WAA IDIN XIISI DOONA//LAST VIDEO BY BY GUYS🥲👋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @MariaMohamed-l9i
    @MariaMohamed-l9i 6 หลายเดือนก่อน +44

    Wallhi waxaan daawana 2024 I miss you abeer😢😢❤❤❤

    • @Sadiiqj6cn
      @Sadiiqj6cn 4 หลายเดือนก่อน +1

      Isku midnah hay

    • @Apdirahman_bashir
      @Apdirahman_bashir 3 หลายเดือนก่อน +3

      Wuu solabtay

  • @jeeybofficial873
    @jeeybofficial873 ปีที่แล้ว +172

    Midkii Ugu Wanaagsanaa Bini Adamka Ugu Na Sharafta Badnaa Waa Nabi Muhammed SCW🥰🥰

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +334

    Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢

  • @suuraaleydakaaraan2034
    @suuraaleydakaaraan2034 ปีที่แล้ว +241

    😭😭 Abeera teamka Asad adi iyo Ceyda idinkugu jeclaa😭😭 aad baa uga xumahay in maanta kadanbo aan qosolkaagii iyo shactaradaadii arki doonin😭 weliba anagoo dunida isla joogno😭😭 go’aankaaga mid khayr kugu jiro Allaah kaaga dhigo runtii ilin baa iga timid taasna waxaa sabab u ah in aad tahay walaal aan Alle dartiis u jeclahay 🥰❤️ nabad, caafimaad iyo farxad waarto baan ku rajeyna walaal mcn🥰

  • @cabdifitaaxdaahir489
    @cabdifitaaxdaahir489 ปีที่แล้ว +268

    Shaqsigii ugu fiicnaa ugu naxariista badnaa ugu Aqoonta badnaa Xabiibkeena MOHAMED S.C.W 《《 KUSALI 》》💌💌💖💖💖💖

  • @ayaancumar2019
    @ayaancumar2019 ปีที่แล้ว +32

    Caawa Wan il meeyey🥺abeera Wan ku xiisi doona wllky qali in sha allha qarbaan ku rajeenayaa meel walba aad joogto ba wllky qali🥺🥺❤👋

    • @hamdalaki1009
      @hamdalaki1009 ปีที่แล้ว +3

      Labadiinuba marki hore oyeysan wax lagu oya mesha ma yalaan mesha

  • @salmiitanuur2698
    @salmiitanuur2698 ปีที่แล้ว +102

    Abeera cade qeyr badan insha allah ♥ 🙏 ❤ 💖,
    kusaliya xabiib keena muxamed (((SCW)))❤❤❤

  • @ruweida--
    @ruweida-- ปีที่แล้ว +41

    Abeera tan haday guushda kamid thy oo naftdana kufrxsnhy noloshda aidaa rabto Allah hakaga yeelo
    Farxda iyo qosol aad nasiin jirty waxaa igala sii wayn farxda noloshda iyo gaarida hadafka aad nolosha kaleedahy mrka frxadada waa frxdena guul Ayaan kga rajynyaa safarka noloshda❤️❤️❤️

  • @Rayaa_7
    @Rayaa_7 ปีที่แล้ว +60

    Run ahanti cadi ayan u ooyay abeera waku xiisi doona 😭😭😭😭😭 aniga kuma dhihi karo joog lkn waxa ku dhihi laha asxabtada taladooda qado sxb qlbi wngsn ay thy waxan rajeyna codsigan inad qaadato by by😭

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 ปีที่แล้ว +70

    Abeera sxb big fan Ayaa kuu ahay sxb meshaan qosolkaga hadusan kujirin daawasho malahan na Amin sxb asxbaatada dhamaan respect ✊🏿 ayey kuu mujiyeen.
    Midna ku darso xisaabta shalay xoogsade ayaad aheed Lkin Maanta social media waxaa kaga banaan fursad aad uweyn ku dhawaad 200k Ayaa kugu xeran bro maskaxdada ka shaqeysii Mahadsanid ✊🏿

