Dad Shayaadiin ah ayaa ku jira meelaha Quraan Saarka (Qiso ku saabsan Goobahaas)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ค. 2024
  • Sh Axmed Imaam

ความคิดเห็น • 29

  • @dimplequeen6297
    @dimplequeen6297 4 ปีที่แล้ว +7

    Alle oo la talo saartaa wax ka wngsan malahn wlhi kuwa leh quraan ayaan dadka saarnaa waa beentooda iyagaa dadka sii waalla oo shayaadiin ah xataa si saxa marabaan in ay dadka uquraan saaraan wlhi xaqiiqda kuuma sheegayaan qofka isaga ayaa is cilaajin karaya kaliya waxaa kaaga filan in aad kudhagto quraanka Alle suuratul baqara suuratul iqlaas suuratul falaq suuratul Al naas Aayatul kursi iyo adkaarta Rabbigaa kugu filan ☝️❤ khalaas niyad uun la imow Alle wuu kugu shaafin doonaa inshaa Allaaaah.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +4

    waa talada aan horey u qaatey hadana waan ku dhagayaa insha allah nin allah talo saartey ma khasaaro wax ka weyn allah maleh

  • @fi7580
    @fi7580 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allaahu khayran ,
    Allow cilmi naafica iyo camal suuban
    baankuwaydiisanay .

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah qof ilaahey ku xiran shir ma arkaayo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว

    JazakAllah khayr shk
    Taalo aad u wanaagsan

  • @raaxeeyekale77
    @raaxeeyekale77 4 ปีที่แล้ว

    MAASHALLAH SHEEKH JAZAA KALLAH KHEYR. WAA ARIN SAX AH WAXA UU SHEELHA SHEEGAYO EE DUMARKA WAA INAYSAN U TAGIN IYADOO AAN LA SOCON MUXRAMKEEDA WAAYO WAA DAMBI

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah sheikhan halkee ayuu jogaa

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  4 ปีที่แล้ว +2

      Mogadishu

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

      @@masjidassaxaabah1579 masha allaah ducaada allaha ino barakeeyo

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxan kunoolahay yurub suaalo ayan rabay ina waydiiyo sheikh mohamed macalim abshir kusaabsan shaqada iyo salaada e xagaan kale xiriiira what's up ama viper ma leeyahay sheikha una sheeg in dar ilaah u jeclahay khayrka u umada la wadaagana aan ku bogaadinaayo

    • @masjidassaxaabah1579
      @masjidassaxaabah1579  4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Osman saxaabamedia@gma.com nagala sll xariir

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

      @@masjidassaxaabah1579 facebook messenger hadan idin kale so xiriiro kwrn wll

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa qaba fikirkaas

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh aad iyo aad ayaan kuu soo ducaynayaa, Suura Baqara ayaan dhiganayay 20 Sano, carruurta ayaan ku koriyey, Markey koreenna, inta badan dad aqligooda Rosen bay Snowden, mid Maraykanka giada Lamar moyaaan, lakin Allah Lagama quusto, raja wacan baa ka sugayaa.
    Alhamdulillah!,

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 4 ปีที่แล้ว

      Kawaa kabdhihii fuulfuulay

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 4 ปีที่แล้ว

      Warwaawareer war balaayaa taagan

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 4 ปีที่แล้ว +1

      Maryama Dirie kkkkk maxaaaa Adinku maxaaa keligiin udooneysaan Qur’aan saarka qof kaxeyso hadoow kuceliya markaaa bururtit

  • @yuusufshaam5095
    @yuusufshaam5095 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh aritan waxbaa ka qaldan e quraan saarku waacaadi e dadka ku dhaxdhuunata khalad ah inaydadku quraanka isku dawaayaan sixirka iyo wixii lamidka ah dadka lakadawaayo

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 4 ปีที่แล้ว

    wlhi sheikh wa runtaa meelaha quraan saarka qaarko waa saaxiriin

  • @kurtjanssens2494
    @kurtjanssens2494 4 ปีที่แล้ว

    What is he saying? #all #religions #equal, my heart bleeds for the pain in the divided Islam community, Suns of Muhammed, rise. In the name of Ahmed, free yourself of violence and live in peace with one another. My Christian heart is in your wise hands InshAllah. Peace be with you.

    • @xardaye
      @xardaye 3 ปีที่แล้ว

      Lair.

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 3 ปีที่แล้ว

    Hadii aad kutagto qurana lagusara ee naken oo awal intadan utagin soomarto naag wax iskurido oo wadado dhalinyarana uyerato islilan oo wax iska badali weydo sihos kulahadasho ujaxjaxon weydo bey udirta waldki inuu utago sida taqAtirta ukala qabilsanyihin awalana salantado yarato hadalkago yarado baa dadku kugudhahan qofka maxa sika ah maa kusoofirisid hunbelki heblo kusodagayay markAd kugaranweydo kugudbisA biyo madaxa lagashubo lagugubilabo kadib lagugudbiyo meel lagu qiiqiyo hadi istagto didana ul lagubilabo isago kudhawaqaya jinki bada iyo baxarka kujiray soobax oo lagugu socararo laguqanciyo inad ogolato alaa weyn balayo kamaqa n lugaha lagumadonto maya haa inad dhihi kartid

  • @use_996
    @use_996 4 ปีที่แล้ว +6

    Shikhani guud ahaan si sax ah bu u jeda lkn wuxu ka hadlaya wax usan khibrad u lahayn , rasulki suubana scw ba la sixray. Intaso akhyara ba la sixray, marka dadka kala sar qofki saxira iyo qofki xun, mida kale waxa khalada hawenay inay kaliged u tagto rag ajanbi ka ah sida dhakhtar iyo cilajle iyo cidkasta, lkn wa sax qofka dumara in lugaha layskugu xiro haday suxdo sababtu wa in la asturaa qof suxsan way rafan kadib cawradeda aya so baxasa, qof walba haw dhaqmo siday diintu ina farty

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 4 ปีที่แล้ว

      أبو عالية الحادي maxaa sshiikha uu uqaldayahay ne gabadha ha aado quraan saar laakiin nin ka ajnabi ah maxaa gabadha islaameed lugaheeda ugeeyay walaashaa ookale ama hooyadaa kasooqaad ma u ogolaa leheed waainey qof maxram ah wataan Dumarka Nimanka keligood aadaayo Asc sxb

  • @zeinebhassan1736
    @zeinebhassan1736 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂💪