HEESTI AMINA DHOOL E AROOSKEYGA NO QAADEY🥰🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @naturepureandmotivation
    @naturepureandmotivation ปีที่แล้ว +5

    Laba jeerba walaal rabbigaa waad ka cadheysiineysaa waad isaso qaawisay rabbigaana aayadiisii iyo amarkiisii ayaad diidey
    Haddana music oo isaguna xaaraan ka ah diinta islaamka rabbi aaa tawbad aqbale bal ka waantoob walaal maanta ayaad nooshay adoo dhintey in cawradaada la daawado oo dambigeeduna qabriga kuguso gaadho waa wax aan hawlyareyn waana hoog kolay adaa meesha dhigey maantad ka qaadi kareysaa walaal

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah
    Maashaa allaah
    Maashaa allaah
    Alloow isu barrakee aamiin aamiin aamiin
    Soomaaliyeey qoys islaam ah ooinoo dhismay waalagu farxaa
    Sidaan qofdayacanba uga damqano
    Laakiin qofdayacana waanka naxayaa!!!
    Qof farraxsana waanka naxayaa isma qaadato
    Wanaaga halaqadariyo inshaa allaah
    HODANEEY allaha kugu dejiyo Seygaaga
    Inshaa allaah
    Walhy waan murugoon jiray markaan arko iyado dad xassad ahi kugu dhegan yihiin owlaadana rabi hakuu xafido hana kuukoriyo inshaa allaah aamiin aamiin aamiin

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Abyo. Waa laguu tumay laguuna hagar Baxay ❤❤❤❤ reerka allaha kuu adkeeyo isha cadowga ha kaa hayo.

  • @hayatkawrahhoussein4756
    @hayatkawrahhoussein4756 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah quruxey isku yaqe wlhi wan inugu farxay Masha allah illahow nolol qurux badan ku si iyo gabadh walbo adunka kuno nol❤😊

    • @naturepureandmotivation
      @naturepureandmotivation ปีที่แล้ว

      Ma sha Allah wax la yidha ma taalo meesha macsiba ka socota qaawanaan iyo isruxid music Alla ilaahay naxariisbadanaa laakiin ha mooganaan maalinta uu Alle ka caasiya qabto ciqaabtiisuna waa mid daran

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 ปีที่แล้ว +2

    MashaaAllh dhismoo dhaqma hodan dajiya ❤❤❤

  • @xamdashugri2810
    @xamdashugri2810 ปีที่แล้ว +2

    Hodan heesaha so wada daa hn😊
    Laki xaji waa boqorod❤

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 ปีที่แล้ว

    Iyaaaa tewataas mahodana masaruxanteedi masha alaah hampalyo iyo ciidmubaarak hodan family 👏👏👏👏👍👮

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 ปีที่แล้ว

    Mashalah Qalanjooy hodan
    Qamar la Mood Alfa Mabruuk Huuno Barakooba Aamiin

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waan sugaynaa kuwii kallena❤❤

    • @naturepureandmotivation
      @naturepureandmotivation ปีที่แล้ว

      Ma sha Allah wax la yidha ma taalo meesha macsiba ka socota qaawanaan iyo isruxid music Alla ilaahay naxariisbadanaa laakiin ha mooganaan maalinta uu Alle ka caasiya qabto ciqaabtiisuna waa mid daran

  • @bisharoabdi8576
    @bisharoabdi8576 ปีที่แล้ว

    Quwez is my ayeeyo mcn kadalatey. Wa in jeclahay damantiy Quweez. Allah bless them 🙏♥❤💖💕💗🙏♥❤💖💕💗🙏♥❤💖💕💗

  • @farxiyocabdi406
    @farxiyocabdi406 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllshey mcn allah kuu barakeyo aroos kaaga mid aad ku nagaatid allah kaaga dhigo ❤❤❤

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah hodanay cadawga u nolow gushada Wan jeclhy ❤️❤️

  • @bisharoabdi8576
    @bisharoabdi8576 ปีที่แล้ว

    Aaaay. Masha Allah. Ishaa baxarka.

  • @fahimagood5742
    @fahimagood5742 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarika allah hodan quruxeeey ilove you 💖 ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @naturepureandmotivation
      @naturepureandmotivation ปีที่แล้ว

      Ma sha Allah wax la yidha ma taalo meesha macsiba ka socota qaawanaan iyo isruxid music Alla ilaahay naxariisbadanaa laakiin ha mooganaan maalinta uu Alle ka caasiya qabto ciqaabtiisuna waa mid daran

  • @marwokhalid1402
    @marwokhalid1402 ปีที่แล้ว

    Mashallah hodan walal allaha ku barakeyo

  • @leylodahir6458
    @leylodahir6458 ปีที่แล้ว

    Waw mashaalaah abaayo Isha xasadka ale kuma tuso

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 ปีที่แล้ว

    Wow, if you are doing well in the second phase of your life, congratulations 💐💐

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah barakooba Idimka Alle 💗👑

  • @nasteexocabdiraxman6594
    @nasteexocabdiraxman6594 ปีที่แล้ว

    M.a alha. Hodan. Qurux. Eid wang. San. 🎉❤ sister

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Mash allaah hodan cadey

  • @FaadumoabdiYusuf-xn5it
    @FaadumoabdiYusuf-xn5it ปีที่แล้ว +1

    Nolosheydii hodon quruxey aad bn ku jeclhy quruxdumr wlsheyda ildhalty San ujeclhaa adnh ku jeclhy qli reply isogl qliyey inh sheg meln kalso xiriroh

