LII CAATO || HARGEISAY HA LIICIIN || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • ERYDI ::: ABWAAN GORGOR
    MUSIC :::BULSHAWI
    LAXANKI :: XARIIR AHMED
    CAMER IDIRIS DABCSAR
    EDITN:;: FARXAAN GAXNUUG
    Production by Dabcasar media
    Voce of Recording heynok
    Abdirisaaq anshax🤝
    Najiib Alfa🎶🎶🎶🎶
    Abdiqahaar🙏
    Spcial Qadan qaraan

ความคิดเห็น • 6K

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall  3 ปีที่แล้ว +5518

    Reer Hargeisa Alle ha idin Sharfo. Sida Quruxda Badan Ee Aad igu Soo dhaweeyseen Hargeisa ayaa Igu dhalisay inaan idiin Soo Heeso. Waa Hadiyad Ka Timid aniga iyo dhamaan Team-ka, Waxaanan U Hibeeyay dhamaan Shacab Weeynaha Somaliland, Sii Gaar Ahaaneedna Dhulka Boqortooyda iyo Hoyga Fanka Somaliyeed Ee Hargeisa Cadeey. Noolaada 🙏

    • @captan2527
      @captan2527 3 ปีที่แล้ว +44

      Welcom to somaliland bro markasta 💯❤🙏

    • @XOGTAQARSOON2024
      @XOGTAQARSOON2024 3 ปีที่แล้ว +24

      libaax waan kuwadanaa madaxa ayaanad noo saarnan doonta abidkaaba

    • @suldaancaydaruus9352
      @suldaancaydaruus9352 3 ปีที่แล้ว +7

      Sxb waxaad mujiseen adiga iyo casimadu burhaantiina hore u soco libaan adan cali waliba qolada qalbiga kala socotaa bada ilaa barigii xujuda iyo malesiya

    • @Kaafi.media_10
      @Kaafi.media_10 3 ปีที่แล้ว +16

      Walee anigana waa inaan afar eray isku aadistaa sheekada fanka farahey kabaxday qofkasta fanan waaye yaan lagaa hormarin🤣🤣🤣

    • @ayaankhadar777
      @ayaankhadar777 3 ปีที่แล้ว +4

      𝙺𝚊𝚊 𝚐𝚞𝚍𝚘𝚗𝚢 𝚑𝚞𝚗𝚘 𝚖𝚌𝚗

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 ปีที่แล้ว +2109

    Mash allh alfanan liiban adan ali 🤴🤴❤️

    • @Moohandero
      @Moohandero 3 ปีที่แล้ว +3

      Paayo tiinaa❤

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 3 ปีที่แล้ว +3

      Tina farey waa dad kayga ❤❤❤💯

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +5

      Reaction kasoo bixi heesta waan ku sugaynaa

    • @shoolicade1391
      @shoolicade1391 3 ปีที่แล้ว +2

      😍😍😍

    • @Garaad_Nazir_ali
      @Garaad_Nazir_ali 3 ปีที่แล้ว +4

      Adi ayaa hadhaY Hargeisa Welcome

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 ปีที่แล้ว +3264

    Waawareey… war Liibaanow cod iyo qaabiyadba nin hore u heesi jiraad u egtahayee waa sidee ? Mise waa burhaaanta Hoyga Fanka ?
    Great Song - Salaama Hargeisa

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +32

      Reaction kasoo bixi heesta waan ku sugaynaa

    • @badger_04yt26
      @badger_04yt26 3 ปีที่แล้ว +22

      Waa burhanta hoyga fanka HARGYSA halicin

    • @xamdiabdulle5820
      @xamdiabdulle5820 3 ปีที่แล้ว +4

      Cuman tadaa sugenaa

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 3 ปีที่แล้ว +3

      Wahkale waaye

    • @wllzaki14
      @wllzaki14 3 ปีที่แล้ว +8

      hosow ka soo hadal hee heestaaaan bro
      reaction

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 3 ปีที่แล้ว +645

    Another level horey u soco finally waad iskeentay 😀👌🙌🏻🙌🏻💯 dhaxtaalka waa holac🔥

    • @nimcomohamed8483
      @nimcomohamed8483 3 ปีที่แล้ว +1

      🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫♥️🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫🇧🇫♥️♥️♥️

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 ปีที่แล้ว +2222

    Lii iLka case ( Ameen Ameen )