    • @yaasuuabdukadir2953
      @yaasuuabdukadir2953 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi 😢

    • @ABDUL44AHI
      @ABDUL44AHI 6 หลายเดือนก่อน

      Cumerneh waa iska daaye manta 😢😢

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +453

    Hadadan Maanta Kusalin Suubaneehana Maxmed Scw Hadda kusali ❤️☝️

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 ปีที่แล้ว +62

    Abeera barnaamij uu ku jirin cusbo maleh waa qof bilaa stress ah masha'allah.

  • @Sacki63
    @Sacki63 ปีที่แล้ว +114

    Abeeera WaH FaraxdaH team 27 Wlhie WaaH Legend 😊❤

  • @tasniimtaliso1173
    @tasniimtaliso1173 ปีที่แล้ว +17

    Waxn maqli jiray nin rag gushisa waxa kadanpeyso dumar guul daradisane wax kadanpeyso isla dumar 😢😢😢apeeera sry🤌

    • @asmamaxamed791
      @asmamaxamed791 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢🥺😩😭kaxumahay runTii

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy ปีที่แล้ว +206

    Kusaliya nabiga muxamed scw scw 🙏❤️♥️

  • @Mohamed-fh7uv
    @Mohamed-fh7uv ปีที่แล้ว +47

    Abera our beloved brother on behalf of most people we would love you to stay
    Most of us become relaxed watching ur video video
    We love man ❤️ change Ur mind brother

  • @adnamohamuth6145
    @adnamohamuth6145 ปีที่แล้ว +84

    Abeera wlhi qofka kaliya naga Qosoliya nala joog brother 😭😭😭🙏💔

    • @mohamedvlog5736
      @mohamedvlog5736 ปีที่แล้ว

      This guy damage ayaa haaya about saxibtisa thats why dadka dhan in uu kadhex boxo ayuu raba

    • @wadanialpaofficial7664
      @wadanialpaofficial7664 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedvlog5736 asiga iyo ayaanita eselba Wax kama dhaxeen waxey AHEYN kaliya camera caalamka isku soo aadiya

  • @darkgirl7724
    @darkgirl7724 ปีที่แล้ว +8

    😢 😍 Abeera maxaa kugu dhacay wlo said ku jecelnahaye no so laabo team 27 from somaliland we'll miss you huno abeera hadii dhib ku haysto alle si khyr leh hakaaga fududeeyo wllo

  • @asmoluula589
    @asmoluula589 ปีที่แล้ว +252

    Qof kaliya naga Farxiyo naga qosliyo abeera ❤

  • @queenoftheworld5791
    @queenoftheworld5791 ปีที่แล้ว +12

    Wll abeera don't leave us wllky 😥😥😥waxaa tahay qofka naga qosolsiiya team 27 runtii nafarxad galiya so don't leave us wll mcn 😥😥😭😭 hadaad katagtid ogow anigana waligey inaan TH-camrka soo istaagi doonin waanba iska delete gareyna balan waye taas sidaa darted hanaga tagin hadaad tahay wllkeena 😥😥😥

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +298

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️

  • @nafizesaed9253
    @nafizesaed9253 ปีที่แล้ว +9

    Abeera hanaga tagin wllo we miss u😢💔 hadaad tagtana cimri dheer io cafimaad iyo nolol qurxoon baan kuu rajaynaya 😭🤲🏻

  • @mukhtaraxmed3190
    @mukhtaraxmed3190 ปีที่แล้ว +75

    WAD KUMAHAD SAN TAHAY INTAA nag qosli siisay walal walaha amarkooda qaado ee iska jooog wll qabli wanagsan tahay😭😢

