7876 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar nin Kani xaqiiq buu ka hadlayaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xafadtooyo xukumadda fidnada runta ma jacla kkkkkkkkk

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaad Qabiil igu qabinaysaa oo aqoon loogu salayn waayey

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAXAMUD XAASHI WAA BOQOL WAJIILE BEENAALE AH OO KU MAMAY HANTIDA UMADA NIJAAS
    AYAA KASHIFAY

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waatugìi xunba weyne hawo iibiye wadani ba abaal mariyey ma dòraneyney yidhaahdeen

  • @musesaid5732
    @musesaid5732 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax ceeba muu sheegin adaa been ka sheegaya oo buunbuuninaya ilaahay ka cabso

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 54 นาทีที่ผ่านมา

    Tuugaa xaashi layidhaa Ilaahey umada hakaa qabto xaashiyow cancer Allah haakaga dhigo beentaa aad sheegeyso imisaad ka cuntey qarankan adigu meeyey mashruucii xumbo weyne meeyey

  • @nuuryuusufmooge4753
    @nuuryuusufmooge4753 31 นาทีที่ผ่านมา

    Muxuu leyahay bastarka khaniska khanisku dhalay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar ninka cuqdad qabiil ayaa haysa! Ma ninkaa ayaa raba inuu madaxweyne dalka ka noqdo!

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 25 นาทีที่ผ่านมา

      Tuugada edebta daran ee cid waliba ka yaabtay.
      Ayuu ka hadlayaa

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salad muuse hadaan nahay ninkan waa habar jeclo waan tolkee haduu doona hana wada bireeeyee dalka wax mayerlay cadaw ma usoo raacay taasaa muhiima waxan kale reeruhu way kala riixriixdaan midbrain badsanaya midbaa laqadinayaa laakiin wadanka hadaanu waxba yeeelin waxdhiba uma arko

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAN INA CIGAAL AYAA SHEEGAY OO YIDHI WAXA LA YIDHAA OSAAMA WAAYO BARIGII LACAGTA JAMUURIYADA SOMALILANDNA LA SAMEEYAY OO TIJAARTII ZUBEER AWAL AY WAKIILKA KA NOQDEEN SAMAYNTA LACAGTA AYUU BURCO OO UU YIDHI LACAGTAA HA QAADANINA WAA LACAG XUBEER AWAL AY LEEYIHIINEE

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina xaashi wuu dheraynaya isaga in la xidho istahila mee xoolihii umadu ma roodigu takarta saaran ma arkee takaluu arka waa munafaq daqada Ka soo galaxy siyasada

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 12 นาทีที่ผ่านมา

    Markuu cunay qarankii ayuu waliba hadlayaa in la xiro ayuu istaahilaa tuuga xun

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma jokerkii tuugtaa mise waa mid kale ?

  • @abdikarimhirsi3351
    @abdikarimhirsi3351 58 นาทีที่ผ่านมา

    Waa been waxani

  • @CaliCaliyow-w3k
    @CaliCaliyow-w3k 32 วินาทีที่ผ่านมา

    Shekadii mucaridku ciidankaba waydhaafi laadahay mx ciidanka uun daba dhigay hadan qarandisnimo meesha kasocon hhhh

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miyaad carwryi jookarka caydu.adiga ayay kugu taale😊

  • @iftin2024
    @iftin2024 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runbuu ka hadlay wuxuu sheegay waa intaynu ognahay dhulboobkii buu ka reebay ma ceebaa haduu yidhi qabiil keliya yaan wax walba la siin ee haloo sinaado. Mida kala ninka miyaa ku waalateen madaxweyne uma tartamaye e ciro baa tartamaya muuse miyuu isku khalday😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MAXAKAMAD AYAANU SAARAYINAA MUUSE IYO CARUUTIISA

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Khaniis Abaarso nacalad kugu dhacday

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga khanis beedeeye abaarso waa kuwa ka mariya

    • @muktaribrahim7397
      @muktaribrahim7397 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      13 khaniis ee hargeysa lagu xukumay burco la geeyay waayo?

  • @mohamedhayd8547
    @mohamedhayd8547 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga hoyada wase nin garxajisan ahee xaraan isku diri jiray garxajis iyo habar jeclo ayaad tahe hada waar way dhamatay tuugyay sacad muse

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ADEER GARGA XEJI WAA LA HELAY HADA WAA INDINKAA CIDII RASMIGA EE AAD AHAYDEEN AAD SHEEKATEEN EE YUSRA HARTI MAASHA ALLAH RAGAN REER SHEIKH ISAXAAQ EE SHEEKAYSANAYA KA DHEX BAX ADIGU

  • @maydhanemohamed8576
    @maydhanemohamed8576 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa uu. Sheegaayo wax qalada uma arko
    Lkn adigu wax baad ka dhexdoonaysaa waxan ceeb uunbaad ka faaidiye ka fadhiiso

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    TAKALE MAANTUU KADABKIINU GO AYI CIRUUU SAAARAYAAAA JOOKARKU

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Inaad riyooto inaad seexata kahoreysa ina xashi cidla socota majirto habarjeclo waa kulmiye idinku kadabkiinu goaya

  • @Ismaaciilabdi-mk5gl
    @Ismaaciilabdi-mk5gl ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CADAALAD AYUU SAMEEYAY HADUUU HUNADA KU YIDHI SIDANI MA SOCONAYISO

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Tuugu cadaladbu yaqaana

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAAR NIYOW REER FIICA BUU KADHASEE WAXAASOO KALE HOOS UDHIG