SOMALI COWBOY OO UGU DANBAYN XAQIIQDA SHEEGAY & XUSEEN CADAYMO BADAN & KIISKI OO MEEL XUN MARAYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Subscribe igu sharaf mahadsanid

ความคิดเห็น • 11

  • @maxamedsuriyaofficial3032
    @maxamedsuriyaofficial3032  14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subscribe & like igu sharaf alle haku sharfe 🙏🏻

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Ayan hirsi shekadeedi.

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalah wa nin walan

  • @cabdinuurjaamac872
    @cabdinuurjaamac872 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafaq ninkiidifaaca waa shaydaan

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cowboy WAA MUSLIM LAKIN WU ISKA YELYEL AMA JEESJEES AYU U DHAQAMEY
    ILBAXNIMADA JAHLIGA AH WEYEY

    • @fosihissein-x3v
      @fosihissein-x3v 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      allaahbaa og wuxuuu yahay subxaanaah markhaati uma nihin kuma danbaabno

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saqajan waye

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma waxad maqasheen munafaq ma ashahaato waxa jirto maxa yare waa diinta loka baxo ninka waxuu horay uga hadlaya waa waxa udiinta islamka loka baxo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan waanu aragna inu ridoobay hadaa beentan uu shegayo caruuraha somalida iyo somalida khaniis la shaqysa waa ka dib kaadibintana wa munafiqiin wuxuu shegaya ilahay wayn ayuu u gefay oo leeyhay muuu naag u noqon wayay ninkan ama wa nin dhima ama wa nin cunay drug mantka dooriya ama waa munafiq munafiqinta sow muslim ma shegtan sow masaajida safka hore may geli jirin cabdilaahi binu salool kale ninkan denbi wa galee ha yidhahdo waan tobad kenay waana soo islamay somalidana waan u gefay intas hadanu odhan wax wayn ba khladan kaniisad buu ka shaqynaya yaabki aduunka somalida qaar aya difaacayay oo laha kaniisad baa loo soo hoday qof aa mel haysan oo qaxoontiya kaniisada wa ku soo dhafi karayo iyaga dadka ku xeryeey dadku meel ma haysan nebigeena scw intu tago wa ka soo wacdinayay lakiin meel shirki lagu hayo ilahay looga soo horjeedo baan ka shaqynaya taasi waa khalad amaba inanka wa jahil waxba baran waxna kala ogayn
    ninkan Allah iyo walidkiisa iyo somalidii iyo macalimkii dugsigaba wa u gefay waana shar badane isaga iyo ilaahiisa wax danbe oo diintana yaanu u gefin

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    naagtan ma oga miyaa in ninkan yidhi naag maxay ilaah u noqon wayday?