    • @jujumagafe4034
      @jujumagafe4034 ปีที่แล้ว

      abeeracadehanakatakina 😭😭🤕🤒

  • @shuaybmohamedahmed93
    @shuaybmohamedahmed93 ปีที่แล้ว +4

    Legend kii team 27 isku haye aniga haan waxaan umaleyna ayaanita ku xumeysay wali masoo kabsan wali waa qof wax jecel tasna waa problem any way legend abera inaad soo noqoto aan rajeyna

  • @abdifatahabdilahi2496
    @abdifatahabdilahi2496 ปีที่แล้ว +50

    Abeera intaad Naga qosol siisey waad kumahad santey pro team dhaan ninka kaliya eey Ka qosol siiyad aahad eey hanaga taagin zxp waa codsii kaga Imi dhaanka asaxabtada Ku jeyceyl eey Ku tagarta 🙏 full respect pro ❤️

  • @Sadiiqj6cn
    @Sadiiqj6cn 4 หลายเดือนก่อน +3

    2024 dawanaynaa

  • @gaaldile8678
    @gaaldile8678 ปีที่แล้ว +154

    Ku sali xabiib xabiib Muhammad scw 🤩😍

  • @Fatimajama
    @Fatimajama ปีที่แล้ว +9

    Emotional damage😭😭😭😭 Abeera Dar illahay Kuu jecelnhy kuuna Taageernaa waana jecelnahay inaad Nalasii joogna Nagana Farxiso Wlhi balse Hadaad go,aan kugaarty inaan Naga tagyso Only we miss you 😘

    • @aaminamahamed2508
      @aaminamahamed2508 ปีที่แล้ว +1

      Abeeera😭😭😭😭😭😭😭😭😭 soonoqo plz

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +142

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @bashkayt1154
    @bashkayt1154 ปีที่แล้ว +24

    Don’t leave you can record one or two videos per week and you’re not beginner.

  • @khadarinhoofficial6568
    @khadarinhoofficial6568 ปีที่แล้ว +148

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad❤

  • @xamseferaari
    @xamseferaari ปีที่แล้ว +21

    The best person who the most intertenment . With opere 💯💯🙏

  • @123mohamedh
    @123mohamedh ปีที่แล้ว +55

    ciyaarta xaafdda ka daah 😭😭😭
    we respect u bro and we' ll help if something emational

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +2

    The best person ever the most knowledgeable able and most shine all created prophet Muhammad Sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤❤

  • @jocivecade6613
    @jocivecade6613 ปีที่แล้ว +126

    Allah is one

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 ปีที่แล้ว +1

    Abeera big legend waa ku wataa wllhi TH-cam ninka kaliya naga qosliya tahay plz nala joog OO soo laabo 😢😢😢😢

  • @hanad-r8c
    @hanad-r8c ปีที่แล้ว +39

    WAAN kuu xiisidoonaa .mana iloowidono inn ta aad igaqos lisiisay🥺🥺😥😣

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 ปีที่แล้ว +9

    If you want to leave social media because of stress plz don't go🥺 because social media is the only place that can make you busy and to forget your stress and I wish you all the best In Sha Allah 😘❤️

  • @asmoluula589
    @asmoluula589 ปีที่แล้ว +40

    Be miss you bro qalbiyadeyna ayaa kujirtaa 😢😢❤hanaga tagin please 😢❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +59

    Four legends always legends keeps goings abera cade and king ceyda and asad hajio and cumir 200k coming soon insha allah congratulations 💘💪💪

  • @yizlampoi5306
    @yizlampoi5306 ปีที่แล้ว +48

    We will miss you Our legen Abeera Wish you Beautiful Life 🤲🏻🤚🏻✨️

  • @queenhani8432
    @queenhani8432 ปีที่แล้ว +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋

  • @cadeabdi2419
    @cadeabdi2419 ปีที่แล้ว +52

    Nolol qurux bdn ku Rajeyna wllkie ❤️🙏

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +6

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya 👍🖐🖐🙏🤔

  • @maryamaxmed
    @maryamaxmed ปีที่แล้ว +11

    😭😭😥Aad baan unaxay wlhi Abeera abwe please hanaga tagin qalbiyadena ilaali 0ilaa intana tagare ku aheen😭😭😥🙏🙏🙏