    • @kingmohaan9856
      @kingmohaan9856 3 ปีที่แล้ว +9

      Abdallow wadh heestan reaction keeda kasugeynaa Aabe

    • @abdirazhidhasan8561
      @abdirazhidhasan8561 3 ปีที่แล้ว +13

      Abdalla odeyga ilkaha u casesene 🤣🤣

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +5

      Ameen

    • @abdirahiimmohamed8190
      @abdirahiimmohamed8190 3 ปีที่แล้ว +6

      @abdala.jamaal we love uh my brother hargeisa aday kugu faantaa wlhi😥♥️🙏✔

    • @nimconimcaan4863
      @nimconimcaan4863 3 ปีที่แล้ว +3

      Abdala jamaal legend 🙌

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall 3 ปีที่แล้ว +3048

    MAXAD KA LEDIHIIN DADAAL DHEER KA DIP WATAN HESTII LAWADA SUGAYAY 😍

    • @djamafaisa467
      @djamafaisa467 3 ปีที่แล้ว +9

      Adika iyo libaan adan ali wad sharfatixin continues comme ça les fanan allah idin dhawro

    • @amuundahir9298
      @amuundahir9298 3 ปีที่แล้ว +6

      Rection kaa rabnaa hestii kaa haynaaye

    • @hothantayib6535
      @hothantayib6535 3 ปีที่แล้ว +5

      Wallhi COD MCN & QaaBiyaD QUrxOon ayU iskU DarsaDy wallKeN lipaN aDaN Ali & AsXBtiiSa la GaraB GasHayBa tnk DHaMatiiN wallDaY💚💬❤

    • @faraxcali9761
      @faraxcali9761 3 ปีที่แล้ว +2

      Hore usocda wl adiga iyo liicaato frm burco

    • @Mohamet_Zoolo
      @Mohamet_Zoolo 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa shaqeysen

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 3 ปีที่แล้ว +840

    Codka laxanka style 100% Lii caato Leeysma xasdee hees iyo bar waye Wa burhaanta hoyga Fanka Hargeysa Reaction wa iga heysaan waka soo tuuray😢

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +3

      Soodaa

    • @mohamedisak4827
      @mohamedisak4827 3 ปีที่แล้ว +7

      Buskut gacan fudeed badnida gormaa soo duubtay Reaction waaw caadi maahid buskut & lii caato hada ila taagertid like i saar

    • @buddy.36
      @buddy.36 3 ปีที่แล้ว +3

      Ninka fanaan maahane hakawaalina somaliye

    • @buddy.36
      @buddy.36 3 ปีที่แล้ว +1

      F waaye fanaan maahan

    • @naciimoofficial
      @naciimoofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      Wadawaday ana

  • @suhurabdirizak3883
    @suhurabdirizak3883 3 ปีที่แล้ว +494

    heswalbo macan waxa kamacan Qurank ilahy 🙏🙏

  • @jamaaljacelow1530
    @jamaaljacelow1530 3 ปีที่แล้ว +829

    Wllky geesi codka ka hdal ma lahan 💯💯 Rag badan fanaan ah meel iga saartay Raam janiin Qalaas wllka wngsn miss you ❤️❤️🙏

    • @wiilkacidadariska1707
      @wiilkacidadariska1707 3 ปีที่แล้ว +2

      aryaa youtube ka maxaa ku nacday

    • @ifrahabshir6492
      @ifrahabshir6492 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah keep going abowe mcn liibaan adan ali lii caato

    • @poqorkarabka8528
      @poqorkarabka8528 3 ปีที่แล้ว +1

      Jecelaw ma Lama filan ayad noga dhigtay wllhi ku xisnay zhp nosoo noqo prother 💯💯💯💯

    • @fardowsoahmde776
      @fardowsoahmde776 3 ปีที่แล้ว

      @@wiilkacidadariska1707 hhh

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว

      Wll qli hal subscriber igu caawi ❤

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +1004

    The one and only lii caato legend bro

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 3 ปีที่แล้ว +813

    Hargeysa hadhwanaag Allow Dhowr Heestu Waa Dab Lii Caato 🔥🔥

    • @sadaamhazel8916
      @sadaamhazel8916 3 ปีที่แล้ว +4

      Tulo ad nofaninYza warYaa😡😡😡😡

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 3 ปีที่แล้ว +6

      @@sadaamhazel8916 kkkk caadi iska dhig aabo

    • @hudaapdirazhidofficial7225
      @hudaapdirazhidofficial7225 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sadaamhazel8916 tuulada aaway laxyahaw 🤨🤫

    • @xafaxuppi9907
      @xafaxuppi9907 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sadaamhazel8916 kaxunta😂😂😂😂

