MAXAMED BAKAAL CIRRO - JANO -OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2024
  • Eraydi : Xamse Fagadhe (Wadiiqo)
    Laxaanki : Bakaal Cirro
    Music By : Ayoub Haruun
    Voice recording : Mo Shidaane
    Special Thanks : A/Rahman Muxumed Xirsi
    Camer and : Bigyaz
    Production By waqal Studio
  • เพลง

ความคิดเห็น • 61

  • @xasangees6872
    @xasangees6872 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madaxwaynaha fanaanita maxamed bakaal ciro .afartii horee hargaysa ❤ top

  • @murtimadadaalo6424
    @murtimadadaalo6424 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waaw hees dareen jacayla weeye ❤soo karaar qaaday fanaankii weynaa mohamed bakaal sln sre sxb anba mataantayda waan haystaa dedaal ila soo martay allaw iidaa amen❤

  • @ayanmuuse4620
    @ayanmuuse4620 3 หลายเดือนก่อน +7

    Yaa salaam Jano waa Heesti uu marwadiisa u qaaday Ifraax Axmed Ciise Ifraax Hargaysa Boqortooyo 👑❤🥰🤌

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤habibi AR habibi AR habibi AR ❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wan keheley heestan runtii inkastoo aanba jeclahey heesaha maxamad bakaal uuqaado gabi ahaanba❤❤❤❤

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio 2 หลายเดือนก่อน +6

    Bakaal Cirro layaaab

  • @abdiosman5175
    @abdiosman5175 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mohamed cirro wan kuu salamey inader waa ninki reer Djibouti ee abdi heeskan waa top masha allah codka waa dhigtey niyow fanan iyo badh

  • @user-bk6qt4pu3w
    @user-bk6qt4pu3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mshlh fananita ku milmay sisyada iyo midhayaha ma ha waa masul sharaf leh hore usco br❤❤

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 2 หลายเดือนก่อน

    Ciro bakaal fanaankeygi🤙👋!! From nairobi kenya

  • @Khaliilyare9859
    @Khaliilyare9859 2 หลายเดือนก่อน

    Fanaankii fanaaninta maxamad axmad bakal xiro

  • @hanasiciidoffcal1204
    @hanasiciidoffcal1204 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hheesti dumash ciro noolow waa saxibaadey ahna xaskisa ifraa ahmed ciise❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdiaziizmahamoud6770
    @abdiaziizmahamoud6770 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan hamse fagadhe iyo mahamed bakaal ciro

  • @TRENDYOLU889
    @TRENDYOLU889 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah legend alle haysku kiin barakeeyo

  • @Abdi_Rashid_Ozil_Yare
    @Abdi_Rashid_Ozil_Yare 3 หลายเดือนก่อน +1

    Esh calaa erayo abwaan xamse
    Wow ❤❤❤❤❤
    Legend maxamed axmed bakaal ciro keep going 🎉🎉🎉

  • @birmadyare
    @birmadyare 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed Ahmed Bakaal Cirro
    Ugaaska 🙏

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +1

    Boqorkii Hargeissa ayaan guuxissi maqlayaa dhagahu ku raxaystaan !!!!!!!!! from saylac

  • @rodalucky8667
    @rodalucky8667 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllkay maashaa allaah heestii ifrax ahmed ciise ❤❤❤❤❤

  • @Mustafedollarr
    @Mustafedollarr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Layaaab

  • @Ninqaran888
    @Ninqaran888 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi sxb waan ku wataa sidaan kuu taageero abaal marin ayaad isiin lahayd noolow sxb

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 2 หลายเดือนก่อน

    Heestii heesaha
    mashiinkii laxamada ee kooxdii xidigaha geeska the legend maxamed axmed bakaal Ciro 🫡🤟

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    Wow Ilahay ha isu kiin daayo

  • @Abdi1856
    @Abdi1856 2 หลายเดือนก่อน

    Excellente chanson et comme par hasard jano et ifrah sont les 2 noms de ma future épouse ❤
    Un grand merci Mohamed ciro thank you

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 หลายเดือนก่อน

    Walee fanaan geesi abti hore u soco 👏👏

  • @Halaczaeed
    @Halaczaeed 2 หลายเดือนก่อน

    Bakaal cirro layaab layaab axsan hees 🎉🎉

  • @cartttan
    @cartttan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed axmed bakaal cirro rugcadaagii soo rogaal celiyeeey rigtaa baxdayy

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Tani hees waadhaaftay maxamed axmed bakaal cirro legend