  • @user-lj1oj6qn4k
    @user-lj1oj6qn4k ปีที่แล้ว +1

    Ha Naga tagin qofka kliya ee team27 Ugu frxda bdn Thy nga qosliyad thy plz ha tagin abeera 🥲

  • @fahmacabdi5366
    @fahmacabdi5366 ปีที่แล้ว +19

    Abera please 🥺🙏 nalajog wllhi team 27darta ayan ufirsada video aan adi kujurin sifican umadawado mana iibaxo plz 🙏🥺💔 hanaga tagin qof aan i aqoonin aan dawadi ookaliya waligey uma ooyin adi kahor 🥺🤧😫😭😭🙏 please 🙏 dawashadaada dadka kale oodhan marki lagasotago aniga muhim ayan u arka 💔🥺😫😭🙏🙏jawab farxad leh ayan rajeyna iyo solabasho qurux badan 🥰💯❤️👌😘🙏😭💔

  • @abdullsanchez3499
    @abdullsanchez3499 ปีที่แล้ว +6

    We cannot move without you gona to Mized uhh abeera wlx. Kuxisi dona cdhy lkn nalajog sxp

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 ปีที่แล้ว

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f ปีที่แล้ว +22

    Walhi team ka qofka kliya naga qosliyo aya tahay teamka farxdisa tahay hanaga tagin walhi wanku xisi dona wllkey qali melkasto tagto farxad igu nolow 🥰🥰🥰🥰❤🤴💯

  • @testpoint1122
    @testpoint1122 ปีที่แล้ว +3

    Abeera wiilka kaliyee iga qosliya ahayd anoo xanaaq san 😓😓😓 shpada dartoo iyo anoo kujecel wll noso noqo😭😭😭😭😭😭

  • @dayaxdalnuurshe680
    @dayaxdalnuurshe680 ปีที่แล้ว +6

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +4

    Abeera I can see you are heartbroken lakinse roona Rabby ayaa og. Nolosha up and down ey ledahay ee ka soco albaab kheyr badan Allah ha ku furo. We love you 😍 ha naga tagin funny guy .🥰😍🤩

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +46

    Be Miss you Bro Qalbiyadeyna Ayaan Ku Jirta 🥺

  • @engrabiic
    @engrabiic ปีที่แล้ว +7

    We miss u abeera libaxeyga pic respect
    Hadaa baxdo Dad kujecel ayaad katagtay

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 ปีที่แล้ว +21

    Wlhi caadi u oyay ani xitaa waanila dareemoya murugta team 27 waxaan idinku bartey wanaagsanaa waan kaxumahay ninka markasta naga qosliya hdan xanaaqsanhy xitaa hdaan idin daawado waxan noqonaya happy🥰🥰😞😞😔😔😭🙏

    • @ABDUL44AHI
      @ABDUL44AHI 6 หลายเดือนก่อน

      Cumerneh manta waa iska daaye😢😢

  • @ibraahimyare7013
    @ibraahimyare7013 ปีที่แล้ว +1

    Ninka Kali aan wadano waa abeera hadii tiimka uuka tago Ana team 27waa katagaa

  • @mankowbincamir3533
    @mankowbincamir3533 ปีที่แล้ว +101

    Don't do that brother because there are so many people out there who are crying but laughs just because they came across your video. So please stay in it and entertain those that your the solve of their problems.