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 3 ปีที่แล้ว +3

      @@sadaamhazel8916 tuuladan aad u taag laadahay ee kaa tashaty waaxy 🙂😂

  • @farihaxaaji6021
    @farihaxaaji6021 3 ปีที่แล้ว +19

    Ina jecel nabigeena muhamed salalahu calayhi wasalim like saar ilhay usaar wall 😢❣️

  • @nasramohamed986
    @nasramohamed986 3 ปีที่แล้ว +153

    Reer hargeisa ismujiya wan ogahy ciidaad ka badantihine❤❤qalbi tu qalbi dadkaygii♥️

  • @adduunkatv
    @adduunkatv 3 ปีที่แล้ว +481

    Aniga besaa haray markaan Lii Caato wuuba ii gambanaayee

    • @abdulaahiahmedaddow6855
      @abdulaahiahmedaddow6855 3 ปีที่แล้ว +3

      Yaku dulqadan kro 😂

    • @kariimck9898
      @kariimck9898 3 ปีที่แล้ว

      Cumaamada Hargeisa iyo ta lii caato iska soo tuur

    • @khadarmedia3522
      @khadarmedia3522 3 ปีที่แล้ว

      Ka joog nio🤣🤣

    • @billaldhaqane7533
      @billaldhaqane7533 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxbow jamuuni waxa la fadhiso ayaan garan wayay sxb waxan sugnaaba waa heystaada adiga yaaqaano meshaad kuso qaadi laheeed 😁😁😁😁😁😁😁

    • @JamalJamal-zw7kx
      @JamalJamal-zw7kx 3 ปีที่แล้ว

      Kp gonig

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 ปีที่แล้ว +403

    Hambalyo Sxbo isjecel Axmed fj lii cato Nolada sxbayaal ✌️🙏

  • @abdirasaqmohamedhassan4350
    @abdirasaqmohamedhassan4350 3 ปีที่แล้ว +38

    Lii caato waa fanaan mar Hadii uu heestisii ugu horeysay hargeysa ka so qaaday wyo hoygii faanka buu ka so baxay

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +96

    Hadaad aminsantahay in ay one milion gaadhayso heestan liketa haila dhaafin from Hargeisa 💝 🏅

  • @najmaabdulkadir6248
    @najmaabdulkadir6248 3 ปีที่แล้ว +82

    Hargeisa one love from muqdisha 🇸🇴🥰

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +87

    Away rer hargaysa like sara from jigjiga ❤👏

  • @maxamedjaarlees6533
    @maxamedjaarlees6533 3 ปีที่แล้ว +55

    I can't believe in ay tahay heestaadii ugu horreysay, amazing Liicaato.

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว +685

    Hargeisa Hooygii Fanka Iyo Tacliinta Ha Liicin 🥰🇹🇯🥺🙏

    • @qaaciqaraami9041
      @qaaciqaraami9041 3 ปีที่แล้ว +6

      Libaax Mar imaw in sha allah waa Gurigaagi adna Fanaanintu way No Simanyihiin dhamaantod

    • @sakariyeismaciil7117
      @sakariyeismaciil7117 3 ปีที่แล้ว +5

      Sharma kubaryay naaye markaa lay noo imo bro adiga kumabasiidaynayne wadnalajoogaysaa lph rabka brother mar uun nookalay iigasoojawaab maxad nagunacdaybal noogu iman wayday plz waanu kusugaynaa sharma😍😍😱

    • @sacadcabdiraxman8421
      @sacadcabdiraxman8421 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sakariyeismaciil7117 ha iska maqnaadee iska daa bro hayno tuugin qof ankuso jwbayn😏😡

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 3 ปีที่แล้ว +5

      @@sacadcabdiraxman8421 kkkk maa hda sharma uqadateen qofkan😅😅🥱

    • @laylahaybe4126
      @laylahaybe4126 3 ปีที่แล้ว +2

      Sharmo kalay hargaysa wlhi wan ku dageernaye geesi laba mah ♥️

  • @cabdixakiinofficiall503
    @cabdixakiinofficiall503 3 ปีที่แล้ว +161

    Hargeysaay haliicin waan idin wataa rer hargeysa from xamar one love

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 3 ปีที่แล้ว +342

    The one and only liicaato brother hore u soco

    • @sharmaarkemedia3195
      @sharmaarkemedia3195 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad isku xaartay lipax Sharma boy profile kii wuu iska badalay adoo nin raga ah ninkale haku qaraaban 😅