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +1

    Wow hees iyo badh 🌹👍🏾

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 ปีที่แล้ว +2

    We need qiso

  • @hamdadayib-ie3ri
    @hamdadayib-ie3ri ปีที่แล้ว

    M.a Allah xbbti Hambalyo Hambalyo hodan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤😘😘😘👸👸👸👸👸🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 ปีที่แล้ว

    Alle ha isku kiinbarakeyo🎉❤

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ Amina dool

  • @kiinxaashi6278
    @kiinxaashi6278 ปีที่แล้ว

    Masha allah barakalaahu❤❤❤❤

  • @_Khaalid
    @_Khaalid ปีที่แล้ว

    Farxad isku walaaqa aamiin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 ปีที่แล้ว

    Masha Allah all beautful

  • @mounahassan583
    @mounahassan583 ปีที่แล้ว

    Eid moubak hn ❤❤❤❤

  • @amatallahumuabdourarazak1435
    @amatallahumuabdourarazak1435 ปีที่แล้ว

    Love u hodane Caadey from Djibouti 🇩🇯 💖

    • @naturepureandmotivation
      @naturepureandmotivation ปีที่แล้ว

      Ma sha Allah wax la yidha ma taalo meesha macsiba ka socota qaawanaan iyo isruxid music Alla ilaahay naxariisbadanaa laakiin ha mooganaan maalinta uu Alle ka caasiya qabto ciqaabtiisuna waa mid daran

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 ปีที่แล้ว

    Mshllh farxad ku dhaqo gurigaga❤❤

  • @stronglady7424
    @stronglady7424 ปีที่แล้ว

    M.a congrats 👏❤🎉🎉

  • @farahnasri236
    @farahnasri236 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 ปีที่แล้ว

    May Allah bless your family

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 ปีที่แล้ว

    Maasha allah❤

  • @shukriahmed1742
    @shukriahmed1742 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @mounahassan583
    @mounahassan583 ปีที่แล้ว

    Macha allah hn

  • @ubaxahmed1878
    @ubaxahmed1878 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @asmasheqosman7222
    @asmasheqosman7222 ปีที่แล้ว

    Qalanjooy qamar lamoood❤

  • @sahramohamedabdi5192
    @sahramohamedabdi5192 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤ keep going dear

  • @asiyabella2462
    @asiyabella2462 ปีที่แล้ว +1

    Aniga hdiba ano ilmo leh aroos an dhiganayo ilmahaygu farxdyda part wayn ayay kanoqon lahayeen iyago weliba qurux badan

  • @saynabyusuf685
    @saynabyusuf685 ปีที่แล้ว

    Congartion hppt hodon

  • @fartuushsaid5528
    @fartuushsaid5528 ปีที่แล้ว

    Hodon my girl

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @muhibocadeymuhibocadey
    @muhibocadeymuhibocadey ปีที่แล้ว

    Alla aamina dhool ayadoo xanuunsan ogaa 😢

    • @Ms_bestie
      @Ms_bestie ปีที่แล้ว

      Haa wlhi aniba🥲

  • @barwaqoahmed9051
    @barwaqoahmed9051 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😍😍😍😍😍

  • @nimoaabdirahmaan
    @nimoaabdirahmaan ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @soya386
    @soya386 ปีที่แล้ว

    Apaayo hodanee qisoo yonkii noo soo dhig

  • @duniyarongo-yd7it
    @duniyarongo-yd7it ปีที่แล้ว

    Hodaney ciyala tahay wlhi na waxaga mela lagu rita ani hada adi ahaanlah shib inta dhaha waxayga guntiga ku xiran lahaa habrahan maba iga dul qeylshene 😂

  • @fadumomohamed-uf3lb
    @fadumomohamed-uf3lb ปีที่แล้ว

    Hodane wàlaal telefonkaga I soo dir waxbbaan ka raba

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 ปีที่แล้ว

    Abaayo qisoyinkii ma dhaafty

  • @abdullahikhalif4171
    @abdullahikhalif4171 ปีที่แล้ว

    Qoralka kaa qaldaan

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban ปีที่แล้ว

    quraan iyo muxaadiroyin ayaan ku soo gudninaa youtubkan fadlan nagu so biir nagu tageer subscribe iyo share si walalo badan qayrku ugaaro. ilaahy jar hakaa siiyo.libaan if iyo aaqiro wlaal

    • @ZahrahajjiZahrahajji
      @ZahrahajjiZahrahajji 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂tallo ficn siisay lkn ha iska bashasho iskadaa adunya labo bari wye lcg la gunto wx ma tarteee😅😅