  • @sabariinmohamed6024
    @sabariinmohamed6024 ปีที่แล้ว +2

    Alla wllhi waan oyaay abwe ha naga tagin

  • @zulthanaley
    @zulthanaley ปีที่แล้ว +16

    😰😭😭#abeera_cade waa kuu xiisi doona #wllkayow wxad ahyd shakhsi qalbigayaga ku weyn #Taariikhduna wey ku xusi doonta pro🙏🙏#respect pro🙏❤

  • @queenoftheworld5791
    @queenoftheworld5791 ปีที่แล้ว +1

    Abeera hasameeynin sidaan wllkey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 runtii ilmadeyda waan istaajin la yhy 😭😭😭😭😭😥😥

  • @asmoluula589
    @asmoluula589 ปีที่แล้ว +114

    Please hadaa naqadarineysid oo na ixtiraameysid hanaga tagin 27qofka kaliya iga qosliyaa thy anoo xanaaqsan xitaa hdaa muuqaladaa dawado wlhi waa iska qoslaa mrka anakoo sz mrkasta noga frxineysid noogu qosalsiineysid hanaga tagin kun kow jeer go,aanka qaadate iskabadal abwe ilheey dartiis
    Wlhi plhi inee kaftan iga eheyn wllkey hyo mcn iidhashay saa ujeclhy kuujeclhy abwe mcn hanaga tagin jwb fcn oo aan kufrxo kasugaa inshllh abwe abeera 🙏💪💪❤️‍🔥✊

    • @fartuuncusmaan1860
      @fartuuncusmaan1860 ปีที่แล้ว +2

      😭😥waa saxan tahay wallhi

    • @ladyq0086
      @ladyq0086 ปีที่แล้ว +2

      jaaah 😓wll fcn ❤

    • @manQalbi24
      @manQalbi24 ปีที่แล้ว

      Walahi abayo kula mida nahay sorry 🙏 abeera ku xiiisi dunaaa lkn guankan inaa qadato kuma farxin

    • @SahunShh
      @SahunShh 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤​@@ladyq0086

    • @SahunShh
      @SahunShh 3 หลายเดือนก่อน

      Hshhquz

  • @mahadahmed6836
    @mahadahmed6836 ปีที่แล้ว +43

    We will miss you brother 🥲

    • @rahmaindhouroon3753
      @rahmaindhouroon3753 ปีที่แล้ว

      Abeera cade aboowe pls waxaatahy qof aan aad utaageero igana qosliyo pls huno hadaad naixtiramayso noo joog pls huno codsi waaye

  • @BIGALONE
    @BIGALONE ปีที่แล้ว +6

    Abeera cade hadad baxdo yaa noqoslayo mugdi la antaa bro 🥺🥺🥺madama adkabaxeyso an kuqanacsaneeyn cafimad iyo renren kurijeya wll qalbi fican ilove you man 🔐🔐🤧😟😔😭😭😭😭 Abeera ilove you brother ❤

  • @khadiijocabdu1235
    @khadiijocabdu1235 ปีที่แล้ว +1

    Maaxakuuheeleeya aabowee baaliisii aaataaagiin aabeera waan kuujeeceenhaya

  • @yuufamaxamuud9560
    @yuufamaxamuud9560 ปีที่แล้ว +19

    Apeera hanaga tagin qofka kaliya iga qosliya aheyd really 🤟

  • @aminaabdullahi3504
    @aminaabdullahi3504 ปีที่แล้ว +3

    Abeera wllhi waxathy Qofka marka arko ku farxO xitaa hada xanaqsanhy wllhi aboowe Inaad kabaxdo aad io aad ugu xumahaY waxa ka CoD Sanaa inaa joogtO 😭😭😭😭😭😭

  • @canabqurux9296
    @canabqurux9296 ปีที่แล้ว +12

    Please come back 😢😢😢😢🎉 we love u brother 😢😢

  • @hamseozil547
    @hamseozil547 ปีที่แล้ว +7

    Every problem kugu imado wala xalinkara bro lkn inad katagto dad ku jecel asxab Quruxbadan Qalbi wanagsan
    Aad ayyay u adagtahay....
    Boqolaal Qalbi iyo kabadan oo Allah dartiis ku jecel hakatagi plz 😭😭😭