    • @Fathi_khaire
      @Fathi_khaire 3 ปีที่แล้ว

      sharma poy adna xilima noo imaani

    • @hadiyaabdi2256
      @hadiyaabdi2256 3 ปีที่แล้ว +1

      Sido kale licato hore usoco barethar💯💯❤

    • @ayaancali9259
      @ayaancali9259 3 ปีที่แล้ว

      Sharma boy wll waxan ku ahay taageero buuxda from burco guulayiso

    • @hudaapdirazhidofficial7225
      @hudaapdirazhidofficial7225 3 ปีที่แล้ว

      @@ayaancali9259 😂😂😂😂comment qasaaray 😂😂sharmo boy maahan kani 😂😂

  • @abdallaking7947
    @abdallaking7947 2 ปีที่แล้ว +50

    Love Hargeisa wallahi Anigo 13 Baan JoogaY 2009 from HG 💚💙🤍_______⚪♥️🟢 Dadka Baynu Iska Xignaa🥺

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 6 หลายเดือนก่อน

      abdullahi sayga miyaa sxb hg sacad ka ahaa

  • @somalijustinv435
    @somalijustinv435 3 ปีที่แล้ว +201

    Hargysia hada tagto adoo fanan ahyn waxaad naftada ku qasbin ina hees uqaado duriyadii reer shykh isxaaaq from Muqdisho Hargysia Ha liciin✅❤

  • @ilhanabdi3654
    @ilhanabdi3654 3 ปีที่แล้ว +55

    Wlhi xaqirad ma aqane hesta wku hesta ya ila mida♥️

  • @qadarabdi8957
    @qadarabdi8957 3 ปีที่แล้ว +122

    Hargaysaay Ha Liicin❤️🤟 from muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🙏

    • @hayaatibrahim2371
      @hayaatibrahim2371 3 ปีที่แล้ว +2

      Dad na daysan ma liicayno 🤣

    • @shukriali9113
      @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hayaatibrahim2371 Maansha Allaha!

    • @nimoislaw1466
      @nimoislaw1466 3 ปีที่แล้ว

      Aniga amar an baxsho hado shaqeen lahay mar hore idhin fasixi lahay from Mogadishu

  • @amiincr4049
    @amiincr4049 3 ปีที่แล้ว +10

    Hargeesoy haliicin waligaa From muqdisho xamar cadey🥰🥰🥰🥰 ilove my prothers hargeysa🥰🥰🥰🥰

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 ปีที่แล้ว +189

    4.2k oo comment hadaa kan ka dhex aragtey waligaa ha liicin, nolol wcn
    😊🤗🤗🤗🤗🤗✊

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 3 ปีที่แล้ว +62

    Reer hargeysa salaan sare from Mogadishu

  • @fahmomohamutmohamet9928
    @fahmomohamutmohamet9928 3 ปีที่แล้ว +18

    Maxe tahy hestan.mrkn dawady jirirca Daren leh bn daremy ax😓♥ jecliya Somali land🙂♥

  • @mohamedelneny3968
    @mohamedelneny3968 3 ปีที่แล้ว +169

    13M
    13K Veiws
    An other level
    An other music🎶
    An other Lii caato👌

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 3 ปีที่แล้ว +14

    Si toooosah fanka ugu jirtaaa🔥🔥🔥

  • @munitayousoph5709
    @munitayousoph5709 3 ปีที่แล้ว +17

    Wooooow masha Allah wllo liicaato legend keep going brother hadaan nahay hablaha reer hargeisa waan kaa gudoonay heesta hargeisa 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚⚪⚪⚪⚪⚪🖤❤❤❤❤❤

  • @Hakaar24
    @Hakaar24 3 ปีที่แล้ว +8

    Mar uun wan jecelhay inaa u tago dalxiis hargeysa 😰 asaxab badan ku leyahay mar uun wan tagi inshal

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว +1

      Soo dhawow wll waa lagu soo dhawanayaa

  • @safwanali3840
    @safwanali3840 3 ปีที่แล้ว +47

    Dadka ilaahay qalbi wanaaga siiyay waa kaa gudoonay wll heesta 😍

  • @najaxhena
    @najaxhena 3 ปีที่แล้ว +75

    Liicaato Abaal ku hayna wllo ♥️ismuujiya reer hargysaw

  • @jeeraarshow3130
    @jeeraarshow3130 3 ปีที่แล้ว +30

    Hooyga fanka hadaa tagto adoon heesi aqoonin xitaa wey kaa heesisinayaan liicaato waan kuwataa