  • @abwaangoley1260
    @abwaangoley1260 2 หลายเดือนก่อน

    Bakaal ciro heesta qura een kaa hayo waatan fanaane
    9jeer waan kusoo ceshlay

  • @updirahmanmustaphe2009
    @updirahmanmustaphe2009 2 หลายเดือนก่อน

    Ala wuxuu fanaan Sana goatt bakaal ciro ❤

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 3 หลายเดือนก่อน

    oofwareen 🔥🔥

  • @Najiib114
    @Najiib114 3 หลายเดือนก่อน

    Fanaankeygi esh calaa a very strong hit

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 3 หลายเดือนก่อน

    Waa. Mar kale iyo maal mahaagii cirro

  • @Abdillahinabiha
    @Abdillahinabiha 3 หลายเดือนก่อน

    Wooooow cesh cala hees

  • @ibrasal129
    @ibrasal129 3 หลายเดือนก่อน

    Ya salam ciro ❤

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 3 หลายเดือนก่อน

    Weligaa taageerahaagaan ahaa Yaa bakaal.

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 3 หลายเดือนก่อน

    Wx kale bakaal ciro sugaan dhaadhi weyn weye ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 3 หลายเดือนก่อน

    Legend. Ciro fanaan sare ❤ hees way dhaaftay ❤

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin 3 หลายเดือนก่อน

    Weeweeh❤❤❤

  • @ibrasal129
    @ibrasal129 3 หลายเดือนก่อน

    Ya salam taageero saree from jabuti

  • @nimoahmed3746
    @nimoahmed3746 2 หลายเดือนก่อน

    waa kuslamay dumashi maxamamed bakaal ciro waa arin wacan allah xaaslaaga hakuu daayo ifrah lkn suaal baan kuwaydiin watii lagu diiday cardkii nationalitiga somalilane markaad heeso badan usoo kadib malagu siiyey mise wali laaji baadka tahay meeshii waaku salamay dhaan intii fariintayda aragta ciwaan iso raaca dulufiinyahay heesbaan sowadaa eee

  • @AbdiqaniCimrane
    @AbdiqaniCimrane 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarCabdi-kx5zb
    @KhadarCabdi-kx5zb 3 หลายเดือนก่อน

    Soo rogaal celi Ruug cadasgi😊❤

  • @AbdiqaniCimrane
    @AbdiqaniCimrane 17 วันที่ผ่านมา

    Waaaw 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mushtaqbashir4042
    @mushtaqbashir4042 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @xussenxaliye5570
    @xussenxaliye5570 3 หลายเดือนก่อน

    Heez io padh wy Cirro😊

  • @user-pe3co7rx2l
    @user-pe3co7rx2l 3 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @Ceesh467
    @Ceesh467 หลายเดือนก่อน

    1menit Ago

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 3 หลายเดือนก่อน

    Hees wayn weeye oo nin wayni sameeyay, nin waynina qaadayo.
    Boqortooyo

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 3 หลายเดือนก่อน

    ❤Mohammed 🫂💍❤ Ifrah❤
    Isku waara.❤🎉

  • @TheWacan
    @TheWacan 2 หลายเดือนก่อน +3

    👌 👏 😍 wow, where have you been bro....nice song 🎵 😍

  • @user-qt6mj2np2n
    @user-qt6mj2np2n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxad mooda in an uwaday qoftayda

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂AR ILOVE You

  • @FadxiCali-px8kq
    @FadxiCali-px8kq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Vlogs miya😂 0:45

  • @AbdiQaharilkacas
    @AbdiQaharilkacas 3 หลายเดือนก่อน

    Heeskan abdiqahar gold beats studio yihiisa inaa vedeo geeda lagu edit gareeyay ma beenbaa bakaaloow 😂 ❤ my brother guulaysow waa la yaabee

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 3 หลายเดือนก่อน

    Lyrics.
    Naf qofkay jamanayso.
    Jawigiisa taqaana
    Saw markay ku jaleecday
    Dadka kama jeclaanin.
    Saw wanaaga la Jara
    Naxaroista ujeelan
    Sawmarkaad ujawaabtay dareenkaagu ma jiidan
    Ooy ifka ruux lala joogo.
    .....,.........
    Saw najooy
    Saw kumaan helin jaanis .
    Saw ifraax kuma haysto
    MAXAMED AXMED BAKAAL CIRO.

  • @CabdishakuurAxmed-ls8yw
    @CabdishakuurAxmed-ls8yw 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @HotanAbdirahman
    @HotanAbdirahman 3 หลายเดือนก่อน

    Shame 0:55

  • @Opthirahman-Mohamudd
    @Opthirahman-Mohamudd 3 หลายเดือนก่อน +1

    DA'dii Maydka Maydhazaa tahye Cibadyzo

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 3 หลายเดือนก่อน

    Weligaa taageerahaagaan ahaa Yaa bakaal.

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 3 หลายเดือนก่อน

    Weligaa taageerahaagaan ahaa Yaa bakaal.