  • @abuukarcade1270
    @abuukarcade1270 ปีที่แล้ว +39

    Gentlemen please Respect us and all team 27 fans Stay with us as you have already Aad baan kuu qadarinaa brother Nala sii joog maalmeheena Nolosha ka harsan 😢😢

  • @majkahillow7439
    @majkahillow7439 ปีที่แล้ว +44

    Abeera cade we love you bro and urge to stay.💕

  • @cabdiraxmaan7168
    @cabdiraxmaan7168 ปีที่แล้ว +8

    Abeera guul iyo farxad ayan kuu rajynayaa wlhi inad naga tagto maan jeclyn

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 ปีที่แล้ว +15

    Legend of the legends ku xiisi doonaa nolol wanaGsan ku rajaYnayaa🙏🙄

  • @isracabdiraxman3106
    @isracabdiraxman3106 ปีที่แล้ว +33

    𝐴𝑏𝑒𝑒𝑟𝑎𝑎 ℎ𝑎𝑛𝑎𝑔𝑎 𝑡𝑎𝑔𝑖𝑛 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖𝑖𝑖 😭😭

  • @AbshirMuhumed
    @AbshirMuhumed ปีที่แล้ว +1

    Wllhi still ma aminsani 😭😭🥺🥺. BY WLLKEY wan ku XIISI dona

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +33

    Qoraalka sare uun baan arkay qofka leh xitaa ma eegin wadna xanuun walhi war waa prank😭😭😭¹⁰⁰%mana sii daawan mana dhameesaan no way 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 ปีที่แล้ว +1

    abeer Team Ka xisho anagan Naga xisho Hana Cidleeen Waxan Prnki dheh 🙏🙏🙏💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭 waligey Comnti Nucan Ma soo qorin abeer Ceeeb😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔😥😥😥😥😥🥺 aber waliga Naga Tagin

  • @kingmohamoutt9793
    @kingmohamoutt9793 ปีที่แล้ว +13

    Abeera qofka dartiisa socail midea an ku dawado thy mku faraxzni inaad naga dheerato inta igu raacsan isoo raaaca

  • @qwinnasrinabae5584
    @qwinnasrinabae5584 ปีที่แล้ว +4

    Please 🙏 abera don't leave us 🥺 we just need you big fun from abera🙌❤️

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer ปีที่แล้ว +53

    Walal Qalbiga Allh haku qabojio Social Media ha ka naso oo lakiin Noosoo laabo ❤

  • @kkkkkkkkmmmmm
    @kkkkkkkkmmmmm ปีที่แล้ว +2

    Asad maxamed hagio legend inthe builing iskada asad abeera wlahy

  • @deeqomaxamuud4289
    @deeqomaxamuud4289 ปีที่แล้ว +7

    ABERA CADE hada saan managa tagtay I.m soryy wlhiy 😭pilz nosolabo boowe wan ku jeclnahay🤴❤😭

  • @subeydoyaasiin969
    @subeydoyaasiin969 ปีที่แล้ว +1

    abeera Please HänaGa Tagin wlll Na ixtiraam wlHi wXaa Uga Nxay sidii inii ladhahaayyo wuu dhintyy😭😭😭😭

  • @ridwanganaf4241
    @ridwanganaf4241 ปีที่แล้ว +14

    Abeera hanaga takim team 27 walhi ado iyo asad darti bn udaawada mudadi yreed nga maqneed walhi maqnashagh wan ka murogony walhi niyad bn kla hadlya ani ahn wlka😫😘

    • @lakiaxmed8238
      @lakiaxmed8238 ปีที่แล้ว +1

      Ani wexe ila tahay ayanita aroskeda sodhow sida Darted inu nacayo in moralxumo laga arko wajigisa anyway waxa rajaynaya waxkasto kulaso gudbonaday ilhy khayr hakagadhigo wanku xisidona