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 3 ปีที่แล้ว +5

    Hargeisa weligay mar baan dhinac u dhaafay waxaanan tagay Ethopia meel aan ka jeclay hargeisa weligay ma arag 19 sanno ayaan ku noolay❤️❤️🥺

  • @누엘호세마
    @누엘호세마 3 ปีที่แล้ว +40

    I'm from china🇨🇳 Love Somaliland and love pepole😍

    • @inaaadan3447
      @inaaadan3447 3 ปีที่แล้ว +1

      Chines people qaldaayo sheeko miya🤣🤣

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว

      Thnks🥰💚💬❤

    • @kowsarjama2575
      @kowsarjama2575 2 ปีที่แล้ว

      Welcome to us

  • @queens5170
    @queens5170 3 ปีที่แล้ว +67

    Ayy❤🔥
    Nin waligiis heesi jiraaba mooda waxas hooyga fanka lee miyaa miseh😂❤👊
    Hargeyga haliicin💚🤍❤

  • @ahmetdada9371
    @ahmetdada9371 3 ปีที่แล้ว +186

    The one and only lii caato recpect for you🙏

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว +1

      goorma boo Iman adna

    • @MustafegaasGaas
      @MustafegaasGaas 3 ปีที่แล้ว

      Faraxan diracaw adigaa waa goorma

    • @fardawso9064
      @fardawso9064 3 ปีที่แล้ว

      Farxaan daahir calaswo xumaanatiisah ku ilaawa somaaliyeed ninkaas rag bey iskuheebayahiin waa bogale daahir cidane waxa meyali karo asga un baa iscebayay

  • @abdallaking7947
    @abdallaking7947 2 ปีที่แล้ว +7

    Hargeisa Ha Liicin wallahi waa Idin JecelnahaY from Galmudug💙🤍💚 ____⚪♥️🟢

  • @hibaatihaashi7087
    @hibaatihaashi7087 3 ปีที่แล้ว +15

    Reer Hargeysa wad kasbaten amaanta xapipayal one love❤
    anagu cid walba wan so dhwynynaa somalo dhan wan jecelnhy izlamnimo iyo somalinimo aya inadeeqda💪❤❤🇸🇴

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 3 ปีที่แล้ว +35

    Peace and Love Hargeysia From Muqdisho 🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏

    • @Mamd01522
      @Mamd01522 3 ปีที่แล้ว

      We have abig respect for muqdisho

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 ปีที่แล้ว +87

    HORSEED AQOONED HARGEISA SOMALILAND MAGAALADA AAN UGU JCLAHAY GAYIGA SOMALIDA From Djabuti🇩🇯🇭🇺

  • @fahimaahmed8505
    @fahimaahmed8505 3 ปีที่แล้ว +18

    Masha'Allah,dhulkaygi hooyo farxad iyo nabad waarta insha'Allah💚🤍♥️⚘😘

  • @somdhise
    @somdhise 3 ปีที่แล้ว +43

    OMG😱 war ninkan aan u MaHadcelino reer HarGeYsa😍😍🤘

  • @zamiyadiamond9228
    @zamiyadiamond9228 3 ปีที่แล้ว +34

    Reer SOMALILAND madaxa isarn tihiin from PUNTLAND🇸🇱❤❤💪

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kle dariska xalasha puntland❤💬💚🇸🇱🥰🥰

    • @zamiyadiamond9228
      @zamiyadiamond9228 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shugriqali5248 ❤❤🔥

    • @Asiya_ismail2024
      @Asiya_ismail2024 3 ปีที่แล้ว +1

      Sida kaleh rer SinSibaar dariska🤣🤣👍👍

    • @sultan_guleid1489
      @sultan_guleid1489 3 ปีที่แล้ว +1

      Sinsibaar sidoo kle anana

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 3 ปีที่แล้ว +1

      Markaan putland aan yimaafo aan kuu saarnaado waayee 😍🥰

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 3 ปีที่แล้ว +56

    Horan u ogayee HARGIESA ha liicin💉❤️

  • @zuusaanhajjizaalah9839
    @zuusaanhajjizaalah9839 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer hargaysa mayeh liketaa ku qasaaa

  • @samiraibrahim438
    @samiraibrahim438 3 ปีที่แล้ว +23

    HargeisaaY ha liicin💚🤍♥️ keep going liicatoo♥️♥️♥️

  • @kibirbadan5554
    @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว +66

    Wixii duriyada sh isaxq ismuujiya😂
    Hargysay ha liicin 🎉💚💭❤bilaa bila calyk ku qabta liket😀🦁✌

    • @caaishocabdiqaadir2817
      @caaishocabdiqaadir2817 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂 waanii wataa from qadaad wayn girl 😘 waanii salaamay yaqey qadaada yareey

    • @mowarsameh2190
      @mowarsameh2190 3 ปีที่แล้ว +2

      @@caaishocabdiqaadir2817 🤣🤣🤣🤣💯💯💯

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว +1

      @@caaishocabdiqaadir2817 qadaad wayny wlal wanu ka qaadne na soo dhowow 😂😂✌

    • @ahmedtarax6912
      @ahmedtarax6912 3 ปีที่แล้ว

      @@caaishocabdiqaadir2817 QadadweyneY wanu Ka Qaadney Anago sidan eh🙃

    • @caaishocabdiqaadir2817
      @caaishocabdiqaadir2817 3 ปีที่แล้ว

      @@kibirbadan5554 🥰🥰🥰 hye mcney 🍯

  • @abdimahdielmi1132
    @abdimahdielmi1132 3 ปีที่แล้ว +154

    Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️ insha Allah waan iman mar from jigjiga 🇬🇶

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome soomaalilaan pro😇🥰

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha alah lii cato burco aya ku hadhay inad tagto ❤️❤️

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Xamdi kalgacal Hamdi halgan kkkkkk burco boodh weyn kadaah Boorama usoo qaad dheh kkkkkk😂😂😂😂

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 ปีที่แล้ว +155

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 3k gaari rabaha wax yar iga dhimana I garsiya hooyo macaan dartid igu garsiya hada goob tihin umaada somaliyed

  • @nuradienali7910
    @nuradienali7910 3 ปีที่แล้ว +5

    Calankaas xumaan wuu ka nasahan yahy ilahay ha dhowro dadka reer soomaliland from borama inta xun yaan looqaban Gobalka ragbaa jooga U dhimanya calanka 🥰🥰🥰

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 3 ปีที่แล้ว +16

    Lii Caato 🔥 Onthe Top

  • @hipaqgaraw8558
    @hipaqgaraw8558 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer xamarkii mantaa dhiikarby wada qaaden
    Ileen hargeisa iyo amaantoona ma maqli karaane
    Master liicato legend baathy ♥️♥️♥️🎉🎉🎉🤜💪🤜💪🤜🎉🎉

  • @azaidi7822
    @azaidi7822 3 ปีที่แล้ว +31

    Hargeysey halicin somaliland hanaloto ❤️❤️❤️💪

  • @Hanat45
    @Hanat45 3 ปีที่แล้ว +26

    Heestaan hargeysa ayey i jecleysiinaysaa 🤤❤️

    • @mulla.y
      @mulla.y 3 ปีที่แล้ว +1

      Hda 4k oo somali hda kaso dhex qabtay dhiiga isoo jiday wlhi special man🍻😂

    • @Hanat45
      @Hanat45 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mulla.y my boy dhiigu biyo maaha🩸 wuu isku keyn so jidaya🥺❤️

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 ปีที่แล้ว +18

    Ma qirnaa Hargeisa inay tahay hooyada fanka hore iyo imnkaba.💕

  • @liibansade1799
    @liibansade1799 3 ปีที่แล้ว +15

    From muqdisho ❣🇸🇴 haliicin hargesaay🥰❣🙏
    Codka 100%100

  • @netmarkayt9558
    @netmarkayt9558 3 ปีที่แล้ว +51

    Waxaan isku soo laabaneynaa hestaan oo 1milion views gaarto insh allah Hargeisa ha leecin ♥️✌️✊

  • @qaranyoutube
    @qaranyoutube 3 ปีที่แล้ว +111

    another level Liicaato Clear Voice We love Hargaysa City 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @amedsiciid5598
      @amedsiciid5598 3 ปีที่แล้ว +2

      Hargeisa us city is soomaalilaan 😏

  • @xavzaabdilaahi7709
    @xavzaabdilaahi7709 3 ปีที่แล้ว +30

    1m hala gaadhsiiyo heesta reer Somaliland dhiiga biyo maaha 󾓩󾓩󾓩󾓩󾓩󾓩

  • @vamouz6287
    @vamouz6287 3 ปีที่แล้ว +6

    1m markay Gaadho Like ii saar😂😂

  • @hamdaabdirahman1355
    @hamdaabdirahman1355 3 ปีที่แล้ว +19

    Hargeisa ciyar maaha muuqalki iyo shakhsiyadiiba way ka badashay😁 thanks a lot alfanan ilkacase 😁🥰