  • @nimco4717
    @nimco4717 ปีที่แล้ว +1

    Abowe mcn plz abowe no jog wlhi wan kujecelnahay😥😥😥😥😥 wlhi adi qoslkaga ban qosal kaqadi jiray abowe mcn plz team 27 iyo dadka dhan wey kubahan yihin hanaga foganin plz

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +18

    Abeera caawa prank ayuu nagu sameynooyaa ku soco coming soon 200k insh allh

  • @kafiyoaxmed586
    @kafiyoaxmed586 ปีที่แล้ว +2

    abeera wan ku bariya aboowe ha bixin saxiiba aniga wana ku barinaa ka noqo😭😭😭

  • @mohamedafaroole9027
    @mohamedafaroole9027 ปีที่แล้ว +29

    Wallkey aaan jecelnahay ayuuu ahay xaqiiqatan waa u xiisi dooona 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @manQalbi24
    @manQalbi24 ปีที่แล้ว +3

    Abeera saxib ma aqana sawabta aad ugo tagaysa social media lkn saxib waxan ku layahay hadii oo guankas yahay mid adiga hurmar kaga kujira farax ayan ku rajeyna inta nusha sxb mana ilowi dooni malmihiii farxada aad nala soo qadatay waxad na ahad team27 walalka aan ugo jeclahay sida oo nuga quslin jirtay I.a sxb hurmar midkan ka wanaagsan ku rajeyna wanko tawi dunaa walal abeera cada

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 ปีที่แล้ว +10

    Ceeb maaha qofku inu daantiisa fiirsado horumar fiican baan ku rajeynayaa.

  • @maxamudahmed6750
    @maxamudahmed6750 ปีที่แล้ว +2

    Waxa haysta waan fahmi karaa ninkaas halays kadaayo😢😢😢😭😭😭😭😭😭 bye bye 🙏🙏 i miss you brother

  • @calijimcalecumar121
    @calijimcalecumar121 ปีที่แล้ว +27

    Wll mcn inta aad iga qoslisiisay ma,iloowi doono Wana kuu xiizi doona qeyr bdn kuu rajeyna wllkei abeera🥺

  • @fatimaabdalla6395
    @fatimaabdalla6395 ปีที่แล้ว +6

    Hanaga tagin brother 😢😭🥹we miss you boqorow 😢

  • @saynabcumar4573
    @saynabcumar4573 ปีที่แล้ว +5

    Walalky abeera cadey wanu kuu xisidona walhi qof wanagsan ayaa tahay meel kasdod ado alle ha kugu xiftiyo 😭😭sory

  • @abdiaziz1805
    @abdiaziz1805 ปีที่แล้ว +5

    The best of the guys in malayzia❣💯💯

  • @naziimodhalsuldaan3012
    @naziimodhalsuldaan3012 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi adaa baan kuga xumahay inaad Naga TagTo Lkn Apowe Noo so Lab Apowe 😭😭

  • @abdinhomr.koobciye2304
    @abdinhomr.koobciye2304 ปีที่แล้ว +6

    Horta abeera wlhi funny ayaad tahay like inaad tirahdoo waan kabaxay waa hadal aad aan ukaa niyad jabnay 😥 so kaso lamaan Koo aanga aad kadatay❤️💥

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 ปีที่แล้ว +4

    Abeera farxada teamka aad tahy please nala joog walhi waa iska kaa jecelnhy ❤😢😢

  • @yoonismoha6535
    @yoonismoha6535 ปีที่แล้ว +7

    Xili kasta xasuusa Ilaahay iyo rasuulkiisa

  • @abdisheikh1515
    @abdisheikh1515 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi Video ga dhan cabsi cabsi ayuu ahaa Abeera Hanagatagiiiin😭😭

  • @yazkaaweys1162
    @yazkaaweys1162 ปีที่แล้ว +4

    Ha nagatagin wllkey qaliga ah abeera ❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💞💥💓