  • @hibakmustafe9743
    @hibakmustafe9743 3 ปีที่แล้ว +110

    Reactionki Dirisle iyo ck ka sugyna hdan nahy Rer hargeisa😂😂✌💚🤍❤

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +26

    Hargeysay haliicin from gedo Somalia mar un waan imaanaya insha Allah Hargeysa ♥ 🙏

    • @fariixachannel9295
      @fariixachannel9295 3 ปีที่แล้ว +1

      Kusodhawow huno hargyza cadey♥️💬💚

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fariixachannel9295 Thank you wllo qaali ❤🥰🙏

    • @fariixachannel9295
      @fariixachannel9295 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanyare8503 ♥️isku lenhy wl sharafaw

    • @abdirahmanyare8503
      @abdirahmanyare8503 3 ปีที่แล้ว

      @@fariixachannel9295 ❤🥰

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 3 ปีที่แล้ว +1

      Welcome bro anigana wiil aan asxaabnahay ayaan hargeisa islajoogna oo reer gedo ah my best friend ah

  • @Bashaashqamaam10
    @Bashaashqamaam10 3 ปีที่แล้ว +9

    Horseede Aqoonle,😍
    Hogaanshe Nin Doora,😘
    Hantiile Dad Kaaba Inaad Isku Hayso,🥰
    Horraan U Ogaaye,♥️
    Hargaysaay Ha Liicin.🤲
    Lii Caato The One And Only Legend Heestaan Waa Hit Keep Going Awowe♥️

  • @Mustafemo
    @Mustafemo 3 ปีที่แล้ว +55

    HaDad reer Hargiesa taHay is muuji🟢⚪🔴😍😍

  • @kafiamohamed3724
    @kafiamohamed3724 3 ปีที่แล้ว +26

    One love liicato big fan from hargeisa caday 🥰🥰🥰

  • @khalilharir8935
    @khalilharir8935 3 ปีที่แล้ว +38

    Qof kasta oo heesta ka helay in ay wacantay like ha ii saaro si aan ugaado inta qof ee ka helay

  • @ugbaadedebsan201
    @ugbaadedebsan201 3 ปีที่แล้ว +12

    Guulayso walal from hargeisa ❤

  • @maxamedbolton2535
    @maxamedbolton2535 3 ปีที่แล้ว +39

    Hada nabiga jeceshahay scw like❤️🥰

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 3 ปีที่แล้ว +16

    Hargeysaay Ha Liicin.
    Intii Somaliland Horumarkeeda Ku Faanta "Like"

  • @meerasalman6663
    @meerasalman6663 3 ปีที่แล้ว +40

    Hargaysa cadey horaaaan u ogaaye🕊💙 from puntland..dariska xalasha ah😌❤

  • @sadaqjanan1040
    @sadaqjanan1040 3 ปีที่แล้ว +47

    From malaysia keep going my guy cid wanagsan

    • @cktimetv2598
      @cktimetv2598 2 ปีที่แล้ว +1

      Malisku dheela adoo soomali aha
      War wadankaga kufaan

  • @ismaaciilibraahim9540
    @ismaaciilibraahim9540 3 ปีที่แล้ว +43

    XaqiraaaD Ma Ka saayO Wlhy Waa Another Level Heeesta Shp🙌🤩

  • @warya_abdi
    @warya_abdi 3 ปีที่แล้ว +99

    Inta la yaaban inuu Lii caato fanaan noqday like😂❤️

    • @fatumamulki4041
      @fatumamulki4041 3 ปีที่แล้ว +1

      Woow Liu caatoo🥰🥰🥰💯

    • @mukhtarcqadir9322
      @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaaw hees iga dheh lama filan bey igu aheyd lkn wa fanaan fanaan dhaafey

  • @mumtazonlinemarka919
    @mumtazonlinemarka919 3 ปีที่แล้ว +30

    M.a wll reeer abtigey ha iga liiceyan from moqadisho jiiiro u joooga 😍😍😍😍

    • @najibph208
      @najibph208 3 ปีที่แล้ว +2

      Dad nasab ah ay ku.dhalayy wllhi
      Alleh haku dayo Aptiyada isaaaq

    • @xamdaaadan4010
      @xamdaaadan4010 3 ปีที่แล้ว +1

      Welcome habo mcn so dhawow goobti casimaada umaada soomaaliyed muqdisho caday

    • @mumtazonlinemarka919
      @mumtazonlinemarka919 3 ปีที่แล้ว

      @@najibph208 amiiiina ya rabi allha i dhaaafo

    • @mumtazonlinemarka919
      @mumtazonlinemarka919 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdaaadan4010 wan dhawhey sharaf ay leydhaheyn somaliland

  • @apdulaahiaadam6721
    @apdulaahiaadam6721 3 ปีที่แล้ว +6

    1M Waxyar inooga dhantahay Team Li cato is muujiyo

  • @abdirahmanahmed7882
    @abdirahmanahmed7882 3 ปีที่แล้ว +49

    From Melbourne Australia... SOMALILAND WE LOVE YOU... lil catoo salan saree walal. Rer hargeysa like dac kusiya

  • @muhabashe6746
    @muhabashe6746 3 ปีที่แล้ว +31

    Viv somaliland 💚❣💌hadh wanag heesta waay u qalanta

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +53

    7 minutes 8K onother level 👑💝

    • @yunishussein9031
      @yunishussein9031 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa loga horeyey ina abti

    • @chelseafans8080
      @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว

      @@yunishussein9031 wan ogtahay zhp mahad sanid wllkayow

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin fababa oon gargaysa u geesin fankiisu waa laangadhe hooyada fanka iyo murtida iyo afsomaliga asalka ah ilahay baa hibo u siiyay masha Allah Masha Allah ilhayow noo xifti juhmuriyada barakaysan ee somalilan.

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว

      Waxan u jeedaa nin fanana oon hargaysa u heesin spelling mistakes sorry.

  • @suhuurxasan6928
    @suhuurxasan6928 3 ปีที่แล้ว +14

    Hargisa my home
    Liiban adan cali go for word😍

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 3 ปีที่แล้ว +31

    Ilkihi😬xitaa Waka bedelen Wilki Waah Rer Hargeisa Gacan utagay😂😂

  • @kaaabahuseen9222
    @kaaabahuseen9222 3 ปีที่แล้ว +10

    Is muujiya reer hargisa iyo intaa jecel hooyga fanka heesta xaqeeda siiyaa million gaadhsiya

  • @kowther6340
    @kowther6340 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a liicaato galmudg hees usoo qaad huuno😍😍

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 3 ปีที่แล้ว +2

      Sax waa laga sugaa heesti galmudug asagabo kasojedo galabalkaas

  • @khadraqueen4189
    @khadraqueen4189 3 ปีที่แล้ว +154

    What a song my brother Liicato keep Going ♥️🤗🤴

    • @yaxyezamiir808
      @yaxyezamiir808 3 ปีที่แล้ว +1

      Adaa lagusugaa

    • @kariimck9898
      @kariimck9898 3 ปีที่แล้ว +1

      Tiktokga ino balana khadra Quen ❤

    • @yunishussein9031
      @yunishussein9031 3 ปีที่แล้ว +2

      Qadro queen adna baydhabo kaa sugeynaaa

  • @abdirasakriztoh6507
    @abdirasakriztoh6507 3 ปีที่แล้ว +25

    LiicatoY Hargaisa wad ku qurux badnaa typeee😂😂😂🥰

    • @nasrasaeed6959
      @nasrasaeed6959 3 ปีที่แล้ว +1

      Taa wllhi wad kusoo dhigtay

  • @abdimahdielmi1132
    @abdimahdielmi1132 3 ปีที่แล้ว +82

    Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️ insha Allah waan iman mar from jigjiga 🇬🇶

  • @asmamaxamuud4863
    @asmamaxamuud4863 2 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysay haliicin from burco licaato nolow

  • @katraadan2437
    @katraadan2437 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaa wiilkii hg .gidir oo somaliland hees usoo qaaday p💘💘💘💘💘💘💘 like kukarbaasha

  • @maryamamohamed4118
    @maryamamohamed4118 3 ปีที่แล้ว +15

    Hergeysay nabad ku waar from muqdisho ♥️♥️♥️♥️

  • @apdiqafarapdilahi9082
    @apdiqafarapdilahi9082 3 ปีที่แล้ว +63

    The one and only licato respect

    • @munaabdi802
      @munaabdi802 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @lifetimeofficial1632
    @lifetimeofficial1632 3 ปีที่แล้ว +6

    Woow amazing 🤩 wll qaaliya ku damashaad dhulkaaga from hargeisa somaliland 💚🤍❤️

  • @kalthumaahmedmohamed4315
    @kalthumaahmedmohamed4315 3 ปีที่แล้ว +28

    🌹Liibaan Adem Ali we love you Hno💚🤍❤from Hargeisa 💚🤍❤